Пікірлер
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 сағат бұрын
🍐🍐🍐🍐🍐🍐💯💯💯💘💘💕💘
@BilowAdan
@BilowAdan 23 сағат бұрын
Dfdd for b😅😅😅
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 сағат бұрын
Soo dhawoow reali adoo ah bal noo micneey dfdd mahadsanid
@Awoowe21
@Awoowe21 Күн бұрын
Mid kamida heesahaan ugu jeclahay ee Saalax Qaasim qaado ayey ka mid tahay. Laba Saalax muyuusik cajiibay ina maqashiiyeen, . Alle cimriga iyo Caafimadka ha u dheereeyo. Aamiin. Mahadsanidiin
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 сағат бұрын
Awoowe soo dhawoow Mar walba Channelkeega waxaan jeclahay in aan soo geliyo dadka heesaha eey ka helaan mahadsanid
@Awoowe21
@Awoowe21 19 сағат бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 adigaa Mudan saaxiib waana dhawahay.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Күн бұрын
Kabanka & Boongahaba waa KANOONI 🎵💯👋🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Күн бұрын
Leone soo dhawoow waad mahadsan tahay
@shairmungani7833
@shairmungani7833 2 күн бұрын
Scw
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 күн бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 күн бұрын
Allow unaxristo axmed naji sacad Janada allow kawarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 күн бұрын
Abdi botan soo dhawoow aamiin mahadsanid
@mulkiosman8459
@mulkiosman8459 3 күн бұрын
Waaw waa qarami mashaallah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
@@mulkiosman8459 soo dhawoow mahadsanid
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 күн бұрын
Maxkeney maserka nurani ❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
Maxaa keenay maseerka heeso aad u mac baa la sameeyey Abdi Mahadsanid
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 күн бұрын
Manshalah sb❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
Abdi botan soo dhawoow waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan aad iila socoto mahadsanid
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 күн бұрын
Saalax halkee ayuu ku noolyahay hadda
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg soo dhawoow saalax qaasin waxuu ku nool yahay Sweden mahadsanid
@alimahamed8166
@alimahamed8166 3 күн бұрын
Beeney waa run
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
Ali soo dhawoow mahadsanid
@Fadumofariidsan
@Fadumofariidsan 4 күн бұрын
Best hees
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
Fadumo salaad soo dhawoow waa runtaa habeenkaan ma joogtay
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 күн бұрын
Salah Bonge waa hogaamiyaha tumista PERCUSSIONka cid ku gaareeysa maleh Isaga iyo Goobe aun 🥁🥁🎩🎩 Big respect 🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
@@Leone-Di-Guerra soo dhawoow sida aad noo qiimeysay waad ku mahadsan tahay you're welcome
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 күн бұрын
Codkana waa dhalo oo waa kanooni HQ
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
@@Leone-Di-Guerra waa sound system soo dhawoow Bongaha waan ka damiyey microphoneka mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 күн бұрын
Al ustaad Salah Qaasin qeyb hogaamineed ayuu ku leeyahay fankeena soomaaliyeed 🇸🇴 cimri dheer iyo caafimaad Allaha siiyo 🎩
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
Aamiin waa run Salah waa dadkii soo halgamay Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 күн бұрын
Boongaha caadi ma aha 🥁🥁
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
@Leone-Di-Guerra soo dhawoow saas oo ay tahay microphone oo Bongaha waan damiyey waayo codka Salah Qaasin aan doonayey in aan si fasiixa loo maqlo mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 күн бұрын
​@@iftinband-salahbonge2326Great 🎵🎵🎵🎵🎵
@alijama103
@alijama103 4 күн бұрын
Heestani waxay ka mid ahayd ruwaayadii Beenay waa run. Thanks Saalax
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
@@alijama103 soo dhawoow waa runtaa heeso macaan baa ku dhacay mahadsanid
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 4 күн бұрын
Kooxdii Soomaali Jazz ayaa tumeysa miyuusigga sow maaha ustaad? Raggeedi ayay ahaayeen wallee.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
@@M.Cabdulle soo dhawoow sideey ku ogaatay fadlan mahadsanid
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 4 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 niyahow waxaan ku ogaaday wareysi uu Ooyaaye Sheekh bixiyey oo uu uga sheekeynayo kooxdii Soomaali Jazz iyo inta qof ee ay ahaayeen. Adigaa mudan.
@user-ee4np9fj6i
@user-ee4np9fj6i 4 күн бұрын
Hestan magaceda
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 күн бұрын
@@user-ee4np9fj6i soo dhawoow heestan magaceeda waa don't play it no more mahadsanid
@abdibotan4740
@abdibotan4740 6 күн бұрын
Allow unaxristo axmed naji sacad Janada allow kawarabi ❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 күн бұрын
Abdi soo dhawoow aamiin mahadsanid
@user-hj7ig2un1b
@user-hj7ig2un1b 6 күн бұрын
Wiilasha Iyo gabadhaha heestan ku ciyaaraya walee baadiyo Kama iman siday u ciyaarayaan cajiib, old is gold.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 күн бұрын
Gacal soo dhawoow waa runtaa dadkii hore waaye sida aad u sheegtay waaye duqowga waa dahab mahadsanid
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 6 күн бұрын
Sax baashe
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 күн бұрын
Ahmed Soo Dhawoow mahadsanid
@MuuseNuur-l2q
@MuuseNuur-l2q 6 күн бұрын
Ad io aad xasuus aan marna dugoobeyan aheeyad
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 6 күн бұрын
Muuse soo dhawoow xasuus aan duqoowin oo marnaba maskaxda ka baxeeynin waaye mahadsanid
@bashirhassan5138
@bashirhassan5138 7 күн бұрын
Shamuri baledweyn jawaabteedii cabdi qeys
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 күн бұрын
Bashir soo dhawoow waa jawaabtii loo jawaabay mahadsanid
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 7 күн бұрын
Maalmihii wacnaa way soo socdaan.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 күн бұрын
Morgan soo Dhawoow maalmihii wacnaa waa loo noqon hadii EEBBE idmo mahadsanid
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 7 күн бұрын
Shimaali iyo Iftin. Cajaaib.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 7 күн бұрын
Morgan soo dhawoow mahadsanid
@mulkiosman8459
@mulkiosman8459 8 күн бұрын
Waa heesihi qaramika
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 күн бұрын
Walaal Soo Dhawoow mahadsanid
@abdibotan4740
@abdibotan4740 9 күн бұрын
Allow unaxristo fadumo qasin
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 күн бұрын
abdi botan soo Dhawoow EEBBE ha u naxariisto
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 10 күн бұрын
Mohammed suleiman tubec.ilahaay ha u naxariisto legend.guguurte ayaa qabrigiisi qoday allaahu akbar guguurte qabriga maqodmo insha llaah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 10 күн бұрын
Saciid soo dhawoow intii dhimatay ALLAHA u naxariisto aamiin
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 10 күн бұрын
Aamiin ​@@iftinband-salahbonge2326
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 11 күн бұрын
Ustaad Saalaxow wax sawir ah ma ka heysaa Xasan Fiikar? Ninkaasi guitarist weyn ayuu ahaa.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 11 күн бұрын
M cabdulle soo dhawoow runtii waa lagu maqan yahay sawirkiisi ( A.u n.) Hasan Fiikar mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 12 күн бұрын
Cumar dhuule iyo caasho cabdow maleyka heesta inanyahey nin diif qaba oo jaceylku daashadey ayaan kaa shugeybey wll salah bong ♥
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 11 күн бұрын
Nuur soo Dhawoow keedka heesaha aan hayo way ka badan yihiin (6000) waan kugu maqnahay ee ii dulqaado nuuro mahadsanid
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 8 күн бұрын
Nuur soo dhawoow heesta cumar dhuule iyo caash cabdow wada qaadayaan magaca heesta ma heysaa mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 5 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 heesta magaceeda mahaayo lkn miraha heesta waxaad ka mid ah inanyahey nin diif qaba oo jaceylku daashadey kolla udamqanmeysida in kastoo aaan didey intaas ayaan ka xasuustaa
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 5 күн бұрын
@nuurmahdi2486 soo dhawoow waan ku noqonayaa magac la'aan weey adag tahay nasiibkaaga aan fiirsho mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 5 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 hadaad weysid waxaad iigu soo badashaa adoo mahadsan cumar dhuule ali hanaloo garnaqo asal original ah fasiix hd ah OK
@Cabdirisaaq-p7s
@Cabdirisaaq-p7s 12 күн бұрын
Maxad iso jirin markan ilka jifsado e jahada lay dhigan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Abdirisaaq soo dhawoow waa run marka aad nooshahay oo aad u baahneet kuuma iman hada aad iilka jiifto wax kuu tari mayo mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 13 күн бұрын
Macalin Meeysara Aun
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
EEBBE ha u naxariisto intii dhimatay aamiin Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 13 күн бұрын
Gabadha iyadoo ku rabto ayeey suuroodaan qaarkood
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Leone waa runtaa kuma dhaheyso waan ku jeclahay waayo way ka xishoon jireen mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 13 күн бұрын
Afka iyo uurka waa kala duwanaan karaan. Waa run
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Leone afka wayga nacab tahay uurka wayga jeceshay waa gabdha Soomaaliyeed oo EEBBE u dhaliyey xishoodk waayo waan ku faanaa hablaheena waayo gabar wayna dhashay wanna nala dhalatay waana dhalnay mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 13 күн бұрын
Shiiraan waxuu markii dambe waxuu u wareegay Nabi ammaan csw iyo qasiidooyinka
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Leone waxuu ka mid noqday saalaxia oo caan ku ah Nabi amaanka (csw) mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 13 күн бұрын
Shiiraan Shidaad Muraad aun waxuu lahaa fan u gaar ah, waxuu lahaa heeso badan oo aad loo jeclaa
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 12 күн бұрын
Shiiraan waxuu lahaa cod aad wanaagsan heeso badan buu lahaa Leone mahadsanid
@shifasheka9514
@shifasheka9514 15 күн бұрын
1994 KII AYAY BILILIQADA HEESAHA BILAABEEN HEESTAN WAXAA LE FANAAN REE SOMALILAND AH OO REE GABILAY AH 😂😂😂😂😂😂
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 14 күн бұрын
Shifa soo dhawoow marka hore channelkeega waxaa ka mamnuuca ka ah qabileysi iyo gobaleysi fadlan hadii aad comment aad bixineyso waa in aad sharciga channelkeega aad raacdaa mahadsanid
@JS-th7ow
@JS-th7ow 16 күн бұрын
sick
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 күн бұрын
Js soo dhawoow mahadsanid
@solimanyassen1495
@solimanyassen1495 16 күн бұрын
Saf
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 күн бұрын
Saf soo dhawoow mahadsanid
@Keydkahargeisa
@Keydkahargeisa 17 күн бұрын
Buurbaa kugu gudbane, ayay caan ku tahay
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 16 күн бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@Keydkahargeisa
@Keydkahargeisa 13 күн бұрын
Mahadsanid Saalax​@@iftinband-salahbonge2326
@abdimuse7911
@abdimuse7911 19 күн бұрын
Dadka Qaar waa iska Hadlaan lee.... Meeshaan wax Dur-Dur ah Ma Joogaan waa IFTIN BAND... Kaliya Shimaali ayaa ahaan Jiray Dur-Dur oo Kasoo Wareegay . Hadana waxuu kamid ahaa IFTIN...Meeshu Waa Hotel Al-Curuba Sukunto Liido...
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 күн бұрын
Abdi soo Dhawoow waa runtaa af soomaaliga waxaa la yirahdaa Dameeri Dhaan Raac micnhu waa qof ba dhahaayo waa saas qof kale asaga oo aan baarin buu leeyahay waa saas Abdi Mahadsanid
@youngboy5293
@youngboy5293 20 күн бұрын
Saaxiib Hees Nabi Amaan oo uu qaado Shiiraan ma heli kartaan mahadsanid
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 19 күн бұрын
Soo dhawoow hadii EEBBE yiraahdo waa laguu dalbaa mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 20 күн бұрын
Waa hees qiimo badan 🎵🎵🎵🇸🇴🇸🇴🇸🇴📻📻📻
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Leone heesaha uu qaaday sheeran shidaad kuligood waa heeso qiimo badan mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 20 күн бұрын
Huburoow ha leey salaamooy Sabareey ha leey salaamooy
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Waa jaceyl iyo sabar waaye heesta Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 20 күн бұрын
Waxuu ahaa shaqsi karti iyo shaqo badan , janadii fardowsa Allaha geeyo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Aamiin Leone soo dhawoow mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 20 күн бұрын
Waxuu qaaday heestay heestii Caan baxday ee "WAA LAGU KUFAA LAGU KALA JABAA KIBIRKAA"
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Leone waa runtaa cod aad u wanaagsan ayuu leeyahay soo dhawoow mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 20 күн бұрын
Shiiraan aun waxuu ku heesi jirey Af Maay & Af maxaa tiri
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Nuucya badan buu ku heesi jiray Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 20 күн бұрын
Heestaan waa xasuus Waa heesaha hirgalay inta uusan gelin hobalada waaberi Shiiraan Shidaad Muraad aun
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Leone soo dhawoow Sheeraan inta u0usan u jeesan hees waxuu aan jiray Rhythmiste oo drums uu tumi jiray mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 21 күн бұрын
Yaa salah bong aad baakugu mahad celinaa dalabkeyga sidaa iiga aqbashey dalabkeyga labaad waxaan kaa codsanaa hees aad u qaaliga cumar dhuule iyo caasho cabdow maleyka ey wada qaadaan inanyahey niin diif qaba oo jaceylku daashadey heeskaa iisoo raadi thanks pro
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 21 күн бұрын
Nur soo dhawoow dalabkaagii waan ku maqnahay ee ii dulqado mahadsanid