السلام عليكم Waxbadan ayaan kaa faa idnaa allaha ku karameeyo
@farahhassanelmi32053 ай бұрын
3luuqad aa wax ku aqriya Weligey Addiction Qof San ugu Hadla Ma Arkin, Xata waxa akhriyay buugaag English ah oo Eey qoreyn rag PhD kawato "treating of Addiction" ama 'عِــلاج الإدمـان' Thanks Bro 😊❤❤❤🎉
@SalimOmer3 ай бұрын
Waa Allah mahadii in aad ka faidey
@CabdixakiimAxmed-cg7sd8 күн бұрын
Aad baad u mahadsantahay wllo
@seedagooye3 ай бұрын
Alxmdullilah zhp 3months baa ii buuxsamaysa next week kadib caadadaan🎉❤
@Sahruush3 ай бұрын
Thanks aqoonyahankena Allah ku xafido🤲🏻🤍 1M Hadan awoodo ku garsiin lahaa🥹❤️ Casharadn cml ino soo badi ustaad
@Mr_Rasta-u4d2 күн бұрын
25/12/2024 Es war mein erster Tag, an dem ich dieses Video sah. Heute ist der Mittwoch.
@zuldaanzeed77883 ай бұрын
Ceel shidal ah in aan helay ayeey maanta ii tahay lakulanka channel kan. Barakalaha❤
@Arabduur3 ай бұрын
Pro Wlhi channelkaan xalay baan helay, sahanka xogaha ayaa soo post gareeyay, m.a ilaa xad waa la dhacay muuqaaladiisa ✔️
@zuldaanzeed77883 ай бұрын
@@Arabduur caadi maha walhi
@Willqaraan-mw2xz3 ай бұрын
Nin waxaa bartay wa ino faiidysay part 2 so samaay oo kan camaal ah mahdsanti ❤❤❤❤keep going bro ❤❤❤
@AsensiohBarre3 ай бұрын
Best video I ever watched in KZbin thanks man❤
@sacdiajama23813 ай бұрын
Masha Allah. Waa talo wanagsan. Like faro badan saara muuqaalka si uu u gaaro dadka la dhibaataysan caadadas xun. Inta aan lahayn Rabbi kuma salido, inta lehna waa imtixaane Allah u gargaaro. Ana waxan talo ahan ku darsanaya inaad tukatid salaadda duxa ( salaadda la tukado barqada) salaada qofkii joogteeya waxay ka caawinaysa wuxuu ku dhiban yahay oo caado xun ah inuu iska daayo. Insha Allah talo saarashada Rabbina ha ilaawin
Vidoe noocan loo sameynaayo waligey ma arkin edit+sharxaad waali ah m.a keep going ❤
@AbdirahmanMasa2 ай бұрын
insha Allah waxan rajaanya is badel fiican thanks brother
@Khalidyare23 ай бұрын
Thanks wlhi from tiktok ka yimid cadadan wee i dhibtay 5y wda I'm 19y iso ducy ilaahey ha iga madoweyo
@ismailmohamed-nc1hw3 ай бұрын
Kaas naga soo qabo sxp inaga is caawinyneee sxp
@m.razhford33413 ай бұрын
Wow amazing wlhi cidkasta Oo mawduucan ka hadashay Wali MA arag sidan qof uga hadlay thanks ustaad salim
@marwaanmaxamed66503 ай бұрын
Ilahay swt baa mahad iska leh, vediogan in badan ban is iri uma bahnidee fikirkaaga kugu filan,lkn isla judhiiba aan dhagaystay erayo iga maqnaa baad ii kabtay ustaad,ilahay haka abaal mariyo wxad noo fa'idaysay.❤
@cumardemha87453 ай бұрын
Mashaallah ustaad aqoontada wa noga faiideysay in badan جزاك الله خير ❤
@NitaPea3 ай бұрын
Wan sugayy wlh sidan ku barty noloshyda wx bdn ba iska bdalay thnks alle hku xfido sida cilmigag noga faidyso wll salim❤
@AhmedHussein-ub3pz3 ай бұрын
zhp another level weeye muuqaalkagaga | waxan daawanaya galab casar ah waxaa daya roob maanta dhan waxaan shubtay bunkayga si aan muuqalkan aan u daawado waxan kuu rajaynaaa in aad wanaagsan tahay adigana insha allah | from Hargeisa , Somaliland
Wlhy blhy ustaad cashir cashiradada ka mid ahaa ku cfmday anigo maskax ahaan u xanunsana oo wlhy wana wadaa weli thank u 🫡🙏🥰
@RashkaAdan2 ай бұрын
Subhanallah
@FadumoKheyrat17 сағат бұрын
U are smart bro
@AbdirahmanAbdi-fd2iq3 ай бұрын
M.a Macalin Mahadsanid
@X10-f6e3 ай бұрын
Wallka saalim omer thanks 👍 waxaan kugu soo biiray 2020 dhamaadkeeda buugii 48 law power waan ku daawaan jiray ilaa mar aad cabaar Naga maqneed Wallhi wax badan video yadaada waan daawaday lkn kan anigoo malabsanaayo ayuu iga dhamaaday waliba waxaan ladhacay qeybta salaada iyo soonka inkastoo qeybta salaada aan ogaa lkn qeybta soonka waan ladhacay
@abdilaahinaasir1733 ай бұрын
Alle cilmiga hakuu siyaadiyo ustaad
@cumarcusmaciil4019Ай бұрын
Masha allah macalim
@abdirahman28243 ай бұрын
I hope this September will be good for us specially for me🤲🤲1 9 2024
@SharmaarkeAbdi-d3h3 ай бұрын
Sidookale zhp 😊
@abdirahman28243 ай бұрын
I.a ❤@@SharmaarkeAbdi-d3h
@abdirahman28243 ай бұрын
Come again
@hibocadar53422 ай бұрын
Sanadka dhan 😇❤
@abdirahman2824Ай бұрын
❤🎉
@Abdiyare20503 ай бұрын
Mahadsanid ustaad guuleyso
@wadanigamediaproduction61483 ай бұрын
THIS WAS THE BEST I HAVE EVER WATCH THANK YOU TEACHER 🙏🙏🙏🙏\🙏🙏
@yasirtrt54123 ай бұрын
Mahadsanid wll
@NimckMohmuutt2 ай бұрын
22/oct/2024😊 Good✅️ Thanks you teacher
@SumayahennaАй бұрын
Shugran macalin❤
@QuruxsanInaahmed3 ай бұрын
Ilahey hana hanuniyo 🤲😇😊
@zadaq013 ай бұрын
Kuma qasaarin maalintaan follow kusoo dhahay ❤
@NourdiinMahamoudАй бұрын
Thank you
@SuhaybMulleH3 ай бұрын
Gulayso ustaad
@maxamedaxmed6273Ай бұрын
Wlhi weligay maan arag qof xal antan league isiiya xalkii maanta ayaan helay
@SalimOmerАй бұрын
Mshallah. Wa ku frxsnhy inad ka faaidey wll.
@Muniir-m1u3 ай бұрын
Aqoon badan ayaas leedahay pro hore usoco🙏
@mohamedsalaad16443 ай бұрын
Salada Sonka Jimicsiga Journaling Qubeys Walk out Meditation 🧘 aamusnaan
@magafewiilqaran1683 ай бұрын
21/September/2024 Allow iga reep caadadan xun waxan rajeynaya in markle ku laaban😢 insha'Allah
@MuniiraMaanka-jw8vs3 ай бұрын
Thanks my bro
@bashiirmumin8753 ай бұрын
Libah waan ku salaamay indhawayd ayaan kugu soo biiray runtii fikrado aan si qaldan uturjumanayay ayaad dhinaca kale iga tustay dadka dhifta ee mawduucyadaan sidaan usharaxa somali maleh hore usoco pro
Markasto oo aan social media ha daawada oo aan ka baxo nafteyda wey iga adkataa waana isku arkay ciladahaan lkn caadadan ma lihi Alx
@leaderzimba61213 ай бұрын
alle haku barakeeyo
@Nor123maxamed3 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي العزيز
@ridwaanmohamed94613 ай бұрын
JazaaakallaH ustaad ❤
@MunnaYuusuf3 ай бұрын
alaha kaa ajar siiyo❤
@mohammedesian2235Ай бұрын
Maha allh wll Aad ayaad umahadsanthy
@zamiirboy35103 ай бұрын
Wlhi best vedio ❤
@HaajaraCabdikariim3 ай бұрын
Allah haku xafido wll
@Wallaalcade3 ай бұрын
wllhi ustaad qaabkii ugu fiicnay aa u sharax day qof walbana wuu fahma❤
@user-msn772 ай бұрын
Wllhi aad baan kaaga Faiday wax badan ogaaday mahadsanid ❤ alle haku siyaadiyo aqoontaadaa❤
@abdullahiyusuf11883 ай бұрын
Wll mahadsanid in badan ayan ka faiday somalida dadkoda aqonta leh ma tageran ninkan waa cabqari runtii
@khaalidhaaruun76103 ай бұрын
Jasakalaah khayran walaal❤
@abdulkadirburyar3 ай бұрын
ALLE HA KU BARAKEEYO SAAXIIB ABDILLADIIF, WAAN KA FAAA'IDAYSTAY DARSIGAN
@Challengekilers3 ай бұрын
Jazakalahu kheyr
@Yuusuf_editor3 ай бұрын
kan waa muuqaalkii ugu fiicnaa an abid arko
@cherrysmartgenz3 ай бұрын
Masha allah guulaysoh hogaamiye
@mohafadal21123 ай бұрын
اخي سالم سلام الله ،hana ilaawina saliga nabiga scwsalam❤❤❤
@AliyaAbdirahman-e5f3 ай бұрын
Jazakallah wll❤
@Naasirreal3 ай бұрын
Insha Allah maanta ayaa igu dambeyso insha Allah mon 2septembar
@dayipyuusuf-mb6px3 ай бұрын
Allah ku sharfo ustadi
@Hanuu-w6b3 ай бұрын
Si niyad ah baan ku tageera wlllhi noloshaydana wax badan baad ka bedeshay shukrn wllo
@IsmaelAhmed-mt1le3 ай бұрын
Waax badan naftayda been waan ushegay😢😢😢 manta aya uku danbaysa 3/09/24
@Clraxmaan652 ай бұрын
الحمد الله ❤❤
@hibocadar53422 ай бұрын
New subscriber 🙃 ❤
@issackSalah-xh1bg3 ай бұрын
Legend ❤❤❤
@YaataqaanaCabdi3 ай бұрын
Mahadsanid❤
@Aishaabdiq1253 ай бұрын
Masha allah ❤
@mr_nayga35372 ай бұрын
Zhp video kale ka soo.sameee😢
@KOWSAR-YAR072 ай бұрын
Caadadas dilaaga ah mooyaane waxa ku jira xikamd badan videogan caado kastoo xun kiniinkeedu waa video gan❤
@Nuhabdirahman133 ай бұрын
Mahadsanid sxb 🤍
@Hamzecr-o8u3 ай бұрын
9/2/2024/ insha allha ❤🙏
@SharmaarkeAbdi-d3h3 ай бұрын
Maanta Goaan Qaadatay Miyaa wll
@NuurNuur-je6pr3 ай бұрын
thanks soooooooooo much my bro I really need this video keep going💪💪👏
@SalimOmer3 ай бұрын
Happy to help 😊
@AbdirahmanJama-o1u2 ай бұрын
Video oo ad ugu hadashay (obsess person) isii link waan wayay please
@qnaliizha98973 ай бұрын
Malin dhaweyd kugu soo biiray waxa badan waanka faa iiday thanks🎉
@SalimOmer3 ай бұрын
Glad it helped 😊
@SahroSulub-iw7ne3 ай бұрын
Thank you ❤
@mubarikmedia64713 ай бұрын
Aqoontii oo self control leh😂😂
@Gucur3 ай бұрын
Kanaalka soomaalida ugu qiimaha badan.
@mahdixamud83643 ай бұрын
Ninkan qof lamida waligey ma arag mahadsanid zp
@CusmaanCabdulaahi-p8z3 ай бұрын
muuqaalkani runtii aad ayuu ii anfacay waxa kale aan ka fahmay waxaa weeye si aan kor ugu qaado carbita nafta in ay tahay in aan salaada ku ilaaliyo waqtigeeda iyo khushuc
@SaadamQureyshi3 ай бұрын
Nio salada marki an kujiro jamaacda miskaxdeydu way tagaysaba hdana 49 day kadib xly ayan tuurty💔
@SabirinaAhmeddey3 ай бұрын
Abowe wali waqti waad heesata bas vidio gaan I fiican udawo una fahan teeda kle waxan kuu sheega dhibatada tdm ka ee leedahay radi iyo cawaqibta xun markas naftada way quus qaade@@SaadamQureyshi
@mocaarif3 ай бұрын
Thanks ❤
@cumarcabaaye8563 ай бұрын
Go'aan baan qaatay muuse Ani Inshallah
@mohanuur36763 ай бұрын
Thanks wll
@aishamuhamtt91713 ай бұрын
Maanta dhan waakuso gaye iniaderr jasakallh❤. Lkn anigu social anxietygiibaba iska daweyn la ahy😢
@zakibuuni3 ай бұрын
Alxamdulilaah anigu waan iska daweeyay, hadaad caawinaad u baahan thy ila Soo xidhiidh