Salah Bonge /Shiiraan Shidaad Muraad ( AFKA WAYGA NECEB TAHAY )

  Рет қаралды 1,534

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

28 күн бұрын

Denying Love
Keyboard - Castomini
Lead Guitar - Hasan Fiikar
Rhythm Guitar - Malin Maysar
Drums - Oyaaye Sheikh
Congo Drums - Hasan Yare
Bass Guitar - Muriide Charles
Sound Engineer - Abdirahman Hagi (Abdiyow)
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 18
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 26 күн бұрын
Shiiraan Shidaad Muraad aun waxuu lahaa fan u gaar ah, waxuu lahaa heeso badan oo aad loo jeclaa
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 күн бұрын
Shiiraan waxuu lahaa cod aad wanaagsan heeso badan buu lahaa Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 26 күн бұрын
Gabadha iyadoo ku rabto ayeey suuroodaan qaarkood
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 күн бұрын
Leone waa runtaa kuma dhaheyso waan ku jeclahay waayo way ka xishoon jireen mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 26 күн бұрын
Shiiraan waxuu markii dambe ku wareegay Nabi ammaan csw iyo qasiidooyinka
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 күн бұрын
Leone waxuu ka mid noqday saalaxia oo caan ku ah Nabi amaanka (csw) mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 26 күн бұрын
Afka iyo uurka waa kala duwanaan karaan. Waa run
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 күн бұрын
Leone afka wayga nacab tahay uurka wayga jeceshay waa gabdha Soomaaliyeed oo EEBBE u dhaliyey xishoodk waayo waan ku faanaa hablaheena waayo gabar wayna dhashay wanna nala dhalatay waana dhalnay mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 25 күн бұрын
Cumar dhuule iyo caasho cabdow maleyka heesta inanyahey nin diif qaba oo jaceylku daashadey ayaan kaa shugeybey wll salah bong ♥
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 24 күн бұрын
Nuur soo Dhawoow keedka heesaha aan hayo way ka badan yihiin (6000) waan kugu maqnahay ee ii dulqaado nuuro mahadsanid
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 21 күн бұрын
Nuur soo dhawoow heesta cumar dhuule iyo caash cabdow wada qaadayaan magaca heesta ma heysaa mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 19 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 heesta magaceeda mahaayo lkn miraha heesta waxaad ka mid ah inanyahey nin diif qaba oo jaceylku daashadey kolla udamqanmeysida in kastoo aaan didey intaas ayaan ka xasuustaa
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 18 күн бұрын
@nuurmahdi2486 soo dhawoow waan ku noqonayaa magac la'aan weey adag tahay nasiibkaaga aan fiirsho mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 18 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 hadaad weysid waxaad iigu soo badashaa adoo mahadsan cumar dhuule ali hanaloo garnaqo asal original ah fasiix hd ah OK
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 26 күн бұрын
Macalin Meeysara Aun
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 26 күн бұрын
EEBBE ha u naxariisto intii dhimatay aamiin Leone mahadsanid
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 25 күн бұрын
Ustaad Saalaxow wax sawir ah ma ka heysaa Xasan Fiikar? Ninkaasi guitarist weyn ayuu ahaa.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 24 күн бұрын
M cabdulle soo dhawoow runtii waa lagu maqan yahay sawirkiisi ( A.u n.) Hasan Fiikar mahadsanid
Salah Bonge  /  Omar  Shooli  ( NAFYAHAY )
8:23
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 56 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 22 МЛН
Salah Bongo / Abdirasaq Kuukaay ( MAXAA GACALKII KALA GEEYAYEE)
5:34
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 4,2 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 111 М.
Hadii Aad Gardiid Tahay
10:33
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 2,6 М.
Salah Bonge / Luul Jeylaani Ali ( GUURKIISA  MAAN  GARBASAARAHA )
5:05
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 12 М.
Salah Bonge / Shimaali Ahmed Shimaali ( HA HAYBIN WAXA AADAN HELEYN )
5:43
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 7 М.