"Samaroon Waxay Sheegteen Awdal State , Meel Ha Isugu Biyo Shubtaan" Wasiirhore Axmed Daahir

  Рет қаралды 51,678

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 157
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Жыл бұрын
Waxgarad iyo waayo arag iyo waayeel weeyi ninkani waana somalida xalaasha ah
@xaashiaxmed179
@xaashiaxmed179 Жыл бұрын
Ilaahay haku karaameeyo
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 2 ай бұрын
Khaatumo State of Somalia
@haboon180
@haboon180 Жыл бұрын
Waa nin rag ah. Waa aqoon yahan dhamaystiran. Waa hogaamiye dhab, isaga oo kale waa yar yahay.
@elmadadan8771
@elmadadan8771 Жыл бұрын
Ilahay ha ku karaameeyo
@xaashiaxmed179
@xaashiaxmed179 Жыл бұрын
Libaax libaax dhalay ilaahay caqliga hakuu daayo
@JamaTarabi
@JamaTarabi Жыл бұрын
Guuuuul Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland 🙏✌❤💚💖🦴💟❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 11 ай бұрын
Masha Allah. Waraysi xiiso badan. Waa siyaasiyiintii ruug cadaaga ahaa ee wadanku tabey . Guul iyo gobanimo Somaliland ❤️❤️❤️
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Жыл бұрын
Maasha Allah aqoonyahan wadankiisa jecel
@moolcaliyow
@moolcaliyow 3 ай бұрын
XAQIIQDII dad badan oo REER Woqooyi ah ma YAQAANAAN taariikhda ETHIOPIA. Sideebay u GARANAYAAN weligoodba school loogumaba dhigine!! Xataa waxay arki la’yihiin sida ay Ethiopia isu geleyso!!
@abduge1237
@abduge1237 3 ай бұрын
Odaygan dhadhaanka muxuu ahaa dhulka uu xooga ku doonoyo muxuu ahaa. Sowtii xoog looga soo saaray. Khaatumo State waa muqdas.
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 Жыл бұрын
War ninkani mahurdu kaso kacay hada?
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 11 ай бұрын
Dhulbahantoow xaal qaata wllyl kani waa duli ku shubo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 11 ай бұрын
Waar iassaq u badheedha nacabkaad sheegtaan lakiin anaganu somaliland meelna ugama socono period !!!!!! from Mansha allah ❤❤❤❤
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 5 ай бұрын
WAAA RONTAAAA ITOOBIYA DHAL BOOB AYAY DOOONAYSAAA MAL GASHE MADOO NAYAAAN DHAL BOOOB GUMAYSTA HA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH
@Nimanada
@Nimanada 8 ай бұрын
“Xuduudu waa xuduud isticmaar “! Taasi waxay kutusaysaa in Soomaali katashan iskunaraacin! Dee Ingriiskii tegyey, dhulkana Soomaalibaaleh. Waa in Soomaali kawadatashataa hadiikale waa laysku dhamaan. Awdal baan lakhasbayn. Khaatumo state baan lakhasbayn. Isaaqa anookale ayaan lakhasbayn!
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
oday dhaqaale ku hadal iyo xilma gutayaal barleman iyo xis maquustayaal ah baa dalkii roggay Adeer Ex wasiir hore thanks
@abdulkadirmohamoud6999
@abdulkadirmohamoud6999 Жыл бұрын
Maansha Allah. Great man.
@JamaTarabi
@JamaTarabi Жыл бұрын
Maasha Allaah, Aqoonyahan kani si baxsan buu u falanqeeyey Wacyiga ay taagan tahay Qadiyada maanta ee Jamhuuriyada Somaliland. Qn JCT, Birmingham GB. Waa bilaahi towfiiq 🙏✌👍🏝🏝🏝
@fe8445
@fe8445 7 ай бұрын
Adeer miyaadan la socon wixii Goojacade ka dhacay oo 400 maxbuus oo Bootaan ku jira Laascaano lagu hayo. Xuduuda aad ka hadlaysaa waa maxay?
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Ethiopia xoog bay wax ku rabtaa alle cimriga ha Ku barakeeyo
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Absolutely 💯 true
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 2 ай бұрын
Doorashadii dastuuriga ahayd ee madaxweynaha muxuu u ilaalin waayay oo uu u qabanwaayay taasi miyaanay sharci ahayn. Muxuu ugu darsaday 2 sanadood oo oo aan sharci ahayn..
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 11 ай бұрын
MANSHA ALLAH ALLAH RUUN BAADNA WALAAHI XAAQU KUU ADIIMAAYE CIIMRIG HAA JIIRO WAA ODEY WAAX GARAD AH ALLAH CIMRI DHEER ADEER DAROOD INTABA WAA DAGALAMAYEEYE ´XAAQA HIILINAYA WALAAHI DAROOOD WAA GARDARAN YAHAAYE
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Nuux baasto anagoo isaaqa aya qabsan ayu yiri aaway dawladii somaliland
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Muuse shaani isaga xukumad bilaa tayo ah iyo caruur aan ka dhagaysnayn wasiir ka dhigay ragii khibrada laha waa kuwan muusaw adaa ugu tala galay inaad somaliland kale dirto
@ahmedalin
@ahmedalin 3 ай бұрын
Issaq wax kama bartaan jabkii SSC ka soo gaadhay, wali kibrkii & Islaweynankii ku jira. Waa hadaladii ku hadli jireen dagaalkii SSC.
@aslamaslam5520
@aslamaslam5520 11 ай бұрын
Qofkii walaalkii muslimka ahaa ee Somali ahaa ee dhiig iyo isirba wadaagan oo qabyalad kaga soo cararay, waxaan ka baqa inu ilaahay ku ciqaabi doonaa Xabashida iyo Oromo oo xoog ku qabsanaysa, dhulkeesa oo diin iyo dhiigna kaga duwan
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 11 ай бұрын
Kkkkk waar reer buu niyada u dhisayaa
@YoungSomaliman
@YoungSomaliman Жыл бұрын
Wa run damaca Ethiopia waa dhul iyo bad boob ,dhulka Cidina cid kale ma siiso,marka dhulka iyo bada somaliyeed waa in aynu difaacano sidii hore a aynu xabashida isaga difaaci jirnay
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Wiil Ka Xamar jooga Ka Addisababa jooga ayaa inaga xiga. Amxaaradu weligood nama xasuuqin! Dayuurada Hargeysa suran miyeydaan arkin? Somalia cadaw! Ethiopian Saaxiibkeen!
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
Ethiopian anagay nadukhaysay boorama markaa xabaashi waaba gaale kiisa muslinkaa kamuqdisho ayaa igaxiga
@faisalawad7707
@faisalawad7707 11 ай бұрын
Odaygaan waa caqli badan yahay, wuxuu rabaa in Somaliland ku burburto dagaalka bariga iyo ka hortaga wadani. Reer Boorama na iyagoon cidina ka dhiman ay baanaanka ku soo dhacaan...
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 5 ай бұрын
1960 1977 MA ILOOBIN GUMAYSTA HA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Viva Somaliland, viva Ethiopia. Wax Somaliyeed la yiraahdo ma jirto. Somaliland dal iyo bad ba, dadkeeda leh, Cidna Kala tashan maayaan
@xaashiaxmed179
@xaashiaxmed179 Жыл бұрын
Wasiir hore ibmu ducaale fariid abti aqoonyahan ah
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 11 ай бұрын
Horgal doqon aamu
@libanabdi-qf3fh
@libanabdi-qf3fh Жыл бұрын
❤❤❤❤bigman❤❤❤❤
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w Жыл бұрын
Samaroom haddii tacadiga ay hargeysa ka dayso oyy qondadeds siiso waa lawafa noolaan karaan
@mahamudh9589
@mahamudh9589 Жыл бұрын
Deee xoogna wa idin kaga adkanay marka mana cawryaysan bal taa ka jawab?
@ibnadam1860
@ibnadam1860 11 ай бұрын
Adeero hadalka badan inaga daayoo.. iigu kaalay Salinta Oog aan isku dhimanee ... Kaalay adeer Birtan Kulul dhadhami
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 3 ай бұрын
Dadkani meesha comentka qora wa dad ubadan kuwa anan aqoon ulahyn io fahm Ninka waxu u ka hadlaaya waxey kuleyihin wa nin raga , wa aqoonyahn wa Sida io wa sidaa let me say this bal dhegeysta unka io adunka somaliya wa Hal xuduuda wax dal ah o la yiraah somaliland ma jirto dalkan wa hal xuduuda wana taa inoo dhexeeysa anaga io Kenya, itopia io Jabuti wax xuduuda o ama dal ah somaliland la yiraah majirto e Ha habsaamina.
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
ssc guul gobonimo Somalia 🇸🇴
@mudiali719
@mudiali719 3 ай бұрын
Hada inla weydiyo aheed Sool mar kale 80 jir Allah ka furtey weeye!!!
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Ma siilka saado cali la waydiiyaa
@sadoyusuf7946
@sadoyusuf7946 Жыл бұрын
Horgal lasoodirtay adeer aamuska Ku roona kkkkkk
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Qaranka qaranka miyaa ku dambeysay qoys walba dhinac ha u cararo.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Жыл бұрын
Kkkkkk Adiga waxba kaama khuseeyaan Awdal State..Waxad tahay horgale. Muuse Biixi jabaha u qaad. 33 ayaad wax baryay kkk Waxaad tihiin horgakeyaal. Hortiina ayaa ka xaqaaraa xaqa Reer Awdal Waxad soo kacdaan marka ay Reer Awdal hadlaaan.
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Taasuu kufiicanyahay itobiya inuu kaso horjesado seylac somali ba leh waankugu racsanahay
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 ай бұрын
Xuduudda uu sheeganayaa ma jirto,wax aan jirin bay ku dhammaanayaan.
@gobaysanetailor5550
@gobaysanetailor5550 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk Adogon wali caafimad helin Ayad cilaajka ka kaso saartey Ee kuceli wll alle ha caafiye
@mahamed6329
@mahamed6329 Жыл бұрын
Adeer xishoo maanta cid wax kuwaydiinaysaa ma jirto ee qaatumo xumo haku dhiman
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 Жыл бұрын
Kaani waa neef
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Wa laidinkajojiyay iyaga oog iyo ilaa burco bagalilahayen garadada baa idinturay maskiin yahow
@mahamadboramaa3122
@mahamadboramaa3122 Жыл бұрын
Afarta isaqee musafirintaa wax lagama waydinayoo
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Ninkani Libaaxsanaa ma ree Axmed baa mise waa ree dudub?
@LJama6119
@LJama6119 2 ай бұрын
axmaq weeye
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Waa runtii ethopia yadii baa loo dawarsya maxay maal gashan
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 Жыл бұрын
Miskiin-Dulmane!
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Horgalki ugu weyna ee samaroon hala iska qabto kan laso diray
@nuuxfaarax2180
@nuuxfaarax2180 Жыл бұрын
Wasiir doon.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 ай бұрын
Carro Isaq baa la siin doonaa Ethiopia , mexeey Samaroon yeeli donaan ? Heshiisku ha hir gello, kuwa meelahaa kaa ciyaa ha dilaacaan .
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Жыл бұрын
Ahbal dhee Dabadhilif dhee Awr kiraleh WELCOME AWDALSTATE GUUL & GOBANIMO SSC HAMBALYO GARAD JAMAC & UGASS ABDIRASHID DIB U SO CELIN AWDAL HERAR CORRIDOR WELCOME ETHIOPIA
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 Жыл бұрын
Walaahay runbaan kushegayaaye inaanay soconayn ssc iyo wixi lamidi somalidu waxay kumamaahda i arkaay i arkaay iqariyaayba kadanbaysa walahay been kushegimaaye waxaad arki doonta sscda aad shegayso waxlaqabqabto iyo waxladilo iyo waxbaxsada noqda waydhoowday illaahay ayaamo hayna siidaayo markasaynu wada shekaysan aderoy
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
Dhuloos marba oday yar oo wasiir mar Somaliland ka ahaan jiray oo hada banaanka ka joogaa xilkii uu hayn jiray oo ududaya maxaan wasiirkii u ahaan waayay oo jago u xanaaqsan madaxa u ruxa ta idinku soo socota ayay daan ogayn e sii fiqfiq leeya
@sahrahirsi7859
@sahrahirsi7859 Жыл бұрын
Dhuuso brrrrrrŕrq
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare Жыл бұрын
Dhulku ma guuro ee dadkaa guura waa wixii isaaq eeday xadkii ilahy aaway markii aad xadkii ingiriska ku doodaysay doqon
@hurdaaye21
@hurdaaye21 2 ай бұрын
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Жыл бұрын
Ninkani maxaqiiq buu ka hadlayaa mise wuu calwasaadi miyuusan maqlayn m biixi oo taageeraya maleeshiya bellied Qaran iyo xuduudaan soo xiraynaa goormaa u dambaysay.
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 2 ай бұрын
Alleylehe waa hodho dhoo iyo hadal meel waayey. shalay saw kii gadabuursi ugaaskoodu uu rabay inuu Itoobiya heshiish kula galo Saylac. Waa la tolay oy olashay!
@mahamadboramaa3122
@mahamadboramaa3122 Жыл бұрын
Awdal waxay katisaneyd Adaal empayer
@libanabdi-qf3fh
@libanabdi-qf3fh Жыл бұрын
❤❤❤Realpoliticien❤❤❤
@fadxiyayusuf27
@fadxiyayusuf27 Жыл бұрын
Oromada ha laga saaaro wadanka
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 11 ай бұрын
Maxa looga saara sow walalahiin maha?
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 2 ай бұрын
​​@@abdikadirahmed9540 Haa waa wslaalahayo intaasi hakugu filaato maxaad ka badalikartaa intaanu adoo huwana ku erino ayaanu orom ehel ka dhiknay dab hindhis hadaad karto
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 5 ай бұрын
HAL FOOJIG NAADOOO DHAL BOOOB KA ITOOBIYA EE MUUSE MAAN GARI UU KA HOGA MINAGOO KAFOOJIG NAAAD BULSH DA SOOMALIYEED KA FOOJINAA GUMAYSTA HA ITOOBIYA QUSHAAASH
@abdilaahiabdi3193
@abdilaahiabdi3193 2 ай бұрын
Isaaqu waxay ka helaan kuwa ugu dawakhan samaroon ka War naga xishoo oo aamus
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Жыл бұрын
Kani waa Digsi-xagato he is from samaroon clan😂😂😂😂.
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 Жыл бұрын
Malaha wararkaba ma dhagaysto
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 3 ай бұрын
3 XISBI OO ISKU QABIILKA AH ISAAQ SIDAY GO'AANSADEENI WAATAA.
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Жыл бұрын
Samaroon Awdal State ayaga uunbaa iska leh kamana tirsana fallaagada dulmiga wada ee SNM , aaaya ka talintoodana dee way u madax banaanyihiin Muse Handaraab waa inuu faraha kala baxaa dee .
@muunosaki
@muunosaki 2 ай бұрын
Qaatumo afraid kadaa yaany ku xirine
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 3 ай бұрын
Munaafaq
@qodaxdhuuni5332
@qodaxdhuuni5332 Жыл бұрын
Samir iyo iiman Allaha Idina kasiiyo SSC weey tagtey. Somalia ha noolaato.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 ай бұрын
Be aware the Ethiopian creeping danger while Somali speaking people work one another. Why Somalis adore Ethiopian colonisation but do not like to accommodate with one another,?
@yaacquubmowliid
@yaacquubmowliid Жыл бұрын
Maanta xudud waxba sheegayso xaduudahii uyaalay yurub meeyay maxaa ku dhacay Ukraine maanta cidina xuduud kuu eegi mayso Adigu miyaad xuduud beenad kan Soomaaliya aad udhigtay ka tanasulaysa aad isla soo taagayso waa muqadas
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Goojacade dabadii miyaad dhalatay Adeer? Balaayo waxay ka dhalatay shacabka beenta loo sheegayo.
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
guul SSC(Sool,Sanaag,Cayn) guul Awdal state of Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
@theruler411 isaaq iyo oromo waa dad aan Somali ahayn lkn dhulka Somalida isaga nool ee tartiib si marti ah ku jooga
@mahamadboramaa3122
@mahamadboramaa3122 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
kala dambeyn ma jirto cid ku leh dambi baa gashay ma jirto sababtuna waa xil salaadiin iyo xis mucarad ku sheeg
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Udub waa dad wada aqoon yahan oo dalka meel keenay in doorasho loo dareero maantana kulmiya iyo dawladii waxay noqota one men
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Wali riyaa lagu jira ssc khaatumo maamul bay samesten isk adaya calacalka dad sojeda oo riyonaya lama arag😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
Dadka ma dhulkaad laleedahay cajiib from boorama
@warsameyaahoo7274
@warsameyaahoo7274 11 ай бұрын
runtaa waxay tahay sodomeeyadaa sano ee somaliland jirto Awdal somaliland kama sheeganayso wax horumar ah oon ka ahayn waxoogaa kilomitiro ah oo laamiya, qof kasta oo reer awdal ahina mustaqbalkiisa kama dhex arko maxaa yeelay waxa tusaale kuugu filan baarlamaan 82 xubnood ah ayaa saamaroon ku leeyihiin 12 xubnood, Madaxweyne kama noqon karaan, gudoomiye baarlamaan ma noqon karaan, gudoomiye guurtina ma noqon karaan sidoo kale iska wasiiro A ah ma noqon karaan. Taasina macquul maaha ugu dambayna Samaroon wuu ka tashan doonaaa Dawlad ku sheegtan
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h 2 ай бұрын
Cidii somaliland ka baxayaa hada baxaan. Inta somaliland ku hadhaanaa dekadoodu ku filan kana badan. Waxaan qeylo iyo qarash aan aheyn kala tegimeysid. Hada bax, dhaqso.
@mahamudh9589
@mahamudh9589 Жыл бұрын
Adiga laftada aya qorta laga karata tuugyahow miyaydan idinkuba isaq ahayn
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 Жыл бұрын
Iska hadlle Maxad la hadhey
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Жыл бұрын
Xaduud uu Engriis sameeyay ma jiro. Hadalkii Isaaq ayaad soo xafiday kkkk
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
DEE JAHIIL DHEGA XIDHAN OO WAXAN QOORN WAXANE AKHREYN BAADA TAHAYE
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 2 ай бұрын
11/12/1884
@Maan_koriye
@Maan_koriye Жыл бұрын
Saylac waxa kaga dhaw lafa ciise inad sheegatid oo lafahagi logu magac daray
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 Жыл бұрын
Lafaciise maha deegankiisi
@AliMohamed-xd2cg
@AliMohamed-xd2cg Жыл бұрын
Somaliya xuduud lama dhex dhigin ingiris ma iman xuduud na u uu iman kaalay kasab laysku dul noolaan maayo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Жыл бұрын
BEENLE WAA XUUDUD INTERNATIONAL KAALYE DAAFIR
@JamaTarabi
@JamaTarabi Жыл бұрын
Doorasho ku-sheega ku timid Qori caaradii - Buurta GacanLibaax(at Gunpoint) taasi oo loo yaqaan Doorasho ISASAARAN marnaba Sharci ma aha, mid Suurtagal ahna ma aha, haddii ay ka dhacdana, waxaa ii muuqta sawir FOOOL XUN oo ay leedahay Jamhuuriyada Somaliland. 😐🤔😮😡🤬👺
@mahamudh9589
@mahamudh9589 Жыл бұрын
Nacas nacas ahaday kalay hadi ad dhulkan dhulbahante ka rar tuugyohow tuugu ajaday
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 Жыл бұрын
Adeerow tamartiina socda oo beenta faanka joojiya
@ahmedgure4265
@ahmedgure4265 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk jamaahiirta is not is it
@degamagan4448
@degamagan4448 Жыл бұрын
Is ma Kasan bat kumarac sani dagalka css
@HodanMihile
@HodanMihile Жыл бұрын
Geesi nolowo
@abdit8270
@abdit8270 11 ай бұрын
Weriye xume waar wax ssc la yidhaa ma jiro, xagay ku taalbal noo sheeg. Xataa laas caanood baanay keligood sheegan Karin.
@FarxaanMaxamedYussufFarx-nn9po
@FarxaanMaxamedYussufFarx-nn9po Жыл бұрын
Axmedow haa ku mashqulin SSC Khartoum reerkaas wey ka tashadeen reer Isxaaq adigu ama reerkiina dulmiga ka sar hadi kale iska jiif maafrashkaagii awalba nolosha waa ka dhacsaneyd
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 19 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,1 МЛН
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 19 МЛН