Macalin Meeshan Meeshaadii Maaha || Khudbah || Sh Maxmed Cabdi Umal

  Рет қаралды 39,967

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@daljireali4783
@daljireali4783 5 күн бұрын
Ilaaahayow Sheekh Umal cimri dheer noo sii. Rag asaga lamid ahna noo badi
@funkyfeiz
@funkyfeiz 4 күн бұрын
Ameen Ameen. Mar walba ayan sidaas ugu duceyaa.
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 күн бұрын
Alla waaguu Xanunsan jiray Ayaan walwalay oo aan u duceeye oo aan Iri tolow hadii uu Alle oofsado yaa noo badali doono
@AaminoAbdirahman-ly9no
@AaminoAbdirahman-ly9no 4 күн бұрын
Aamiin aamiin
@Abdullahi-s2f
@Abdullahi-s2f 4 күн бұрын
ameen ya rabb
@tasliimaxmed497
@tasliimaxmed497 2 күн бұрын
Amiin ya rabi🤲
@Oneummah2026
@Oneummah2026 12 сағат бұрын
Waallatheena amanoo biAllahi warusulihi walam yufarriqoo bayna ahadin minhum olaika sawfa yuteehim ojoorahum wakana Allahu ghafooran raheeman❤❤❤❤☝️
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
ياحي ياقيوم برحمتك نستغيث فرج عن اخواننا في غزة .🤲
@naimaadan2635
@naimaadan2635 5 күн бұрын
amiin
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 5 күн бұрын
Amiin
@ClwahaabmaxamedAkhbaar
@ClwahaabmaxamedAkhbaar Күн бұрын
Masha allah allah sheekha ha barakeeyo
@SirajQoolkaodaciwadaa
@SirajQoolkaodaciwadaa 5 күн бұрын
أعظم رجل في التاريخ وحتي قيام الساعة هو سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم من قراها ي صلي الله عليه وسلم جزكم الله خيرا وبرك الله في كل حياتكم اميين يارب العالمين اللهم امييييين يا الله ياشيخنا الفاضل
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 22 сағат бұрын
M.a alle dartis ujeclhye sheikh umal❤alle noxifdi culimada dhan❤
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
أعظم رجل في التاريخ وحتي قيام الساعة هو سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم من قراها يضع 👍🏽❤️🌸
@bulohus8548
@bulohus8548 5 күн бұрын
Sh umal Allaha barakeeyo ‘Caafimad iyo Cimri dheer oo ‘uu - umaddaan ugu ‘Adeego ‘Allaha - Waa Sheekha ! Kaliyah Ee umadda Ka dhex jira ‘Axwaashoodana la - Socda’Allaha Cimri ga ha kuu - Dheereeyo Caafimaadna hakuugu Daro”❤❤❤❤❤❤ ❤❤”
@asioaxmed875
@asioaxmed875 5 күн бұрын
Amiin ilaahayow 🤲🤲🤲
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 5 күн бұрын
Amiin
@RashidYusuf-w2c
@RashidYusuf-w2c 5 күн бұрын
Aamiin
@Abuelema.
@Abuelema. 4 күн бұрын
Amin
@omarkassim1279
@omarkassim1279 2 күн бұрын
بارك فيك يا شيخ محمد أمل 🙏🏼 ❤
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 4 күн бұрын
Shiikha cilmigiisa iyo balaaqadiisa Allah ha u barakeeyo cimri dheer na ha siiyo
@abdirahimhussein6229
@abdirahimhussein6229 4 күн бұрын
Ilahay cafimad Tama haku siyaadiyo sheikh Mohammed abdi umul❤
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 4 күн бұрын
الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الفاضل ❤❤
@saacidxasan1461
@saacidxasan1461 3 күн бұрын
جزاك الله خيرا جزا يا شيخنا الفاضل بر ك الله فى علمك وعمرك أمين ياربنا الغفور الرحيم
@K9alidafay
@K9alidafay 5 күн бұрын
Sheikh Mohamed abdi umal kheyr allah hakusiiyo arin fiican ayaad kahadashay
@fossiamohamed8206
@fossiamohamed8206 Күн бұрын
Asc sh Jazakallahu khayran Allah haku xifdiyo
@nasroogle2664
@nasroogle2664 3 күн бұрын
asc amin ya Allah rabi Rahman ha no xiftiyo masha Allah tabarakalah 🤲🤲❤️
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 5 күн бұрын
Jasakallah sh umal soo gud biyaha allaha barakeeyo aakhiriyo aduun
@123umfaisal
@123umfaisal 5 күн бұрын
Subxaana allah sadaqta sheekh xaalada maanta ku suganthy umuda islaamka maanta waa xaalad xun alx alaha dib ha inoosoo celiyo wadada xaqa iyo dhariiqa mustagiimka yaa rabi
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
اللهم انصر الاسلام واعز المسلمين وارفع بفضلك راية الحق والدين.❤
@gateway-dn4dp
@gateway-dn4dp 4 күн бұрын
Shukran Khair Insha allaah Shukran inbaden Alxmdulilah,Alxmdulilah, Alxmdulilah,Alxmdulilah Proudly Somali ❤❤🇸🇴🇸🇴
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 5 күн бұрын
Sheekh umal Allah cimridheer iyo caafimaad Allah ha ku siiyo ❤❤❤
@SirajQoolkaodaciwadaa
@SirajQoolkaodaciwadaa 5 күн бұрын
مشاء الله تبارك الله خيرا وجزاك في حياتك ياشيخنا الفاضل امييييين يارب يا الله
@LuulMouamed-x2k
@LuulMouamed-x2k 2 күн бұрын
Aamin yrb❤
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 5 күн бұрын
Ilaahoow kuwa qaata nagadhig oodiintaadad jeclaada walaahi waxan kajeclahay diinta islaamka majirto hadan waxbaa iidiidan waxan maalinkasta kufakaraa diinta raac ookahar waxakaloodhan ilaahoow iwaafaji❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TechSiyaad
@TechSiyaad 5 күн бұрын
Shiikh Alle haku barakeeyo, mawduucaan mawduuc muhiim ah in laga hadlo weeye, waayo dad badan waxay yaraystaan mihnadda macalin quraanka iyo qofka diinta dadka bara iyaga oo ka eegaya dhinaca dakhliga oo waxay ku hadaaqaan wax ma garatadu; waa "macalin quraan" waxba ma haysto, waa miskiin iwm".. Marka dadka in Alle fahan siiyo in sharaf diineed iyo aduun raadis aysan meel wada geli karin, qofka Alle diinta barana ay tahay inuu waajibaadkaas u qumo oo uusan ka daalin insha Allah.
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 22 сағат бұрын
Haa wllhi maclin and culumad like sheikh yada❤ allo noxifdey❤
@abdirahmanibrahim4334
@abdirahmanibrahim4334 5 күн бұрын
Sheekh maxamed abdi umal allaah ku xifdiyo
@BurhaanIbraahim-m4h
@BurhaanIbraahim-m4h 5 күн бұрын
اسال الله ان ينفع بي للاسلام والمسلمين shukran sheekh
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
اللهم يسرني اليسر ا وجنبني العسر ي وارزقني العاقبة في الآخرة والأولى.🤲
@XuseenAadan-yp6eu
@XuseenAadan-yp6eu 5 күн бұрын
m.a 🥰 ilaahy ha ku xafido aduun iyo aakhiraba sheekh umal aamiin 🤲🤲❤❤❤
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
‏الجهد منا والتوفيق من الله❤
@fatumamohamed469
@fatumamohamed469 5 күн бұрын
ما شاءالله تبارك الله ،شكرا جزيلا أيها الفضيلة بارك الله فيك واحسن الله اليك.
@Cabdiraxman1Muuse
@Cabdiraxman1Muuse 5 күн бұрын
Mashallaah allaaah ha kubarakeeyo sheekh ilahay dartii ayaan kuu jeclahay❤❤❤
@xamdidahir9141
@xamdidahir9141 5 күн бұрын
اللهم بارک لنا فی شیخنا واحفظه لنا یارب
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 5 күн бұрын
بارك الله فيك الشيخنا الفاضل الشيخ محمد عبده أمل
@ImanOnline-s5y
@ImanOnline-s5y 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mansha allaah jazaak aallhu khyr
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
لا تترك صلاتك مهما كانت ذنوبك ❤
@fawzan-gr1if
@fawzan-gr1if 5 күн бұрын
Jazakalahu Khadra’s barkalahu filament❤❤❤
@XuseenAadan-yp6eu
@XuseenAadan-yp6eu 5 күн бұрын
اللهم صل على محمد وال محمد 💞💋💋💟🥰
@GggfFtffy
@GggfFtffy 5 күн бұрын
Mashallah allow shaqaale diimeed naga dhig😢
@bulohus8548
@bulohus8548 5 күн бұрын
جزك الله خيرا ❤❤❤
@SacdiyaMahamed-p3p
@SacdiyaMahamed-p3p 5 күн бұрын
Mansha allah ilah haku barakeyo sheikh ❤
@MohamedAli-oy9wf
@MohamedAli-oy9wf 5 күн бұрын
جزاكم الله خيراً. وبارك فيكم.
@JimalAbdikadir-f4g
@JimalAbdikadir-f4g 5 күн бұрын
حفظ الله شيخنا العمّال.
@Anisa-coco
@Anisa-coco 4 күн бұрын
My favorite sheekh❤
@deeqa9531
@deeqa9531 4 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
‏سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم❤
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
القدس لنا بإذن الله❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 күн бұрын
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
‏استغفر الله العظيم وأتوب إليه❤
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 4 күн бұрын
Allaaha xaafido sh m c umal
@basrabashir5726
@basrabashir5726 4 күн бұрын
Illahow shiekh maxamed Umul noo xafid cimridheerna noosii
@MohamedAli-oy9wf
@MohamedAli-oy9wf 5 күн бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد.
@f.o847
@f.o847 5 күн бұрын
jazaa kumullaahu khayran kathiiraa
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 5 күн бұрын
Allah ku sharfo sh M umal...
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 5 күн бұрын
Ilaahoow ihanuuni oo xaqa iyo hidaayadaada igudil
@yusufamiin76
@yusufamiin76 5 күн бұрын
Allaha ku barakeeyo sheekhunaa
@cilmiali7828
@cilmiali7828 4 күн бұрын
Ma Allah shekena, alx alx alx
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
صلو علي الحبيب ❤
@MoustaphaMudir
@MoustaphaMudir 5 күн бұрын
الله بحفظك
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 күн бұрын
-MACALIN DUGSI ADUUNKA UGU NECBAHAY -BALSE KUWA SIDA SAXDA OO NAXARISTA ILMAHA WAX UBARTA MADAX II SARAN YIHIIN. -MACALIMIINTA HALA BARO SIDA MASKAXDA ILMAHA U SHAQEYSO IYO QABKA ILMAHA U BAARBARAAN ,UNA KALA DUWANYIHIIN ,TAFSIIRKA QURANKANA HALA BARO
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 5 күн бұрын
Mahadsanid sheekh
@sh.gooro2020
@sh.gooro2020 4 күн бұрын
Waa khudbo waaqici ah Allah haka abaaliyo sheekheena ومتعه بالصحة والعافية
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 5 күн бұрын
Jasaa kallaah qayran
@MohamedAli-oy9wf
@MohamedAli-oy9wf 5 күн бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام
@abdirahimhussein6229
@abdirahimhussein6229 4 күн бұрын
Ala sheikh aniga ayu iga hadlaya wa Ina maalinimada ku labtaa😢😢
@mohagurey2214
@mohagurey2214 5 күн бұрын
Sheikh badbaada ayuu kahadliya sheekhu
@saacidxasan1461
@saacidxasan1461 3 күн бұрын
amiin yaa rabbi
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
‏لا حول ولا قوة الا بالله❤
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
‏حسبنا الله ونعم الوكيل ❤
@AshaFarah-rn1hj
@AshaFarah-rn1hj 5 күн бұрын
Maansha allah
@ibrahimhassan8501
@ibrahimhassan8501 5 күн бұрын
Masha Allah
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 4 күн бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@MohamedawalhassanHassan
@MohamedawalhassanHassan 3 күн бұрын
Scw scw
@AminaIssa-q6k
@AminaIssa-q6k 5 күн бұрын
sax
@hidaayoshafici
@hidaayoshafici 5 күн бұрын
Sheekh idiris Aya arkay asago xayeysinaayo maherad kutala Nairobi.talow ma asage kusocota maanta khudbada😢
@FahmoAhmedAli-b4z
@FahmoAhmedAli-b4z 5 күн бұрын
Scw
@Zaak100
@Zaak100 5 күн бұрын
baqeeylka wuu nacaladan yahay qof baqeeyl waji maleh
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 5 күн бұрын
Sheekh umalow iiga waran culumada muftiyaasha maanta jooga ma yihiin kuwa ku sugan xaaladahii suubanaha ma jiraa caalim fitanka aduunka markuu la yaabay waxna ka qaban karin naftiisa badbaadsaday oo xayin ari ah durka ku raacdo ama laba sheekh oo caalimiin ah sida umal ama shibili ama musdhafa oo taariikhdoodq habeyn habeynada ka mid ah guryahooda gaajo oo ga soo baxay oo magalada dhexddeda is wareysatay walahi wixii guraada kaa soo saaray yaa aniga iwado Marka sheikhow rabi hanoo wada naxariisto aduunyadi cumlimo iyo caamaba waa saameysa muslimiinti koley idanka rabi wuu mudanyanay in uu san idin cadaabin ilaa diintaad xambarsantihiin salaatu leylkana waa tukataan
@RAHATUNAFSI
@RAHATUNAFSI 5 күн бұрын
In adilada ladareeriyo macusla lkn waxaa larabaa dadkii dhaqan galinlahaa Waxaa larabaa culimada somaliyeed inay kafikiraan curiyaan fikrad dadka dhabaatada loogasaarayo iyaga oo ka dhinbiil qaadan haya qur aanka iyo axaadiista nabigeena scw Masocon haayso in dadka xujada uun lala dultagnaado ilaa aay kawareeraan
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 5 күн бұрын
Shiikh waxa aad ka had layaso waxaan ku arakaya Engersk wadank a marku so galo wa macalin quarnka dhiga wuxu radical masjid ah lairaadiyo dugsi aan quarnka ka dhigo laba sano kariba waxa reading tax wado ama tartan wado ama basa wado shaqoyinkale raadiyo
@MouseJr-v3h
@MouseJr-v3h 5 күн бұрын
Ok 22:45
@Sahaba-2031
@Sahaba-2031 5 күн бұрын
Mcln diinta kusoo laabo aduun ilaahi ba bixiyee
@MouseJr-v3h
@MouseJr-v3h 5 күн бұрын
Ok
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 күн бұрын
SHIEKH MACALIMIINTA HADII MUSHAHAR WANAGSAN LA SII NEYNIN MEESHA HADEEY KA DAQAQAN MXAA DHIB AH????????????MACALIMIINTA BADANKOOD ABAHOOD OO AFAR XAAS BAADIYO KU QABO ILMA MAGAALADA ĶEENA KUNA DAHAAYO ILMAHA WAX II BAR OO MASUULIYADOOTHA QAAD ,DADKAAS MIYAA 15 KUN MEEL U FADINAAYO.
@YUSSUFGelle-p4p
@YUSSUFGelle-p4p 5 күн бұрын
Shikhow shawsha wey is badashay dugsi quranki dumar juhal ah aya laga wade dayay waxey na noqotay Mel isqabqabsi iyo sumcad xumu dhax talo nasib dari macalim walibane alow ya hal mar ku dhafiya ayu leyahay الله المستعان
@abdifatahshafie12omar95
@abdifatahshafie12omar95 5 күн бұрын
Salaf media maxay kawadaa cinwanka ah macalinow meeshaan meeshada maahan Sheekha waxa uu kahadlay iyo cinwaankiina isma lahan Bal inoo kala bixiya Sheekha arin caam ah ayuu ka hadlay adinka maxaad macalin kaliga Ugu soo leexiseen kalimada sheekha Raga salaf gacanta kuhayow arintan dib u fiiriya wad mahadsan tihiin
@mohagurey2214
@mohagurey2214 5 күн бұрын
Adega diinta jihad miya
@FarhanomarAffey
@FarhanomarAffey 4 күн бұрын
اي نعم
@mohagurey2214
@mohagurey2214 4 күн бұрын
@FarhanomarAffey aniga kumajiri markas
@suadabdullahi1451
@suadabdullahi1451 4 күн бұрын
Inaa islaalmka ugu yeerto dadka aan muslimka ahayn Inaa diinta barto dadka qaybaheeda kaladuwan oodhan Inaa jihaado Kuli wa u adeegid
@gateway-dn4dp
@gateway-dn4dp 4 күн бұрын
Shukran Khair Insha allaah Shukran inbaden Alxmdulilah,Alxmdulilah, Alxmdulilah,Alxmdulilah Proudly Somali ❤❤🇸🇴🇸🇴
@K9alidafay
@K9alidafay 5 күн бұрын
Sheikh Mohamed abdi umal kheyr allah hakusiiyo arin fiican ayaad kahadashay
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 4 күн бұрын
Masha Allah
@MouseJr-v3h
@MouseJr-v3h 5 күн бұрын
Ok 22:45
Muslimiinta oo  udhexeeyo Dhib iyo Rajo || Sh Mustafe Xaaji
44:38
Salafmedia
Рет қаралды 1,2 М.
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 12aad
1:03:47
Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Рет қаралды 9 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Xaqiiqda Maxaa La isku Heeya Suriya || Sh Abdirahman Bashir
25:46
Su aalo iyo jawaabo || Xalqadii 28 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal
58:43
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
FAA'IIDOOYINKA ISTIQFAARTA AY LEEDAHAY || Sh  Maxamed Cabdi Umal
31:31
Taariikhda Sultan Suleyman Al-Qanuni - Sheikh Mustafa Haji Ismail
2:06:16
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03