Sanad Wanaagsan 2020

  Рет қаралды 128,799

Assajog Studio

Assajog Studio

4 жыл бұрын

Brought to you by Assajog Studio & RTD

Пікірлер: 135
@sofiyaahmad9886
@sofiyaahmad9886 4 жыл бұрын
Wlhi reer jabuuti waa dad nasab ah 2017 wakhti aan hal saac oo kaliya joogay wale siday nosoo dhaweeyeen ma ilaawo waa dad ilbax ah masha allah 💖💖💖
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 4 жыл бұрын
Sanad wanaagsan dhammaan umadda reer jabuuti illahey nabadda iyo horumarka Ha idiin siyaadiyo Sanad barwaaqo iyo bash bash badan ha inooga dhigo From LAASCAANOOD SOOL SOMALIA🇸🇴🙏🏻
@sadamsaleh9635
@sadamsaleh9635 4 жыл бұрын
Walal ad iyo ad ba u mahad santahay
@ahlamdualle8943
@ahlamdualle8943 4 жыл бұрын
My home lascanood maxan u xisay
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 4 жыл бұрын
Ahlam DuAlle insha Allah Wll waad nabad tegi spinta aniguba waan uxiisay afar sanno ma tegin
@ahlamdualle8943
@ahlamdualle8943 4 жыл бұрын
@@mustaphaabdimohamed909 InshAllah indeero
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Sol somaliland ayeey kuu tala wll😂
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Cagma dhiga, nafteydaay, Dhiisheeda oo cugan, caanaha ka daadshaay, anna caawa dabadeed, ku canaanan maayo, cindigaygaan kaa jarey, Balse Caaridkaagiyo, Cidhibtaada aa Sugo, Cadow Ila walalaha, Let me see where you end up, enemy within. I was one of the lucky once who watched this song and many others 1980, when Fatun was young and energetic singer, Godbless you
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 жыл бұрын
Faduun our beatifull lgend faduun duale long live viva my Jabutian people waan idin jeclahay dadkayka reer Jaboyti hor usocda nolaada 😂👍💚💜💙 I 💚 you all
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 3 жыл бұрын
Ciyaalka moodaya heesta inuu dayax dalnuurshe leeyahay 😂 heestan legend cawale aadan ayaa leh
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 жыл бұрын
Wlhi anba dayax inu leyahay ayan modayay
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 4 жыл бұрын
Sanad wangsn wadankygii jabouti from Borama ❤
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Harartouu heyybaababa hangokkaa adajaerrre FADOUN DOUALEH OLDDAHABLAI VOICE OR VOICE GOLD CHANTEUR ADAHARAIIIIETCCCC WAWENNE JEECALEY OURDAAA KALADOOHABAINANNECCCAVOUSTRESBONECOUTER
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Djibouti wadankaygi sanad wanagsan❤✌💪💪🇩🇯🇸🇴🎆🎆🎆🎆
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
Faduun Ducaleh waa legend xoriyadii iyo fankaba u soo halgantay iyada qarshiile,nimco jama intaba xaqoodii dadka reer djabouti iyo dawladu toona kamay helin.Aaaaax waaan damqaday maanta markaad arkay.
@Mudan-
@Mudan- 4 жыл бұрын
Djibouti hunno iinteda cunna waye marmar 😢😢
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Ali Muse beenta mahan isaga wada cuunay ismael omar Lakine aqhiro aya suugaysa
@aaliisac7796
@aaliisac7796 4 жыл бұрын
Fananadi wanayd ee fanka jabuuti samaynta wayn kulahayd nimco jamac migil wali qof hadal qadaya bal arag waa yaaab
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
@@aaliisac7796 Akhri qoraalkayga waan ku sheegay Nimco jama ,Qarshiile iyo Faduun Ducaleh intuba Legends usoo halgamay fanka iyo xoriyaddii djabuuti
@aaliisac7796
@aaliisac7796 4 жыл бұрын
Haa adigu wad sheegtay lkn waxan ka yabay xata shacabka reer jabuuti ma xusaan xafladaha nuucan oo kale
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 жыл бұрын
Masha Allah I love my country Jaboutian people I love Faduun duale voice she has beatifull voice walaashay Faduun Allaha cimri dheer oo cibaada leh hakusiiyo jiro jog masha Allah cod macaan oon jecelahay baad leedahay wallashay Fadumooy commentigan magaalada Seattle washington baan kasoo qoray qofkii akhriyo Faduun Duale iigu salama iyo dadeaynahayga reerka reer jabouti iyo madaxwayna dalkeena jabouti iyo marwada koobaad Khadra xay d 😂👍I love 💚💜💙you all waan idin jecelahay idinkoo dhan
@goldenyonis8287
@goldenyonis8287 4 жыл бұрын
Sanad wacan oo wanagsan all my Djiboutians people 💚💚💚
@kaidosultan9882
@kaidosultan9882 4 жыл бұрын
Masha Allah , Ilahay cafimadka ha ku daayo iyo codka macan ee halaasiga ah. Mocoyday Fadun Ducaleh oon halkaan aad uga so salamayo
@Sir21Goals
@Sir21Goals 4 жыл бұрын
Amin ya Allah Rabow nabad nogayel Djibouti ya ALLAh
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Farduun Badda roobka ka onkoday Xagga barina ka hilaacay Bog haduu wax jecelyahay Beyr lagama waayee Naftaad baahideedi Adoon ugu bishaareyn Waxan kuu bildhaamee Kuu baaqay ii sheeg Xasan Dayaxaan bilan weelii Sowdigan bilkhair yidhi Ballan meynu dhiganine Ha ballaadhin sheekada Bidhaan garashadeeniyo Bariidada ha weydeyn Caashaqana hay barin Anigaaba beeree Faduun Allahayoow boggaygiyoo Beerkaygu u nugulaa Waxaan baafinayaa Bari hore dadkii lumey Dad ba'ayga jecel baan Baryaayaa, u ooyaa Baahida i haysaay Adigaaba beer duban Xasan Waxa dhamaada bari horee Walina maad baraarugin Wakhti boodayaa yimid Sannadkuna bil weeyaan Nabaadii baqaha galay Baradeena lagu sheeg Halkii lagu ballami jiray Bahal yaanu kaa helin Ereyadii AUN abwaan ibraahim sulemaan iyo abwaan boone xirsi Codkii faduun ducaale iyo xasan cumar
@awilcaano6939
@awilcaano6939 4 жыл бұрын
Mansh.Allah
@Mudan-
@Mudan- 4 жыл бұрын
Waad mahaad santiihin assajog studio masha Allah ❤🇩🇯❤🇩🇯
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
xaqiiqdii anoo ah gabar somaaliyed waxaan jeclahay fanka walaalaha jamhuuriyada jabuuti noolaada barwaaqo iyo baraare ayaan idin rajeynaya
@zakaria-tas6428
@zakaria-tas6428 4 жыл бұрын
Woow fananad qaliya fadun ducale sanad wacano Wangsaan all m'y dedkeygii je vs sht bon année et bon santé tt à ts djiboutien et djiboutienn love u❤❤
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 8 ай бұрын
Reer soomaliya markay way nadan way iska dayaan fanka lakiin reer jabuuti ma dalaan waa dad fanka jecel😊
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
ALLAH WARHAM FANANDA FATOUMA AHMED ALLAH ACCUEILLE AU JARDINE FIRDAWS AMINE ALLAH AMINE ALLAH DOUHAAHI GABOULANNE ALLAH TARABALLE DOUHAAHI GABOULANNE FATAHA MARDIHANNE BY COURANKARIM
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 4 жыл бұрын
Voix d'Or de Faduun ducale Mashallah cimri dher iyo ciibado subaan ku nolow
@naruraobsie8763
@naruraobsie8763 4 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 je t’aime bonne année à vous tous ❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯
@ifrahmigil3030
@ifrahmigil3030 4 жыл бұрын
Hooygii livka iyo codka mcn
@AhmadHoh
@AhmadHoh 2 ай бұрын
Sanad guuradi 1faduun uhestay sanad guradi 9dhalasho 2dhalad awale11 sanad gura4bint cawale ahmad amir 9.1977.9
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
Woo faduun doualey long live mama vive djibouti
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 4 жыл бұрын
Machallah machallah brakallah mon pays Djibouti j'aime beaucoup vraiment mon pays merci beaucoup Awleh Adan huno 🇩🇯🇩🇯💕😘
@kadarsherow8121
@kadarsherow8121 4 жыл бұрын
Axsan fanan awale adan usheeg yar yarka kudayaa dad lumise haku dalin ruux kaa wayn wlhi fanankii isyidhaa ku dayo awale waad lumi please stop like ta yaan layla dhifin intii awale aminsan
@ahmedyacin8075
@ahmedyacin8075 3 жыл бұрын
Hestn dayax dalnurshe aya qaday bro
@kadarsherow8121
@kadarsherow8121 3 жыл бұрын
@@ahmedyacin8075 dayax waa copy ee wakhtiga heesta la qaaday fiiri 😁
@waberihoussein2891
@waberihoussein2891 4 жыл бұрын
Bonne année à tous et a toutes mes peuples Djiboutien 🇩🇯❤
@umuimranabdalle9683
@umuimranabdalle9683 4 жыл бұрын
Awake adan and djibuoti aad ayaa u jeclahay 🇩🇯🇩🇯❤️
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 4 жыл бұрын
Merci assajog barnamijka sanadka oo dhamaystiran thanks assajog sanad wanagsan oo wacan bonne année 2020 à touts les djiboutiens mes meilleurs voeux
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Machallah Allah hibarik FIKE et HIRAHISSE FIKE hihaffidak Fananda Dalkeina HOYO FADOUN DOUALEH goochaaaache ADIGA hinga koula hessayaaaaaa goubaargooo hijaicccc nangaabarrinaaa kahiilaaaaaa il.est dit ballannemanoudiganinnne haaabaalaarinne jaikadaaaaaa
@nouramahamad9308
@nouramahamad9308 4 жыл бұрын
Wow bonne année my Djibouti awaleh proud of you love you my All Djibouti
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Caqli Daran Nafteydaay, Ceeryaanta Roobkiyo Ceyr Baad Dhexroortooa, Waxaad Caashaqeed tahay, Cadceeda Gudaysiyo, Cirka Awrka Joogee,( your goals are unrealistic and illusion) Balse Caaridkaaga iyo Cidhibtaada aan sugo, Cadow ila Walaala ah
@moussabawaleh8238
@moussabawaleh8238 4 жыл бұрын
Maxaan xissay wadankayga hooyo jecliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rahodjiboutien5490
@rahodjiboutien5490 2 жыл бұрын
Amin I love my people djibouti dahaba djibouti jano🇩🇯🇩🇯Allah kayal
@sihaamhassan8053
@sihaamhassan8053 4 жыл бұрын
fananadi weyneed ee nimco djama waa gabadha ugu cood macaan djibouti waa fanaaninti uu so halgamay wadanka mantana qaxootibay kutahay wadan kaleh taasina waa ayan darada haysata dadka reer djibouti markaa waxba yaan been la isku sheegin. faduun ducale iyadaba waa fanaaninti wandanka sido kaleh u soo halgamay labadaba illahay waxan uga rajeeynaya cafimaad sarecana inusiyo iyaga iyo intii kalehba
@zakicabdi8886
@zakicabdi8886 3 жыл бұрын
Yaad Soo raadshaye heesti dayax uu so xaday kana so xaday awale Adan qofki so arkay replay haso galo
@KornaylSaid
@KornaylSaid 3 жыл бұрын
hhhhhh
@leishadjama759
@leishadjama759 4 жыл бұрын
Haybaadlow calankeygow dhulkeyga hoxoo an jeclaaaa ❤🇩🇯❤🇩🇯❤❤🇩🇯❤🇩🇯❤ my légende big respect 🙌🙌🙌🙌
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Faduun ducaale legend ❤️❤️❤️
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
FANANDA FADOUN DOUALEH MACHALLAH TABARAK LAGOUMA HORWO LAGOUMA HOUNO LONGUE LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL AMIN ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@saredoabdiahmed9145
@saredoabdiahmed9145 4 жыл бұрын
Habar
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Bisinka
@fatoumafoureh7281
@fatoumafoureh7281 4 жыл бұрын
Was was fadun Salaam safe nolow beautiful voice hamballyo
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 жыл бұрын
Masha Allah cawaale Aden iyo Abtidoon nice job waan idin salamaya fanaanita dalkayga Jabouti dhamaantiinba fanaaniintii hore iyo kuwa yaryarba Allaha ha idinbarakeeyo Allahuma aaamiiin☝👏
@ubaxubaxibr9086
@ubaxubaxibr9086 4 жыл бұрын
Boon Anne Allah cafimad kaa haku siyadiyo cimrigana haku rajiyo
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Machallah Allah hibarik FIKE et HIRAHISSE FIKE HOYO AWALE ADEN AFGOU GOUMA GOOWOOO Bonne ANNEE TOUS ET TOUTES SANAG WANAGSAN MEIHEE SANAGHAA SANAAA SAIDANNE LONG LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL AMIN ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@yahjaahmed9162
@yahjaahmed9162 4 жыл бұрын
Waxad qoreysid af somali miya
@wahibdalieh3033
@wahibdalieh3033 4 жыл бұрын
Wadani Notre Star Awaleh Aden Mon Chantre Préfère 👊😉
@momedhassa6546
@momedhassa6546 4 жыл бұрын
Excellent anniversaire 2020 je suis fière de a suivre cette programme
@khaliilaxmed1954
@khaliilaxmed1954 Жыл бұрын
Dayax dal uriye heestii waa tane soo daawo waxana sameeyay abwaankii cawaale adan heesaha usamayn jiray cawaale ee carafaad
@hakimabeautyabdi9433
@hakimabeautyabdi9433 4 жыл бұрын
Fartun ducaale une voix en or long vie habo✌😍
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 4 жыл бұрын
Sanad khair kaaba ilahow kadhig bonne fête à vous tous mes Djiboutien de love .
@abdijabaribrahim9932
@abdijabaribrahim9932 4 жыл бұрын
Fartun ducale sànada wacan codkaga wali isma badalin mamo
@cabducaziiz2929
@cabducaziiz2929 3 жыл бұрын
Heesta dayax dal nuursha le heestan
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Fartun ducale Wlahi. Ax. Wayo. Wayo Riwaydi godob jacayl iyo gerri
@allalehfarah7426
@allalehfarah7426 2 жыл бұрын
Awale Aden vive nôtre chanteur
@mxamudnour2013
@mxamudnour2013 4 жыл бұрын
Guulow ka yeel amiin
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 4 жыл бұрын
awaale aadan waa fanan caan ah lkn cawa waxa uu garan wayay eray kamid ah ereyada somalida ah sobob tu waxay noqon karta fananku inuu cadi garan wayo waa laga yaba lkn somaliga jabuti lama wada aqano asabta like isar inta akhrista qolkan
@samodyoussouf216
@samodyoussouf216 4 жыл бұрын
macha allah vive djibouti et son peuple
@zebraasali4828
@zebraasali4828 4 жыл бұрын
aptidon is number one artist in Djibouti
@ifrahmigil3030
@ifrahmigil3030 4 жыл бұрын
Mashallah 🇩🇯 live aya ku gadha nolada hambalyo
@xubimuuse5272
@xubimuuse5272 4 жыл бұрын
Khayrkiisa haba lagu siiye ma adale
@simanmuhumad7043
@simanmuhumad7043 4 жыл бұрын
Nimca jamac ugu cod mcn laysma xaqiro reer jabuutow
@sihaamhassan8053
@sihaamhassan8053 4 жыл бұрын
waa ruunta waa la xaqiray lakiin waxa jiridoona wakhtii baa imanidoona aan la xaqireen taasi waa huubal
@simanyabeh4472
@simanyabeh4472 4 жыл бұрын
Machallah fadoun duale and awaleh
@aaliisac7796
@aaliisac7796 4 жыл бұрын
Waxan layabanahay fanaanadii waynayd ee nimco jamac migil waxa loo xasuusan layahay xata heeseheedi intu cawale iyo rooda iska qaateen bayna hadal qadin hadana aar inta igu tageersan in aan nimco jamac xaflad wayn uqabano waliba jabuuti dhaxdeeda gacan ha igu siiso
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Lama ogala jabuti dhexdeeda in lagu hadal qaado nimco jamac iyo bukaco baa meesha yaan lugugu cuniin abayo
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Machallah Allah hibarik FIKOUM Hirahissent FIKOUM Hihafikoum fananninraas WILL YO Gabdobaas Reer DJIBOUTI DAlkaigaa HOYO DJIBOUTI JANO JOHARA JANNADI ADDOUNKA AGONNE GORIWA DJIBOUTI ALLAH BLESSED MY DJIBOUTI ALLAH SAVED ADOWGINA HAA JABOO ALLAH SAVED MY MY FLAG MULTIPLE COLOR AWALEILTIREH HAWAAKABILDABO NAWAIWDAA KOUNOUK NABADGALWO TAMMEEH HASILONIDIIDAY TAMMEH ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
FADOUN DOUALEH VOIX OR
@ChirwaAdenmoussachirwa87
@ChirwaAdenmoussachirwa87 4 ай бұрын
Fatouma tu aurit du donné le micro fatoun doualeh nn pa awaleh parce que elle est plus ancienne que lui..
@CabaasCabaas-nd2iu
@CabaasCabaas-nd2iu 4 жыл бұрын
Fadumo love you and moma fadun ducale
@khalidromeo9386
@khalidromeo9386 4 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Horey Usocda Djibouti🙏🙏🙏🙏🙏
@wahibfitini2227
@wahibfitini2227 Жыл бұрын
Fadun jir oo joge
@aminaabdi4351
@aminaabdi4351 4 жыл бұрын
Mansh allah qurux 👏
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Fadumo ducaale weli codkeedu wa same waxasa fanan la idhaa playback hada 5yrs ka dib cidi ma taqaan car yurub geenyo life u heesaysa ama ugabad aragsan ha istagaan stagekaas yurub wa madaxda playback😂fanka ciyaarta ka daaya
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 4 жыл бұрын
Fadoun doualeh
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
11 millions vieuws happy new year i hope this become the year of prosperity and peace bonne annee and bon sante
@sneezywest
@sneezywest 4 жыл бұрын
This is the new Drake 12:50 😂😂 drake Djibouti
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin AAMIIN YAA ALLAH
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 3 жыл бұрын
Machallah machallah brakallah magnifique des chanson de Djibouti merci beaucoup 💕💕💕💕💕💕💕💕😘😘😘😘😘😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@salmahari6066
@salmahari6066 4 жыл бұрын
Mashallah fadoun ❤️❤️❤️is back
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
BONNE ANNE BONNE SANTE DU BONHEUR GOOD HEALTHY TOGETHER LIFETIME ET BETTER TOGETHER LIFETIME ALL DJIBOUTIENNES DJIBOUTIENS COMPATRIOT COMPATRIOTES HEESTA ADILOHAMOO HINDERRE HELLEIGAA HEYHADISSA ETC HOBAIWOOO HOBAIWOOO MACHALLAH ALLAH TABARAK ALLAH GURUXBADANNE DUMAR HADOKALAI DORRONA WAKA IGOUCHIRAA YES FANANDI DALKEINA HOYO YO REER DJIBOUTI FADOUN DOUALEH FOOCHACHA BIEN CHANTE BRAVELY BOY HOWBAOWOOOO NOLOWDAS ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ALLAH TE PROTEGE DU MAUVAIS OEILS BIG BISOUS BIG BISOUS ADOWGA HA JABOO INOLOWDA
@fahadmohamed2686
@fahadmohamed2686 3 жыл бұрын
War heestan dayax dalnuurshe kay dhahaana kaaa kufsadaye Maanad arag cawaaaloow
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
Tres vieux CHANSON IS TRUE HISTORY BIEN resumed IWADA NOLOWDAAS
@asadboy2186
@asadboy2186 4 жыл бұрын
salamullah dhamaantin dhageeystayaal
@ZahraubaxUbax
@ZahraubaxUbax 4 жыл бұрын
Salamullah adiguna
@sevenabasshindaabshirfaara1015
@sevenabasshindaabshirfaara1015 4 жыл бұрын
Happy news years
@farahcaalin5586
@farahcaalin5586 4 жыл бұрын
Cawaale noolow
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
NAFLAHARIKAWOO HINIBTAAHANNSOUGOOOO ADOWHIGAAWALALHAY
@simanyabeh4472
@simanyabeh4472 4 жыл бұрын
Djibouti jano 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@siciidsuugofficial1862
@siciidsuugofficial1862 4 жыл бұрын
Sanad wngsn
@shankali9589
@shankali9589 4 жыл бұрын
🌟🌟🌟🌟🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Waa run fatun iyo fatouma waa top Lakine neima djama ayad ilowdey awalow walow ad ka shegi karan restaurant yar ee RTD 🤣
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 4 жыл бұрын
Bayaan Amaan Restaurant ga yar kkkkkk wd iga qoslisey huno 😂
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Qalbi Dhaya somali Girl run sow maha huno 🤣🤣waa restaurant ki ismaciil iyo kadra
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 4 жыл бұрын
Bayaan Amaan Makhaayad ina geele io islantisa weeye beenta mha 🤣🤣🤣cawale adena shaqalaha maqayadu kamid noqday kkk
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Qalbi Dhaya somali Girl haa u u xamala makhayada🤣awaleh adan
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
Daadkan oromay kuu hadlayaan😂😂😂😂😅😅😅
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
AMINE ALLAH Galharaidaa hannegourinne DJIBOUTI GOULLOOOOKAHAILLEE ALLAH NABAD NOWADA ADKEIWO HORROMARRENABADDETAMMEEH ALLOW KOUWARRENTABBIKINNENT DADWAYNAAASS REER DJIBOUTI DJIBOUTIENS ET DJIBOUTIENNES COMPATRIOTS ET COMPATRIOTES APPRECIATE ALWAYS MAKENT YOU DEVOIRS CITOYENS CITOYENNES LONGUENT LIFE AMINE ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL AMIN ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW
@anyowyare5403
@anyowyare5403 4 жыл бұрын
Inta cawaale taageersan liketa haiga bakiilin walaaliyaal
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Talow maa reer somaliland ayey hesska awaleh ku socota ee ah ku dalin 🤣🤣
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Waa madhax reer Jabuuti iyo fan kala fog.
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 4 жыл бұрын
🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 4 жыл бұрын
Heestaa aad ku furtay caawaalow ma waxay ka mid tahay heesihii sanado hore inaad qaado la rabay oo dib u dhigtay oo uu lahaa abwaan qiiq allah u naxriistii miyaaa ?
@aaliisac7796
@aaliisac7796 4 жыл бұрын
Qiiiq allaha unaxariisto lkn heeskan waa u cusub yahay oo waxa iska leh maxamed omar bouh
@fatoumafoureh7281
@fatoumafoureh7281 4 жыл бұрын
Cajiib haku salon ruxdani WA ay ka da' weynte ya Lola needs WA sarbeb kudaya dad lumise ha Ku dalin
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Ciise madhax waad iska granaysa inay waraabyal yihiin😀
@ahmeddhazhaneofficial7996
@ahmeddhazhaneofficial7996 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@gouledaden6174
@gouledaden6174 4 жыл бұрын
Naay wad bukta ee orad dhakhtarada tag ciise halka ka gubanaysana dhamac kulul isgaga dhaaji dhilayahay waxan ku fahamay inad tahay ku ka dhilay sanayay hotelada Djibouti ee la rafay tasa kugu wacan dad dhan inad iska caydu ee horta afkaga qadhmun so cadayo kadib na dad kacay fack🖕🖕🖕
@gouledaden6174
@gouledaden6174 4 жыл бұрын
Shaadia dhiilo
@akramademak4430
@akramademak4430 4 жыл бұрын
Qofkii caytama iskaga aamusa walaalayaal mxd kacaayaysaan isagaa kudhibqabaa qofkaasiye
@nasrigiilahay6805
@nasrigiilahay6805 4 жыл бұрын
Fatouma ilko dheer huuno xanuun ba ku haya adu reer djabuuti ma tihid e kadso nijas yahay adeerkay xasan ciilmi diriiye na wuxuu aha abwaan reer djabuuti ah oo ka maydhan xumaan iyo qabyaalad oo idil marka ruwayada saddex ba isku fantay ulajeed may ahayn sida qolyoo badan u badasheen " doqon raysay oo roob yari u da'aay lama radiyee tariikhda raac " iyo " yeega ka roon ranida xardhan " miyad ka seexan waydeen adigiyo alcooleste sakhran cawale ma qoryare aya idin fasiray oo idin yidhii cisuhu u jeeday adeerkay luxudka ha qabtee afkina qadhmuun ka weeciya 😉
@miyamiya3372
@miyamiya3372 4 жыл бұрын
Tövbe estağfurullah what is wrong with you?
@aicha-quali.88
@aicha-quali.88 4 жыл бұрын
Ouskak bilaedabad
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 4 жыл бұрын
Wa ruunta hassan Elmi abwan qaran ayu aha bulshada djabuti way jeceled hassan elmi iyo qor yare Allaha ha u naxariisto dad saxib bay ahayn ruwayada waxay ka hadlaysay dhaqanka marka maytiida dhimatay u duceya walaalayal
@DahirNuur-ih8gw
@DahirNuur-ih8gw 2 ай бұрын
𝘿𝙟𝙖𝙗𝙤𝙪𝙏𝙞 𝙢𝙘𝙣 𝙬𝙡𝙝𝙞
@DahirNuur-ih8gw
@DahirNuur-ih8gw 2 ай бұрын
𝘿𝙟𝙖𝙗𝙤𝙪𝙏𝙞 𝙢𝙘𝙣 𝙬𝙡𝙝𝙞
RTD : Habeenkii fanaanka N 1
1:35:19
RTD WEB TV
Рет қаралды 28 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 79 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 24 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 36 МЛН
DOCTOR-KII OOMAAR GACANTA KU HAYAY I NATIIJADA HORUDHACA AH?
14:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
XAFLADII HABAD MUSA OLAD x Awale Aden x Arido , iyo Reer OTTAWA
1:07:21
RTD : Soirée musicale  04/04/2019
1:49:16
RTD WEB TV
Рет қаралды 149 М.
🔴 Toos: Casharada Dawrada 2aad || Maalinkii 72aad
3:35:26
Dawra Ta'siiliyah Official Channel
Рет қаралды 101 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 510 М.
Barnaamijka Hal Beeg 14/07/2022
37:04
RTD WEB TV
Рет қаралды 10 М.
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 4,4 МЛН
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
0:58
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,4 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
0:34
A4
Рет қаралды 16 МЛН
НИЧЕГО СЛОЖНОГО
0:21
KINO KAIF
Рет қаралды 4,6 МЛН