suuriya ilaahay kumaso celiyo dad qalatadi reer sad iyo wixi lamida oo ilaahayow ubooga dhay
@ahmedcumar8335Ай бұрын
Suuriya waxaa iiga daran xasan gurguurte oo qiyaano qaran Somaalia ku sameeyay oo god madow ku riday caawa, baddii Ethopia ayoow ku wareejiyay dhulkiina AS ayoow ku wareejiyay dhulkii danta guud ee Muqdisho waa iibsaday, Somaalia waa u dhamaatay
@fatimaabdilahi2785Ай бұрын
Wll ma hadaa aragtaa wadan la dhiibay bal waxaad fiirisaa umadaa soomaalida iyo sida ay tahay Dhalintii 70% wadanka ka ahayd bal fiiri boqolaalka topic ay ka hadlayaan ka mid yahay jaceyl, raadinta ceebohoodii iyo qabyaalad iyo xitaa hadaa weydiiso diinta aad heysato intee in la eg ayaad ka taqaanaa ku dhahay anigu ha i weydiine culimada weydii Boqolaalka hey adood ee wadanka ka fuliyo mashaariic gumeysi oo cid ka war qabtana ayna jirin umadii wadanka masuulka ka ahaydna sidii asxaabul kahfi bey u hurdeysaa Marka maanta waxa dhacay wax ka weyn baa hore u dhacay oo Ethiopia isku haleyn bey sidaa u yeeleysaa iyo in ay ogtahay in umad iska difaaci doonto aysan jirin 😢
@UmuRaxmaInabashiirАй бұрын
@@fatimaabdilahi2785 waxan ku jiranaa xilkii ay andalusa ku jiratay
@IlhansweetАй бұрын
Innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun💔😭
@fadumomohamud7232Ай бұрын
Kawanka nataniyaho iyo wasiiradiisa xag jirka ee falastiinta xabsiyadas ey ku hayaan ayaa kayab badan balayo allaha ku ride maxa biis masakiin ah lakiin allah ayaa hortiisa latagaya aduunkana waa lagu tusinaya insha Allah 😢
@farxaancawil926Ай бұрын
Saydaaniya ❌ Sednaaya✅
@farxaancawil926Ай бұрын
Saydnaayaa ❌ Sednaaya ✅
@umuahlaam4170Ай бұрын
Subxaanalaah walaahi waa xanuun iyo caloolyoow inti dhimate lagartee inta nool yaa maskaxdooda ka tirtiraayo
@abdiladiif1462Ай бұрын
Ilahaw ladaldalo bisharo asad
@ubahdahraan4494Ай бұрын
Xasbunalaahi wanicmal wakiil, Somali ha ku cibra qaadato.
@KaltunAbdilleАй бұрын
alaahu agbar alaahu agbar horta arintan waa arin waligeed hore loo maqal dibna aan loo maqlin doonin rabiyow adaa abaal mariye ah rabi adaa wax ciqaaba waxna cafiya awood adaa leh mana jirto awood kale ilaa ta-da mooyee rabi naxaristada ayaan ku waydiisanay
@hassanmoalimmohomednuur7193Ай бұрын
Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun
@AbucubaydaDiinАй бұрын
Subxanallah allah waxan kabaqa madax musmiin shegaysa in laga yaabo siday dadkoda in ciqaban silamid asad
@cabdishakuurcase4258Ай бұрын
Wa calool xanuun warkan
@mohamedameen2063Ай бұрын
حسبن الله ونعم الوكيل 😢
@mahamedomar7187Ай бұрын
Waxan rajeynaya ina badal kheyr qaba inu Alleh siyo muslim Syria 😢😢😢
@UmuRaxmaInabashiirАй бұрын
Alle dulqaadkiisu waynaa waynaa waynaa bal eeg dadkaas ayuu u kaadiyaa bal in ay soo noqodaana
@laslaaaymen-do1viАй бұрын
Wlhi waa murugo xan7un badan alle ha wada naxariisto dhamantod Isha allah assad iyo abahii waxay faleen alle wuu ku xisàptamaya 😢
@ShureymSheikhАй бұрын
Subhanalah
@امناصر-ق9خАй бұрын
سبحان الله حسبالله ونعم الوكيل
@أمةالله-ك2ط1يАй бұрын
Madaxaaba ixanuunay subxaana llah
@Hakimi19Ай бұрын
Subxanallah 😢😢
@jacobxj387Ай бұрын
Subhanallah
@bazeera5520Ай бұрын
Subxaanallah
@saidmohamud7675Ай бұрын
Bishaar Al-asad halasoo qabto
@mahadawilhossein9220Ай бұрын
Wali.Xabsigas si fiican ugu maa dan soo hadal
@firdowsmusay-ze9gsАй бұрын
ilaahayow yaa soomaliya baadha waxa laga heleya xabsiyo lamida kuwa suuraya oo xalane kudhexyaale
@AbdiMohamed-zd1noАй бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah
@amatullahbintumuslimah7775Ай бұрын
Waa kuwaandanabobaygii labaad ee u bixiya jixiimo duniya saydaan
@cabdusalaamahmed7156Ай бұрын
Culimadeena soomaaliyeed markay ka hadlayaan Taarikhda xumada Shiicadu ku lahayd taarikhda islaamka iyo cadaawada ay sunniga u hayaan ,waxaa diidi jiray qaar ka mid ah soomaalida laakiin maanta ayay arkeen in ay shiicadu ka cadaawad badantahay kana axmaqsantahay gaalada.😢😢😢😢