Saliid cajib timaha bixiso goitanka ka ilaliso quwad siiso o badiso timo cafimad leh o dhedher

  Рет қаралды 17,751

Faiza’s World | عالم فايزة

Faiza’s World | عالم فايزة

Ай бұрын

Пікірлер: 109
@dahabomacalin235
@dahabomacalin235 28 күн бұрын
Asc sethy team abaaayo faizo waxan diinka codsanaa youtubekega plz mahadsanid
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
So boqda wlshen channelkeda ad a u mahadsan tihin ❤❤
@Farzane_.4
@Farzane_.4 24 күн бұрын
سلام خواهر عزیز اسم اینها را برایم بفرست یک جهان تشکر من خیلی ریزش مو دارم کم پوشت است چیز کار کنم خواهرم ❤❤❤
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 7 күн бұрын
Masha allah
@mulkicabdi113
@mulkicabdi113 28 күн бұрын
MashaAllah mahadsanid abayo jazakallah kheir ❤❤❤❤❤
@firdausmukhtar5684
@firdausmukhtar5684 25 күн бұрын
Jazakillah kher ukhti fillah
@user-bf6mj7vl5k
@user-bf6mj7vl5k 28 күн бұрын
شكرا حبيبتي جزاك الله خيرا الجزاء
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 28 күн бұрын
Manshaallah thanks xabibti 😊
@user-lx5xm9yp3z
@user-lx5xm9yp3z 11 күн бұрын
Xbbti malagu daynayaa
@monayousuf402
@monayousuf402 28 күн бұрын
Mansha Allah xbbti jazakallahu khayr ❤️🥰
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 7 күн бұрын
Masha allah Wan sameysana
@DacaraAli
@DacaraAli 6 күн бұрын
magaced abyo
@Sumayo937
@Sumayo937 28 күн бұрын
Thanks sister
@ifrahabchir4223
@ifrahabchir4223 28 күн бұрын
Mashaallah jazakal kheir ❤
@user-ic9kv2ke9x
@user-ic9kv2ke9x 28 күн бұрын
Masha allaah xbbti waad mahad santahay wax badon aankafaiday
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 28 күн бұрын
Masha Allah abaayo ❤❤🎉
@lyloyusuf4210
@lyloyusuf4210 27 күн бұрын
Shukran xabiibti ❤
@user-oj3ux3bi4n
@user-oj3ux3bi4n 2 күн бұрын
Haddaan kadhaqaa maxaan umarina suaal
@dahaboisse7895
@dahaboisse7895 20 күн бұрын
Wcs abayo shukran ❤❤❤❤
@mandeeqyarey1478
@mandeeqyarey1478 16 күн бұрын
M.a abyo❤
@juweeriamohauud8947
@juweeriamohauud8947 28 күн бұрын
200k coming soon team faa'izo channel ka hore uwada
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Mahadsanid juweeria xbbti
@DuniyoCadey
@DuniyoCadey 12 күн бұрын
Abyo xabad sowdo ma ku darsan karaaa ii soo jawaab
@amiraziad6089
@amiraziad6089 28 күн бұрын
MashaAllah ♥️🌹
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 28 күн бұрын
Asc abyo faizo saliid maad no sameyso waan ka imaan san lahy wlhy waxaa lacaga qaali ah la noga qaada saliid been ah oo lano xayeyesiiyo 😢😢
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
InshaAllah wa so wada mar dhaw xbbti
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 27 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
@umafaadumo238
@umafaadumo238 19 күн бұрын
Asc abyo marmarban waa kula soo xiriirey xattaa iima soo jwbeysid abyo saaid baan kuugu baahanahey lambar aan kaala soo xiriro plz ii sheeg ❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 28 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 walashis wad mahad santahay, GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Adiga mudan wlshy shukran ❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 28 күн бұрын
@@Faizasworldbeauty you welcome keep going👍💯
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 28 күн бұрын
Thank you so much sis
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
You’re welcome sis
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 26 күн бұрын
Masha allaah xabiibtii shukran
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 26 күн бұрын
Cafwan xbbti
@AishaAli-pw2zp
@AishaAli-pw2zp 23 күн бұрын
Inantan m.a waa inan xabuubada oo hadalka ku deeqsiinaysa iyo waxwalba jazaak Allahu alif kheer wll inan wacan baa tahy ❤❤❤❤❤❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 23 күн бұрын
Mahadsanid wll jazakallah alif kheer ❤❤
@user-cx4me9bn8q
@user-cx4me9bn8q 18 күн бұрын
/​@@Faizasworldbeauty
@sacdiyoaxmed9969
@sacdiyoaxmed9969 28 күн бұрын
Masha alla xbibti shukaran ❤❤❤
@FaduumoApdisalaan
@FaduumoApdisalaan 26 күн бұрын
Asc wll isharax
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 25 күн бұрын
Mahadsanid Macalimadeyda
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 25 күн бұрын
Adiga mudan xbbti shukran
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 28 күн бұрын
Mansha allh
@anabali5276
@anabali5276 28 күн бұрын
😊3
@shahad2629
@shahad2629 24 күн бұрын
Maasha alaah fayuus xulbada urkeeda waa necbahay ma iska yareen karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 23 күн бұрын
Haa xbbti wa iska yaren karta
@user-lh1xi6hs3d
@user-lh1xi6hs3d 25 күн бұрын
❤😊❤
@asmacabdilaahi-cl6gc
@asmacabdilaahi-cl6gc 28 күн бұрын
❤❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 28 күн бұрын
Masha allha xabti mahad sanid ❤❤❤❤
@farhiahusein6591
@farhiahusein6591 26 күн бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي abyo ilaahey ha ku barakeyo marka marsado 4 cisho maku hey kara kadib ma dhaqi kara 4ti cishaba mar Ayan marsan laha
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 25 күн бұрын
Hadi cadi a u marsaneysid o madaxa a ku shubeynin o mask ugadhgeynin wa ku jogi karta abyo
@KhdoojAbdulQadir
@KhdoojAbdulQadir 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FadumoOsman-yt4sh
@FadumoOsman-yt4sh 23 күн бұрын
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 25 күн бұрын
Maasha Allah Jazaakallahu khair xabibti, Abayo marka aan marsado after week miyaan iskadaqaayaa🙏
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 24 күн бұрын
Qafiif hadi a u marsatid isbuc ka dib wa iska dhaqi karta xbbti lkn hadi a mask ka dhigatid o madaxa ku shubtid 4saac ka dib in iska dhaqdid wye
@Farzane_.4
@Farzane_.4 24 күн бұрын
اسلام علیکم ماشاالله خواهر عزیزم این محلول را از کجا بگریم ❤❤
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 28 күн бұрын
Abayo qeyr allaha kusiyo. Mano so galin kartaa clour aan tinta damage badan siineen oo chimicalkisa yar oo tinta Cirada iyo madowga ku so baxayo? Manta shekadan aan kenay faizay❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
InshaAllah abyo color dabici a noso sameyna timaha nafaqeynayo color fican sinayo
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 27 күн бұрын
@@Faizasworldbeauty ok qaali kuwa dhojer so dhigtay baa jiro qaar waa igu dhib qaarna xogaa clorkaa rabay ima noqon
@user-qr6zo7yh4b
@user-qr6zo7yh4b 28 күн бұрын
Abayo saliida qumbada maku badali kar saliid seytuun jwb shukran❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Haa wa ku badalan karta
@cabdiadow1508
@cabdiadow1508 24 күн бұрын
mahad sanid abaayo wax badan ayaan kaa faiid nay😮
@MuslimaMahad
@MuslimaMahad 2 күн бұрын
Waxa badan kaa faaidey
@FarxiyoMaxamud-og6cg
@FarxiyoMaxamud-og6cg 28 күн бұрын
Abayo timahey qaleel waaye mana baxaan maxasameyaa❤❤ iisheeg abayo❤❤❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Isticmal abyo maskatka brotienka io salidaha muqamar salidan barobe InshaAllah wax bdn a timahaga iska badali dono
@FarxiyoMaxamud-og6cg
@FarxiyoMaxamud-og6cg 28 күн бұрын
inshaallah ❤❤​@@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/eqjFdJ2Vp9KIeM0si=TfigIsKiLRZs5osx Maskadan isticmal timaha qalalan u fcn thy jilecna wa kaga dhige linkiga taabo
@FarxiyoMaxamud-og6cg
@FarxiyoMaxamud-og6cg 28 күн бұрын
@@Faizasworldbeauty mahadsanid my queen ❤
@NaciimaAbshir-nh8eq
@NaciimaAbshir-nh8eq 16 күн бұрын
Abaayo timaha way idaadanayaan timahana salka way ikan dhalqanaayaan
@user-kg4rc7ry8c
@user-kg4rc7ry8c 28 күн бұрын
Mshllllaah Alle Ha ku Barakeeyo Qali Xulbada ta Shiidan ma isticmali Karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
Haa wa isticmali karta
@Nadiaabdalla985
@Nadiaabdalla985 26 күн бұрын
Abayo rosemary iyo xulbad iyo xabad sowda ii qasan oo mariyaa walina tinta waysiib siib mosaa marka shalenaya waxbadan rifmayo please i cawi
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 25 күн бұрын
Waxa dhici karto abyo vitamnada qaar in ay ka maqan yihin siiba vitamine D
@user-vh1dd5ic5u
@user-vh1dd5ic5u 28 күн бұрын
M.a abyo mcn marka la marsado malaga dhaqa isla marki abyo
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Maya abyo timaha 4sac a ku hayne ka dib a iska dhaqe mask uga dhigo bac ku xer ka dib iska dhaq
@user-ty3ke9en2v
@user-ty3ke9en2v 28 күн бұрын
Tima jajabayo oo goaya idhibay walhi 😢
@bisharamohamud6743
@bisharamohamud6743 27 күн бұрын
Abyo faiza plz iso jwaab Timaha isku dhegdhegaayo aan lakala bixinkarin hada hoos shanleysid kor isku sii dhegee maxa udawaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
Waxa jiro abyo spry timaha lagu bufiyo timaha kala furfuro o lagu shanleyo hore a u so sameyay channelka a ka heleysa InshaAllah mid kalena wa so sameyna
@cawomohamud8734
@cawomohamud8734 28 күн бұрын
Wllo saliid saytun kaliya maka samaynkara
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Haa wllo wa ku sameysan karta
@hanamohamed1598
@hanamohamed1598 28 күн бұрын
Wllo xulbad shiidan mala isticmaai karaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
Haa wa la isticmali kara
@FartuunXasan-cq6po
@FartuunXasan-cq6po 28 күн бұрын
Abaayo macan rosmeriga ano uurle maisticmalikara
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Haa wa isticmali karta abyo
@FarahDirir-ed5lq
@FarahDirir-ed5lq 20 күн бұрын
wadanka miyaa laga helayaa roosmerriga
@SaabirinAli-rj1uk
@SaabirinAli-rj1uk 15 күн бұрын
Somalia hada jogtid Haa wuu buuxaa wadamaha kale ma ogi
@user-mx2yj2zp6n
@user-mx2yj2zp6n 26 күн бұрын
Abayo ilmaha malo marikar
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 25 күн бұрын
Ilmaha 5 sano io ka weyn wa lo marin kara abyo
@sabnaa6227
@sabnaa6227 20 күн бұрын
Mhdsnt
@FaduumoApdisalaan
@FaduumoApdisalaan 26 күн бұрын
Roosmeeri waa xay
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 25 күн бұрын
Rosemary abyo wax bdn an ka so hadlay Channelka hadi a hore u gashid wa arke
@FatuushFartuun
@FatuushFartuun 27 күн бұрын
Asc xppti iyado diyarsan adiga ma gada ❤
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
Maya abyo ma gado
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 26 күн бұрын
Malesku kaihayo miya salida Xulbada iyo Rosmeriga
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 25 күн бұрын
Maya abyo mau bahna in la kariyo iskuwkulule bas
@amiishluuza6403
@amiishluuza6403 28 күн бұрын
meqo wayee intee ka helaaa
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Waxa ka heleysa dukanada alabta qurxinta lagu gado
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 28 күн бұрын
Meski tube
@NimcoYuusuf-qg2ph
@NimcoYuusuf-qg2ph 22 күн бұрын
Shugran wall roosmiri maxa waye
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 20 күн бұрын
Rosemary abyo wax bdn ka so hadlay acshabta u ka mid yhy leysku qurxiyo channelka hadi a hoos u datid wa ka heleysa
@user-jb9wh6gt6q
@user-jb9wh6gt6q 28 күн бұрын
Abaayo hadii anan ka dhaqin oo u daayo dhib may i gesanysana plz iso jawab
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Hadi a rabtid in a ka dhaqin si cadi a u isticmali karta mask timaha hauga dhigin
@user-jb9wh6gt6q
@user-jb9wh6gt6q 28 күн бұрын
@@Faizasworldbeauty thnks
@nuurtoabuukar8018
@nuurtoabuukar8018 28 күн бұрын
Salida vitamin xage ka hela qali
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 28 күн бұрын
Dukamada qurxinta a ka hele qli
@safiyomcnhussein5425
@safiyomcnhussein5425 28 күн бұрын
Adiga ma gadaa intesa Laga helaa qali
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 27 күн бұрын
Maya abyo ma gadi
@xabiboshariif7932
@xabiboshariif7932 28 күн бұрын
Masha allah
@cabdiadow1508
@cabdiadow1508 24 күн бұрын
Masha allah
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 19 МЛН
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 64 МЛН
1 класс vs 11 класс  (игрушка)
00:30
БЕРТ
Рет қаралды 3,9 МЛН
hindi afsomali ah jaceyl anilkabuur balwan iyo labo kaajal
1:43:11
Geel maale tv
Рет қаралды 59 М.
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
routine ka jimcaha daryeelka timaha ✨
11:03
Sahra Lifestyle
Рет қаралды 770
Confidence Naturelle #4 : L'Huile de Jojoba
19:40
Anaïs
Рет қаралды 13 М.
Chinese burger Stir-fried vegetables with peppers
1:00
Tongguan Roujiamo
Рет қаралды 36 МЛН
Increíble final 😱
0:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 88 МЛН
Fall !! sharing ch0copie with ants #short #antseating
0:15
The Shaka Hunt
Рет қаралды 13 МЛН
Pura Pura Keracunan Lagi #shorts
0:16
AKU ELIP
Рет қаралды 14 МЛН
Parents' Breakfast Rescue Mission for Laptops
0:28
123 GO! CHALLENGE
Рет қаралды 39 МЛН