Canjeero wax bur ah laga samenin cuntoyinka lesku cateyo

  Рет қаралды 31,519

muneza channel

muneza channel

4 жыл бұрын

#please #subscibe #like 👍 #shere

Пікірлер: 138
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 4 жыл бұрын
Www maansha Allah maanta ana u horeyo
@DastarKhawanCooking
@DastarKhawanCooking 4 жыл бұрын
Looks so delicious 😋👍✅
@fatimanuura8087
@fatimanuura8087 4 жыл бұрын
Manshalllaah waan ka helay cajelada aan bur laga samayn waaaaw
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 4 жыл бұрын
MASHA Allah qaali hool fiican ayaad noheysaa oon wax badan kafaaiiday hormar wacan xbbti ❤️❤️❤️❤️❤️
@canshuurbixiyahadulman9799
@canshuurbixiyahadulman9799 4 жыл бұрын
28 like hore usoco wll qaali ah
@ugbad8236
@ugbad8236 4 жыл бұрын
Masha Allah cajiib waye fikrad wanagsan
@iskufilan2037
@iskufilan2037 4 жыл бұрын
Masha allah fikrad cusub qurux canjeerada
@Talisoabdullahi
@Talisoabdullahi 4 жыл бұрын
Ma sha allaha tabaraka allaha abayo yummy caafimaad kucuna healthy and delicious
@MunasHome
@MunasHome 4 жыл бұрын
Mashallah caadi ma ahan xbty 👌👌💕💕
@hnasriinahmed8586
@hnasriinahmed8586 4 жыл бұрын
Masha Allaah healthy and delicious 👌❤
@sacdiyacilmi9360
@sacdiyacilmi9360 4 жыл бұрын
Www masha alaah xabibti
@RAHMOCOOKINGBEAUTY
@RAHMOCOOKINGBEAUTY 4 жыл бұрын
M.a thanks for sharing abayo 💞💞👍👍💞
@Calagdoonliveduube
@Calagdoonliveduube 4 жыл бұрын
Alaabtaan qatar waaye Masha Allah hormar wacan walaal
@canabchannel1
@canabchannel1 4 жыл бұрын
masha allah xabibti hormar wacan qurux cuntadada iso niyeyso بالعافية عليكم💝💝💝💝💝💝💝👌👌👌👌👌👌👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@fartuunmohamud5935
@fartuunmohamud5935 4 жыл бұрын
Masha allah shukr xabiibti
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 жыл бұрын
Mash’Allah yummy 😋
@Rodabeauty
@Rodabeauty 4 жыл бұрын
Masha allah abayo thanks
@Hodanonline
@Hodanonline 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah
@najmaomarchannel
@najmaomarchannel 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Gacantada Allah ku barakeyo xbbti Allah idin daweyo in shaa Allah 😋
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 жыл бұрын
Mashallah caadi ma ahan xabibti 💕
@HooyoFartuun
@HooyoFartuun 4 жыл бұрын
Mashallah waa diet yar oo fudud waa iin aan tijabiya
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 4 жыл бұрын
Mashaa Allah horey usoco qaali
@amenabeauty
@amenabeauty 4 жыл бұрын
Wow mash Allah thank you sweetie keep going forward 💗
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
💞
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 4 жыл бұрын
Masha Allah caadi maaha 👌 caafimaad kucuna
@badhbaadhdeliverysweet3891
@badhbaadhdeliverysweet3891 4 жыл бұрын
Masha allha hore usoc xabbti cafimad kucuun iso boqad idko raliya fadlen
@mushtaqcadeychannel721
@mushtaqcadeychannel721 4 жыл бұрын
masha Allah walashey qaali dadkaga dadaalka u heeso allaha kula garab galo ❤❤❤❤
@CoachAbdikuus
@CoachAbdikuus 4 жыл бұрын
Msha allah 👌👌👌👌👌
@duachannel9753
@duachannel9753 4 жыл бұрын
Masha allah abyo muna cadey illah gacantada haku barakeyo waa kaheley kahadal malahan👌👌👌👌👌👌👌
@halimamohamed4412
@halimamohamed4412 3 жыл бұрын
Mashallah
@One_5somali
@One_5somali 4 жыл бұрын
Masha allah 💚
@rugtacilansarkamustaqbal8974
@rugtacilansarkamustaqbal8974 4 жыл бұрын
Mashalah abayo
@fardusjama7379
@fardusjama7379 4 жыл бұрын
Mansha Allah wllo waan samaysan doona bari insha Allah thanks
@farduusabdirahmaan3571
@farduusabdirahmaan3571 4 жыл бұрын
masha allah
@faysalhappy1164
@faysalhappy1164 4 жыл бұрын
msha allh abyo qli
@maryanruun1413
@maryanruun1413 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo horoy usoco xabiibti
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 4 жыл бұрын
Masha allah yummy🤤😋
@waxdagaydiigsimalahan469
@waxdagaydiigsimalahan469 4 жыл бұрын
Masha allaah xabiibti caadi maahan caafimad kucuna 👌👌👌
@shukrisaliim9299
@shukrisaliim9299 4 жыл бұрын
Maashaa allah
@aaminoshaadhoali251
@aaminoshaadhoali251 Жыл бұрын
Mnsha allah abayo mcnto
@munezachannel14
@munezachannel14 Жыл бұрын
🥰🥰
@Farxiyabarako
@Farxiyabarako 4 жыл бұрын
Woow cadeey alaabtan caadi ma ahan waa cunto caafimad leh ilaahey gacantada haku barakeeyo qaaliyeey
@gacanqabadmedia6669
@gacanqabadmedia6669 4 жыл бұрын
Masha Allah inawa caadi ma Ahan waa ka helnay 😋😋
@kralicelerinkralicesi2113
@kralicelerinkralicesi2113 4 жыл бұрын
Masha allh best
@ibtisamtimeofficial42
@ibtisamtimeofficial42 4 жыл бұрын
Walahy waa cunto macan marna cafimaad leh masha allh somali hada nhy manaqan wa jirkena u bahan yhy 😋👌
@HayatInspiration
@HayatInspiration 4 жыл бұрын
Ma shaa Allah abyo Caafimaad iigu cuna.
@MunaKitchen
@MunaKitchen 4 жыл бұрын
mashallaha biil cafiya calek inshallah cunto cafimat
@bellaamirascooking3345
@bellaamirascooking3345 4 жыл бұрын
MASHALLAH
@umusumay2943
@umusumay2943 4 жыл бұрын
Mash allha abyo
@misshonesty86
@misshonesty86 4 жыл бұрын
Mashallah abayo 😋😋😋thanks
@marwochannel3
@marwochannel3 4 жыл бұрын
Waan kaheyely runtii allah kuu daa weeyo abaayo
@claahiaxmedmaxamed6133
@claahiaxmedmaxamed6133 3 жыл бұрын
Waa macaan
@deeqoahmed4925
@deeqoahmed4925 3 жыл бұрын
MAsha alaah
@MaramQalbi
@MaramQalbi 4 жыл бұрын
Cafimad ku cun qali ❤️❤️❤️❤️
@aminamohamed308
@aminamohamed308 3 жыл бұрын
Mashaa Allah tabarakallah manta dawaday video kan in shaa Allah wn sameytsan
@munaliizadahir4349
@munaliizadahir4349 4 жыл бұрын
👌👌👌👌👌cadi ma ahan
@ikranandirahma3382
@ikranandirahma3382 4 жыл бұрын
MashaALLAH qali hoorey usooco wanku boqdey iisoo boqo thanks
@indhauron7326
@indhauron7326 Жыл бұрын
M.a
@umusu9328
@umusu9328 4 жыл бұрын
Waw
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 4 жыл бұрын
Masha Allah it’s my first time to watch your video healthy thank you ❤️❤️❤️❤️👍
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Welcome sister 💞💞
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 4 жыл бұрын
Thank you sis ❤️❤️❤️😘
@kadiyekadiye9531
@kadiyekadiye9531 Жыл бұрын
​@@munezachannel14 flack seed afsomali maxaa waaye
@dekiyahismail3532
@dekiyahismail3532 4 жыл бұрын
Masha Allh
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 жыл бұрын
Mashallah caadi ma ahan xabibti 💕
@faysalhappy1164
@faysalhappy1164 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@zamzam5255
@zamzam5255 3 жыл бұрын
Maasha Allaah waa tijaabiin doona inshaa Allaah mahaad saniid
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
😘 adiga mudan
@hibomohamed6851
@hibomohamed6851 4 жыл бұрын
Mansha allaa wlshay su all ayan qabaa bardhada iyo sonkorto waad kudartaa lakiin marka misan dhimis Looma bahna soomaha wlshay
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Sokar qanda yarista waye wax dhiba makeneso malinko dhana ma isticmalo wax walban cabo bila sokan caba baradhana hadan iska badinin salidna ku shiilin dhib malaha mela qar waxay dhahan baradha dhib makento dadna wayka cararan
@faraxcabdi4074
@faraxcabdi4074 Жыл бұрын
Abaayo nosoo badi casharadaan cunda dadka iscaatiiya kamid ahaye mahadsanid wlashy
@munezachannel14
@munezachannel14 10 ай бұрын
Insha allah channelkena muneza channel 2 kalasoco
@luulmohamed5899
@luulmohamed5899 3 жыл бұрын
Masha allh tabarakallaah sharafeey anaa rabo sidaa iskag ridi lahy hilibka qaali shugran waan kugu cusubahy qali manta igu horeyso janalkag qaali waan sameyaaa qaali igu haleey ad ay ku salama qaali
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 жыл бұрын
Thanks habibti ❤️💋
@wellnessbymaryama699
@wellnessbymaryama699 4 жыл бұрын
Qatar waaye waa iga baxdayk lakin waa ku.
@abdifitaahqooje8369
@abdifitaahqooje8369 22 күн бұрын
walee qalbigaa kuu duceyay waayo canjeelo kama maarmi wax aan Ku badalan karo ayaad iisheegtay milyan jeer mhdsnd qaali
@munezachannel14
@munezachannel14 15 күн бұрын
Adiga mudan walal qali
@fartuunali3935
@fartuunali3935 4 жыл бұрын
maasha allaha sis caafimad ku cuna cunto caafimaad leh waaye sis aniga intaan bilaabay cashiradada miisankayga kiiloyin aya ka sii dhacayo
@naciimoibrahim8035
@naciimoibrahim8035 Жыл бұрын
Abayo calosha cabirkeda meqa ayaa laga rawaa ii sojawab ❤
@umuzubersalman2
@umuzubersalman2 4 жыл бұрын
Iyaa aboow mac jug waye xabiibti hore usoco qaliye guleeso
@Luula45
@Luula45 4 жыл бұрын
Wa isla anigii 2da dhinac wakga sher gareyay abaayo qaali
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Thanks qali wll jiro
@sukaynoaxmed6779
@sukaynoaxmed6779 4 жыл бұрын
Masha allah cajiib ilakis caday bardhada solam dhahayn misankay kordhisaa
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Baradha hadan iska badinin odan saliid kushiilin dhib malaha Google hadad giliso kuwana waxba madhibesey dhahan kuwana iska dhaf
@sharifaahmed1186
@sharifaahmed1186 Жыл бұрын
Asc abyo digirta waa noocee
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 жыл бұрын
Ascwrwb macaanto illaah Haku caawiyo waad nacaawisay masha allaah maanta Ayaan samestay walaahi macaan bur cad iyo mid meadow maba ubahnin macaanto illaah Haku xafido allaahumaa aaamiin
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Cafimad igu cuna qali 🥰🥰 amiin
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 3 жыл бұрын
@@munezachannel14 aaamiin macaanto
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 4 жыл бұрын
Muniira Cadey howl fiicana noo heysa quruxey jazakallah kheir 1aali
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
💞💞
@MiAa73
@MiAa73 4 жыл бұрын
Thnk u so much waan sameysty waana cunay sokor la aan bey ku macdahy canjeerada
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Ha aniga maki igu horaysayey ahed markan cuna daremay inanay ubahnen
@MiAa73
@MiAa73 4 жыл бұрын
Groupka igu dar quruxey dhiiri galin ubahanhy iscateyn kujiraa isbucan bilabaye
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
@@MiAa73 number kaga i reeb abayo
@xayaatiamaal9154
@xayaatiamaal9154 4 жыл бұрын
Abyo group miyaa ledahay mcnto iigu dar
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
@@xayaatiamaal9154 abayo number kaga iso dir
@umusahra2933
@umusahra2933 4 жыл бұрын
maash Allah woow wan kahelay
@umusumay2943
@umusumay2943 4 жыл бұрын
Aniga u hureyo 🙏
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
💞💞💞
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Жыл бұрын
Zadex waxe ka sameeyze caljeladu waxaye
@munezachannel14
@munezachannel14 10 ай бұрын
Borash misir flaxseed ayan umalena vedio ga mar horu aha
@idirisiman-cu9vb
@idirisiman-cu9vb Жыл бұрын
Asc masha allah Waan arkey sidaad wax o waxeneysid lkn markaad wax qaseysid waxaad ku sareysid sifiican noma tusin adigo rali ah sifiican no ku shaxar walashay qaliye waana mahadsan thy
@munezachannel14
@munezachannel14 10 ай бұрын
Insha allah vedio yada kalan kala dhig dhiga
@sacdiyo.maxamed
@sacdiyo.maxamed 2 жыл бұрын
Falaagsiin maxaa kawadaa abaayo bitraaf maxaa ladhahaa abaayo jawaab
@munezachannel14
@munezachannel14 2 жыл бұрын
Wax kale uma kasaayi abayo
@aymancadey8612
@aymancadey8612 2 жыл бұрын
Abayo mcn salbuko iyo borash ma ka dhigan kara
@munezachannel14
@munezachannel14 2 жыл бұрын
Boorash iyo digirta jaalaha waye cadas inladhan jeclahay soomali maku kasayi
@user-jb7ss3wf3r
@user-jb7ss3wf3r 9 ай бұрын
Bardhada malagu cayilaayo miyaa sister
@munezachannel14
@munezachannel14 9 ай бұрын
Marna walagu cayila marna walesku dhuuba sida u isticmasho kuxerantahay
@NagadMcalin
@NagadMcalin 2 жыл бұрын
Abayo what type of digir did you use?? Is It lent?? Misir or digir??? It is not clear.
@munezachannel14
@munezachannel14 2 жыл бұрын
Abayo misir iyo boorash waye mid kale aya jirto digiro badan qamadi anka sameyay kaso daawo muneza channel 2
@munezachannel14
@munezachannel14 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/ZmGToZKIlqaBmZI Watan abayo
@NagadMcalin
@NagadMcalin 2 жыл бұрын
Thank you so much xabibti. I can wait to try it out.
@siyaristarlin3076
@siyaristarlin3076 2 жыл бұрын
Abayo macan canjerada ma laba sheybes ayakasameyseyna isojawab macanto
@munezachannel14
@munezachannel14 Жыл бұрын
Haa
@Zaam495
@Zaam495 4 жыл бұрын
Ani burba macuno qamadi sidii burkii ushidaa bacdeena sida canjeerada uqasaa kalay iska arag 😘
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Sax waye dad anan ogena jira burka cad inlaga marmi karo
@xayaatiamaal9154
@xayaatiamaal9154 4 жыл бұрын
Ani burka waan isticmaala markaa qasaayo chia seeds flaxseed ku qastaa iyo xabad sowdo marka canjelada qasayo ama rooti
@sacdiyoreermagaal783
@sacdiyoreermagaal783 Жыл бұрын
Abyo boorashka kaligiis malaga sameynkaraa canjeerada
@munezachannel14
@munezachannel14 Жыл бұрын
Haa abayo wanso samendona hada rabtin lakin channelkena muneza channel 2 ayad kalasocon dontan
@faysalhappy1164
@faysalhappy1164 4 жыл бұрын
indhaha aydba ka wanceysaaa
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
💞💞💞💞
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 2 жыл бұрын
Canjerada ma bura ku dartay mise aaa intii aad isku shiiday
@munezachannel14
@munezachannel14 Жыл бұрын
Inti ad aragtay be
@sidrasidra176
@sidrasidra176 3 жыл бұрын
Baradho miyaa leysku cateeya abaayo
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Dad isku cateyo wey jiran sida ukunta biyo logu kariyo
@bedrielmi6047
@bedrielmi6047 3 жыл бұрын
Wlshy burka maxa ku dartay
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Abayo bur dhan maku darin digir iyo borash waye sifican u daawo video ga
@sahralovely3042
@sahralovely3042 3 жыл бұрын
Abayo canyeelada maxad kasamayaay sufucan umaaraf
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Abayo qoralkaga mafahmin canjerada waxan kasameyay video sifican udaawo
@umusaraa2119
@umusaraa2119 3 жыл бұрын
Qamadiga carbohydrates leyahy lee lagumacaatoobo usibo buraa lagasameeya
@munezachannel14
@munezachannel14 3 жыл бұрын
Qamadi lagu cayilayo adanka maqlay meel walba gey shegaga lesku cateyo qamadi borash iyo sugira laga sameya
@umusaraa2119
@umusaraa2119 3 жыл бұрын
channels Abyo wheat has alots of carbohydrates search it
@sucaadxajichannel4444
@sucaadxajichannel4444 4 жыл бұрын
Mashaa allaaah abaayo waan ka helay xabibati kzbin.info/www/bejne/o6WtYWlqn9yImc0&feature=share👍👍👍
@Manifmlanmoll
@Manifmlanmoll 4 жыл бұрын
Masha allah cunto health ❤❤👍👍
@ahmedjookar5724
@ahmedjookar5724 4 жыл бұрын
maasha allah
SHARAXAADA GURIGA 👑
21:00
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 170 М.
DIET PLAN FULL DAY CUNTOOYINKA LA ISKU CAATEEYO QADO/ QURAAC/CASHO
11:19
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 14 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 57 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 102 МЛН
Canjeero bur la,aan/healthy Canjeero
9:30
Simply Farhia
Рет қаралды 1,5 М.
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 191 М.
Quraac | Canjeero qamadi lagasameeye caafimad leh
10:55
Amira’s Cuisine
Рет қаралды 20 М.
san udiyarso burka canjelo calosha lagu jaro 🤤 healthy breakfast recipes
9:59
FARHIA CUISINE KUSHIN
Рет қаралды 174 М.
SIDEEN ISKU CAATEEYAY ANIGOO GYM AADIN BY NASRA ABTIDOON
10:04
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 337 М.
canjeero ethiopian ku sameyso gurigaga (Ehiopian food )
2:59
Cooking with basro
Рет қаралды 12 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 14 МЛН