Asc Asxabta waxan bixiya Tallooyin bilaash ah iyo kuwo Gaar ah - La talin Gaarka ah shorturl.at/g12I9 - La Talin Bilaash ah forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
@AbdikafarMohamed-x5q5 күн бұрын
Asc mahadsanid wll waxbadana waan ka faiday. Linkiyadan waa ii shaqayn la yihiin wll meel baadiya ah baan ka shaqaynaya taloyin iyo coursoyinkaba waan rabay seen kuhela ado raali?
@AyubFahdi5 күн бұрын
Wad mahadsan tahy ustaad
@Hanush000-s4d5 күн бұрын
Thanks ustd vedio aan sugaaye wyae 🙏
@SalimOmer5 күн бұрын
❤❤🎉🎉
@ruminahmed11265 күн бұрын
Mahadsanid wax badan ban kafaiday jazakalahu qayr
@SalimOmer4 күн бұрын
Aaamin wll Allah hku sharfo
@Sharmarke-b8i3 күн бұрын
Thanks brother this video very important for me
@CcazizAdam5 күн бұрын
Qofka 1 ka faaideystay Thanks Brother 💯💯
@SalimOmer5 күн бұрын
❤❤
@muktarcadde64133 күн бұрын
Masha allah perfrctionmska waa dhibaato aynu ku dhibanhy well ustaad waan kaa faaidneh
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt5 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@SalimOmer4 күн бұрын
Ada mudan wll
@marwamuse4 күн бұрын
Mahadsanid walalo maduuc wanaagsan oo waxtar leh ayaad noo soo gudbisay. Perfectionism somali waxay ku noqonaysaa Dhamaystirnaan ayaa ku haboon ayay ila tahay.
@SalimOmer4 күн бұрын
Perfect = dhameestiran -- perfection= dhameestirnan -- perfectionism = ? Taas iso sheeg - Shukran
@marwamuse4 күн бұрын
@@SalimOmer walaalo perfectionism= dhamaystirnimo ayan umalaynayaa in ay noqonayso.
@MahadosmanAbdi6 сағат бұрын
mhadsanid wll
@mubarigabdilaahi16054 күн бұрын
Waad mahadsanyahay macalin mawduuc muhiim ah ayaad noo soo diyaarisay gaar ahaan aniga wuu i anfacay JasakaAllah 👏
@SalimOmer4 күн бұрын
Wa ku frxsnhy wll shukran
@Anzal2225 күн бұрын
Aniga dabeecadaas ayaa leeyahay wax badan oo jeclaa inaa xaqiijiyo ma xaqiijin wana daalay allaahayow cudur ha igu ridin
@SalimOmer4 күн бұрын
Allah hku xifdiyo wll ❤️❤️
@leaderzachariachannel96913 күн бұрын
Thanks
@Samsam-ty4yt2 күн бұрын
Mahdsanid
@mohamedabdullahi42112 сағат бұрын
Adbuu umahadsanyahay walalken an uduceynu inshaalh waxbadan buu nofaideeye
@ahmedshariifsomali85695 күн бұрын
Perfectionism ayaan iskaga shaki sanahah
@SalimOmer4 күн бұрын
Mxa isku aragtey?
@mohedrashiidmohamed57204 күн бұрын
Thnks pro❤
@SalimOmer4 күн бұрын
Ada mudan wll ❤
@hapoonismail64784 күн бұрын
Thanks teacher wax badan kaa barty wllhi
@SalimOmer4 күн бұрын
Ada mudan wll. Thankz
@xannaanmaxamed26534 күн бұрын
Perfectionism waxan kasi ahay High achievement waxan dhameyey Bachelor degree, fashion design, crochet design, arts, makeup art and henna art lkn dhibato iguma ahayn kuwa in aan 100% keno lkn nolosha cadiga ah qanaaco la'aan aya iga haysa wax walba in ay perfect ii noqdan ayan donaya Over thing saaid ah aya ii haya sanoyin badanba Wan dalay wll salim
@SalimOmer4 күн бұрын
Wa ka xuma wll waxan bixiya Tallooyin bilaash ah iyo kuwo Gaar ah - La talin Gaarka ah shorturl.at/g12I9 - La Talin Bilaash ah forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
@SawdoAhmed-q9v4 күн бұрын
Allah ku siyadio cilmisgn iyo aqontan. Wax ka fican majiran in aad dadkaaga waxed ku birin karto Ku biriso.
@SalimOmer4 күн бұрын
❤️❤️❤️
@ahmedshire71443 күн бұрын
Aadbaad u mahadsan tahay shp mawduucaan runtii wax aan uga baahi badnaa maanta ma jirto perfectionism waa mid kamida dhibaatada ugu wayn ee aan wajahayo
@BashirFidhinКүн бұрын
Anaa kadaran 😔
@ShamsoCabdi-uk3vt4 күн бұрын
Guleyso wall wax badan waan ka faa idnay🎉
@SalimOmer4 күн бұрын
Thankz wll
@LibanAbdi-fv8li2 күн бұрын
aniga dhibkeyga wllhi manta ayan helay thanks sxb xalada aan daremo garahaan waxan ku ficanhay qorshaha inta badan waxan isku xiraaa qorshaha iyo natiijada balse waxan ku dhibanahy ficilkii waxan isku canantaa ficil sameyntedii maskaxdeyda waxaa ku furan intaas oo qorshe mida kale dhibka jira way ii sawiran tahay natiijada iyo hadii ficilka an sameyo faidada aan helayo xaladan waxan ka dhaxlay caruurnimadii aniga abahy wuxu jeclaaa inan markasta noqdo mid dadaala basle aniga ma ahyn isagu markasta wuu i daba gali jiray kadib waxan bararugay markii aan garay jamacad waxan bilaabay ianan dadaalo oo noqdo mid wanagsan waxana juhdi galin jiray si aan u keeno dhibco wanagsan si walidkey ugu farxo tasi waxay ii keentay inan ku jiro markasta xalad walwal ah ilaa aan ka dhameyey jamacadii aniga oo dhibco fican kaga baxay basle ilaa hada waxan aminsanahy in markasta nafsadeydu aysan dadaal sameyneyn hadan markasta waxan niyada ku hayaa in ay wax iga maqan yihin oo anan wax dadaal ah sameyneyn
@Abdalllahamed4 күн бұрын
Mahadsandi salim cilladaan wey iheysataa waxa hadeyba 100% eheen waxba uma arko hadey 100% noqdaan waxweynba ilama ahan waa yaabahanhy waxaan rajeynaa videogaan inuu i anfaco insha allah. Mida kale ustaad qeybti ugu dambeysy ee insecure ama kalsonida weli ma aadan soo galin marar badan midka xiga ayaan kadhigaa dhahday marka waxan rajeynaa inaa noooso boobsiisid mahadsanid.
@SalimOmer4 күн бұрын
Inshallah wll
@byzaina4 күн бұрын
Perfectionist waxaan kasii ahay high achievers degree ban qaatay umana arkin in aan wax xaqiijiyay
@SalimOmer4 күн бұрын
Kwrn stress badan ma leedahay?
@byzaina4 күн бұрын
@SalimOmer Haa stress badan waliba waxba kuma qanacsani, maalintan dhameyay degree ga waxaan dhahay markaad shaqo ku hesho ayaad farxeysaa hadane shaqo kasto aan helo cilad baan uga so cararaa kuma nagaado
@NaphisaLHassan5 күн бұрын
Salim ❤❤
@NaphisaLHassan5 күн бұрын
Wll side kula xerà arin ku weydin rapaye
@SalimOmer5 күн бұрын
❤❤❤
@SalimOmer4 күн бұрын
- La talin Gaarka ah shorturl.at/g12I9 - La Talin Bilaash ah forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
@bilicdawadanka41994 күн бұрын
Guuleyso Maclin
@musababdijamal95565 күн бұрын
Mhdsnd wllka iyo ustaad aan tagero cilmiga kujiro in uu wax ka qato cimri dheer iyo cibado suban baan ku rajeen ardayd nimadeeda wax iga qaldan baa i saxday jamacada
@SalimOmer4 күн бұрын
Shukran ❤️
@iqraabdirashid45974 күн бұрын
My teacher❤
@SalimOmer4 күн бұрын
My ❤️
@CabdixakiinCabdirisaaq-y4s2 күн бұрын
Aad baad umahd santhy wll, madaxaaga kor ha ahaaado waligaa
@dhuuxyuusuf8565 күн бұрын
Guulyso ustaad waxan filayhy inaa ka mid noqodado dadka u so jawabato
@SalimOmer4 күн бұрын
❤️❤️
@OmSamiira4 күн бұрын
Hooyadeey baa dabeecadaan leh
@SalimOmer4 күн бұрын
Mxa kala kulantey
@hakraofficial3795 күн бұрын
saalimow sxb aaway su aalihii cashar-ki consistiga ahaa waan soo gelinayaa ayaaf tiriye
@SalimOmer4 күн бұрын
Inshallah wll
@drahmed4104 күн бұрын
sxp personality disorders kasoo hadal thanks
@SalimOmer4 күн бұрын
Inshallah diyaar wye - asbuuci hal disorder aya kso hadlaya inshallah
@Anzal2225 күн бұрын
Aniga waxy iga soo raacday yaraantii
@SalimOmer4 күн бұрын
Goorma ogatey?
@Anzal2224 күн бұрын
@@SalimOmer sanad ka hor ayaan ogaaday ilaa intaas wan la tacaalaayey ee walal bal xalka soo sheeg allah ku barakeyee
@KAANA104 күн бұрын
Intaan dawanayay weligey video KZbin comment kama baxin laakiin maanta ayaan arkay video u qalmo faalo qiimo badan saxiib ani ayeey dhibtaada iheystaa wax walba bilaaba anoo xiiseynaayo laakiin natiinada ayaan sawirtaa marka natijadaas ayaa ila qurxoonaane marna ila xumaane tan kale joogteynta ayaan sidoo kale ku dhibanahay sidee loo xaliya wllkie❤️
@SalimOmer4 күн бұрын
Shukran wll waxan bixiya Tallooyin bilaash ah iyo kuwo Gaar ah - La talin Gaarka ah shorturl.at/g12I9 - La Talin Bilaash ah forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
@fatimakiin4354 күн бұрын
Ustaad waxaa jeclhy in aa barto cilmi nafsiga maxaa igu caawin kartaa
@SalimOmer4 күн бұрын
Jamacad ma raadisey wll
@fatimakiin4354 күн бұрын
@SalimOmer muqdisho joogaa mana arkin meel lagu barto
@MacalinEnglish5 күн бұрын
😂😂😂Adiga Daawade boqolkiiba meeqa ayaa ku qanacdaa?
Link ga latalinta aad rabto raac wll. Ama free ga ama paid ka
@TheGoat-f8x4 күн бұрын
@SalimOmer wu I hggi la'yhy linkga
@iqramohamedabdi63955 күн бұрын
Wll plz noo so gudbi hadaad awoodo sida lo abuuro positive thoughts hadan isku dayo xataa wll mid igu soconeeso mhn sababto ah waligey negative baan ahaa o mana aqoon wax positive la dhaho adiga ka maqlay waana kari la.ahay inta ugu badan ee positive thoughts an sameeyay 1week kama badaneyso hadana meshi ban ku noqona hadalada gudaheyga kasocdo baan culeeskoda laabta ka dareema weena i xanunjiyayan😢 Waan ka daalay runtii
@SalimOmer4 күн бұрын
Inshallah wll ❤️
@iqramohamedabdi63954 күн бұрын
@@SalimOmer mahadsanid in badan wll
@ramlocqaadir48515 күн бұрын
Jouska syndrome kaso hadal wll plz
@SalimOmer4 күн бұрын
Inshallah
@Adeego13 күн бұрын
Codku uu gaaban yahay, Fadlan kur u qaad.
@NajuuNajma-jc6fv5 күн бұрын
Wll alle ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin haka siiyo mudo labo asbuuc ka yar channelkaga ku soo biiray hadana noloshayda dhan bedelmatay wax wayn inay iga maqnaayeen aan dareemay stress buuq ani odhan waa dagay wlhi wax badan oo fudud dhankayga ila waynaa aan kaa faaiday oo hada fudeed iyo daganaan dareemaya markasta alle kaaga baryaa cimri dheer cibaado suuban cafimaad wll
@@SalimOmer Haa shukran brother wax badan ayan maqlay so I was sure
@HodanMohamet-z9k4 күн бұрын
Marka muqal soo dhigasid waan ku xasuusta niyadayda kusoo dhacdaa tolow muqal noce ah buu noo soi wadaa mise mrkn khadka soo galo waaba soo dhigtaa why