Saxansaxo Udgoon

  Рет қаралды 6,458

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 8 жыл бұрын
thanks LB- hoyaday macaan ayaan ku soo xasuustàa anagòo xamar ka nimid oo kusoo socana hargaysa ayáa heesta la shiday waxay xasuusata deeganaad ay ka timd oo heesta ku bilaamtay iyo xoolahoodii markii igu horaysay hargaysa iyo miyigeeda waaaw
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
kqat wawawa sxb xusuus wanaagsan. Enjoy it.
@zakariyehusein511
@zakariyehusein511 8 жыл бұрын
LBchannel sxb waxan idin ka codsan lahaa heesta hadda an dhamaynee ku jar hadalka Samatar iyo shankaroon haddi ay suuragal tahay mahadsanidiin.
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 7 жыл бұрын
LBChannel sxb mahadsanid Allah yacisak sxb kolay heestani waa mid xanbaarsan hidaheenii iyo dhaqankeeni soo jireenka ahaa. jiilka danbe Erayadaa ku adkaaye bagaad usoo duubtay iyodoo macalaa erayadii wadata. Many thanks Bro
@LBchannel
@LBchannel 7 жыл бұрын
Idiris adigaa mudan sxb.
@filicajones2176
@filicajones2176 8 жыл бұрын
LB, many thanks for the countless hours of entertainment you have provided on here for all of us to enjoy. I've been watching your videos for years, and they have truly brightened my existence. I know you're busy, but please could you find the following song for me. It's nowhere to be found on the internet! Waxa qaada Hibo Nuura, waxaayna ka bilaabantaa "Lebiyahow Magoolee" - intii kale ma xasuusto. Hopefully it won't be too much trouble to find because I know you're an encyclopaedia of Somali music; but I would be eternally grateful if you could find that for me.
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Filica Jones sxb Adigaa mudan. I have that song in kaban form and I will upload for you when I get time, allaah willing.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 8 жыл бұрын
waaah waaah rag waa ragii hore hadalna wa intuu yidhi waa maskaxdii iyo mihnadii XASAN GENAY ..... waa muuqdii toolmoonayd eee XASAN AADAN SAMATAR IYO SAHRA AHMED JAMA 😍😍❤❤
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Abwaanka Xasan Ganey . Ilaahow cimri dheer Iyo caafimaad isugu dar. Mahadsanid suldaan Qawdhan .
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Adigaa mudan nabadraadshe. Suldaan Xasan ganey halkuu ku nool yahay war maka haysaa?
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
LBchannel waxaa iigu war dambeysay isaga oo Somaliland jooga.
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Ok mahadsanid nabadraadshe.
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 8 жыл бұрын
mahadsanidin wlalayaal dhawr heesood ayaan mid mid idinka codsan kolba mid ee idin raali ah ma ii heli kartaan heesta Addunbaba gabadh yahay ee maxamed qaado ee qays sameeyay marka ay thy Hibo nuura iyo isla qays ay wada qaadaan talan taali codsiga#1 mahadsanidin markale
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Mustafe sxb ma garanyo heesta aad ka sheegayso. Waxa jira hees kale oo ay hibo iyo qays ku wada luuqeeyaan oo la yidhaahdo (SIDAN WALAAL SIDAN WALAAL)
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 8 жыл бұрын
+LBchannel fanaan heesahooda oo dhan ma isoo galin kartaaa maxamed joof iyo maxamud kamanle adoo raali ah
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Mustafe Xasan sxb heesaha Maxamed jaamac joof horaan usoo bandhigay halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/rJaaYnloZ9R8a7s. Heesaha Maxamuud Kamabanle waxay janalkan soo gali doonaan sanadka soo socda haduu illaahay yidhaahdo.
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 8 жыл бұрын
+LBchannel lkn wll waa goos goos hal hees hadaba soo gali iyadoo dhamaysa heesaha joof oo ah axdigeeni maan ilaawine
@mustafexasan9213
@mustafexasan9213 8 жыл бұрын
+LBchannel lkn wll waa goos goos hal hees hadaba soo gali iyadoo dhamaysa heesaha joof oo ah axdigeeni maan ilaawine
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 жыл бұрын
wad mahad san tahay LB channel
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Mona ALI-J Adigaa mudan.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@LBchannel saxib waxan ka codsan laha heees an u malaynayo inu qado maxamed yuusuf wakhtiga la qaday waa xiligi halgankii e snm hesta ereyadedii hadan guda galo waxa ka mid ahaa gusha yale snm maxay ku gadhay garasho eebe alla allahu akbar intasan ka xasusta wllo
@mohammed-jama
@mohammed-jama 8 жыл бұрын
@LBchanel thnk u
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Mohamed Jaamac U R Welcome sxb.
Moreza Poetry - Raaz e Fash
4:25
MorezaOfficial
Рет қаралды 6 М.
British Accents: Cockney
7:58
English Like A Native
Рет қаралды 1,3 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 18 М.
Hassan Adan Samatar Saxan saxo Udgoon Badan
5:19
Yasin Abicar
Рет қаралды 8 М.
Camaari iyo Aways
8:39
LBchannel
Рет қаралды 10 М.
SIDA GEED CALEEN LOO  || TIJAABI CODKAADA
9:36
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 17 М.
Xulka Heesaha Wadaniga #3
17:01
LBchannel
Рет қаралды 111 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr (ajaxkmr1986)
Рет қаралды 579 М.
HEESTA XABIIBA YAR
6:33
xirsi abdi gidhi
Рет қаралды 451
小丑牌ATM提款机?#short #angel #clown
0:14
Super Beauty team
Рет қаралды 8 МЛН
Он Знает Кто Дома Главный 😂
0:32
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
Скажи «Папа»
0:37
Камышниковы
Рет қаралды 2,4 МЛН