Qamriga iyo xashiiska ayaa cabi jiray, "Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekaysay taariikhdeeda

  Рет қаралды 246,939

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 913
@umucabdinasir5894
@umucabdinasir5894 7 ай бұрын
Ilaahey subxaanahu watacaalaa waxaan kaaga baryey inuu san dib danbe kuugu celinin ilaahey kaaga buuxiyo quraanka kariim jecelkii Aamiin yaa rabi
@Sahra881
@Sahra881 7 ай бұрын
Aamin Aamiin
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 7 ай бұрын
Amiin yaa xayul yaa quyuum rabiyoow hakugu soo celin yaa rabi
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 7 ай бұрын
AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 7 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 ай бұрын
Allahuma aamiin ya rabbal calamiin
@Sidiothman-q5w
@Sidiothman-q5w 7 ай бұрын
Hanna I can not stop my tears bleeding cuz of your nice words. You are super intelligent. Hadaladaada saameyn bay leeyihiin. Khaatumo suuban baan Eebe kaaga baryayaa. Amuurahana waxa la eegaa khaatumada ha ka quursan Eebe waa Gafuuru Raxiim. Waxaan kuu rajeynayaa guul aduunyo iyo aakhiroba. God is with you.
@seryu8204
@seryu8204 7 ай бұрын
Aad iyo aad ayaan uga murugoodey gabadhaasi somaliyeed laakiin nasib wanaag hada wey ka baxday eebe ha soo hanuuniyo ishaalah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 ай бұрын
Illahow ku xafid Hannaay oo hakugu celin dhibkaa aad soo martay ❤❤❤
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 7 ай бұрын
Aamiin yaa raxmaan
@raxmataali8598
@raxmataali8598 7 ай бұрын
Allah ku xafido habo
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 ай бұрын
@@raxmataali8598 wa iyaki habo mcn. Allaha idin wada xafido meelkasta aad ku nooshihiin habo mcn.
@abdoowmaye
@abdoowmaye 7 ай бұрын
Allahumma aamiin
@rodahassan929
@rodahassan929 7 ай бұрын
Allah haku xifdiyo adiga iyo caruurta somaliyeed ee shaydaanku duufsaday
@AbdirashidAbdi-uu8zf
@AbdirashidAbdi-uu8zf 7 ай бұрын
A mother that is loving and attentive and puts her child's happiness before her own.
@aishamuse3271
@aishamuse3271 7 ай бұрын
So true walaal
@Min-zk2rd
@Min-zk2rd 7 ай бұрын
Children never lie. Parents please believe and protect your children from these predators.!
@hodanyuusuf7859
@hodanyuusuf7859 7 ай бұрын
O
@samowsamale3490
@samowsamale3490 7 ай бұрын
Sometimes they lied
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 7 ай бұрын
They may lie sometimes but you as a parent you to listen and investigate what they are saying if it’s true or false it’s your responsibility to save your children and protect them
@carabsiyaadcabdi294
@carabsiyaadcabdi294 7 ай бұрын
Totally disagree. They may and they may not. But confirm and listen them
@Really2025
@Really2025 7 ай бұрын
@@samowsamale3490many times children lie. Children are human!
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 7 ай бұрын
Iimaankeeda wallaahi cajiib! Illaahay haw siyaadsho iimaanka oo haku sugo diinta iyada iyo anaga iyo umada muslimka ahba allaahuma aamiin
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 7 ай бұрын
iimaan beel
@rummohamud9406
@rummohamud9406 7 ай бұрын
Waalidka Soomaaliyeed plz aamina owlaada caruurta been ma sheegaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 7 ай бұрын
Alle ayaa mahad leh, xariga dhexda uga qabay,inta dhiman rabbi ha u dhamestiro.❤❤❤
@mulkiyasaleh8905
@mulkiyasaleh8905 7 ай бұрын
Que Allah le tout puissant soit avec toi courage keir Inch'Allah ❤
@mayaj9314
@mayaj9314 7 ай бұрын
What a beautiful soul❤️ May Allah guide you and protect you sis the best amongst us go through the hardest test may Allah make your journey easy. Stay strong
@mohamedsabca7
@mohamedsabca7 7 ай бұрын
Alle niyadeeda haka masaxo murugadaa, Alle haka dhigo hooyo dib ula midowda caruurteeda oo farxad ku waarta Aaammmiiinnn 😢
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 7 ай бұрын
"" Without God, it is impossible to stay."" Waa ereyocajiiba. Ku xirnaanta EEbbe ( Allah) waa guusha Aduunyo & Aakhiro. Mashalllah Hana guulayso, EEbbe caruurta ha kuu soo ururiyo. Waliidka iska cafi.
@mustafaa2227
@mustafaa2227 7 ай бұрын
MashAllah adeer waad dadaashay Allah nolosha ka kuu sahlo inshallah khayir 🤲🕌🤲🕋🤲🤲🤲
@zahranur7111
@zahranur7111 7 ай бұрын
ILAAHAY Khaatumo Khair ayaan kaaga baryey farxad aan dhamaan ALLAHA ku Irzaaqo ♥️ ❤️ 👌 😍 💖
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 ай бұрын
Aamiin ya allah.
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 7 ай бұрын
أللهم امين يارب 😢😢😢😢😢😢
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 7 ай бұрын
اللهم امين 🤲 يارب العالمين
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 7 ай бұрын
Abayo macan xadhiga ilahay sida uu hayso noloshu wayku hagagi inchallah wan ku so ducaynaya mashallah carurtadana marwalba sida uu waani Allah ha idin xifdiyo ❤
@zainab4280
@zainab4280 7 ай бұрын
Allaha wayn hakuseyo Xusna khtimo Wale waad yartahay Waxaad jacashay Allaha kuseyo Ameeeeeeeeeeeeeen ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ilhan02aziiz56
@ilhan02aziiz56 7 ай бұрын
Hana Biixi Illaah ha’ku Xafido Adiga iyo Caruurta kii dhibta ku baday Foolxumo iyo ciriir Iyo ceeb irsaqadisa ha ahaato ameen Ameen Ameen
@RealNature2014
@RealNature2014 7 ай бұрын
Kaas isagana alle ha soo hanuuniyo oo ha u dambi dhaafo
@meesheena620
@meesheena620 7 ай бұрын
@@RealNature2014 ilaahay cadaabta haku fogeeyo kaas waa in lasoo xidho waayo caruur buu fara xumeeyey. Dambigiisa ilaahay ma dhaafo xayawaanka😡
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 7 ай бұрын
I'm so sorry walaal,never give up and stay strong 💪...Allah is Great..
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
awoowe maxaad uga naxaysaa qoftaan iyadaa halkaas is dhigaty mise in aad badbaadisaa rabtaa
@jaamaca.maxamed5151
@jaamaca.maxamed5151 7 ай бұрын
Maxad sida uu odhayda jaale markay Xaladan ku dhacday waxay ahayd ilma yar oo an caqligeedu ku filayn Qalad ka waxa iskaleh walidiinteeda
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
@@jaamaca.maxamed5151 Fikir Nin ku hadal mise half baad tahay..
@Sanaka2050
@Sanaka2050 7 ай бұрын
I am so sorry sister to hear your pain. Somali mother need to listen to their children and trust what they say. Her mother and father failed her. These stories need to be heard because we can learn from it. I wish you happiness sister, stay strong.
@Selma-jf2xg
@Selma-jf2xg 7 ай бұрын
Amen thank you
@HabiYusuf-e4r
@HabiYusuf-e4r 7 ай бұрын
😢
@aminaaxmed229
@aminaaxmed229 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 7 ай бұрын
Illaahoow kaamadoowee hooyadaa iyo caruurtaadana allaha kuu xifdoyo allaahuma aamiin
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 7 ай бұрын
Alle cafimad an cudur ka danbeyn ha Ku siiyo abaayo guul Iyo in alle Kula mideeyo caruurtada ayaan Ku rajeyn
@Aragsan192
@Aragsan192 7 ай бұрын
Waa gabar qaali ah wallhi mashaa allaha allaaah ha u unaxariisto qalbigeedana iimaaan iyo alle cabsidiisa haka buuxiyo balwada iyo sheydaaaanka alle haka madoobeeyo❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuul wanagsan iyo tusaaaaaaale wacan abaaaaaaaayo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
ma shubadaan tuman jiray oo caruurta xaaranta ah dhashay baa qaaali ah
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 7 ай бұрын
​@@Jaalejaale12haday soo hanuntay sabab aaad ucaayeysaa
@Aragsan192
@Aragsan192 7 ай бұрын
@Jaalejaale12 walal alle kabaq walal alle kabaq waxad ku hadleyso hadal wanagsan kadhig walal adiga ma abuurin walal dambigeeda walal alle adiga kuma weydiinayo walal hadalka hada ad qortey waa lagu weydiinaya labadiina adiga dambi hada galay wanaaag ma ogiye kuma lihid inaad caydo ama xumeyso. Qof malaaig ah maleh. Yaaaaan dambi galin iisheeg yuu khalad kadhicin. Kuligeeen dambi ban ku jirna saacad kasta iyo minit kasta. Balse gabadhaaaan magaaaarno. Waaa qof dambigeedi ka shalayneysa. Waligey qof kawanaaagsan indhaheyga masaaaarin wallhi billahi alllaaaaaaaaaah hu ♥️ akbar allaaaaaah hu ♥️ akbar mashaaaaa alllaaaaaaah allaha nahanuuuuuniyo khaaaaatumadeeena allaaaaaaah kheyr haku khatimo aaaaaaaaamiiiiiiiin aaaaaaaaaaaaamiiiiin
@Muslima4ever-sk9sr
@Muslima4ever-sk9sr 7 ай бұрын
Nin mee kaa xatay gabadha. Maxaa ku dabadhigay? Sida khanisiiti ucaytameysaa akhas🤮
@morrissamatar3315
@morrissamatar3315 7 ай бұрын
Sida quruxda badan ee dacada ku jirta ee runta leh ey u sharaxeyso dhibka eyso martay + af somaliga macaan eyku hadleyso wa cajiib. Adeer cafimad ayan ku rajeyn. ❤
@smeshcel3025
@smeshcel3025 7 ай бұрын
Abdi khasaaro jooji waxa
@hamdi9300
@hamdi9300 7 ай бұрын
I’m so sorry you go through that horrible life. I hope you keep healing brave woman. Stay strong you can do it
@aliisse3397
@aliisse3397 7 ай бұрын
Never trust what every body Says. Who knows the truth Allah
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
@@aliisse3397 been baay sheegyasaa war nagahan nolosha ka dhacay halkasay ku danbeeyaan
@hamdi9300
@hamdi9300 7 ай бұрын
@@Jaalejaale12 culayska ay kugu hayso muxuu yahay dadka kala tag nacasnimada
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
@@hamdi9300 ma ihi shubo badbaadiye
@Muslima4ever-sk9sr
@Muslima4ever-sk9sr 7 ай бұрын
War uss gabadhaha waxa ka daran inta wiil ee maalinkasta ku dhimanaya daroogada. Naagaad ku waalateen.
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 7 ай бұрын
Mashaallah, am happy to hear you say Alhamd-Lilah all the time. Allah ha ka quusan wll.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 7 ай бұрын
ALLE ha kaasaaro dhibkaas Aad soo martay. Wata nolasha qurbuhu somaliyed ALLE ha badbaadiyo inta joogta Inta aan imanina meeshooda ku badbaadi
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq 7 ай бұрын
She is very brave .ilaahay haka madoobeeyo
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 7 ай бұрын
Qofku haddii uu karti iyo maskax udhasho uu isqabtaa allaah haku hanuuniyo manshaa allaah
@statsm8339
@statsm8339 7 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan. Alle nolosheeda inta ka dhiman ha u hagaajiyo. Waa gabar geesiyad ah oo qalbi fiican. Cabdisalaan Harari, wariye ruug cadaa ah, waa mahadsan yahay.
@alimohamedbinyusuf3152
@alimohamedbinyusuf3152 7 ай бұрын
Adeer Guul iyo sharaf ayaan ku rajeynayaa qof qalbi fiican ayad tahay
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 7 ай бұрын
Masha Allah ilahow caawi oo qalbigeeda ka gooy inay ku laabato wlhi waa gabar wanaagsan oo Karti badan balwada waxaa u geeyey ninkii xumaa wuxuu ku sameyey ilahay ha cadaabo ninkaas abaayo Allah haku xafido ❤❤
@hiboosman6705
@hiboosman6705 7 ай бұрын
Ma shaa Allah geesiyad gharab waydeey weeyeh lakiine wa libaxad.❤❤❤❤ May Allah bless you with success, joy, happiness, prosperity, good deeds, khaire and many nore. You are a wonderful ❤️ 💕 💖 person itsnot your fault
@abdirizaknoohibrahim1439
@abdirizaknoohibrahim1439 7 ай бұрын
Wallaahi waan ilmeeyey, gabar waa hooyo, qalbigeeda ayay ka hadashay, ilaahay haku asturo wadada fiicanna hakugu hagaajiyo. Waalidkeeda iyo Awlaadeedana ilaahay ha u barakeeyo
@fatumanur7067
@fatumanur7067 7 ай бұрын
Allah haku sugo nolol wanaagsan iyo carruurtaada oo aad wada noolaataan hakuu sahlo
@abdoowmaye
@abdoowmaye 7 ай бұрын
Walal Hannah very proud of you Masha Allah wana kuu soo duceynaynaa somali oo idil dhamaan Allah ku xafido Adiga iyo ciyaalkaga aamiin 🤗
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 7 ай бұрын
Allah ha ku caafiyo wllo qalbiga allah ha kuu qaboojo
@amiiramaxamed3334
@amiiramaxamed3334 7 ай бұрын
Alxmdullh illahay ayaa mahad leh ka so saaray dhibtadaasi inta nolosha kaga hadhayna allaha khyr iyo cafimaad iyo farxad kugu dhamaystiro
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 7 ай бұрын
Gabadhan Waalid keedii ayaa dayacay markay yarayd waa gabadh fiican Allaah haw gargaaro
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 7 ай бұрын
Waalidka warkiisa inay maqasho aya ufcnayd Waayo waalidku inuu ilmihiiso Wanaagsanadu ayuu jeclyahay
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 7 ай бұрын
Waalidka muxu u dhageysan waayey cunugta yar ninka kufsaday na maxay u qaban waayeen?​@@dulmidiid1445
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 7 ай бұрын
​@@dulmidiid1445 Oo xaaladeda maya hoos u eegana marka ay tidhi ninkana ayaa i xumayay markaas ayay dayaceen walidka somaalida carurtoooda hoos uma eegna intooda badna
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 7 ай бұрын
@@UmuRaxmaInabashiirintaanad xukun ridin waxaad tidhaahdaa waalidkeeda ha la waraysto eed wayn bay dusha ka saartay markaa waa in iyagana la maqlaa jawaabtooda inta ka horaysa lama rumaysankaro warkeeda…..waxaa la yidhaahdaa hadii qof dhaawacan kuu yimaado hubi in kii kale dhintay iyo inkale.
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 7 ай бұрын
@@yasinyusuf4759 hada waalikeda aydba curutii u haya marka. Hada way heshiiynba
@Sarta100
@Sarta100 7 ай бұрын
Alle subxaana watacaalaa qofkii kasoo noqda dambiyada si kama dambeys ah alla wiu u dhaafaa waana ka aqbalaa towbada ,gabadhaabmn allaa soo hanuunshay ee fadlan waxtara oo wax u ururiya si ay ugu noolaato farxad waana dumar wax walbey ubaahan tahay inta ay qaadaneyso dawooyinka taakuleeya fadlan yA loo fiiran qabiil iyo qabyaalad ,hana lagu caayin waxa ay soo martay oo dhibaato ah niyada u dhisa gabadhan fadlan. Wax u uririya haday casfimaado ayadaa shaqaysan doontrebinshaa allaah.
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 7 ай бұрын
الحمد الله رب العالمين ALLAH iimaanka ha kuu siyaadiyo. Aamiin yaa ALLAH Thank you my dear Hereri
@fadumomohamed3015
@fadumomohamed3015 7 ай бұрын
Allah hakuugu kaalmeeyo jidka fiican Allah caafimaad ayaan kaaga baryayaa caruurtaada iyo hooyo iyo abo allah hakuu xifdiyo
@AbdiNourElmi
@AbdiNourElmi 7 ай бұрын
Allah ha ku xafido walaal hana.caafimaad taamana ha ku siiyo.
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 7 ай бұрын
MaSha'Allaah Allaahyacizag Gabaryahey Hanna" runtiii waaa GabarYar oo aad u NiyadFiiican. Guul ayaan kuu Rajeynayaaa.
@zaminaxaaji7460
@zaminaxaaji7460 7 ай бұрын
I’m so sorry sister everything that you went through but you can show them that you can do everything by yourself. May Allah protect you I’m so proud of you take care of yourself and stay strong for your kids
@HodanAli-jh3fy
@HodanAli-jh3fy 7 ай бұрын
Ilaahay haku gargaaro walal nolol fiican iyo caafimad iyo awladadiba allh hakuu barakeeyo
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 7 ай бұрын
Illaahey waxaan uga baryaaya walaashey inuu rabi ku sugo xaqa caafimaadkeedana team uga yeelo baldis iyo qurunkana Sanjay dib ugu noqon hoey u soco walaal isha allaah
@AbdiSamadFilmMaker
@AbdiSamadFilmMaker 7 ай бұрын
Waan ka Xumahay walaal somaliyeed dhibta iyo xanuunka aad kala kulantay Nolosha iyo Bulshada aad kusoo dhex kortay inshalah waa ka bixi doontaa
@Hashi.2
@Hashi.2 7 ай бұрын
Amazing my beautiful sister we all have our downs and UP. Keep pushing InshaAllah many happy years ahead 💙 so proud of you 💯🎉💙
@saharamohamud8417
@saharamohamud8417 7 ай бұрын
Habo May Allah protect you and Bless you. Habo Alhamdulillah.
@rahmaahmedsarhaye3507
@rahmaahmedsarhaye3507 7 ай бұрын
Allah baa mahadleh kaa soo bixiyay dhibkaas ilaahay diinta hakugu sugo nolal farxadleh Allah ka cabsi leh Allaha ku siiyo
@cabdicalisaciid
@cabdicalisaciid 7 ай бұрын
May Allah make it easy for her and the kids that are struggling in this diaspora, it’s very sad to see our kids in this situation. Advice to our Somali parents please pay attention to your kids, even if you guys are divorced. The struggle is real in diaspora when it comes to our youth.
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 7 ай бұрын
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته. اللهم ارحمنا ورحم اختنا Waan ilmeeyay oo murugooday markaan sheekadan aan dhageystay. Caano daatay dabadood laqabay. Alloooow noo danbi dhaaf.
@AMIsmail22
@AMIsmail22 7 ай бұрын
Allah ha kuu suyaadiyo walaashay caafimaadka iyo iimaanka hana kaa ilaaliyo xumaanta adiga iyo caruurtaadaba
@zakariaaxmedhassen4202
@zakariaaxmedhassen4202 7 ай бұрын
إن الصلاة تنهى عن الفحشاء و المنكر
@ladanladan1718
@ladanladan1718 7 ай бұрын
Ilaahayoow U gar gaar adaa awood lehe inta shaydaan ku duuf sadyna ilaahay ha soo hadeeyo inshallah
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 7 ай бұрын
Alle ha caafiyo oo dib danbe ugama celiyo 🤲🤲🤲🤲. Aawey kii wll sheed qabey oo caruuraha noloshooda sidaa ka dhigey? Waa hadey sida ay sheegtey jirto. Wll sheed raadi hadey ku markhaati furto cimrigiis jeel haku dhameeysto .
@samatarabdulahi8154
@samatarabdulahi8154 7 ай бұрын
Waa gabadh qalbi wanaagsan oo daacad ah illaahay ha caafiyo dhamaan balwadaha iimaankana haku sugo aamiin
@mohammedkhalif6281
@mohammedkhalif6281 7 ай бұрын
Illaahay Ayaan kaaga baryayaa Nolol wanaagsan & Khaatumo wanaagsan
@DhuuDhuuB2019
@DhuuDhuuB2019 7 ай бұрын
I loved her honesty ❤️❤️❤️❤️❤️
@queenafrica8219
@queenafrica8219 7 ай бұрын
So sad situation 😢 😞 😪 May Almighty Allah Swt protect you 🙏
@osmansheikh2116
@osmansheikh2116 7 ай бұрын
Aamiin
@omarhussien8958
@omarhussien8958 7 ай бұрын
Hanna,you are not out of the woods yet stay strong don't relapse please...Kheyr Baan kuu rajeynayaa Hanna.
@abukar1636
@abukar1636 7 ай бұрын
Allaahh ku xirnow insha Allahh Qirashada dhibta aad soo martay go’aan qaadashada Waa Guul
@ummnora4665
@ummnora4665 7 ай бұрын
Habo ilaahey dib kuuguma celiyo suntaa,salaada ku dhegenow oo ducada badso waad heli waxaad ku hamineyso habo, hore u soco dib ha eegin, ilaahoow soo hanuuni inta caruur soomaaliyeed oo ku dhex jira dhibkaa imika Allahuma aamiin 😭😭😭😭😭😭😭
@Sahra881
@Sahra881 7 ай бұрын
Ilaaheey ha caafiyo dibne uguma celiya maandooriyaha.
@maslahahmed966
@maslahahmed966 7 ай бұрын
Ilaahow ha Ku celin isticmaalka daraagada Una demi dhaaf aamiin keep up sister
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 7 ай бұрын
Walahi calosha i hurty ax ax😢😢😢😢😢😢 maskiin alx hadi caruurti walidku u hayo aad ban uga xumahay waxa ku dhacay gabadha😢😢😢😢
@abdinuraden968
@abdinuraden968 7 ай бұрын
Hanuunka Alle ha u siyaadiyo, dibna Allow ha ugu celin.
@habonsudi3399
@habonsudi3399 7 ай бұрын
Ilaahay SWT tubta toosan hakugu hayo, waalidkaaga cafi oo u duceey ayagana ka duceeyso si awlaadaada baariyiin saalixiin Allah kaaga dhigo. Cafimaad iyo horumar wanaagsan Allah kugu arsaqo, Aamiin 🤲🏽
@Dealscooked
@Dealscooked 7 ай бұрын
Good Loorrd! Such an amazing soul!! Not blaming others of her choices as a child yet striving to correct course and safe her life.... Allah ha kugu garab siiyo walal deddaalka aad noloshaada ku saxeyso... guuleyso walal...
@abdiibrahim8576
@abdiibrahim8576 7 ай бұрын
You make me cry walahi. Never give up and hold your head high. God is with you sister.
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 7 ай бұрын
QURBAHA IYO DHIBKISAY KA MIDTAHAY EE RABI WANAAGA HAKUGU SUGO AAMIIN THANKS MR HERERI
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 7 ай бұрын
Waaliido caruruta amiin haday waxa ku sheega hada gabarta inaay heerka gaadho waxa ukeenay inaay hooyo amiini wayday Abaayo hoore usooco salad ku daadal noolasha Ilaahay sidad jeceshay ha ku sahlo ❤❤
@Tasniim1
@Tasniim1 7 ай бұрын
Ilaahay kuma celiyo wixii ay kujirtay. Ilmaheedana waalidkeed baa ilaahay kubadbaadiyey sida ay sheegtay oo uqabtay. Masha Allah.
@s_h4807
@s_h4807 7 ай бұрын
Illaahay qalbiga ha kuu deliyo amiin horay u soco salada ku dadaal marna gadaal ha fiirin aad ayaad u nasiib badan tahay fiiri caruurtadii hooyada iyo abaha aya kuu haayo caruurtada wehel ka dhigo saxiib ka dhigo illaahay wado khayr qabo ha kuu furo amiin amiin amiin ❤❤❤
@shukriyahosman175
@shukriyahosman175 7 ай бұрын
I can stop crying
@Fatisahro
@Fatisahro 7 ай бұрын
Ax ax 😢Abayo Allaha kuu gargaaro
@SundusJamar
@SundusJamar 6 ай бұрын
Subhanallah this has touched me. Habibty, ilaahey haku xifdiyo oo nolol wanaagsan oo ilahey ku taxan allah kugu badbaadsho. Allahuma amiin amiin. Waalidkana, please please, ilmihiin ilaalshada subhxanallahi. Yaa rabbi, xage ilaahey walle iyo bille suaal baa taal iyo xisaab.
@aminahussein1
@aminahussein1 7 ай бұрын
Allaha ku caawiyo Hana. ❤
@MahamedMohamud-ek5si
@MahamedMohamud-ek5si 7 ай бұрын
Rabi haku xafido walashay shaydanka haka qabto dhaman dhalanyarada somaliyeed Rabi xafido meewalba ay jogaan
@abshirquraab1117
@abshirquraab1117 7 ай бұрын
Allah waxaan kaaga baryayaa inuu kugu sugu khayrka iyo wanaaga qalbigaaga ka suuriyo balwada wax wanaagan iyo horumar kugaarsiiyo wll hana
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 7 ай бұрын
Masha Allah Alxamdulillah Allahiii kaa soo badbaadiyey ayaa mahad iska leh wll caafimaad degdeg ah oo taam ah Allaha ku siiyo inta kuu dhiman Allaha kuu dhameystiro farxad ku noolow ifka iyo aaqiro❤
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 7 ай бұрын
😭😭😭😭 hal eray baan ilinta la ceshan waayay oo ah, ilmahaaga waa inaad if iyo aakhiro ugu shekaysaa😭 yaa ireygaas ila dareemay?
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 7 ай бұрын
haa aniga xataa wee iga ooyisay Gabadhan Allaha xiftioyo rajadeedane ha uromeeyo xanuun waaye ilmaha yar markee dhib soo kaarto mana sahlano sidee ugu kabtaan. Allaha xiftioyo caruurta meelwalbo ee joogan
@sadiaahmed6583
@sadiaahmed6583 7 ай бұрын
Alllhu Akbar Allahu akbar Allahu akbar yaa Allah yaa rabi yaa rahman ilaahayow khatumada khyar nogu qaatim ❤🎉wanka xumahy wlshy qali dhibadad sogadhay
@moslimmomer794
@moslimmomer794 7 ай бұрын
Allah ha Ka madoobeeyo, oo dib uguma celiyo madawgaa ay Ka soo baxday.
@faizam523
@faizam523 7 ай бұрын
May Allah be with you my beautiful sister. You are strong young lady, I wish you and your children the best.❤
@fardusali2771
@fardusali2771 7 ай бұрын
Haa Allah Hana Rabow kusug go’anka ay qadatay ee ah in ay Salada garkii Allah swt ku radinsydo, Walahay way asiibtay Rabow u rumee oo Qalbigeeda u adkee Ya Allah ka suuli dariqii dhibka badna ee Rafadka ahaa ee muda madan ay ku so nolayd. Rabow noloshan cusub ee isnadifinta iyo rajada fog ku salaysan Rabow u rumee iyada iyo Awladeeba Rabow guul kukulmi Yaa Allah Rabow ducada Musliminta u aqbal Dhaman inta kusugan nolosha Hana nova warantay midlamina Rabow kaso hadee Ya Allah amin
@hawaadam3447
@hawaadam3447 7 ай бұрын
Aad iyo aad ayaan u murugooday arinta gabadhan Illahay Subxaana wa tacalaa waxaan kaga baryayaa in ku xafido ❤❤❤❤❤
@Asiya2363
@Asiya2363 7 ай бұрын
Abaayo ma fududa in Aad dhibkaaga banaanka keentid laakiinse Iam very proud of u sababtoo ah waxaa tahay tusaale in Aad wax walbo oo xun aad iska dhaafi kartid. Illaahay qeyr oo dhan aduun iyo aaqiro haku siiyo.
@aliisse3397
@aliisse3397 7 ай бұрын
Wax cadeenaya ma jirto in dhib loo geeystay. Wadamadaan sharci ayaa ka jira DNA ayaa la qaaada. Dumarka duurka galay ,waa la I kufsan jiray, biyaha la igu dhaamin jiray bla bla ayeey la wareegaan. Waxaa naqaanaa kuwo la kufsaday hadana aan alle iyo rasuul yaqaana aasiyo Alle ayaase xaalada og
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 ай бұрын
@@aliisse3397 Dee waa haday dacwayso mabay dac wayn hooyaday baan iga hoos qaadin bay tidh markaan u sheegay cidkalan u may sheegin
@jaamaca.maxamed5151
@jaamaca.maxamed5151 7 ай бұрын
Siday sheegtay dacwadba may garanayn
@mahameddiin1270
@mahameddiin1270 7 ай бұрын
Ilaahay ayaan kaaga baryayaa in aadan dib ugu noqonin wllshay
@daljireali4783
@daljireali4783 7 ай бұрын
Heart touching story. Hanna ilaahay haku xifdiyo, dibna kuguma celiyo dhibaatada aad ka sheekaysay
@shukrihussain3468
@shukrihussain3468 7 ай бұрын
Illahay ha ku caawiyo habo waa arin murugo leh insha allah waa ka gudbeysaa waalidkaa allaha xafido waa waalid wanaagsan❤ allaha barakeeyo
@ShaimaAli-g7t
@ShaimaAli-g7t 7 ай бұрын
Yallah kamasax waas xun maskagax deeda xaataa af soomaaliga. Sifiican ayay ugu hadlaysaa kamuu lumin
@FreakyMan-q3t
@FreakyMan-q3t 7 ай бұрын
Somali badan ma fahmi karaan lakin believe me this girl is legendary waayo meel kaso labashadeeda easy eheeyn ayey kuso labatay taasna micnaheeda waxaa waye intii ey istimaali jirtay oo dhan meynan ku raxeesan jirin waxbadan one day in ey ka baxdo ayey ku hami jirtay psychology ahaan wee so dagaalantay well done she has very strong willpower amazing sister keep going forward qasaare ma joogtit hada waxaa tahay intelligent person oo wiliba open minded ah.
@shukriwehliye1295
@shukriwehliye1295 7 ай бұрын
Hana Ilaahey waxaan kaaga baryayaa inuu ku saacido qalbigaagana Diinta Islaamka ku sugu salaadaadana tii la aqbalo oo xumaan oo dhan kaa reebta Allaha kaaga dhigo, Bini aadamku wuu qaldamaa qofkii qaladkiisa ka Soo laabta Ayaase Guuleystay. Guul iyo khaatu.o San Allaha ku siiyo adiga iyo Inagaba🙏
@Selma-jf2xg
@Selma-jf2xg 7 ай бұрын
Thank you so much
@mosparky2227
@mosparky2227 7 ай бұрын
Walaahi waa ay iga ilmaysay. Ilaah ha ku sugo dariiqa toosan. Balwada alle ha ka madoobeeyo. Qayr iyo guul bàn alle ugu rajeen. Waa gabar qalbi ficaan inta aan ka dheehday hadalkeeda.
@randakuuriya2801
@randakuuriya2801 7 ай бұрын
Ilaahow kamadoobee oo qalbigeeda kharka ku sug yaarabi iyada iyo inta lamidaba
@farhiaali3873
@farhiaali3873 7 ай бұрын
Aamin yaa rabi
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 7 ай бұрын
Allaahuma Aamiin
@juce9169
@juce9169 7 ай бұрын
Love you Hannah! Omg I'm so proud of you girl!!!🤍💗🤍🎉🎉🎉 Such a strong, bright, beautiful, talent, woman! I'm grateful to know you, thank you for sharing your story. 💛
@legendneymar5691
@legendneymar5691 6 ай бұрын
What kind of talent does she have I’m curious 👀
@caarafmadar6038
@caarafmadar6038 7 ай бұрын
Murugo walaahi nolosha markay yaraanta kaa xumaato oo aan lagula fahmin dhibtaada, gaar ahaan sida gabadhan ILAAH Khaatumada khayr hainoogu khatimo
@rxmeysa
@rxmeysa 7 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️I pray to Allah almighty he protects you from all that’s harmful to you dear sister Hanna. May you overcome come this and come out strongest mother and May your dreams of getting your children back and graduating from college become true. ❤️❤️❤️❤️you are loved abaayo keep praying your daily Salah .
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Luul Jaylaani oo maanta lagu aasay gobolka Minnesota
7:09
Xogmaal Media
Рет қаралды 13 М.
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 172 М.
Sh Abdirahman Bashir " Soomaalida iyo Fahamka Dawladnimada.
53:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 24 М.
AX! Habar Yartay Bursada Bananka iso dhigtay Ano 10 Maalin Nairobi Jogo
54:24
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН