عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@efrahabdurezak59022 жыл бұрын
Ilahaw janadi kugu waari sheekhaan sidaan u jeclahay dar ilaahay Ayaan u jeclhy
@ZakariyeMaxamed-vj5ot6 ай бұрын
Amiin ya rabi naxris e daremeysa sheqan markad aragto 😢
@HurreJunior Жыл бұрын
Ajar iyo Xasanaad fara badan Allaha kusiiyo Sh Shibli - cilmi dhaxal gal ah ayaad nala wadaagtay
@MadarAxmad5 күн бұрын
asc shekh furinka an walidkayga. uwakil. sartay anigon kaso casha dalaqadan. uwa kiishay mafuri kara xas kayga wll
@XaliimoSheekhAhmed Жыл бұрын
Sheekh waxaa iga jawaabta gabadha haduu nin keeda dhaho waa ku siiyay warqadaada may ka furmay saa mise waxay ka furmay saa markuu dhaho waa iga furan tay
@duceysansheikh70193 жыл бұрын
ﷺ
@sacdiyoxasan16512 жыл бұрын
Intee ku so dirsada so alaha
@abdifitaaxmohamedcodey633 жыл бұрын
Markaa so ceshanaayo xasgeyka maxaa igu waa jib ah markaas
@ZakariyeMaxamed-vj5ot6 ай бұрын
Yes yes yes yes aniga xas keygi o cado u jogto a hadana 3 dalaq o halmar iswadato ku furay hada we igashy aniga kowdibo marabin e naag hori an u faray a gurgeygi walshedi u shektay naaagtas ayan ka shakisanahy wayo xaskeygi anago faraxan a guri ku kala tagnay aniga magalkeygi an aday ayada guurige edadedi ayan ciid ahan ugu diray
@ibntaadhigojr778910 ай бұрын
Gbr is dahirisay o galmo lala sameyay ma furanta ustad
Haa Nikaax Cusub Kadib Hal Dalqad Ayuu Ku Qabayaa Maadaama Ay 2 Dalqad Horey Uga Dhacday Waa Hadii 2daa Dalqadood Hal Hal Jeer Loogu Furay Hadii Ay 2 Dalqadood Oo Is Raacsan Loogu Furay Hal Keliya Ayaa La Xisaabayaa Waayo 2 dalaaq isma raacdo
@iskufilancadey34282 жыл бұрын
@@ascadmohamedsalah1954 masha allah wllo
@hodanabduqadir1806 Жыл бұрын
@@ascadmohamedsalah1954 wll hdu nikaaxa cusub dalqadihii maso celiyaa