✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
Пікірлер: 408
@abdifitahafrika56732 жыл бұрын
Sh xusen allah ka sokow asaga qalbigeyga Ku so Hanuney alxmdulillah
@nashnoor34512 жыл бұрын
Mashaalah 🥰🥰🥰
@aminadunkal73602 жыл бұрын
Mashaa Allaah, Illaahay waxaan Sheekh Huseen Jabuti uga baryayaa cimri dheer iyo cimaado san waalidkii soo barbariyeyna Jana Fardusal aclaa Illaahay in hoy uga yeelo ayaan khaaliq raxmaanka u weydiinayaa Illaahayow Culimada noo BARAKEY anagana naga dhig kuwii diintooda ku dhinta Laguna soo saaro yawmul QIYAAMA insha Allaah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 Amiin Amiin Yaa ALLAAH
@weliyowweliyow27642 жыл бұрын
Ameeen ya Allah
@ayaancusman20202 жыл бұрын
Aamii ya allah
@ifrahhassan96282 жыл бұрын
Amiin amiin yaarabi
@abdullahimahamud24872 жыл бұрын
Anigane maxad iigu diiday in aad iiduceysid
@abusuheyba2 жыл бұрын
Amiin ya allah
@fowsiamuqdishawi54102 жыл бұрын
😭Addunka ayan ku jeclahay sheikh hussein ali jabuti majirto kalmad afkaga kaso baxday ama muxaadaro aad jeedisay oo anan dhagaysan inta nalooso gudbiyo sidaan oo kale ilaa iyo 2012kii ila sanadkaa manta ah oo 2022ka ah illahay adunka korkiisa cumri cibaado io cafimad taama ha kusiyo aakhirona jannatul firddawsal acllaa inchllh♥️
@umusuunaa2 жыл бұрын
Allow Ku Daa Shiiq markaan Dhageysto Waanba Ooyaa Allow ku daa Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@nimcosagal18032 жыл бұрын
Halked ku so gudbisaa wll
@ahmedbarre43602 жыл бұрын
Jazaakalah kheyr sheekh xuseen iyo dhamaan culimada kale iyo inta soo qaban qaabisay madashaan qurux badan oo kheyrka kulansatay. Aad ayee u nasiib badan yihiin dhab ahaantii dadka joogay madasha
@abdirahman89542 жыл бұрын
من شا ء الله 😭❤🥰 Aad Baan U jeclahy Markan Dar iLaahy U Ooyo😢 Sbbto Ah Diinta Mcn keeda Markas Ayaaba Dareemaysaa🥺❤🥰
@yb15762 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/n5iVeaFvZcZgsKM
@mumtazsh.mukhtaar26992 жыл бұрын
Allow ku daa shekhan markan dhageysto en iska ooya ilahow nasoo hanuni sheekhana cimri dherer io cafimad noosii yarabi ilahow Adaa Arxamu raximiin ah yaa rabi allow noo naxariiso jidka toosana nagu hadee Yaaa RABI 🤲🤲🤲🤲😥😥😥😥😥😥
@HazanAli-m2g3 ай бұрын
Asc walal qli wllhi adunka mcno male
@abdibaariabdi7862 жыл бұрын
(انما يخشي الله من عباده العلماء) بارك الله شيخنا الفضيل
@fadumoabdi55952 жыл бұрын
Mashallah sheikh xuseen Ali jabuuti Allah ku xifdiyo Allah ku geeyo janata fardows anagan Allah ha naga dhigo kuwii diintooda ku dhaqmo Aamiin yaarabi sheikh xuseen jazzakum Allah
@abdimalaw20762 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن حفظكم الله جميعا أحبكم في الله اللهم اخفظهم من عيون الحاسدين ورزقك الله فهما وعلما حبيبي الغالي شيخناالفاضل الشيخ علي حسين ماشاء الله
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات آمين
@proudmuslimah..10202 жыл бұрын
Ameeeeeen Ya Rabbi
@maxamedmuxumed76052 жыл бұрын
@@proudmuslimah..1020 qqq
@maalimomaar95742 жыл бұрын
Ameen
@fatumaosman43052 жыл бұрын
ilahay cimriga ha u dhereyo sheikh xuseen cali jabuti wlhi markaa rabo inow qalbigayga qashuco raba maxadaradisa dhagestaa
@ayaancusman20202 жыл бұрын
Masha Allah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah allah ku xifdiyo sh
@hassanyuusuf30562 жыл бұрын
Allah xafido sheekh xuseen cali wuxuu ka mid yahay culumada qalbiga lahadlo allah u dhawro cimri dheer allaha siiyo waxaan anu aqaanaa xabiibu malaayiin
Wa run Allah ha barkeeyo qabanqaabiyayaasha kulanka culimada Ansaaru suna waliba waxaa aad wax lagu farxa ah in ay ka muuqato mideyn is jecleysiin culimadeena anagana ba baraya qiimaha ay leeyihiin culinadeena Rabi ha inoo dhowree Allah ha ku guuleysiiyo dadaalkooda
Rabbi hakuu naxariiso oo hakuu danbi dhaafo shiikh , cimri dheeri iyo caafimad Allaha ku siiyo
@fouzianuura23272 жыл бұрын
Sh Hussen Ali Jibuti Alle ha barakeeyo waa sh tabliiqi nabadeed..... Sax Somalidu tartanada quraan xaafidka wey ku bateen laakiin waa Qur, aan aan macnihiisa xabad laga aqoon... Rabbina wuxuu leeyahy.... Kitaabunn ansalnaahu ileyka liyadabaruu aayaatihi, waliyadakara uulu albaab... Surada Saad.... Taas baa inaga maqan.
Muslimiinta meshaan kujirto isoo duceeya muraad leeyahay yaa Allah iifududeey arimaheyga iyo dhaman inta islaama Allah ufududeeyo
@sawaahasan22942 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahy haika desto sheekh janda kuwii ku kulmy ilahy hanga dhiigo insha allah
@fartundiriye41672 жыл бұрын
Mansha allah sh hassan jabuti jazakalahu khayr
@khadarahmeddanish70662 жыл бұрын
Maasha Allah jasakalahu khayr sheikh Hussein Ali
@abdishakurabukar58122 жыл бұрын
illahow ku xafid aakhiro iyo aduunba wan cashan waaye ilinta illahow naga yeel kuwa janada kuwada kulma wallaha muslimiina insha allah
@abdiqaliqhassan38532 жыл бұрын
Culimada dhammaan iskugu timid kulankan barakeysan noogu duceeya dalkeenii hooyo ee madaxda xukuntaahi maalin walba is dagaalayaan annagana ay dhegtu noo taagan tahay bal in mar uun wax lagu farxo uu ka soo yeero xagooda. Annaguna iyagaan sugeynaa iyaguna iyaga is heysta. Illaahoow Jabbaar kuwo kheyr qaba noo keen adiga ayaa og kan noo fiicane aaaamiiiin🤲🤲
@sahraxasan40082 жыл бұрын
MANSHA ALLAH JEZAAKA ALLAHU KHERY SHEIKH ALLE HAKU BARAKEYO
@yaya_______boss2 жыл бұрын
آلُلَُّـہِــــــــم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينــــــك.❤🌴
@fatoumadouksieh492 жыл бұрын
Mashallah sheik allah kou hifdiyo jazaka allah kheir
@jootuogp67772 жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllahakher sheikh Allaha hakuxafido
@cqaadir12612 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله هدوء لا يوصف
@seynabseynabey26992 жыл бұрын
Mansh allaah ka madalo maxdaradiso sh Hussein Ali ilaah ha kudhowro