Пікірлер
@NastexhoIbrahim
@NastexhoIbrahim 11 сағат бұрын
Masha alaah
@xaawaadan1226
@xaawaadan1226 13 сағат бұрын
Masha Allah waa markii uga horysy ee aa Ku arko waye wax bdn Aya Ka faiday mahadsinid walle🎉❤
@aliibrahim5436
@aliibrahim5436 15 сағат бұрын
Wlhi dhidid ayaa nolosha ilaqebsade wanisdhibsade waxbarashidi xitaa unacay
@ifka1414
@ifka1414 16 сағат бұрын
5:31 dad saan ah ma jiro Alxmdllah ❤
@NajmaAhmed-m1d
@NajmaAhmed-m1d 20 сағат бұрын
mahadsanid
@Mr_Rasta-u4d
@Mr_Rasta-u4d 21 сағат бұрын
25/12/2024 Es war mein erster Tag, an dem ich dieses Video sah. Heute ist der Mittwoch.
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 23 сағат бұрын
Salimoow isku cudur baan nahay anigu hada halkaaas taganahay xiriir o dhan wa isaga carara buuq uo mushkilad u arka hadayba dhacdo ina qof aqbalo xiriirkisa wax yar hadaan isku khilaafno khalaas wan gurayba
@Haawaluul-iy1vj
@Haawaluul-iy1vj Күн бұрын
Aamiin yarabi 🤲
@AxmedBashir-k4s
@AxmedBashir-k4s Күн бұрын
Sxb wa kumahadsantahay anney tan ihaysataa❤👑😢
@nasrasheikh2678
@nasrasheikh2678 Күн бұрын
Ustaad saalim waxaan ahay shaqsi inta ugu yar ee ruux la is qabto hadaan is qabano Xataa wax waynba yay ahaan wada hadal yarba ha ahaatee waan walwalayaa waa gariirayaa wadnaha wuu I garaacmayaa sinxad dhaafa calosha way ixanuuni yacni aad ayaan u xanun sayaaa hadaan ruux is qabano waana qoomameyaa maxaad usamaysay xitaa hadii lagaa qaldanaa maxad isaga dayn waysay ayaan is dhahaa xaalad xun ayaana galaa ustaad maxaan sameyaa. Mahadsanid ustaad
@AlexMacAllister-cc6cy
@AlexMacAllister-cc6cy Күн бұрын
Thanks 😊 🫂 🙏 pro
@kaabe9459
@kaabe9459 Күн бұрын
Waa Muuqaalkii iigu fiicnaa oo aad daawado oo ku saabsan Mowduucaan.
@mcaadif1907
@mcaadif1907 Күн бұрын
Mahadsanid walal 🤝
@IfraxIfka-u7n
@IfraxIfka-u7n Күн бұрын
Ninka princess treatment raba waa gay laga wada
@Neem52344
@Neem52344 Күн бұрын
Dr dadka markad amaanto xanaqaya balka soo waran fadlan bal wan yabaye thanks Dr
@Muxsin12k4
@Muxsin12k4 Күн бұрын
Waxan isku arkey xasus dulmi walbo an dad katabanayo iyo quyaaliga waliba film fican ayan samesana maclin
@xaawojabriil2756
@xaawojabriil2756 Күн бұрын
Inte lagaga soo xariira wllo😢
@caiishoabdiaziz-ns2uv
@caiishoabdiaziz-ns2uv 2 күн бұрын
Allaha kaa abaal mariyo boowe
@learnenglishwithstoriespodcast
@learnenglishwithstoriespodcast 2 күн бұрын
Isnt the same as mental musterbation
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 2 күн бұрын
Maaansha allah
@sacdiyaaxmad4836
@sacdiyaaxmad4836 2 күн бұрын
جزاك الله خيرا كل جزاء
@HanaHuuesn
@HanaHuuesn 2 күн бұрын
Labo kamida ayaan leyahay
@Nasimmuxumed
@Nasimmuxumed 3 күн бұрын
Wll wllhi dhibtadaa saihysta waxan ahy 22 jiir nolosheyda waxan kunolaa khiyali ilatali wllkey
@HodanAbdirahman-ss7rw
@HodanAbdirahman-ss7rw 3 күн бұрын
Alla wallo illahay haka abaliyo muqalkan sababto ah xili aan xoog ugu baahna ayu iga so hor baxay thank you sooo much❤
@SalimOmer
@SalimOmer 3 күн бұрын
Allah hku sahlo dhamaan armahga wll
@sundussaid3650
@sundussaid3650 3 күн бұрын
Jasaka alllhu khayr ustaad , waxaan la noola khiyaalkana mudo dheer , waxa aan ku baraarugay waxan inuu yahay xanuun habeen dhawyd oo aan dawanayay live kaga intii ka danbaysay habeenkaas markastoo aan is arko anoo xaladaas galayah waan iscontrolaa wax ka kale ban isku mashquuliya sida tasbiix ama in aan wax uun qabto .
@xamsamahamed8543
@xamsamahamed8543 3 күн бұрын
Mashllh akhii
@LolyOpppy-it5qs
@LolyOpppy-it5qs 3 күн бұрын
Masha Allh Thank you Wllo qali Alle Haku xafido ❤
@Iqra_Abdullahi47
@Iqra_Abdullahi47 3 күн бұрын
jazzakala allah salim wll ilahey hano ka daayo muhiim ba no thy
@FoosiyoIsmacil
@FoosiyoIsmacil 3 күн бұрын
Madsanid wall Zalim
@MariamAhmeth
@MariamAhmeth 4 күн бұрын
Saliim kasoo hadal baqdinta ah in aad dadka ka baqato la hadalkood io la sheekeysigooda😢
@AbdullSharrif
@AbdullSharrif 4 күн бұрын
Aad iyo aad u mahadsantahay walal.
@ZalmaanFathiHaazhiAdaani
@ZalmaanFathiHaazhiAdaani 4 күн бұрын
Thanks ustaad saalim omer Alle hakaa abaal maryo saad nooga dhiiri gali so eed noogu baraarujiso inaan nolosheena dhisno ❤🫡
@abdinafic26
@abdinafic26 4 күн бұрын
Jazakallha walaal❤
@DekWeris-gz9cb
@DekWeris-gz9cb 4 күн бұрын
Amein
@AbdimahamuudGabane
@AbdimahamuudGabane 4 күн бұрын
Aad iyo aad masuul cashar ayaan ka baranay thank you so much macalin 🎉
@sundussaid3650
@sundussaid3650 4 күн бұрын
Ustaad xalqadii day dreaminka aad uga hadlaysay halkee soo dhigtay tiktok ban kasoo arkaye waana kawaayay youtube ka wayay
@SalimOmer
@SalimOmer 4 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/mqOZYplrir6Uq6csi=nIgT09Li4bsAft1O
@istarmalaple628
@istarmalaple628 4 күн бұрын
Shukran ustaad sidaan ugu soo biiray Chanel kga wx bdan ayaa iska key badaly stress mrka dremo wxa noqday qof maqana joge ah qofk hdu ishekeynayo xitaa maskaxdeyda anigoo oo ba maqan😢
@SalmaomarUpdala
@SalmaomarUpdala 4 күн бұрын
Shukran zajiilan akhii 🥰
@SalmaomarUpdala
@SalmaomarUpdala 4 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@FatimaSuleimanjeilani
@FatimaSuleimanjeilani 4 күн бұрын
Waad mahadsan tahy wll aniga iska yaabay oo waxaan is arkay anigoo darsi dhageysanaayo oo aan wax jirin iska sawiranaayo marwalba waxaan swrtaa waxyaabaha aan jclhy ee aan waligeyga sameynin mrkaan smeey isdhahana waan jareeryaa wadnaha wuu iga raacmaa tnxs wll hdeer meesha ay iiga timaaday waan oghy
@mohafadal2112
@mohafadal2112 4 күн бұрын
SHUKRAN AKHIL QALIH JZAKALHU KHYRAN ❤❤❤❤
@jawaahirabdifarah5535
@jawaahirabdifarah5535 4 күн бұрын
Ustaad thanks😊
@Iqra_Abdullahi47
@Iqra_Abdullahi47 4 күн бұрын
Keep going
@iqraabdirashid4597
@iqraabdirashid4597 4 күн бұрын
Thank you Salim❤
@SalimOmer
@SalimOmer 3 күн бұрын
Welcome my ❤️❤️❤️
@hani6728
@hani6728 4 күн бұрын
Aniga 3 kamid aha ayaan laha
@GuleettAbdi
@GuleettAbdi 4 күн бұрын
Inaader zaalim mahadsanid ❤
@XabiboMaxamed-no5sh
@XabiboMaxamed-no5sh 4 күн бұрын
Asc utaaad kawrn qofka markataa waxa gooconaaya wixuyaraan tiisaa somaray itaa waxan negative kuso dhacayaan maxad kulaa talin laahayd
@hamdamohamed357
@hamdamohamed357 4 күн бұрын
Hadda ayaan ku jira xaalada stress ka 😢
@abdikaafiMoha
@abdikaafiMoha 4 күн бұрын
Are you sure
@tabintaciyaaraha9698
@tabintaciyaaraha9698 5 күн бұрын
Thanks zxb