san udiyarso burka canjelo calosha lagu jaro 🤤 healthy breakfast recipes

  Рет қаралды 176,855

FARHIA  CUISINE KUSHIN

FARHIA CUISINE KUSHIN

Жыл бұрын

BISMILLAH RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMED

Пікірлер: 158
@khadijaabdullahimohamed4630
@khadijaabdullahimohamed4630 11 ай бұрын
Mashallah so delicious 😋
@bakarcade6368
@bakarcade6368 23 күн бұрын
mashallah
@ayanahmed70
@ayanahmed70 11 ай бұрын
Mashaallah
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 11 ай бұрын
Mansh Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashay Allah ha ku barkeyo amiin amiin amiin yaa rabi hore uso in sha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@NaciimaSaed-de7js
@NaciimaSaed-de7js 11 ай бұрын
Masha Allah
@saam113
@saam113 10 ай бұрын
Masha Allah ❤
@annaahmed2564
@annaahmed2564 11 ай бұрын
Thank you very much farxiya gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey.
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 9 ай бұрын
Maashaa allaah cajiib cajiib thanks qaali waan samaysan doonaa insha allaah
@-taibatmuna
@-taibatmuna 11 ай бұрын
mashallah tabarakallah
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 11 ай бұрын
MashaAllaah Walaashay Khayr hel waa ka helay
@farxiyoxuseenmaxamud6183
@farxiyoxuseenmaxamud6183 11 ай бұрын
Maashaa Allaah xagee kaala soo xariiraa makiinada baan u baahanahay
@user-yv3gt6mk7g
@user-yv3gt6mk7g 11 ай бұрын
Masha allah
@afnaanesmail2922
@afnaanesmail2922 11 ай бұрын
Mashllh tabaraka rahmaan abayo gacanta ale hkuu barakeeyo
@ridwaanartan925
@ridwaanartan925 11 ай бұрын
Maashaa allah ❤❤❤❤
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 11 ай бұрын
Mansha Allah tabarakallah
@maryamjamaa7488
@maryamjamaa7488 11 ай бұрын
Mashallah.... Abayo mashinta aan ubahanahay ... Intekaalasoxariraa
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 11 ай бұрын
MANSHALAAH
@annaahmed2564
@annaahmed2564 11 ай бұрын
Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha cuntadaada yummy yummy gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey thanks for sharing.
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 11 ай бұрын
ماشاء الله Walaal xagee kaala aoo xidhiidhnaa
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 11 ай бұрын
Masha.Allah❤❤❤❤
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 11 ай бұрын
Alle hakubarakeyo Abaayo
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 11 ай бұрын
Masha alaah
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 11 ай бұрын
Maashaa allaah walshy qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sammie1163
@sammie1163 11 ай бұрын
Maasha allaah
@user-xh1zs2ms7x
@user-xh1zs2ms7x 9 ай бұрын
Waan u baahanahay makiinadaas❤
@user-yy4cr2rv7z
@user-yy4cr2rv7z 10 ай бұрын
Masha Alah
@user-hw3jl2rw1d
@user-hw3jl2rw1d 3 ай бұрын
Mashallah
@ima6291
@ima6291 11 ай бұрын
Masha alah
@annaahmed2564
@annaahmed2564 10 ай бұрын
Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha cuntadaada gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey.
@istarhassan1148
@istarhassan1148 10 ай бұрын
Masha allah waye tiktok ma qabta xbbti
@maxamedahmed2813
@maxamedahmed2813 10 ай бұрын
Masha allah abayo
@sammie1163
@sammie1163 11 ай бұрын
Isu roon ma duqoowdo maasha allaah
@QueenhappyAnuush-pj6lb
@QueenhappyAnuush-pj6lb 9 ай бұрын
Abaayo numbarkga aan kala soo xiriiro waan rabaa mashiinka
@leilawarsame7404
@leilawarsame7404 9 ай бұрын
Masha
@ifraahahmed3656
@ifraahahmed3656 10 ай бұрын
❤❤mashallah
@user-ih7zr7yk9l
@user-ih7zr7yk9l 11 ай бұрын
Marsha alh
@xabiiboaxmed5482
@xabiiboaxmed5482 5 ай бұрын
M.a abaayo hadan kugusobiiray makiinadan maheysto lkn makiinadan cajiinka Malaga soo jiidi karaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahroali1967
@sahroali1967 11 ай бұрын
Masha allah qaali shukran
@zeinabomarmohamed8741
@zeinabomarmohamed8741 11 ай бұрын
Maashaa Allaah walaal xagaad joogtaa Hadaan mishiinka dalbado waxaan joogaa Finland
@maxamedxuseenxasan5433
@maxamedxuseenxasan5433 11 ай бұрын
Manshaalaah macanto musharyo makadhigan karaa afarahan abayo iso jabab allh ku xafido
@hindiabdi2866
@hindiabdi2866 11 ай бұрын
Haa waa ka dhigan karta burka kada intakale karso
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 11 ай бұрын
wallahi Waa cajiib beelo
@caaishacali7769
@caaishacali7769 9 ай бұрын
Abaayo Saxamanka is watan meqo waye intena jogta ugandho jogaaniga❤
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 11 ай бұрын
Asc abaayo manshallah 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🇸🇴👍👍💕
@ayanisse2082
@ayanisse2082 10 ай бұрын
Walalo waxan jogaa Hargeysa siden u helikaraa makinadan
@qqaran9846
@qqaran9846 11 ай бұрын
👍👏
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 7 ай бұрын
Faraxiya ma lagu qabaa waan kaa helaye 😂
@Amira1234-fy2yt
@Amira1234-fy2yt 16 күн бұрын
M.a❤❤
@suliakhahirsifarah4404
@suliakhahirsifarah4404 11 ай бұрын
Mashallah Allah hashifeyo wa cunto cafimadka u fican
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 11 ай бұрын
asc abayo halkee joogtaa mashiinadan rabay
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 11 ай бұрын
❤️❤️❤️
@user-yi1xv4qd3d
@user-yi1xv4qd3d 10 ай бұрын
Man sh Allh ❤❤❤❤❤❤❤
@qisaspodcast
@qisaspodcast 11 ай бұрын
Masha allh shukran abayo sabayad adigo ka sameynayo so geli xbbti
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 11 ай бұрын
Inshallah
@sacdiyohasan58
@sacdiyohasan58 11 ай бұрын
​@@farhiacuisinekushinasc abaayo mugdisho aan jogaa saliida hagee kahela
@user-do5ou3vx4b
@user-do5ou3vx4b 11 ай бұрын
Masha Allah nice lkn Canjeerada 4 waaye yeedeqesaaaa Tankle Waxa isku dartay Halshey ugu filan oo caloosha ka Jari Karo
@qanciyetech5209
@qanciyetech5209 10 ай бұрын
asc waxaan ubaahnaa makiinadda sokany
@user-xq2lm4lf9e
@user-xq2lm4lf9e 9 ай бұрын
Abayo gacanta allaha ku barakeyo tan kale makinadaas ad ku shiideysid ayaan rabaa siden ku hela qaliyey
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 9 ай бұрын
Amiiin yarabi mahadsanid qali ilasoxorir+254790610603
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
Aad ban uga helay mahadsanid faaidada ad nala wadaagtay👍
@HalimoHusein-qj2zr
@HalimoHusein-qj2zr 11 ай бұрын
Mansh allaah halkee ka helaya mishiinka u bahanay
@SuleeqaMuuse
@SuleeqaMuuse 10 ай бұрын
@maidaqurux8371
@maidaqurux8371 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 10 ай бұрын
❤❤❤❤thanks abyo
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv 11 ай бұрын
Masha Allah lkn wa is naxin waxani is. Careen ma hee
@cabdirisaqxasan4619
@cabdirisaqxasan4619 11 ай бұрын
Asww wll waxaan rabaa mashiinka waxaan joogaa soomaaliya mudug
@adenissack3561
@adenissack3561 11 ай бұрын
Intee lagaa xiriira makiinadan ubahanahye
@AaminocaliMuuse-is2hh
@AaminocaliMuuse-is2hh 11 ай бұрын
😮😮😮😮😮
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 10 ай бұрын
😅😅😅😅😅 Waaba cunada ugu borotiinka iyo faadka badan walaadheey
@CaashoCaasho-ne4ts
@CaashoCaasho-ne4ts 27 күн бұрын
Abyo makiinada anigaa rabo qiimaheda meeqo waye
@suleqaqali409
@suleqaqali409 11 ай бұрын
Abayo mashinta Ayan rawa xagen Kala so xiriraa
@situkirasoi9654
@situkirasoi9654 11 ай бұрын
Nice 👍❤️🙂🙂🙂🙂👍🙂🙂
@happyofficiall
@happyofficiall 11 ай бұрын
Masha Allah 😊
@fardowsa6949
@fardowsa6949 11 ай бұрын
Masha Allah lakin waxy bahaty in la dhaqo ka hor inta aadan shiidin.
@HalimoHusein-qj2zr
@HalimoHusein-qj2zr 11 ай бұрын
Wan u banahay intekahela
@munacali9965
@munacali9965 11 ай бұрын
Masha allah wll mishinkan wan rabayr xalken kalsoxidhidha
@Khatra_abdirahman
@Khatra_abdirahman 11 ай бұрын
Meeqa abayo mashinta
@isseunv
@isseunv 5 ай бұрын
Walee Dadbadan Ayaa Kaa Faaidaystay
@rodaabdile2730
@rodaabdile2730 11 ай бұрын
Abaayo xagee kaala soo xariiraa machine kan adiga oo mahadsan
@MissMe204
@MissMe204 10 ай бұрын
abayo xagee kaala soo xiriira makiinata
@user-xh1zs2ms7x
@user-xh1zs2ms7x 9 ай бұрын
Waa meeqa makiinadaas?
@ummuisra6721
@ummuisra6721 11 ай бұрын
Canjeelo miyaa lagu caatoodaa
@wow123game
@wow123game 11 ай бұрын
Walaalo waxaan u baahanahay makiinadaas sad wax Ku ridqayso halkee laga helaa ,sideen kuula soo xidhiidhi karnaa
@rodaabdile2730
@rodaabdile2730 10 ай бұрын
Abaayo xagee kaala soo xariiraa wan rabaa machine ka adiga oo mahadsan
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 10 ай бұрын
+254790610603
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 11 ай бұрын
Cafimadh kucun inshallah team balbaalaarka kafaideysata
@user-vo2jc9zo2w
@user-vo2jc9zo2w 10 ай бұрын
Abaayo wan u baha nahay intee laga helaa
@fartahaajiali9173
@fartahaajiali9173 10 ай бұрын
Machine Kaaho halkeen ka Helaa…
@maimunaandirabman6568
@maimunaandirabman6568 11 ай бұрын
No sobadhi wax yaabaha lagu caatobo
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 11 ай бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️
@ubahabdi5867
@ubahabdi5867 23 күн бұрын
Abayo meeqe qimaha mishiinkan
@qamarmohamed6375
@qamarmohamed6375 11 ай бұрын
Asc birta rabaa inaa ibsado xagee kala soo xariira
@sadriyaofficial7594
@sadriyaofficial7594 11 ай бұрын
ado nas nujinaysa ma isticmalu canjelada ilmaha ma catobaya
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 11 ай бұрын
Haaa
@keysomkeysom1187
@keysomkeysom1187 10 ай бұрын
Asc walaaley gacanta maxaa kaladoontay meeshaas ayaa xoogaa waswaas keentay qaado isticmaal adigoo raali ah xitaa marka aad sharaxeysid umada usheeg ukuntaas markii lagu daro gacantaa laguqasaa usheeg balse tus umada inaad gacmahaas dhaqdid si loogu farxo nadiifka iyo cajiibka aad wax iskugudartay waa mahadsantahay
@anabguleid650
@anabguleid650 11 ай бұрын
Asc wallaalo ma dibeda ayaad ku nooshahay mise dadkeenii?
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 11 ай бұрын
Dego wa misir
@DekaDerow-ul1xl
@DekaDerow-ul1xl 11 ай бұрын
Abaayo mashiinta Ayaan rabay inte Kalsi xirir
@suubanaliquwaax3516
@suubanaliquwaax3516 11 ай бұрын
Maxaa u dhiqi weeysay digiraha Markeey qalasho shiidid
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc 11 ай бұрын
Naagaha uurkaale iyo kuwa umuushah miiyeey cuuniikaaran
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 11 ай бұрын
Masha Allah tabarakallaah inaba caadi ma ahan lkn meesha fixisada caano geel dhanaan ah kuqamiiri anigu canjeerada caanaha geela ee dhanaan ayaan ku qamiirsadaa aad ayeeyna ufiicanyihiin
@nadiaabdirahmanmohamed5591
@nadiaabdirahmanmohamed5591 10 ай бұрын
Caanaha side lagu qasata abayo
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 10 ай бұрын
@@nadiaabdirahmanmohamed5591 meshaad fixiso ama qamiir kaga dari lahayd wax yar oo caano dhanaan ama geel ama plain yogurt micnaha yoogatka aan macaan ka lahayn xitaa waad kudarsan kartaa wayna kuuqamiiri waana caafimaad oo waxba kuuma dhibayso
@AnisoNasra
@AnisoNasra 9 ай бұрын
Meqaa la ibiyaa makinada wall
@mx.Aziz123
@mx.Aziz123 11 ай бұрын
Sister alabti cayilka aaway mise tem caato ayaa naga cod badiyey❤
@farhiacuisinekushin
@farhiacuisinekushin 11 ай бұрын
Haa insha Allah wan sogalin 🥰
@fardowsaguure621
@fardowsaguure621 11 ай бұрын
Xagee joogtaa hee xabiibti makiinada rabaa
@saynabmaxamed693
@saynabmaxamed693 11 ай бұрын
Wll waaxagee
@hooyomacaan3873
@hooyomacaan3873 11 ай бұрын
Asc.macanto.sharafay.mishinkan.inte.laga.hela.wan.ku.ducayne.iso.sheg.mesha.laga.helo
@khadraali7493
@khadraali7493 10 ай бұрын
Abaayo qamadi la aan ma sameyn karaa?
@khadijamohamud4154
@khadijamohamud4154 11 ай бұрын
Asc abayo makinada aan rabay xagee kala xiriira insha Allah
MUUFO TINAAR SIDA UGU FUDUD OO USAMEYSANKARTIT 😍
15:27
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 95 М.
BUR TUUG MACUNTAY WELIGAA || MAC MACAANKA CIIDA 👌
20:11
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 21 М.
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 47 МЛН
Hooyo 4 ilmod maxaa subiya malinta dhan 😱
13:50
The Muse family
Рет қаралды 18 М.
Unique Dish of Azerbaijani Cuisine - Shakh Pilaf
28:10
Cooking In The Wild
Рет қаралды 590 М.
7DAY HADII AAD SAMEYSO WAXA HALEYSA JAWAB FICAN
8:02
Team rajo
Рет қаралды 23 М.
HILIB OODKAC 8Kg AYEE HOOYO KARISAY SIDA LOO KARIYAY ILA DAAWO
13:41
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 156 М.
MACSHARO MUUFO AMA MUUFO ISKU TUUR ✨️RAMADAN KAHOR DIYAARSO 👌
14:12
It’s So Delicious That I Cook For My Family Almost Every Dinner
6:51
Omme's Kitchen
Рет қаралды 6 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 28 МЛН