RTD : Habeenkii fanaanka N 1

  Рет қаралды 28,813

RTD WEB TV

RTD WEB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Amina Farah, maanta waa boqorada codka ee Heesaha "Qaraamka" iyada ayaa Tooshka u sida, waxay ku jirtaa halkii aun Xaliima Khaliif Magool ku jirtay 50 sano horteed, Jir oo joog, dhallinyarada cuslaatay ee Soomaliyeed, gaar ahaan kuwa Somaliland ee Qaraamka aad u dhegaysan jiray , ehelkana u ahaa way kaa dambeeyaan, gacan iyo lug bay kuu taageen, the queen of Qarami songs, you are so kind, fun,generous and special, we hugely admired your personality and sweet songs
@mahadcade6691
@mahadcade6691 4 жыл бұрын
Aafkaga caano lagu qabay Amina farah wabar music dagan cod mcn waa Hibo Masha allah Ustaad Caydarus Ustaad Abdirahman cali xirsi Nolada war hoy reer jabuutow ragga ilaashada aaxxx waaxasa heesa
@leylaabdirasak2316
@leylaabdirasak2316 4 жыл бұрын
fadumo xbbbti i love u dar i lahay waxaa tahay gabar asduran oo hadadana aqlalae leh iyo confidence masha ALLAH
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 жыл бұрын
Masha Allah my beutifull country Jaboutian people may Allah bless them my our lgend Amina Farah masha Allah long live Amina Wabar cod macan Allaha cimri dheer oo cafimad hakusiiyo Allahuma amin ☝👏 💐🌷🌹💚💜💙👍💋 I 💚 you
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
Waan kaa helaa, wallee Waa iiga, wacad.
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Aamina F. Wabar, codkaaga cajiibka ah dhegaha qalbiga ayaan ku dhegaystaa runtii. Heesta "dheeldheel" ee AHN Cumar Macallin leeyahay erayada waa ashqaraar. ❤✌
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Allaa Yacizak yaa Aamina, boqoradda qaraamiga. Innaba caadi maaha ❤
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 4 жыл бұрын
Fananadeeni reer Djibouti 🇩🇯🌺🌹 nolow Amina Farah. Barnamij qurxoon iyo live lagu heeso fanaaninteena udaa!🇩🇯🌹🇩🇯
@fariidtv7127
@fariidtv7127 4 жыл бұрын
Free somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@djibrealite
@djibrealite 4 жыл бұрын
Très belle soirée je rend hommage a l'étoile #amina# ainsi qu'au remarquable musicien sans oublie la star #AIDAROUSE# IL MÉRITE PLUS K SA joyeux anniversaire aìdooo🥳🥳🥳🥳
@munamohamed8853
@munamohamed8853 4 жыл бұрын
my favorite singer amina farah Nolow
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 4 жыл бұрын
Machallah Djibouti mon pays Love yous Djibouti 😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 merci Fatouma 😘😘
@moustaphamohamedfarah2276
@moustaphamohamedfarah2276 4 жыл бұрын
fanaanad dhamays ah dhan walba cod tolmoon oo dagan amina farah wabar allah ya cisak
@SuadShALi
@SuadShALi 4 жыл бұрын
Aamina waa fanaanad qaali ah. Music u ma ba baahan
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 жыл бұрын
My big fun...Amina gacalo... love from Hargeisa ❤💋
@mukhtaraxmed1240
@mukhtaraxmed1240 4 жыл бұрын
Wwww mashalaah hablaha fanaaninta reer djbouti cod baa kudhamaaday
@ahmgcis9042
@ahmgcis9042 4 жыл бұрын
I like this song
@hawacabdi238
@hawacabdi238 4 жыл бұрын
waawwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 жыл бұрын
Machaallah no soo badiiya barnamiijida
@abdallahmohamed6008
@abdallahmohamed6008 4 жыл бұрын
Maacha Allah Amina farah.
@hawaali5209
@hawaali5209 4 жыл бұрын
Waaaw ya salaam yasalam walahi waxan irahado garanba mayo wan qiroday axya fanaan
@mounaabdi3262
@mounaabdi3262 4 жыл бұрын
Ma sha allah cod iyo badh
@achaaigal3722
@achaaigal3722 4 жыл бұрын
Mash Allah beautiful Country Djibouti and beautiful people nolow
@rahoimran505
@rahoimran505 4 жыл бұрын
Vive mon pays Djibouti jano
@achaaigal3722
@achaaigal3722 4 жыл бұрын
Mashallah Amina 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hiboomar2716
@hiboomar2716 4 жыл бұрын
Wow Masha Allah 🤔🎤🔊😍💖👑
@quruxxx2191
@quruxxx2191 4 жыл бұрын
Eesh calaa hees
@Abdulwahed.m45
@Abdulwahed.m45 4 жыл бұрын
Fannaanad ka cod tolmoon kumaan arag fanka Maandeeq dabadeed.
@amalyusufdahir5100
@amalyusufdahir5100 4 жыл бұрын
Masha Allah Amine Farah guleso indr qali
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 4 жыл бұрын
Aniba caadi maha!!!
@niemabadane5714
@niemabadane5714 4 жыл бұрын
Asc enfin c'est mieux la caméra
@suldankageeska2333
@suldankageeska2333 4 жыл бұрын
Lama ilaawaan fan waakan
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Jbt fan ayaa yaala aamina codkeedu waa top iyadoo weliba qof weyna yurub khadra silimo ugbaad car halka ha tagaan playback madaxa nagag qaadeene
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Waxaa ka daran 10 hees oo darandoori ah ayey isku xejisay, codkeeduna isma bedelin, farxad iyo qiiro ayey ku heesaysaa, maaha lacag , waxaan qabaa inay ku jirto wakhtigi Magool ee 40 years ago, Cimri dheer baan u rajeynayaa iyo Caafimaad, tolow Hudeydi mays arkeen oo qaraami maka sheekaysteen?
@faaisabdi3226
@faaisabdi3226 4 жыл бұрын
masha allaah
@dekaaliomar3118
@dekaaliomar3118 4 жыл бұрын
Masha allah Amina wabar longue vie à toi et à nôtre chers président son excellence Mr Ismael Omar Guelleh .
@taysiebella3988
@taysiebella3988 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@omerozil4337
@omerozil4337 4 жыл бұрын
My home lnd djabouti
@taysiebella3988
@taysiebella3988 4 жыл бұрын
💗💗💗💗💖💖
@taysiebella3988
@taysiebella3988 4 жыл бұрын
😘😘😘😘
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 4 жыл бұрын
Codku waa u dhalasho fan amina cod dahab
@suldankageeska2333
@suldankageeska2333 4 жыл бұрын
Waxbaa kadhacey amina faarax noolow inbadan
@siciidcabdula1312
@siciidcabdula1312 4 жыл бұрын
Drapeauawadalstitemercibeaucoupaminaunevraiecitoyennedjiboutiennesepasunpolituquejevoussouhaitetoutlechanteuretchanteuxdjiboutienetdjiboutiennecontinubonnechance
@taysiebella3988
@taysiebella3988 4 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
17 dislike maybe ismayan ogeeynoo like 👍 ayeey u wadeen ma is dhahdeen ileeyn dislike maba istaahilaan walal fadumo asturan iyo fananadeena caanka Baxday 21st century ♥ Amina farax waber iyo kooxda sharafta badan ee u tumeysaba soo dhawaada oo Noolaada Inbadan Insha'allaahu
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Waa taarikh uu bahan in dib loo xasuusto 1958.bilowiggi suugta somaliland ama geeska africa.
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Fanaanadu Waa Ree Boorame Xagay Jabouti Usheeganaysaa 🤣🤣🤣
@AbshirAwad
@AbshirAwad 4 жыл бұрын
ma qabiil baad uqaaday walaalo..anyway, she is Somalian at the end of the day ..salamat
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Nolosheeda intii badnayd ayey Djibouti joogtay oo kasoo baxday weliba fankeeda, markaa she is a product of Djibouti, in la iska xaasido maaha, I am from Berbera but still believe fairness
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Ina Mohammed aamina waxay ku dhalatay boon meesha la idha ee borama agteeda ah qabil ahaana wa gabadh jibriil yoonis ah oo reer ahamed ka ah iyado yar jbt tagtey fankana ka gashey sidasay u jeceshahay ciyaalkeduna wa jaboutian reer jbt wey jecel yihiin 🥰🥰🥰
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Amany Edd Wallo Jibril yoonis Ma samaron Baa Mise Waa Ciise Horta ..?
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Ina Mohammed wa samaroon iney ciisaha reer jibril yoonis la idha jiraan wey dhici karta waaxaan maqlay reer sacad muuse la idha oo ciise sh isaaq reer sacad muuse la idhaa
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Gacanla weeli mey gaboobine
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
qaali ladan ogow gacanta kumay dhalan ee mas ayaa cunay dhakhtar fiicana wey weydey xaarana weeye inaad qof iintiisa ugu yeedho xishoo magaceda baro
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
@@amanyedd8432 wllo magaceed magaranaayo heyla yaabin wllo lkin dadkoodhan baa dhah gacan la leengadhe cawar jiis markaas ugumaan horeen qof hadalkaas dhah
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
qaali ladan ugumaad horeyne hadey dembi galayan miyad la galaysa adna ka fiirso waxanay diintu baneyn hebelba waa yidhi ka saari mayso qiyaamahee aaamina farah wabar ayaa la idha gabadha
@siciidcabdula1312
@siciidcabdula1312 4 жыл бұрын
Elleaunboncoeurestunbonvoix
@fariidtv7127
@fariidtv7127 4 жыл бұрын
Free somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fariidtv7127
@fariidtv7127 4 жыл бұрын
Free somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 4 жыл бұрын
Calanka Somaliland ma u jeedidow
Maryan Xoriyo Jilaa 3Luqadood ku Heesa kuna gabeyda
20:16
Maal TV
Рет қаралды 157 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
Warka 20h du 15/10/2024
36:21
RTD WEB TV
Рет қаралды 176
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
WHO WAS MALCOLM X?
1:14:15
Institute of Qur'anic Studies
Рет қаралды 6 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
DHOOF PART 57 || true story || qiso dhab ah ||
22:52
Family Sagal Channel
Рет қаралды 11 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН