DACAD IYO DAALI MEEL MAWADA MARAAN ILAHAY AYAA REER BARI LA JIRA WAAYO REER GALBEED DACAD MAYDAAN AHAYEEN. ALLAH AMIIN MA IISHO ADIGU DACADUUN AHOOW QALBIGAAGANA NADIIF KADHIG WAANA MID LOO DHASHO REER BARI UGU KAALAY DAD AFKOODA IYO QALBIGOODU WADA SOCOD OON MUNAAFAQIIN AHAYAN MANSHA ALLAH.
Kaligiibuu tartamay barwaqqo maxaad usoo saariwaydeen iyadaa wadani raacday e
@AhmedHashi-x8v5 сағат бұрын
Maxamed abiib madaxwaynaha sama roon weeye sido kale samroon wadankay badbaadiyeen
@XasanXaashi-ig7tl5 сағат бұрын
Horaalooyidh sabeen mooyee sumal male
@halimjiomohamed26789 сағат бұрын
Samaroon rag buu leeyahay waana Awdal state viva Awdal state
@KadarAbdi-f5n5 сағат бұрын
Waa xaq hadalkaasi kaah iyo barwaaqo raaceen
@dulmar91392 сағат бұрын
Wallaalheen samaroon af ayku hadlaan kumayaalo😮😮😮
@SanaagSomaliland14 сағат бұрын
REER Awdal uma baahna xisbi waxay u baahanyihiin xulufo. Reer Awdal maanta ayay ugu dhawyihiin inay helaan xuquuqdoodii. Xisbiga Waddani wuxu diyaar ula yay inay miiska soo fadhiistan oo tabashadooda si hoose iyo si dheerba loo eego.
Uruka hilaac waxaanu u doonaynay ee aanu u taageeraynay waxay ahayd waxaanu rabnay inaanu urur xagaa bariga inagaga imaada inaanu inaga dhex kaluumaysan oo hadana aanay codkeena mardhow ku faanin sida ay imikaba ugu faanayaan oo aynu inta ugu badan codadka galbeedka aynu isku kala bixino lkn wixiiba barigii ayaa lacago iyo maxamed abiib iyo qaar aan dhaamin inoosoo isticmaalay oo inaga mida taasina waa waxa ilaa xisbigii kulmiye qirinqiirka galiyay ee maxaa inagu dhacay hadii aynu nahay taageerayaasha hilaac iyo kulmiye ee gobolada galbeedka!!?
@CabdilaahiCabdikariim-bq8tv10 сағат бұрын
Idinkaaisbireeye samaronow
@babunabdan806310 сағат бұрын
Kkkk waar samaroon waa oromada gobalada waqooyi way baqa
@RiyaaYuusuf9 сағат бұрын
Kalay ka dhig adigu caaaac😂
@Mukkeg17 сағат бұрын
Reer Wadal maxaa lagu sheegay dad aqoon leh, wale dad ka qali xun maan arag..
@umuamine661218 сағат бұрын
Warya wa lagu shutay 3 nin oo HJ wa wali
@XussenXoosh14 сағат бұрын
Bar yo maaha xaqa sama roon waareer soomaali laan dara kay doonaana way uugu ridayaan xaqana adiga kaagama fadhi yaan afqadh muune hadalada cahn kaaya kuuma fiic na
@MaxamuudMaxamed-sm3ub17 сағат бұрын
Kaah wadani bay codka siiyin samroon ayaga rabin inay urur la so baxan
@naeemayusuf64643 сағат бұрын
Waar ha qaataan calan bulugaa maxaa kaa galay
@MaxamedXoosh-dr1du18 сағат бұрын
Naga rali ahaada dib idin ma dhihi dono indr anaa kaa rali galinaya hadii ad qof gobolka awladal gobol duli eda ka adag weyi
@ubahali78318 сағат бұрын
Waar ninkaasi Salaad la’aan baa halkaa dhigtay ina ismaaciil samatar is waa cilmaani CID dooranaysaayi ma jirto.
@SomaliLander-l1r18 сағат бұрын
xagaad ku ogaatay salaadiisa
@ifoonghauri404618 сағат бұрын
Waar waa American ninkan qabiil uma jeedo waayo wuxuu maamulo ka ahaa Jaamacada Minnesota
@AminaAbdullah-m1z18 сағат бұрын
😂😂😂❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@SahraAbdilahi-g7p9 сағат бұрын
Codkiinii.ooyaaye.ayaa.haleelay
@deeqmohamud89309 сағат бұрын
War aamus nacasyow
@Noobify10111 сағат бұрын
Waxy u haysteen inuu muuse wato may fahmin in muuse cod uga rabo deegaanada isaaqa ilayn hadhaw madaxwayne gobol kaliyi masoo saaree
@MaxamuudFarax-f8g5 сағат бұрын
Waar waxaasi umad maahan
@MohamedYusuf-q7l10 сағат бұрын
Waar qofkan cabaadaaya een ooyaaya waar reeks ceeb hawsoo jiidin habarjeclo waxba uma dhimikartide xishood
@jaabirmuxumed11 сағат бұрын
😂😢😅
@libankay918819 сағат бұрын
ISKA DA SAMARON OO REER HABAR JECLO WERIYE ILA SULDAN GUDOMIYAHA KOMINSHINKA MUSUQ MASUQ BEY KU DHAQAQEN EE KASO HADAL DALKI INA LA LA WEREGO BA LA RABAA EE NIO ADIGA WEREYE AAH
@MahamedNuuh-df4nx18 сағат бұрын
Samaroon buu ku meeraysanayaa Muu ka hado 3 habar jeclo ah baa 3 xisbi u soo baxeen la leeyahay Wadankii waa lagu soo duulee
@SomaliLander-l1r18 сағат бұрын
@@MahamedNuuh-df4nx daaya Anoo habar awala bal halkay wadanka geeyaan baynu eegi ciro caanyo
@MahamedNuuh-df4nx18 сағат бұрын
@@SomaliLander-l1r Cirro meel ma gaynayo ee siduu uga baxayo caqabadaha hortaagan Nin ka bixi kara ma yahay