Salah Bonge / Abdinaasir Mailin / Amina Abdullahi ( MAS CIIDEED )

  Рет қаралды 528

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

2 ай бұрын

Love Song ( Sand Snake )
Saxophone Alto - Ismail Abdi
Saxophone Tenor - Abdi Amito
Clarinet - Abdulqadir Sudani
Keyboard - Aydrus Al Qadiri
Guitar - Tifoow
Bass Guitar - Abdulqadir MUse
Drums - Andrea
Bongo - Morgan
Sound Engineer - Ahmed Hasan
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 20
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Cabdinaasir Macalin iyo Aamina Cabdilaahi, ma kala dhacaan cod iyo music ba Allaha u wada naxariisto, janadii fardowsa Allaha ka waraabiyo - Aamiin
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Runtii fanaaniinta Qaranka Somaliyeed waxeey ka mid ahayeen kuwa loogu jeceyl yahay Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Grammer waaweeyn ON THE AIR
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Afka Somaliga waa luuqad hodan ah Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Garta macalinkeediyo waxaa tahay, wax magaratada maskaxda u jiheeysee, WoooooW
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Runtii waxaa ka fiican sida indheer garatada oo aan ka mid ahay Leone mahadsanid
@IlhanAbdi643
@IlhanAbdi643 Ай бұрын
❤❤masha Allah ❤❤intey nolal jirto cafimaad ku nolaaw
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Ilhan soo dhawoow mahadsanid Aamiin
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Very Somali Classic Song
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Keedkeega Studiyaha million Classica ah ayaa ka buuxa hadab ha sugi waayin Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 NOOLOOW
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Geed hooskii "Albro indiano" ee xamar cade iyo qaboowgiisii aan soo xasuustay anoo dhageesanaaya barnaamijkeenii imaqashii imadadaali
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Leone xasuusta waa wax qaali ah imaqashii barnaamij cajiib ayuu ahaa mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Waxaa tahay mas-ciideed maariin dhalaal xiga midabka akhdar jebiska ah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Leone waa tilmaan qofka sida uu u egyahay mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Midabka Akhdar-jebiska ah = kalarkee laga wadaa?
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
maariin dhalaal xiga
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone Akhtar jabis hadii aad maqasho nuuca oo khafiif ah waaye mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Ragga, magaca guud iyo magta wuu ka siman yahay malkada u horeesiyo waxaa tahay ma dhaafaan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Leone waa run haweenka iyo raguba waxaa jira ma ddhaafaan mahadsanid
Salah Bonge / Habiib Sharaabi (  LIVE  ON  STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.
6:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 21 М.
Salah Bonge / Mohamed Aden Shamuuri ( JAWAABTII HADRAAWI )
16:21
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 737
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 8 М.
MUXUDIIN LAMADARASHODA KABAN HEESOSHEY
44:34
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 101 М.
Salah Bonge / Awees Qamiis / Siteey Qosol Wanaag ( GUUD WEYNEEY )
7:44
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 928
Wali Lama
7:54
Tubeec Ahun - Topic
Рет қаралды 637
Salah Bonge / Omar Dhuule Ali ( ISKA KAY DHIG )
5:53
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 666
Salah Bonge / Luul Jeylaani Ali ( GUURKIISA  MAAN  GARBASAARAHA )
5:05
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 12 М.
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН