somali

  Рет қаралды 219,013

Sakariye Jilaow

Sakariye Jilaow

14 жыл бұрын

21ka oktoobar 1969 kii iyo golihii sare ee kacaanka daawasho wacan

Пікірлер: 101
@EritreanKing007
@EritreanKing007 11 жыл бұрын
Golden age of Somalia, all somalis should unite from Djibouti, Jiiggiga, Hargeysa, Mogadisio to Wajir. One and strong Somalia like the good old days. Your Eritrean bro...
@faisalgurhan9240
@faisalgurhan9240 6 ай бұрын
Insha Allah
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 13 жыл бұрын
Aaabihii umadda somaaliyeed oo Soomaalidaan waalan oo kala dareertay isku haayey aloow ku naxariiso
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 13 жыл бұрын
ku qabiil maahi jaale siyaad alla ha u naxariistee laakiin isma dhihin in uu jiro taariikh somali nin la mid ah,ilmahaan yar yarka ah oo cayrta lagu koriyey waxeey afkabarteen waxa kuwa dhalay oo mukhayaliinta ah ku soo akhriyeen ma rabtaan in aad ogaatan kuwa ruufiyaaniinta ah oo wadankeena dumiyay waa kuwii aas asay SSDF,SNM,USC,SPM&cO oo etheopia ku soo hogaamisay wadankooda maantana na kala qaybiyay gobol lo la dhaho( LAND)oo laga xukumo adisababe,ciil badanaa ma iska ooyaa. LOVE SOMALIA
@nasiimali7828
@nasiimali7828 7 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso m. siyaad barre Somali nolol iyo sharaf kacaankii ka dib lama Arag
@axmedcahdule2793
@axmedcahdule2793 6 жыл бұрын
abo siyat iyo abo maxamad cali samatar janatu fordowsa alaha keyo amin amin
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Aamiin iyaga iyo saraakiishii kale ee golihii sare ee kacaanka ee u adkaysan waayay musuqmaasuqii ay dawladihii rayidka ahaa iyo dib udhacay dalka ku hayeen
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 13 жыл бұрын
Aaabe Siyaad alaha U naxariisto. kacaanki barakeeysnaa waa kusoo barbaaray, Dugsi hoose/ dhexe ilaa Dugsi sare wax uga soo bartay. Ciyaal banadir sare qofki ah holla.
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
siyaadbare waa loo darsadey mooyee lagama raysan taas ninkii maskax fiyow yuu garan karaa
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Allah ku soo celiyo Somaliya sidii ay ahayd Amiin 👐 Somalia Hanoolato.
@IskeYare
@IskeYare 5 жыл бұрын
yaa hada dawaday like ta ha ila dhafin 😂😂
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 8 жыл бұрын
waxaan cadaab u maleeyey janeey ahayd siaad bare ilaahoow kuu naxariiso waxaa kaa danbeeyey oo idil waad u sheegtay soomaalida in ay la kulmi doonaan bur bur iyo dil iyo inaad is baabisaan oo aad u kala godaan gobolo waa inkaartaada waxa soomaliya ku dhacay ilaahoow noo naxariiso waan is baabi nay
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 жыл бұрын
Dalku jaalle siyaad o kale alle ha unaxariiste ayuu ubaahanyahay sharaf iyo karaamo kama danbayn ciduuu doonaba ha ahaadee
@samajceel
@samajceel 12 жыл бұрын
mareexaan viva waligiinba noolaada waayo dalka waad dhisteen abal ayaan idiin haynaa kuligiin
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Somalia I Love you.❤😇😎😢😢 In shaa Allah I am come ....👣👣 Maanta iyo Mogadisho Amiin.👐
@isseelmi9384
@isseelmi9384 3 жыл бұрын
Old is gold waa birigii aan aduunka joognay sorry hadaad dhalatay 1991 kadib
@somzeshakir4408
@somzeshakir4408 9 жыл бұрын
Allow somali sharafteeda sooceli
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Amiin🙏🙏🙏🙏 Ceeb iyo caydh baan aduunks korkiisa ugu dhimaney.
@kungsgardennytida5664
@kungsgardennytida5664 3 жыл бұрын
Five star somali peaple ilkie you My peaple give great help each ather somalians
@AbdiasisYusuf-dj6jh
@AbdiasisYusuf-dj6jh Жыл бұрын
Soomaaliya.nabD.alle.ha.siiyo
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Waa taloo tabayadiba tugnat
@mohamedmohamed614
@mohamedmohamed614 5 жыл бұрын
Dad baa cayaya marxuun siyaad hoyadiin wasa waa kuma ninka dhaama siyad bare?maanta Somali waa qaxooti aduunka oo dhana waa la idinka nacay oo waa bahdilan tihiin
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Mohamed Mohamed bwe waa wax laka xumaado lkin adigu hooyadood mxaa ucayday ??
@suldaansiciid1899
@suldaansiciid1899 4 жыл бұрын
Hoyadaaa wase dadkaaa isagaa kala geeyay oo jufo iyo reer isugu diray isaga kahor manay qixin manay gaajoon
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 2 жыл бұрын
Libaax ayuu aha waxa caaytamaya wali qurbo meyna tagin waa jiir haan ku weynaaday
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
VIVA HOOYIRKA KII QQARANKA JAAHLEH SACIID ZIYAAD BARRE AAMIIN
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
VIVA NABADSHIGA Politi Police Poliith JIDMARAALKA GOLGUURTIGA SARE KACAANKA FARMAAJOH FAATIXAH FAREEXAAN EE HIRSHABEELLEH STATE OF THE NATURE RESTORATION WORK OF FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA STATE OF SOMAALIALAND
@zakihaji5815
@zakihaji5815 8 жыл бұрын
run taa waaye walaalo thannkx brother mohamed farah Allah ku dhowro sxb
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 4 жыл бұрын
Rag waa ragoo hore Xasuus aan caadi aheen Ragaan ilaahay jano hasiiyo Gayigii waa idiin darsaday dhaantiin janada kuwaara
@nuuradiinsaxane8786
@nuuradiinsaxane8786 7 жыл бұрын
alle wadanka ha inoo hagaajiyo
@SALIMIIN
@SALIMIIN 12 жыл бұрын
Somali gumeysi ayey jeceshay sow ma aragtaan kuwa hadda xamar haysta iyo sida ay cadowga u horkacayaan Allow somali sharafteedi soo celi Aaaamiin
@suldaansiciid1899
@suldaansiciid1899 4 жыл бұрын
Aygii Somali kala firdhiyay weeye qaxoontina may aqoon laysmana dili jirin dad walaaalo ah bay ahaayeen waa laga jarayaa laaakiin maanataba ilaahay buu hortaaganyay
@ciiseiman336
@ciiseiman336 2 жыл бұрын
Somali will back came
@jeezzyify
@jeezzyify 11 жыл бұрын
oh yes greater somalia will be united soon inshallah. As you can see things in somalia are changing really fast. the people need to forgive and forget the past. After that we the millions of somali youth who were born outside the country will come back and make some a powerful county then before. As for Eritrea, we were standing alongside for your freedom in return Eritrea has returned the favor back. So together we'll rule all of east africa and if not most of africa, best believe that bro
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@waakomedia9861
@waakomedia9861 6 жыл бұрын
somalia will come back soon
@sagalcaday9789
@sagalcaday9789 6 жыл бұрын
insha allah i wish and hope so
@mahamadfarah8822
@mahamadfarah8822 6 жыл бұрын
shaatiga jaalaha waan xasuustaa waagii doolada ziyaat bare inga se waxaan iskuulka ku dhigan jiray labiska calanka somalia shaatiga cat iyo surwelka beluga oo daba gaabka ah ee nom.ber 3 ee galab leyda ah
@Sali5792
@Sali5792 12 жыл бұрын
i feel inspired..
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 жыл бұрын
AUN intooda badan waydhinteen amiin
@padriugaas3313
@padriugaas3313 Жыл бұрын
Wataa somali
@mudanecaska4856
@mudanecaska4856 6 жыл бұрын
adaaa liito oo facaada qabiilkaa reebay adiga camal oo maanka ka dilan aa umada isku dira somali waa mid cid cid kaliidata ma jirto ilaaah dadka dhaxdooda haka qabto inta adoomada ilaaah inay wax isdheeryihiin aaminsan REPLY
@haniali461
@haniali461 9 жыл бұрын
Maxed siyad barre ilah ha dambi dhaafo waxuu ahaa wadani
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
Alle waxaa kabaryaa Janadii fardoso ku Siiyo sorr dharbaaxda cadwga Noogeysate
@waakomedia9861
@waakomedia9861 6 жыл бұрын
somalia will come back
@libancumar8412
@libancumar8412 11 жыл бұрын
Fikir kasta oon lahayn jirrid xooggan daadka qaada dida gooni isu taaga waxa loogu yeero x lanada.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 8 жыл бұрын
Iska daaya qabiil sharaf maleh soomaalinnimaa ka fiican wallaahi,Maanta Gun Ayaan nahay Is-daba-qabta.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 10 жыл бұрын
Mohamed Siyaad Barre (Afweeyne) waa ninkii dilay adeerkeey Gen. Salaad Gabeyre Kediye. Dafle waa laga aargutay laakiin afweeyne wuu naga baxsaday.
@guuleediidccghdhdjjgdhcj3120
@guuleediidccghdhdjjgdhcj3120 6 жыл бұрын
Acuudu bilaah dumarka qawan Alx illahay naga qabatay Afweyne
@fatin1isk
@fatin1isk 12 жыл бұрын
OMGG MY MOM IS IN PIC LOL
@sanweyne100
@sanweyne100 13 жыл бұрын
Raggi dalka dhisow,intiina dhimatey ilaah ha naxariisto.intiina noolna caafimaad iyo cimri dheer ilaah ha idiin siiyo. Somalia iyo soomaali oo dhana wey idiin hayaan mahad aan la soo koobi karin.
@Dabayl
@Dabayl 9 жыл бұрын
25 sanadood dawladii la dhisaba adigaaa u maleegaa shirqool, khiyaamo iyo cadoow la adeegsado. Laakiin wali waad isla wacan tahay.. War waxaan waayay qof wanaaagsan oo Daarood ah oo fikiraa oo yiraahdaa sidan si ma aha sikale aan yeelnoo..
@Geelwanaaje
@Geelwanaaje 12 жыл бұрын
Sawirada magacyada maxaad ugu qori waydeen?? anigu madaxwaynihii hore allaah ha unaxariisto iyo Ali samatar uunbaa ka gartay sawiradeee
@dhalole
@dhalole 13 жыл бұрын
@sheekhshariif ; ilaahay haku soo hanuuniyo, it is sad to see a follow somali saying this kind of shirk., you can still rebent to allah, and allah promised these who rebent will be accepted,
@abdishakurmahamedabdishaku362
@abdishakurmahamedabdishaku362 7 жыл бұрын
siyad bare waxna wuqabty waxna warqarbuday .dowlad wudhisay iyo cidan xogbadan iyo farsomali iyo dhismaha wadoyinka lkn waxu kuhaleyay cidaanka sohalgamay itobia mel saray asaga layay janarladi dhaman iyo culamadi somali
@MrFaaid
@MrFaaid 12 жыл бұрын
Sheekadu qabiil ma ahey Soomaali jaceyl aya jirey dowladii kacaankuna waxay bi,isay oo Dowlad xumada ah ayaa na daba yaal hadii ay Dowlad daacad ah tahay oo mustaqbal jiilka danbe ka fekereysa waxaana ma dheceen in kastoo ay qadar illahay tahay hadana maamulkii qaranimo oo i xun loo adeegsanday ayaa baaba,aan danbena keeney.
@muzaz777
@muzaz777 12 жыл бұрын
aaaaah somaliya aawi adiga hada?
@djiboutidjibouti6570
@djiboutidjibouti6570 4 жыл бұрын
Bakerigaa malahelaa wahgaan
@saxaaf
@saxaaf 13 жыл бұрын
@MrBlue2th u wel came bro
@somaliqueen10
@somaliqueen10 12 жыл бұрын
war meyda daaya waxuushyahay uff
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 4 жыл бұрын
QOFKAA ILO-BIYO LEH SOO MAROO OOMAN BAAN AHAYE waxa ka fhigan sidaa aniggga & iyo inta dawlad u garaadsatay laakiin GEEL INDHKUUL MUXUU KA KASAA
@shuceybmashaallahh8111
@shuceybmashaallahh8111 8 жыл бұрын
waa waalateen ee illaah utoobat keena qabiilkan madaxa idinka wareeriyay katoobad keena qabiiiiiil miyaa xal ah qabiil meeshii uu kayimid kuceliya
@ahmedAli-bt5sk
@ahmedAli-bt5sk 11 жыл бұрын
yaasalaaam octobar waa tee !
@tarsanckofficial9480
@tarsanckofficial9480 5 жыл бұрын
Waa maalintuu geesiguvlawareegay Xukunki kacaanka jaale maxamed siyaaf bare Allah haku naxariisto Waa malintii uu uquus gooyey bolaalki xisbi ee isku hystay Wadanka Allow sooceli kacaankiviyo dawlad maletri Ah
@axyawadani
@axyawadani 11 жыл бұрын
waa tanoo isutageena haboonoo watanoo tacab galkeenaan u taaganee lol walee soomaali waa kuwii hore 30 years ago waa qaran iidoor iyo mooryaani ku xaartee miyey soo noqon
@NasraSheekh
@NasraSheekh 12 жыл бұрын
@samajceel , kacaanku mareexaan ma aheyn jaalle..
@Ismaanciil08
@Ismaanciil08 10 жыл бұрын
Ismail abdi afweyne waxna hadhihin kama afweyne adabo ka afweyne oku deqi weysay xolihii qaranka iyo bililiqadii nacalaa kudhale qanis qanis dhalay hawiye yey yey dhashaa tihiine
@HiilDanTV
@HiilDanTV 11 жыл бұрын
Kacaan diidku ha dhaco, kacaan doonkuna ha noolaado, Waa 21kii Oktoobar, waddanigu ha jiro, ha joogo waligiisba. I hate Axmaaro, Kenya, Ugandha, etc. Hanna dhaafaan bahaluhu.
@naima5863
@naima5863 Жыл бұрын
Alow noo soo. Eli beri samadkii soomaliyey Is qabta dal iyo dadba wey dhib qbn
@nasroahmed2210
@nasroahmed2210 8 жыл бұрын
qabiil baa madaxa idinka galay somaliyey cadi iska dhiga
@Geelwanaaje
@Geelwanaaje 12 жыл бұрын
magacooda waan maqlay lkn wali sawirkooda oo magacoodu la socdo ma arag marka ma garan karo ka ah gabayre iyo caynaanshe.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 10 жыл бұрын
Mareexaan 21 uu wadanka ku xaaray ilaa Afweeyne xoog aan kaga saarnay wadanka uu ku dhintay Nigeria.
@SALIMIIN
@SALIMIIN 12 жыл бұрын
Dawladi hore maxaa loogu kacay? Waxaa loogu kacay iyadaa kacaan aheyd Anyway kuwa hadda joogta ayey 100% dhaantay hadda kuwo joogo waa jaahilin oo wadankooda difaaci karin oo cadowga iyaga ku soo dhaweynaya ,jecelna in la gumeysto
@saxaaf
@saxaaf 13 жыл бұрын
@sheekhshariif i feel sorry for you
@nuur3272
@nuur3272 6 жыл бұрын
Waa tuugtii dawladii la soo doortay xooga ku burburiyay. Most of them died blood in their hands.
@bulcad444
@bulcad444 12 жыл бұрын
salad gabayre iyo mohamad caynaashe ??? ma garanaysid
@ubaxfatima
@ubaxfatima 12 жыл бұрын
afsomaali ninkaa ku faanaay nolow waadse dhimaatay jano ilaahay ha ku geeyo daanbii ma lahiid alshabaab ayaa daanbi leh
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
siyaad hadaad dhaantid keen wax waa adiga magafe kaa dhergaye dhuuso 400 oo ciyaal hargaysa hal maalin dam xataa maydkoodiina, siyaad barre janna gale dugaag baad haysey hadaan ku ogaanay waxaad ahayd
@sahrayasin2555
@sahrayasin2555 3 жыл бұрын
La soo xaadir syaad qiyaamaha insh ALLAH
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 жыл бұрын
Waxaan kayaabay sida loodhaqan guuray hada, wiilka yar ee gabdhaha qaxwada lacabaayo kkkk wahaabiyada hada joogto maxay kusamayn lahaayeen?? Ugu yaraan waalakarbaashi lahaa kkk
@ahmedsaleeban2355
@ahmedsaleeban2355 5 жыл бұрын
Naarta haku fogeyo
@faisal8887
@faisal8887 12 жыл бұрын
@Puresomalilander Nacaladd kugu taal idoor foqol idoor, waxaad oo malaysa in idoor ey awood ka leyiihiin Somalia? somalidiid ba tihiin, landerkaa abahaa ka was, SOMALIA HA NOOLATOO, PUNTLAND HA NOOLATOO, JUBBALAND HA NOOLATO, FARMAJO HA NOOLADOO!
@Samatar85
@Samatar85 13 жыл бұрын
been iyo hees baa dadka lagu maaweelin jirey maallintii u dumey hal waraaq ah lama soo gaadhin, bac bay ahayd ay ka buuxdo naqas iyo neef been ah.
@maxjack6135
@maxjack6135 12 жыл бұрын
SNM
@sabadabdiodowa8539
@sabadabdiodowa8539 5 жыл бұрын
Toog dawlad dadweynuhu doortay dhacay. Toog balaayo soomaali U horseeday ayey ahaayeen. Haddal tuug
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 8 жыл бұрын
Iska daaya qabiil sharaf maleh soomaalinnimaa ka fiican wallaahi,Maanta Gun Ayaan nahay Is-daba-qabta.
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 998 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 29 МЛН
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
MAHRAJANKA UBAXII KACAANKII SIYAAD BARRE #Somalia
5:53
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 74 М.
Qaranimadii Somalia Wayo wayo xusuus
7:42
Hanti dhowr
Рет қаралды 36 М.
full Barnaamij Safarka Madaxweyne  ku xigeenka SSC Khatumo uu ku maray Gobolada Sool iyo Sanaag
19:03
Somali (Somalia) Documentary - FGM - 1988
24:52
Taariikh Archive
Рет қаралды 687 М.
Heeso Mcn oo Xul ah - Qaaraami Heeso Mcn Waayo Waayo
1:02:10
kobciye official
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ach nein! Meine Zähne sind ausgefallen 😂 #Krankenhaus #Streich
0:15
Малой вызвал электрика с Авито!
1:00
idontfirst
Рет қаралды 933 М.
Working smarter not harder #adamrose #construction #smart #funny
1:01
MrAdam Construction
Рет қаралды 6 МЛН
Try this 🤣  #funny #trending
0:14
Dung ABC
Рет қаралды 31 МЛН