wll aad ayad u mahadsnthy wlhy qaisadan anigay hada ihaysata zaakana halkan waxan usogLy ina Noloshayda badalo iso duceya inu rabi Amuuraha i sahlo 😢
@aminolaki10344 ай бұрын
Alle haku siiyo wll waxkasta oo khayra ood rajaynay iyo ka badan
@FardawsaCabdi.qaadir25 күн бұрын
Alle haku siiyo wx ksta oo khyr kuule
@Xamdamohamud5186 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam 🌹♥️🌹🌹🌹🌹♥️🌹♥️🌹اللهم صل على محمد وآل محمد
@fathisamojecel2 ай бұрын
Maxan ka so maray faiidada saliga nabiga Salalhu calayhi wasalam❤
@Maftuux-b2i3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
Hadii adiga lagula so wadagay WA caadi lkn inaad qisas dikir suhuur kaso qaday u eegtahay wll hadii adiga lagula so wadagayna WA si wacan
@BalqiizaAbdiaziz5 ай бұрын
Walaal camal kale raadso khayr qabto qisaskan habeenka kasta oo jimce ah ban live 3saac ugu jiraaa wana imaan kartaa hadda u baahantahahy haddi kalena waqtigaaga howlo kale ku qabso.
@fatimaali-ch5ft5 ай бұрын
Suhuur qisaskeda wa gaaban yahy intan oo dhan maba ahan dadka ha uu gafin cml raadso qofyahy suhuur mahee cid kle qisas maso gudbin karto miyaa😂