Sakalaha gumaysiga Siriq dabinaduu dhigay Suuldaarka miinada Sarsarkeena lagu xidhay Somal haadka nagu dhacay ________________________________ Dadka qasinka xanuun Isuu raacay taladii Kala seejinaayee Sinjigaan wadaagniyo Sarta naga dhexeeya Kala saarmi maayo Kalana soocmi maaye Sokeeyiyo wallaalow ×2 Somaalinimadii Wali waa sideedi ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ ________________________________
@mascuudyusuf4103 ай бұрын
Kwran markuu leeyhy sinjgaa wadagniyo sarta naga dhexya eeee suu usoo qabnyo axyaa fanaan samatar noolaw inshalh from galkacyo Somalia guul
@awalerageh43013 жыл бұрын
Waxaan dhageysanaayaa Jimco 8-da October 2021. Waxaan qax ku ahay Galkacyo oo la iiga soo raafay Laascanood. Alhamdulilah aniga iyo ilmahayga waan bad qabnaa.
axsan fanaan aan arko waan ku faraxsanahy inaan adoo nool soo gaari 70 tameeyadii markaad heesayaey wlle walidkui idhalaa sabbi aha respect ayaan kuu hayaa anigu waxan ka soo jeeda somaliland more times iyo inta dadaan ku arkayna wey ku jecelyihiin
@sariyamukhtar54687 жыл бұрын
Media HD VOS
@colaad209 жыл бұрын
Sumadhaadka nagu dhacay!. Halkaas ayaa i xanuujisay. Runtii waan jariiricooday. Fanaan weyn iyo hees sare😘😘
@fartuunbian46298 жыл бұрын
colaad20 waa wax laga jiriricoodo wlh sumalhaadka nagu dhacay waruntis xasan aadan walee waxbaa nagu dhacay ilahow na badbaadi
@mahdiyaelmi26636 жыл бұрын
colaad20 qof walba oo damiir soomaalinimo ku jiro ayuu dhiigu xanuunayaa walee waan summad haadnay oo kala firxanay alloow meel isugu keen kala yaacday beeshuye
@Buurmadow2 жыл бұрын
Sumalhaad
@guuguulemedia Жыл бұрын
Taariikh madoow aan soo marnay 2007-2009 Duulaankii amxaarada ee xamar weeye xilligeedii heestu.
@dekoosman225 жыл бұрын
Who is watching this song in 2019❤😍 Sokeeyiyo walaaloow Soomalinimadii wali waa sideedii axyaa hees dareen leh
@muxumedxuseen61245 жыл бұрын
27.july.2019 anaa dhagaysanaya hasan adan fanan qaran allaha ku dhowro
@qoryogubanchannel8903 жыл бұрын
Yaa hadda heestan dhagaysanaya 5.10.2021 Somalinimo in ay na deeqdo laascanoodna somali laga sarin IsaaQ heesta dhagaysta 😢😂
@anabali1098 Жыл бұрын
Adeerkeey xassan adan Allah ajir hakaa siiyo
@noormohamed57917 жыл бұрын
love you all my somali people.......from kenya garissa
@oscarismailoscar57283 жыл бұрын
Mansha Allah waxan dhegaysanayaa 19/12/2020 waxan kasoo jeedaa gobolada waqooyi haddana waan dareemayaa jidhijidhacada ay heestu wadato. Waxan ogahay somali in ay somali uun tahay ama land ama lia midkii la doono haloogi yeedhee. So funny and amazing❤
@Dabayl8 жыл бұрын
Mss Lucky!! ceeb, ceeb, ceeb sawdigan u hadlay sidii badawda . Bal heesta yara dhagayso . Somalinimadii wali waa sideedii cidna cay iyo ceeb kuma ahaa. Heesta waxay leedahay wali dad walaalo baanu nahay , oo nacayb isuma qabno.. Somalilandeey! waar Xasan hala ogaado. Ninkaan aqoonaw, waa nin wanaagsan, wanaagsan, wanaagsan!! Somalilandnaa aad u jecel. Seef la boodka inaga daayaa.
@mandoublet93675 жыл бұрын
Heesaha wadaniga heesta aan okujeclahay mahadsanid legend xassan adan samatar
@ahmedhaybeismail1818 жыл бұрын
wwwww habo Fartuun iyo deeqo holan reer duiba xiise you walhi axsan heesa inta jiran allha cafiyo viv soomaliwen
@taher2j9788 жыл бұрын
aniga waxaan kasoo jeedaa gobolka Ogaden, wlhi heestan markaan dhagaysto ilmo yaa igu soo istaagta. I hope Somali union.
@abshirmohamed58998 жыл бұрын
ha ilmayn gacalo weynu midoobi ala idin kiise horayna waa ugu dhimanay somali galbeed waana u dhiman doona xornimadiina
@jamal2official8587 жыл бұрын
Taher 2J waa yeelkaaa meeshaad jecelahy ka soo jeedoo iska celi gumeysi ga
@ashrafbhai44537 жыл бұрын
Taher 2J 😟😟
@faizamohomed32716 жыл бұрын
Jamaal Khaatumo, Ala xumidaa👹👿
@kushish27496 жыл бұрын
There is no gobol Ogaden badow Somaligalbed
@ahlambashir20962 жыл бұрын
i love this song somalinimadi weli waa sideeedi🇸🇴❤
@kingmoha99658 жыл бұрын
mansha alaah waa dadkii soo dhisay rajada aan kumlnoolnahay ayuu kamid yahay fanaanka wayn ee xasan adan samater nooliw sxb
waan idin salaamay dhamaan sxb siyasada iyo dhiiga kala saara somali saa hal qoomiyad hadii lkala go ayo ma ahan in somali namadii dhamaantay hal luuqad baaan ku hadalnaa hal diin ah na waan leenahay ee sidii ciyaalkii ha u doodina ilaahayna ka cabsada aflagaada. iska daaya
J'ai adoré quand Barak Obama il a dansé sur ta musique ! Et je vous adore a tous !
@taher2j9788 жыл бұрын
Miss Lucky, Naclad adiga ha kugu dhacday, ma ninkan wadaniga ah ee heesta qiirada badan qaadaya yaad saas u nacladaysaa? cuqdad baas baa caloosha idiinka buuxda Ethiopian iyo wax baas baa Hargaysa idinku maamula mustaqbalkana idinkala wareegi doo na. viva Hassan Aden Samatar wlhi dhiiguu ikiciyay.
@abshirmohamed58998 жыл бұрын
garasho dheeerey waa runta
@ifrahabdirahman79858 жыл бұрын
soke iyo walalow somalinimadi wali wa sidedi waxad donto shego somali land ama puntiland somali umbad thy
@eiddaroor94407 жыл бұрын
Wlhy Somali koonfureed odhan xasan Aadan ayaan kala bixi lahaa
@kushish27496 жыл бұрын
Magoolna kudarso kkk
@hanaanmohamed18885 жыл бұрын
Wa runtaa wa fanan qaran
@mohamudmohamed29349 жыл бұрын
miss lucky tan wadato marabo inaan Kula caytamo lkn afkada urayo o qadka ka cagaran Hasan adan wax ha uga shegin runta Hadey ku dhibtayna Somali awalba ma aheyne ee Somali Somali ba leh adigana mesha ka imaday ayaad u baxeydaa shiiit
@mohamedsaraaxa38218 жыл бұрын
hasssan wa muwaadin ku heesa lapada luuqadod somali uga weyn logu hadlo maay iyo maxayiri
@hersijama690511 ай бұрын
walaal Dheh laba lahjadood ma aha luuqado
@abdullahtamamyare85187 жыл бұрын
Waxan ayadoo dhameestiran raadiba gacantan ku hayaa cawa
@alishafti59772 жыл бұрын
18 Dec 2021 waxaan heestan qiimaha badan ku dhageysanooyaa Pavia Italy. Soomaaliga iigu soo sokeeyo wuxuu ii jiraa 19 Km. Alle dalka ha noo xasiliyo.
@mannish.mmk.Ай бұрын
Manoshahay , intee joogtaa hada wllo🎉😊
@EgalAskarZeytuni9 жыл бұрын
somaliland somalia puntland jubaland ogadenia nfd kuli wa sidoodii somli wadayihiin , isku dad hal dawlad oo federal ah noqon doonaan soon.
@abdiahmed4849 жыл бұрын
Masha allah somalinimo waa walaalo 😆😅☝👏👌nice song 😂😅👏✋✌👌
@bedelmohamoud74568 жыл бұрын
ww mashaallh cajab wadani
@somboy86938 жыл бұрын
somaliweyneey intaadan qabiil isku caaayin heesta micnaheeda garta sakalaha gumeysiga siriqdabinaduu noo dhigay sheekadeedii ayaad wali wadaan maanta quf walbo somali ah qabiilkaad doonto ahaaw waxaa tahay quf dunida ugu liita taas waxaa sabab u ah inaan anaga is faquuqno walee garo ama ha garan somali xun un baan nahay hadaan is jeclaan
@dhidarkoohi91566 жыл бұрын
Aaax aax sakalaha gumasiga silq dalaqa ino dhagay waaaay soamli hrestan ha micnaysato eratariya wa hal onaga maxa ino diiday wllo sallmaley
@Mahdi-yl4dw6 жыл бұрын
Habar jeclo iyo habar awal somalinimo mayaqanan isaq kale waa gob
@saedarahman75216 жыл бұрын
dahir ali miyad ilowday gobaygii jiray ee aha isaq wa niman walala tan iyo waga akhiro sxp tarikhda dib u rac
@Mahdi-yl4dw6 жыл бұрын
Siciid Abdi isaaq magacay wadagan dadka aflagada mel walba latagan walabadas qolo xasan adan bal maxu udhibay h awal iyo hj soo gardaro mahan darood haday hawiye magaan waaba lagartay cidahas maxay kuhaystan samatar
@saedarahman75216 жыл бұрын
dahir ali ala sxp xasan wa nin habar gidir aha wa libax habargid badhitankedi aya noo socda wa laf isaaq ah wa lagu jira hawsha sow ragi nala karbashay maha afwayne bare sxp inagu waynu isnahay hadii ad taby reer muqdisho
@saedarahman75216 жыл бұрын
dahir ali lkn nacab aya igukasoo gabanaya marka iskaga hadh kaa sxp an cidla iska helnee
@Mahdi-yl4dw6 жыл бұрын
Siciid Abdi brother Anigu waxan ahay hg hwye isaaq inan amano mahane macayn hadana waxan kahadlay watabasho an kaqabo wlalahas isaq marka warka hoosbaan u dhiga hhhhhh hada yan naloo jeedin cadowga
@mohamedxubi69769 жыл бұрын
xasan adan samater ciyaalkii hore soomaalinimadii wali waa sideeediii
@raaxomedia24h56 Жыл бұрын
Soomaalimo waan ku faanaa!
@yasminali744 жыл бұрын
aduunka waaka harnay hada somali nahay 😢😢
@warlalis95706 жыл бұрын
Hassan Adam Samatar fanaan qaali ah oo magac iyo maamuus leh cimri dheer iyo caafimaad qab (Somalinimadii wali waa sideedii)
@hersijama69056 ай бұрын
Halyeey misana ah ASTAAN QARAN kuna heesa laba lahjadoood ee Soomalida MAAY iyo MAXAA TIRI noolow. ''Soomalinimadii wali waa sideedii''. waa run hadalkaa
Waale waa hore ayey kala dhimatay xuman inta aadimuhu awood u leeyahay soomaali way isku caawisay yaan been la isku maaweelin kale dhimane. Guumaysi waa hore daantisa ka gaaray aya maanta tartaan Logu jidha u shaxaad taag.
@ghboy29149 жыл бұрын
walee waa kadabatimid markaan wax umaharin allaha cimridheer hasiiyee.
Sakalaha gumaysiga siriq dabinaduu dhigay. Soomalay maaxaa kuu diiday ismaqal. Somaalaay is maqal iska diida cad quudheed iyo shilimaad. Ma ilaawin wadankaygii hooyo anigoo xanuunsan laabtaan ku hayaa wali.
@mohamoudahmed685 Жыл бұрын
Only samarar can do it
@OmarAhmed-mn7iz3 жыл бұрын
Somali kuwii heestaan fahmo alle kadhigo waa daalney.
@cabdisalad33819 жыл бұрын
soomalinimadii wali waa sidedii
@ojyow7894 жыл бұрын
Cali Dirgax Ma joogaa?
@Shaarkeey1008 жыл бұрын
Heesta Live ma aha waa duubantahay cml
@indho129 жыл бұрын
afkaga malab lagu qabay wadani xasan baashi noolaaw
@mubarakmohamud87968 жыл бұрын
Viva somaliland iyo xassan adaan labaduba wayo somaliland wan ku dhashey inkastey somali weyn wacnanlaheyd iney isracdo xassan adan Waa fanan somaliyed inan wax laga shegona ma jecli the only fanan oo an ka dhageysto heesahisa Waa isaga xassan bashe I hope iney somalida kala badey isu so celiso heestan like ay aniga dhiga ikineyso iney dad badan u qirodan dhibkan qurbah nagu hesta naguma heesten hadey somalidu ka wantobi lahayen waxey ku jiran for 20 years
@rasmith51068 жыл бұрын
+Mubarak Mohamud Mashallah nin aqli badan baa tahay
@siciidaden91299 жыл бұрын
niiinki xamaar loow haysoooo ana hargeisaa idaa maa waxba ka yaaaaall waaaalaal dee ina kala dayaaaa waligiiiinnnnn
Somaliweyney hestaan waan jeclahay lkn waxba kama fahmin waxaan ka fahmay galiya sokeeyo iyo walaloow somalinimadii Wali wa sideydii somalaay inta kale isoqoro ifahansiiya walalayaloow
@Aries22391 Жыл бұрын
Si kasta gumeystuhu no kala soocay xariiqana nookala samaeyo wali somalimadi wa sideedii waye muhimadu
@abdiguleed9949 жыл бұрын
Waxaan ku qoslaye kan yar naagtaan foosha xun diidaye naagta dharka cad xiran bal eeg sida u eegaayo kkkkkkkkkkk ninku naagtaan soo tan donaayo inuu kufsado kkkkkk Tolow ma siil macaantaye waan kan naagtii ka jeesan wayeye kkkkk
@mubarakmohamud87968 жыл бұрын
Waxan u maleynaya inu siilki ugu horeyey oo u ka dhex baxo iney tahay marka midkale inu jiroba ma moodeysid lkn Aniga ya idhex dhiga ku wo dadkeygi ah oo naf nool ah ban Uga jeeda hoos Cadi mahan
@sariyamukhtar54687 жыл бұрын
Mubarak Mohamud
@chuchujaybaz10166 жыл бұрын
Abdi Guleed .
@saddambarrow63645 жыл бұрын
Maashaa Allah samatar
@qorahayfighter74169 жыл бұрын
cidi diidan somalinimada ha dilaacdo
@waranle9617 жыл бұрын
somalia istaagi mayao intay nagu dheex jiiran majeerteen iyo habr gidir. Bada halgu daro
@husainwaddani12666 жыл бұрын
Lost habargidir iyo majeerteen waa somali kamana maarano nagamana go,aan sxb ha igaga darin bada la,aantood waan daciifyaa Midna qof xun hadaad aragto qabiil maaha habargidir iyo majeerteena dad wanaagsan weeyaan