Masha allaah shiek anigo ah gabad hibo dahir oo jogta Ethiopia gara ahaan jigjiga malin makida aya niin keyga isku dhacney oo wuxu dhahay walaahida Wn kufurey Sadex jeer ayu ku celiyey waliba Hooyadi iyo abbihi Aya nalajoogey ee imika niin keyga manoqon kara
@marwodagan2271 Жыл бұрын
Asc sheekh ninkayga ?in uu ifuro wAn ku qasbey mNa rabin in uu ifuro waxan cawa labadena Ama adigaa dhimanaya ama Aniga hadad i furiwaydo ?sagun ku fury ayuu yidhi maxaa xl ah
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW2 ай бұрын
O wll weli md jeceshy? Mxd sidaas u sameysy waaba dambi? Hdii uuna ku odhan 3 dalqo klya ku yidhi wd iga furanthy 1 dalqa tagta rajactu ba banaan kolay hada wd isku noqoten ama wydu kala tagteen
@NajaxJama-g1c22 күн бұрын
@@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROWkawrn ado
@abdallaadam16955 ай бұрын
Wuxu ku leeyahay ma dhacaayo Aniga ayaa mar xaladaas la kulmay Aniga ayaa la kulmay umal Wuxuna igu yiri wee ka furuntay
@CabdiXusen-nx3ke2 ай бұрын
Sheekhow waxa I qasabtey maxa kamada waxana cudurdar laga dhigey caruur la aan aanan dayicin ilaa hindiya aan beeris u geeyeye Ana aanan cilad qabin
@anisahaaji92486 ай бұрын
Hadii ninka go aan laga gaaro maxa kaga qadan karna warqada waa awoodo inaa uga qaadno lkn ma dhacayso bey culimadii dhahayn 😢
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW2 ай бұрын
Wll ilaahay ka cabso goaanka ninkaga adigunba ka gaari kara e mhn in cidkle goaankay kuso goysey ku tidha I fur wllo qalbi ma lihid miya furinku ciyaar mahe e hdy jiraan asbaab anaad la nolani krn ninka kla hdl
@aomalitocommunicate4453 жыл бұрын
e, mercy and blessings of God be upon you. I am your sister, Umm Ali, I ask you to help me, I swear to you by God that I need it, and whoever wants to know my condition, I will contact the number shown above.
@motivationmentoring22983 жыл бұрын
Hello sister what kind of help do you need & there is no number
@aomalitocommunicate4453 жыл бұрын
@@motivationmentoring2298 This is my sick child, Wei. He needs treatments on a regular basis, and I can t
@aomalitocommunicate4453 жыл бұрын
@@motivationmentoring2298 on the background
@aomalitocommunicate4453 жыл бұрын
@@motivationmentoring2298 صفر صفر تسعة ستة سبعة سبعة سبعه واحد ثمانية تسعة أربعة اثنان أربعة خمسة ..
@itaqilaah66073 жыл бұрын
Listen why are u here?
@aragsan4888 Жыл бұрын
Ninkayga sidaan i fur ulahaa ayuu isoo furay ma karahibaa
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW2 ай бұрын
Wllo waa dambi mxd ugu qasabtay ma dhibato aanad la nolani krn bu kugu hayay?
@NajaxJama-g1c22 күн бұрын
@@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROWmaku noqn kara wana tii udanbayse
@deqamuse22118 күн бұрын
Maka furt talow@@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW
@FooziyoQaasim9 ай бұрын
Shiqoo ninkeeya ayan Caro kugala maqaneen 10 bil meen is arkin wax biil ah neh ima siin 2caruur nh wan uu haya maiga furmaa
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW2 ай бұрын
Mrku tagayey miyu ku furay wll? Hdanu ku furin weli xaskisi thy e radi iny wxku dhaceen
@FatimaMohamed-z9e Жыл бұрын
Waxan su al qaba ninka haddi uu dalqada kala dhig dhigo hebal hebal wad iga furantahay hadana ku celiyo sidex jey misana anan marqati lahayn miyey kala furmayan
@Bilannita9 ай бұрын
aniga ninkeygi 3 beri ban kafuranahay aso iraba leyga furey 3 dalaqo mid mid ugu dhawaqay wuna xanaqsana ta ma dhacdey shiiqow
@DahirCabsulekaarshe7 ай бұрын
Iskumid nahay abayo ani ningeyga Wali waa is jecelnhy ilhy umuraha hasahlo Ani dartey nafteyda asoo bad badinayo ifuray😢
@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROW2 ай бұрын
Wllo nimankina hdy qasaab laidinka furay o ninkinu raali ka aheyn ma furmaysiin niyada qeyr u sheega
@nagmanadhar44542 ай бұрын
@@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROWnumberkaaga iisheeg aan Kula soo hadlee
@hafsadasmillygwaldasmillyg1334Ай бұрын
@@SUFFER_TODAY_REJOICE_TOMMORROWane aniga aya qasab iskaga furey wx dalqad ahna noma yalan wana isjeclnahy midan igaso jwp wllo😢