sariirta ka fiiri Hadaad ku Aragto ka saar khasaaro kama Baxaysid Guriga ka ilaali Hantiila noqon

  Рет қаралды 54,397

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

sariirta ka fiiri Hadaad ku Aragto ka saar khasaaro kama Baxaysid Guriga ka ilaali Hantiila noqon

Пікірлер: 255
@umumucaad3298
@umumucaad3298 3 жыл бұрын
Guryaha yaan la iska jajabinin qof kasta illahay wuxuu u qadaraa ku dhacaya.Ninkan shiikh loogumaba yeeri karo wuxuu meesha la soo fariistay Quraafaadkaas umada ha ku wareerin. Subxaana laah
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 3 жыл бұрын
ashyaadan aad sheegtay riziqa iyo caafimaadka ma bixiyaan shar iyo khayr toona ma keenaan rabigay baan aaminsanahay oo i arzaaqaya baasaysigu ma fiicna alxlilaah ALLAAH baa naga dhigay muslimiin rabigaybaa wax kasta awooda muraayad iyo qasabad midna riziq nooma hayaan yaa
@xoglahubotube851
@xoglahubotube851 3 жыл бұрын
Walaalaheyga somaliyed 1kun waxyar ba ika dhiman please cawada igarsiya ilahay dartisa 😪
@ashaash20mohamed40
@ashaash20mohamed40 3 жыл бұрын
Mashallah mashallah May Allah bless you sheikh
@ayaanabdimusse9273
@ayaanabdimusse9273 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah jazakallah kheyr sheikh,Allah ku barakeyo
@maaamoj1539
@maaamoj1539 3 жыл бұрын
Aniga maa i waale waa igu dhegantahay ACUUDU BILIHI MINA SHAYDAANI RAJIIM. SUBXAANALAAH. HA I WAALIIN WAA IGU XIRANYAHAY IYO FADHIGAN WAAY II SURANTAHAY. CADEEYN ISIII XADIIS AMA QURAAN II KEEN NO BUUFIIS SHIIQOOW. NAJEEYNA
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الشيخ اللهم مبارك الشيخ اللهم ويحفظك
@mariadahish3632
@mariadahish3632 3 жыл бұрын
Masha allaah wa sheekh cajiib ah waligey ma maqaal sheekh badbaado jir o joog
@umurashaad6869
@umurashaad6869 3 жыл бұрын
Mashaallah aallaha ku barakeeyo markastaba inshaallah
@hassanriwax5161
@hassanriwax5161 3 жыл бұрын
Mar walba mowduuc yashada wan jeclaa wana qadani jiray talada bixisid balsee hada mayo waxan ogaday ina qurafat mesha la timid wayo muraayad mexey dhibee wakuwaaas tajirinta murayad meel walba ugu dhagsan teda kale dalil la imaw saan mar kale ku amino shukran
@sacdiyoyuusuf6891
@sacdiyoyuusuf6891 2 жыл бұрын
Asc sheikhoow daliil iikeen aan ku aamino waayo albabka laga soo galo iyo kan musqusha wey isku aadan yihin albabka qolka jiifkeyga waa cad alaabtana wa cad wey isku egyihin mclaa sarirta waregeda guriga kireeste aan ka ahay mar walbo illaahaygii i uumay ban aamin sanahy wuxuusan ii qorin igu dhicimayo allah ban ku xiranahy mahadsnid 🤲🤲🤲
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 жыл бұрын
Mashallh waa talo fiican aniga gurigayga waxuu leeyahay muraayada iyo musqusha, thanks
@abdinasiromar8331
@abdinasiromar8331 3 жыл бұрын
Shekh mesha daliil la imow mowduuc marka soo diyarineyso wa ina daliilkooda soo diyarisaa waxasne.wa qurafaat murayad mel ku dhagan ilahey waxa uu ku sin lahaa kama jojin karaaan mida kale qof kasta oo tajira gurogiisa mel walba wa murayad maxoo faiir o unoqon wayay waxas wa qurafad shekh
@umuajmal7916
@umuajmal7916 3 жыл бұрын
Sheikh waxyalaha ad kahadleyso ma aha wax Jiro wayo wuxu ilahey kuqore siii ad kusegeyso malaha waxa udono hasameyo qofka ciid kacelinkarto majirto wuxu ilahey kuqondeye ciid kusinkartana malaha e waxas wa qurafad ha aminin ilahey kacabso😭😭😭😭😭
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 3 жыл бұрын
Sheikhow waxad soo gudbinayso DILIIL noo sheeg aan ku qanacno. Way fiican tahay in sababta la ogaado oo la fahmo
@shaaddashaadda5424
@shaaddashaadda5424 3 жыл бұрын
Sheikho guriga hooyadey mrka albaabka ka gashit muraayad aa ku dhagana waliba sanawaado shukran
@naimam.9551
@naimam.9551 3 жыл бұрын
Habawadaag baynu nahay waayo gabadh soomaaliyeed baa ku dhashay anba waan jeclahay habar wadaagyahay ama ilmo -habreed ❤️
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 жыл бұрын
Waxbaa ka dhacay yaa allaah nabadbaadi aamiin yaa rabi
@asmaadiirshe7465
@asmaadiirshe7465 3 жыл бұрын
mansha allaah ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo aamiin
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 3 жыл бұрын
masha Allah masha Allah ya sheekh badbaado xafidu laah❤❤❤❤❤❤❤❤
@caawiyeproduction3832
@caawiyeproduction3832 3 жыл бұрын
Shiikhow ciwaanka Iyo meeshaa ka hadleyzo izmaha lahan ciwaanka dadka haku qaldin Beentana daah
@maryanshire9055
@maryanshire9055 3 жыл бұрын
Alle waxba kahira irayga ah albabka haduu kajaban yahay hagaji anayba igu dhacday habeen dhawayd
@luulali1873
@luulali1873 3 жыл бұрын
Masha Allah sheeg cashirka shaqo ayauu idiray Allaha ii fududeyo wax iquseyo ayan ka faiday jzkl qeeyr macalin cabdallah faruuq🙏
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
Aqligaada adeegso wixii la sheegaa ha aminin
@luulali1873
@luulali1873 3 жыл бұрын
@@cadar1499 waxan sax ehen sheekha mabashevgo oon maslaxada dadka ku jirin sxb waxbadano tijabiyay ayay haya marka qasaro majirto walashey an qeerka ka wada faideysano masha Allah shekha cilmi iyo aqli Alle aya isuguday tasna adigan kugu sii waninaya
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
@@luulali1873 dadka adoo kalaa waaye dadka loo soo shaqo doonto oo wax walbo lala soo hor fariisto amina Aayad quraan kuu muusan sheegin mise xadiis muraayad iyo darbi sariir ranji la mariyo hadeey cilmi tahay ka faaid sxb quraafaad waaye
@luulali1873
@luulali1873 3 жыл бұрын
@@cadar1499 adiga isa sax mesha mayalan wax gaf ah shaqadan ugama xumi wayo waxad naftada la jeceshay walalka la jeclow ogow oohamogan marwalba qofka wanagsan wanaga logadayday base adigon idhin waa adigo kale dadka wax walba laso hor fadhisto waxa laagayaba inan cilmi adun iyo mid diniba an ka horeyo marka sxb wax hubso oo qowlka wanagsan waasaqo ku dadal walashey
@pasitoboss949
@pasitoboss949 3 жыл бұрын
Sheekh allaah haku xafido aad baan idiinku xidhanahay wax badan baan idinka faa iidnay jasaa ka laah allah haydin xafido adi iyo reerkaagaba
@aishachannel7098
@aishachannel7098 3 жыл бұрын
Sheikh arintaan kama helin Sariirta aniga ima ekeesanin albaabka dadkii lahaau ayaa usameeste
@safia43483
@safia43483 3 жыл бұрын
Mashallah alaha qeyr ku siiyo
@sahrayusuf5879
@sahrayusuf5879 3 жыл бұрын
subxaanallah illaahayow na astur
@fatumaabdullahi1861
@fatumaabdullahi1861 3 жыл бұрын
W sallam jazakallakheyr MashaAllah shukran our teacher.
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 жыл бұрын
Sheekhu miyuu iska hadlaa marmar waxanu wax jira ma ahaa
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 жыл бұрын
shiiqoow daliil iikeen anaa kuri kiro ugu jiro wxeey iigu xirantahay muraayada albaabka hortiisa musqushane albaabkeeda iyo albaaka laga soo galo ayaa isku aadan
@Xanaanmaxamedaxmed
@Xanaanmaxamedaxmed 7 ай бұрын
Shiiq badbaado ilaahay haku xafido
@ayaanhasen653
@ayaanhasen653 3 жыл бұрын
We need daliil !
@ashayunis4470
@ashayunis4470 3 жыл бұрын
Masha Allah sabahalkheir sheikh badbado
@luushanuurcali8014
@luushanuurcali8014 3 жыл бұрын
Sh badbaado mahadsanid
@Xanaanmaxamedaxmed
@Xanaanmaxamedaxmed 7 ай бұрын
Wllhi, si,aadbaan,kuutixgetinayaa,ilaahay hakuvafido
@qayaadiina2394
@qayaadiina2394 3 жыл бұрын
M.a jasakallh 💯💯💯
@waabaricadde5863
@waabaricadde5863 3 жыл бұрын
Sheikhew qodobadan ad noo soo bandhigtay wa maxay sababta ay dhibaatada ukeeni karaan nooqeex marka hore insha Allah
@motivationmentoring2298
@motivationmentoring2298 3 жыл бұрын
Sheikh is ilaali wax akharadaada dhib u kenaayo ka firso
@cabdiroobley4316
@cabdiroobley4316 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@musamusamm6418
@musamusamm6418 3 жыл бұрын
shikow waxa habon in ad ka gabsato wax yalaha qar wayo waxa ad ka hadli hayso wa cilmu qeyb cilmul qeybkuna waxa iska leh allah swt cid lawadagi kartana cilmul qeybka allah swt majito wll naxaris iyo nabad gilyo k h a rasulkena suban scw .muslimintana mel kasta oy jogan allah swt ha xafido damantod adun iyo akhiraba
@nashqliqalanjoqurux6620
@nashqliqalanjoqurux6620 3 жыл бұрын
Ilhy haku barakeeyo shiiqo adun iyo aqiro
@cirkaiyodhulka
@cirkaiyodhulka 3 жыл бұрын
Turket waa dad islaama dhulkooda iyo guryahooda inta badan waa buuro iyo hoobad sheikh shirkiga naga daaa Subxanallahiye qowlu tacaalaa ama qowlu Rasuulullah wax kabadan ma aaqiro ayaa ka jawaabeesaa illaaaheey kacabso dadbadan ayaa kugu xiran Subxanaaalh
@saharamaalim3856
@saharamaalim3856 3 жыл бұрын
Bismillah waxas wa been...wax xadiith ii quran lagu shegin..nolosha cariiri hanoga digin..murayad maxay dibi
@faayt3697
@faayt3697 3 жыл бұрын
Walàhi beentaa maaha carabta oo dhan waa usurantahey maxey faqiir unoqon waayen
@haniaden679
@haniaden679 3 жыл бұрын
Haa adunka ayuu raba inu cariri noga dhigo wax ka jiro ma leh taas
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
Waa businesses waxuu , video uu duubo luu raadinaa waxuu hadalka ugu horeeya dhageeysta in uu dumarka iyo hooyooyinka calool jiloocooda ka faaido habeen walbaa waxuu ku fakeraa wuxuu sheegi lahaa lakiin dadka wiswiska qabaa waa kaga daraa dadoow aqlikiina isticmaala
@saabirahussein8137
@saabirahussein8137 3 жыл бұрын
Waa yaabanahy ani run miyaa
@faayt3697
@faayt3697 3 жыл бұрын
@@saabirahussein8137 maya haraacin warkaas waxaan daliil laheen haqaadan ama xdiith laga soo warin
@aflaanmedia7994
@aflaanmedia7994 3 жыл бұрын
Sheekhow xadiis ama ayada maad noo sheegtid mise waa fikradada waxan aad ka hadleysid.
@maanqalbi114official8
@maanqalbi114official8 3 жыл бұрын
I like reer hooyadey
@rayarayi5283
@rayarayi5283 3 жыл бұрын
khyr Allah haku siiyo sheikh
@walicadefarah5598
@walicadefarah5598 3 жыл бұрын
Walàal sh badbaado sh Cabdilaahi waxàa ku noolahay Migadisho magacey dhabta ah waa Cusmaan Maxamuud Faarax waxàa ahay warsangali Cumar bah iidoor Aadan garaad waxàa Ku dhalaney koonfur Awoowahey baa Ka yimid waqooyi mudo Qarni laga joogo waa Qiso dheer kuma soo koobi Karo comment dear thanks lot and good bye good introduction barasho wanaagsan waxàa uu ehelka Devan yahay waxa ilmo adeer Naga danbeeyo xingalool ogow bye VIP
@sahraibrahim8871
@sahraibrahim8871 3 жыл бұрын
Maashallah tabarkalaa shiiq qeerallah hakusiiyo
@canabmaxamed1536
@canabmaxamed1536 3 жыл бұрын
Mashaaa allah jazakallah
@xubicali9376
@xubicali9376 3 жыл бұрын
Asc shiikh suaal kuwadiinayaa insha alaah iigasojawaab fiidyaw marhore sooduubtay ,waxaatiri biyo sooqaado suuratul musamil kuakhri iyo 33 ilaa 34 ,77 jeer suuratul raxmaan ,100 ah yaaraxiim markaa kadi biyaha malacabayaa mise waalaqubaysanayaa mise guriga lagufirdhinaya iigasojawaab insha alaah zajaa kalaah khayr
@sagalmaxamed6370
@sagalmaxamed6370 3 жыл бұрын
Sheekhay su al cajiba ayaan doon yey inan kula wadago lkn meel aan kala soo ziroro ayaan wananay sheekh
@warkaomar4249
@warkaomar4249 3 жыл бұрын
Shiiq jizaaka laaahu
@sarahdiriye2087
@sarahdiriye2087 3 жыл бұрын
Asc waa sax taas been kumasheegin lakiin daad badaan lamasocodan kafaideeyst xaqiiq 👀🥰🥰🥰🥰🥰
@munacabdirasaaq1835
@munacabdirasaaq1835 3 жыл бұрын
Asc sheekh sababaha noo sheeg waayo wax fiican maha dhahday adoo raaliya
@HayatTeleHealth
@HayatTeleHealth 3 жыл бұрын
sheikh hdal kiisa sabab kuma dhisna, wa recomendation o asi jecleestay a fila.
@shukriyamohamed7162
@shukriyamohamed7162 3 жыл бұрын
Shiikh bad bado ilahay jana fardowso alle hakugubishareeyo
@kowsarmohamed6724
@kowsarmohamed6724 3 жыл бұрын
Insha Allah ker Allah kusiyo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayr
@dekaali3998
@dekaali3998 3 жыл бұрын
Mexey tahay sabaabta lo bedalyo sheeg ya sheekh
@dekaali3998
@dekaali3998 3 жыл бұрын
So sheeg
@cafiifakamaal553
@cafiifakamaal553 3 жыл бұрын
Sheekh badbaado murayada mxy zamaynayza hdy kuba dhagsnty
@ashahassan4104
@ashahassan4104 3 жыл бұрын
Ascwrwb Walaal waa ku salaamaya salaanta islaamka kadib kafirso waxaad ku hadlayso waayo wixii diinta lagu soo diriyo walagugu celinay fahuwaradu waxaan ilaahay kalamkiisa lagu shegiin xadiis rasulkeni kasugnadayna anlagu sheegin scw
@farhanaskar4505
@farhanaskar4505 3 жыл бұрын
Sabab la kaalay (dalil) niyow waxani wax ka soconaya mahe
@muxiyoomar8543
@muxiyoomar8543 3 жыл бұрын
Asc wa talo fiican lkn sheekh hadii badh laga helo calamadaha oo aanad waxba kaqaban Karin wayo guriga adu malihid sida midkale kuheshana way adagtahay waayo waa kaam Allah yastur ilahow waxba hanagu yeelin insha Allah
@cabdiyoaadan8880
@cabdiyoaadan8880 3 жыл бұрын
masha allah alle ha idin xafido
@anabapple3411
@anabapple3411 3 жыл бұрын
Sheekhu miyuu is cadeeyey mise kiniin ayuu liqay
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 жыл бұрын
Yaab sheekh waa no faa iideyassy ee dad baa kucu Mashaquulayo Jaskalahu qeer
@rahmoahmedmohamed2921
@rahmoahmedmohamed2921 3 жыл бұрын
Maashaa allh wax san allha kuu sheego habo
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 3 жыл бұрын
Masha allaah wa arin fiican shukran
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 3 жыл бұрын
Sheekh somalidan bufiska ubadan yeeykugu xanuunsanin wee diinta waxey wax ka qabto bes ukeen pls
@mahamadshakir575
@mahamadshakir575 3 жыл бұрын
Asc, Sheekkhanaa adilo waxyihi ah inoo la imaaw waxaasi dibmalahane muyaarad hada waxey dimeyso machidee 🥰 mahadsanid
@sharedacwaa8240
@sharedacwaa8240 3 жыл бұрын
give as example and proffs
@mohamedawale2655
@mohamedawale2655 3 жыл бұрын
su. aalo. wadsaab maleedahay
@faysasiciid847
@faysasiciid847 3 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid wll
@haniaden679
@haniaden679 3 жыл бұрын
Guryaha dhan aya albabada iska so wada hor jodo
@hananhanan6309
@hananhanan6309 3 жыл бұрын
Alaaa barii Ayan aad ujeclaa in an murayada darbiyada kudhajisto
@ZainabEsseArabeeto
@ZainabEsseArabeeto 3 жыл бұрын
Shekhow Muraayada hadaan ku noqdo Cofeer ama salone aan dhehe hadi u ku dhexyaal gurigaada ka wrn ama mar walba aad muraayad ishurayn yaabaye ?!
@malkohassan450
@malkohassan450 3 жыл бұрын
Guryihii odhanba wax ka sheegtaye midna mad dhaafine alle khayr ha noga dhigo wxn haysano
@cadar1499
@cadar1499 3 жыл бұрын
Waxba haka aminin waa shaqo doon aqligaada adeegso
@farhiyasaid697
@farhiyasaid697 3 жыл бұрын
Kkk
@malkohassan450
@malkohassan450 3 жыл бұрын
Foosiya Hassan yaaab weyaan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Anigu waxaan umalaynayaa arintaan qaar ayaa samayn igu yeeshay waayo guri hoobad dhabarkiisu yahay iyo laba albaab oo isku aadan intaba waan dhistay dhib caafimaadna waa la kulanay Bisinka alow noosahal
@TUSIYEMEDIA
@TUSIYEMEDIA 3 жыл бұрын
Mansha Allah qery Allaha ku siiyo walal waad iinoo faaiideysaa
@fartunsalim6458
@fartunsalim6458 3 жыл бұрын
Masha. Allaah
@xanan3889
@xanan3889 3 жыл бұрын
sariirta iyo biyaha hadii ay isku adan yihiin maxay dhibaysaa sheqow daliil ino ken dee
@mamoayub2844
@mamoayub2844 3 жыл бұрын
wlhi sheikh waa iga yaabiyay
@JARKOZ_PUBG
@JARKOZ_PUBG 3 жыл бұрын
habro wadaag shukran
@ueeyyehjdusye6e317
@ueeyyehjdusye6e317 3 жыл бұрын
Thanks 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sahrakayse6256
@sahrakayse6256 3 жыл бұрын
2Z7
@gabadhsomaliyed536
@gabadhsomaliyed536 3 жыл бұрын
War waxaan maad keentay saad usocotey dadka wax anfaca usheeg wayo waxa fiican inaad daka anfaca usheeg wamaxy khuraafaadku
@umucabaas5983
@umucabaas5983 3 жыл бұрын
shekh wax aan fahmi karno nola imaw waxii jaban inaa iska hagaajino anagey na anface lkn balo hanoga dhigin waba iga yaabisay😏
@AXMEDXUSEENMAAX4197
@AXMEDXUSEENMAAX4197 3 жыл бұрын
Jasakala khyr
@حبالإسلام-ج2ظ
@حبالإسلام-ج2ظ 3 жыл бұрын
عن أم المؤمنين أم عبدالله عائشة رضي الله عنها قالت: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه، فهو ردٌّ))؛ رواه البخاري ومسلمٌ، وفي روايةٍ لمسلمٍ: ((من عمل عملًا ليس عليه أمرنا، فهو ردٌّ)) bulshada muslim kaa ee caamada u badan ilaashada caqiidadiina iskana ilaaliya waxyaabaha shirkiyaadka ah waayo muraayad IYO albaab irsaaqad mabixiyaan
@faysalmara8068
@faysalmara8068 3 жыл бұрын
jazaaka allah wll
@sunrise4459
@sunrise4459 3 жыл бұрын
Guriga aan deganahay 6 dabaq albaabka dadka dhan ka soo galaan miraayad ayaa ku dhagan wax na Kama qaban karo ka waran????
@intisaarfarah5504
@intisaarfarah5504 3 жыл бұрын
Asc . Waxan daganahy qurbe mana lihin Guryaha maxaa samayna sheekh . Irida iyo mushqusha way isku adan yihin 🤦🏽‍♀️🙏mida kale murayada waxaan kaso bixiyey lacag badan marka masari kara maro 🙏
@ifrahabu
@ifrahabu 3 жыл бұрын
Asc Sheeqow maxaan sameeyaa guriga aan daganey waa ijaar hadan sidaad sheegeysey waaye albaabka hore ee lagasoogalaayo iyo musqushii baa kaa horimaneysa markaad guriga soogasho, sheeqow icaali ilaahey haku caawiye jazaka laaha qeyr
@shaaddashaadda5424
@shaaddashaadda5424 3 жыл бұрын
Ka guur 😂😂😂😂
@hodhanadanbashir492
@hodhanadanbashir492 3 жыл бұрын
Waryaa illahay baa kena waxkasta waxaba ma badalaan wax guriga kuyalaa ee illahay waydiso irsiq yutubka ad Ku fafinaysid
@hamseabdi4163
@hamseabdi4163 3 жыл бұрын
Kkkk
@ummubahja3867
@ummubahja3867 3 жыл бұрын
Kuwa aminayo kadaran
@umamuctazem162
@umamuctazem162 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 жыл бұрын
Illahay ha ku barakeyo wll
@AmalCadey-in6hl
@AmalCadey-in6hl 3 жыл бұрын
Kkkkkk sheeq waadnawashay lkn tanbiyaha da aya ayaaigaqusaysa ani
@nawaljamac3761
@nawaljamac3761 3 жыл бұрын
Kkkkjj wadad dadku sikalu wax ugushegaya
@fatmadiomond6160
@fatmadiomond6160 3 жыл бұрын
salamadkow shaqo cusub bad noo wadaa allaha ka magan galnay wixi shar ah🙄
@safiaofficial7074
@safiaofficial7074 3 жыл бұрын
♥️Mashaa ❣️(Allaah)♥️
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 3 жыл бұрын
Asc sheekhaw gurya kira ah ayaa lagu jiraa sidee wax looga bedeli karaa ani guraan deganahay muraayad ayaa albaabka agtiisa ku taala rutii mana isku fiiriyo sida badan
@iqraileysgurs1874
@iqraileysgurs1874 3 жыл бұрын
war waxaas waa quraafaaat
@ummubahja3867
@ummubahja3867 3 жыл бұрын
Oo hada maamintay ala dadka doqonsana Allah wuxuu idinqoray masegeysaan ee qurafadka aad amineysaan jojiya
@ubahabdi6461
@ubahabdi6461 3 жыл бұрын
Hayaaay sheekhow gurigda cusub ee xaaskagada soo duubayse albaabka marka laga so galo murayda kusalamayso ma arkin miyaaa
@cabdiyoaadan8880
@cabdiyoaadan8880 3 жыл бұрын
shiiqow habeen ayan ku riyooday mas aan dilayo oo gacanteyda ku dilay maxay noqon kartaa
@maxamedcabdikarin8428
@maxamedcabdikarin8428 3 жыл бұрын
Mac-hadka AL MUCAAD ONLINE QUR'AAN waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan dadka jecel barashada qur'aanka Iyo culuumtiisa in uu qaadanayo arday cusub ee hore ugaadh. Nagala so xidhiidh Tell: 0634801035. AMA kusoo biir group what's app kan👉👉 chat.whatsapp.com/I52edeBLXWU5CRnS4k57gg
@maaamoj1539
@maaamoj1539 3 жыл бұрын
SU AAL DIINTEE HAYSATAA BERYAHAAN DIIMO BADAN AYAA SOO BAXAY PLEASE SOO SHEEG NAJEEYNAA IYAAAA SEE CAMAL GURIGA IJAAR AYAAN UGU JIRNAAA IYAAAAAA
@muuseshiikhmuxidiin7684
@muuseshiikhmuxidiin7684 3 жыл бұрын
Guri kale gado hhhhhhh
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
SHOCKING: Disturbing Differences Between #Asharis and #Salafis || The Hot Seat by AMAU
2:55:05
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН