No video

SAMATAR, SAHRA AXMED, DHABARLOW IYO SHAMSO

  Рет қаралды 85,102

MaGuuraan Channel

MaGuuraan Channel

Күн бұрын

WAA HEESIHII HEESAHA LAGU BARTAY
DHAGAYSI HABOON
SUBSCRIBE #MAGUURAAN_CHANNEL

Пікірлер: 25
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Riwaayadii ninba tacabkii togay kaa maal 1981,erayadii abwaan Maxamuud Cabdilaahi Singub.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 жыл бұрын
Ama loo yaqaanay Gari markaa baxdaa adiga. Iyo laxankii Saalax Qaasim. Allaah u naxariisto abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub iyo dhamaantood inta kale ee dhimatay
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb waxa ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Aheyd Riwayad qaliya
@adelsheikhmussa9736
@adelsheikhmussa9736 2 жыл бұрын
Ereyo aad u macaan oo macno leh ilaahay haw naxariisto sangub
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii sangub laxankii s.qaasim codka sahra axmed iyo samatar iyo shamso cumar iyo dhabarlow
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waaow
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
MA NIHIN UMAD KOBADEED! UMAD MURTIYO MAAWEELO👏👍
@abdikariimadansiciid6414
@abdikariimadansiciid6414 7 ай бұрын
Waxa kaleba iga daa oo bal eeg TEEMBADA. Beytariga oo uu laba rogayo Xayla yare iyo boongaha oo uu ruuleynayo macalinkii weynaa ee Goobbe. Ilaahow u naxariiso inta dhimatay.
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
Niyadadu Yay Noqon Nacas Talada Gaar U Leh
@ahmeddahiryaasin8558
@ahmeddahiryaasin8558 Жыл бұрын
Udunba isluraye miyan nabad ku idhi wali
@user-dn8cd4os3p
@user-dn8cd4os3p 3 ай бұрын
Haa
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayadn waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Ahey Riwayad qaliya waxan Alif AHUN maxud cabdilahi cise sangub magacedun waa Niba tacabkii talay ka mal waxan dhigay hoboladii waberi
@abdikariimadansiciid6414
@abdikariimadansiciid6414 7 ай бұрын
Aniguba beer tii xorriyada ee berbera. Cajiib
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 Жыл бұрын
Abwaan sangub AHU riwaayadii gari makaa baxdaa ama ninba tacablii togay kaa maal
@mohammedbashir6725
@mohammedbashir6725 4 жыл бұрын
waayo waayo iyo qaraam mcn 2016 cairo
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Mohammed Bashir Sxb Caïro Ayaan rabaa in aan imaado warkeeda ma isiin karta. Email ka ma is wey daar Sanaa
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
halkaa ka wad Dr
@maxamedjr8292
@maxamedjr8292 3 жыл бұрын
wah wah
@iiddaroor9426
@iiddaroor9426 4 жыл бұрын
Waah waah
@mustafeali617
@mustafeali617 11 ай бұрын
14.9.2023
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Maguuraan thanks Sxb well done
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 4 жыл бұрын
Mustafe Diiriye adigaa mudan sxb kun jeer Aad baan kuu soo dhawaynayaa
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waxaasaa la tiriyaa Allah yarxam
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 жыл бұрын
Woow waxaa baa hees lagaa dhahaa !!
@ahmeddahiryaasin8558
@ahmeddahiryaasin8558 Жыл бұрын
Naaf wax jecel alla dhibay
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 417 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Yaa Dooxay Caashaqa (Original)
7:54
ADDE JAMA
Рет қаралды 81 М.
Dhoof Caashaq.SSC00464
9:06
HiddoSongs MaryanOmar
Рет қаралды 805 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 218 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН