Xulka Heesaha Wadaniga #3

  Рет қаралды 110,590

LBchannel

LBchannel

6 жыл бұрын

Qaybta sadexaad ee heesaha wadaniga.

Пікірлер: 60
@waririhaji8983
@waririhaji8983 6 жыл бұрын
Meshaan heesta kaliya ee wadaniga ee runta tabaneso baad ka tagtay oo waxanoo hees ah ka muhimsaned... magaca heesta Waa (Africaay daya)
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Dadgeygow Habeen wanagsan Ha laraxeesta
@myleszayd4712
@myleszayd4712 2 жыл бұрын
sorry to be offtopic but does anyone know a way to get back into an instagram account..? I somehow lost the account password. I would love any help you can give me!
@aflaxflash9863
@aflaxflash9863 3 жыл бұрын
Hada sxb heeso maaha macaankooduna muuqan maayo kol hadaanay dhamays tirneyn waana googoose heesaha sidoodaa loo daayaa sidan macno kuma laha
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Ай бұрын
Asc.walal hees wadani ah oo oranaysa. Daafacaayaw waa dalkaagii. Duruus u dhigayaw waa dadkaagii. Heestaan xagee ka raadshaa.2003 ayaan website la dhaho somaliuk ka dhegaysan jiraye
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Halkan waxaan ka gartay abwaanada : Mustafe sheekh Cilmi, Barre Fiidow, AUN Meecaad miiggane, AUN Cabdi Bashiir Indhabuur
@ahmedawil846
@ahmedawil846 6 жыл бұрын
Asc sxbyaaal waaa heeso wadaniya oo dhiiga dhaqaaajinaya waxaan u baahna ahay heeesta #39 ee cawsha iyo ugaadha
@mocariifofficial413
@mocariifofficial413 Жыл бұрын
5:21Hestan waxa ku soo geli jiray sheeko dadki Radio dhagesan jiray aya fahmayo hoyo mcn allaha ku naxariisto iyada aya dhagesan jirtay ani neh wan la jogi jiray agteda aya iska jeclaa naxriisteda aya iso jiden jiray
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
43 taasoo dhamaysa xageen kahelaa Soomaalay kufaan shaqada
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Axmed Sahal sxb heesta #43 waxaad ka helaysaa Janalkayga halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/Zqa9p4GfpNmLf8U
@walimohammud3921
@walimohammud3921 3 жыл бұрын
Yes
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
75 ila 55 waan haya heeso badan balsee kuwa kala ayaa maqan
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey heesahii 1960 xurnimada ila 70 ayaaa maqan ee is weydiiya adiga
@iftinaan1022
@iftinaan1022 4 жыл бұрын
42 wll hestaas iyado dhameystiran ma ku jirta magacedasa wa maxay isheg ado ralia
@abdisalamabdikadirofficial299
@abdisalamabdikadirofficial299 2 жыл бұрын
35 ❤😢🤲
@wadani279
@wadani279 4 жыл бұрын
ASC Saaxiib, Heestii #34 magaciisu muxuu yahay? Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay walaal.
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
Wadani sxb ma garanayo magaca heesta #34. Heestu waxay ka hadlaysaa ciyaaraha.
@mohamedsaabiir1830
@mohamedsaabiir1830 5 жыл бұрын
Lb channel sxb macan ilahay baan kugu daarshe ado heesahan dhan haya miya hadana ino soo jar jartay heesihi Sxb macan ayago full ah ino igu soo tuur ilahay baan kugu daarshe
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
Mohamed Saabir Sxb Janalkayga ayaa sidaa u samaysan heeso gaagaaban Ayaan soo bandhigaa dabeetana dadka ayaa heesta ay ka helaan codsada. hadaba heesta aad ka waydo youtube-ka soo codso aniguna waan kuusoo bandhigi doonaa markaan wakhti u helo. Teeda kale sxb ha igu odhan macaan sababtoo ah waxaan ahay ni adiguna waxaad tahay nin sidaa daraadeed laba nin iskuma odhan karaan macaan oo waa wax fool xun. Raggu macaan way ku odhan karaan dumarka, dumarkuna raga way ku odhan karaan. Waa kalmad loogu talo galay in ay DHADIG iyo LAB-ku is waydaarsadaan ama isku yidhaahdaan.
@mohamedsaabiir1830
@mohamedsaabiir1830 5 жыл бұрын
LBchannel 😂 war nin yahow wan ka aqbalay wa balan inan ku oraan ereygaas Een heesaha aan rabo way badan yihin sxb Lakiin hada waxan uu bahanahay heesta Ereyadan ka mid yihiin “ wala isku heysta wixi madaxda ka dhigaay wala isku heystaa” ee la qadaay dagaalki 1977 waxana loo qadaay mingistu Heesta kale aan ka codsanaayo wa hessta uu qaaday xasan diiriye. Ereyadan aya ka mid ah “Heegaana aan haado hoorseedo “ “Wala ii hanweynow hoogaansho “ “Lama huro nin hawl kara sida geed” “harweynaba lagu soo hirtaaye” Iyadana wa hee wadani ah.
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
@@mohamedsaabiir1830 Sxb heesta 1977 halkan guji ---->> kzbin.info/www/bejne/i5zGq4SQq8uZq6c. Heesta xasan diiriye ma garanayo.
@barud2386
@barud2386 6 жыл бұрын
Fadlan sxp heestii Ahmed gacayte ee ahayd Mayay iyo mahiigan iyo halis Intaan maray malao laguma Koobee Meeloogu toosiyo maleh maleh aduunyada meehaansi mooyee
@barud2386
@barud2386 6 жыл бұрын
Hadaad helayso
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
bashiir yare sxb heestaa ma garanayo.
@xaabsade9844
@xaabsade9844 3 жыл бұрын
Heesihii hantiwadaaga halkee laga helaa sxb
@raagebader6737
@raagebader6737 6 жыл бұрын
Aadbad u mahadsanty sxb ee hees32 ee calankaw ogsoonow ayaan baahanay ee ma soo galin kartaa marlabaad mahadsanid
@cabdiqaniyoonis3541
@cabdiqaniyoonis3541 5 жыл бұрын
Waar sxb ana u baahnaaaye maaad garanaysaa magaceed ma ogaatay
@MrMentalz2
@MrMentalz2 4 жыл бұрын
Heestii 31 iyo 33 sxb. Magacyadooda maxay yihiin? Mahadsanid walaal.
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
MrMentalz2 sxb heesta #31 CALOOL BAAHANEEY. Heesta #33 SOOMAALIYEEY OGOW OGSOONOOW.
@252hassanaadan3
@252hassanaadan3 6 жыл бұрын
31 heeestaaas mgc iisheega sxb yayal plz
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
kornel adan sxb heesta #31 waxa la yidhaahdaa CALOOL BAAHANEEY.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Suldaan sannad wacan oo wanaagsan.
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Wanaagsan suldaan nabadraadshe.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
LBchannel suldaan qawdhan, waxaan aad uga helay heesta 43aad . Bal haddii aad waqti u hesho noogu tuur.
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Waa hagaah suldaan imikaaban kuu samaynaya heesta #43. Filo saacad iyo badh gudahood inshaa allaah.
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
LBchannel waa hagaag suldaan.
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Suldaan nabadraadshe heestaadii imikay warshada ka soo baxday. https//kzbin.info/www/bejne/Zqa9p4GfpNmLf8U
@baladiofficial6764
@baladiofficial6764 4 жыл бұрын
Alla maxaa nabad nabad loo durbaan tuntay . 39 Waa hees qiiro leh micno wayn ku fadhiso. Magaceeda igu caawi walal
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
baladi sxb ma garanayo magaca heesta. Heesta waxaa ku luuqaysa Maryan Mursal waxayna ka hadlaysaa calanka soomaaliya. Halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/oarSemaDpciMpKc
@jallekarar36
@jallekarar36 6 жыл бұрын
Heesta 37
@adenismail6487
@adenismail6487 5 жыл бұрын
I realy enjoyed those songs lkn walaal heesta waddaniga ah ee "heyb heyb " ee wada jir uwada qaadaan Caasha Abdoo iyo Fadima qasim hadaad aragtay link-geeda isii adoo mahadsan Midhaheeda waxaa kamid ahaa; Heyb heyb lasheegtiyo Habar habar majoogtee Haween iyo rag maantaba Yaynaan ukala hadhin ........
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
Aden Ismail Sxb heesta ma labadooda u qadha ayaa ku luuqaynaya ?
@adenismail6487
@adenismail6487 5 жыл бұрын
LBchannel haa walaal labadooda kaliyaa qaada Midhaha heestana Cabdilaahi qarshe AUN inuu lahaa baan filayaa
@LBchannel
@LBchannel 5 жыл бұрын
@@adenismail6487 Sxb heestaa maan maqal, laakiin hadaan helo waan kuu soo badhigi haduu illaahay yidhaahdo.
@alfanaanjey8498
@alfanaanjey8498 6 жыл бұрын
Lb channel waad mahdsantihin wll lkn codsigii noo furo
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Waa hagaag walaal. waa inoo wixii ka dambeeya ciida soo socota haduu illaahay yidhaahdo.
@ayanlehabdikassimayanlehab2687
@ayanlehabdikassimayanlehab2687 6 жыл бұрын
Sxb waxan kaa dalbanaya hesta kowad ee magacegu yahay COLOL BAHANEY
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Ayanleh Heesta calool baahaneey halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/hovUiGdtrLqsoas
@abdifataahdahir8952
@abdifataahdahir8952 5 жыл бұрын
mageeceed wll heeata 40
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
Abdifataah Dahir kala saar labada weeyaan magaceedu wll
@farhanmusfarah6908
@farhanmusfarah6908 6 жыл бұрын
38 magaceed yaasa qaaday
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 жыл бұрын
Codkii magol
@cabdiqaniyoonis3541
@cabdiqaniyoonis3541 5 жыл бұрын
Waaar wlaalayal cid gaaranysaa ma jirtaa heesta 32 wlaahi meel bay i taabaty
@abdinasirqoordhere2413
@abdinasirqoordhere2413 5 жыл бұрын
cabdiqani yoonis xaqiiqo waaye wey tabaneysaaa dhiiga
@cabdiqaniyoonis3541
@cabdiqaniyoonis3541 5 жыл бұрын
Haa wlaahi wlo lkn magaceeda maad garnysaa bro
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
@@cabdiqaniyoonis3541 waxaa qaday faninta north america calankeygow ogsonaaw
🇸🇴     SOMALIJA     🇸🇴  MOGADIŠ    🇸🇴
2:47
PRIRODNE LJEPOTE
Рет қаралды 7 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 299 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 92 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 44 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 101 МЛН
Xulka heesaha wadaniga #2
17:11
LBchannel
Рет қаралды 105 М.
Xulka heesihii hore #6
25:31
LBchannel
Рет қаралды 17 М.
Xulka Heesaha Saynab Cige
12:05
LBchannel
Рет қаралды 9 М.
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 233 М.
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Maxamed Xassan
Рет қаралды 352 М.
Papa yeh dila do ajse mein aapki behen 😢😊 #shorts
0:30
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 135 МЛН
Это что за ?
0:27
ЛогикЛаб
Рет қаралды 1,6 МЛН
Достали существо из под земли
0:29
RICARDO
Рет қаралды 2,2 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 13 МЛН
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 4,2 МЛН
She saved others
0:20
V.A. show / Магика
Рет қаралды 4,1 МЛН