Sayid Caliyow Ha i Gubin Muslim Ma joogo Miyaa" Qareenka Luul oo Cadeymo Yaab...

  Рет қаралды 21,120

Daauus Media

Daauus Media

Ай бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 21
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
MashAllah Allah haa ku xifdiyo qarenka waa dadaley Xaqa Allah haa uu hiliyo☝️☝️
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 Ай бұрын
Maasha Allah. Ninkaan waa qareen dhameystiran. Daacad ah
@dulmarkalifali625
@dulmarkalifali625 Ай бұрын
Guulayso guulayso insha, allah
@hodansheikh-jf5dy
@hodansheikh-jf5dy Ай бұрын
Wiilkaan waa in aqoonyahana maashaallhguulayso
@user-yn1kt6uh9v
@user-yn1kt6uh9v Ай бұрын
Ninkan ma gubi rabi maraxuumada kaliya ee wuxuu rabay xitaa caruurata ayuu gubi rabay ee ilaahay ayaa ka badabaadiyay masakiinataas agoonata ahaa
@abdihaji3580
@abdihaji3580 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto Luul, cadaaladda ha u hiiliso.
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs Ай бұрын
Qaren somaliah allha ku xafido amiin
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Ай бұрын
Yee adaalat be bunyaas he , hamaaraa feyslaa hukum yee hee ke Mujrim Said Ali by Izzat Barii' kardiyaa .....bohot bohot Shukriyaa .
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
Waa qareen wangaan☝️☝️
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Ай бұрын
Waxanba la yabanahay maxbus sacad xiran wiilkan jelka kuma jiro
@luqmansheikh5378
@luqmansheikh5378 Ай бұрын
Guulaso guulaso guulaso guulaso guulaso guulaso guulaso guulaso inshallah 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾
@geediali437
@geediali437 Ай бұрын
Waar kiiska siday uqaadeen waar ninku mr sayid Ali gaabadh AUN luul wuu gubay waa kiis muu badbaadin oo wuu baxsaday waa kiis kale Arxan daranaa ilmihiisii Ayuu dilay waa kiis saddexaad markaa sidaa inay ukala saaraan kiiskii afraadna Agoontii ayay gubtay xaqbay leeyihiin iyaguna waa in magdhow lasiiyo oo kiiska lagu cadeeyo waana kutalagal kiiskiisu maxaa looga war wareegayaa Afartaa kiis waa in lagu xukumaa Aabe luul cabdi casiisna waa in gabadh lagu xaalaa sauid cali walaashii oo 17 year old ah looguuriyaa sidaasay cadaaladi ku imanaysaa muuqdisho
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Asc. Saas weeye oo Siid Cali waxuu rabay in uu gubo guriga iyo dadkii ku jirey oo dhan.Saas ninka yeelay way cadahay in uu yahay DAMBIILE MUDAN IN LA MARSIIYO FALKUU GALAY.
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 Ай бұрын
Yaa kaa aqrisanaayo runta beenta ayaashaqeeyso wixii saxda ha ma ahan sax qabiilna waa mid kaan ujeedno habar gidi iyo abgaal ma is xukumikaraan ee maxkamad ale ayaan sugeenaa
@user-lj7bl2kr8n
@user-lj7bl2kr8n Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@XaawoCllaahi-ou9bl
@XaawoCllaahi-ou9bl Ай бұрын
in sha allaah ,guuleyso,
@fadumohasan4362
@fadumohasan4362 Ай бұрын
Asc
@user-mq2oj6el8q
@user-mq2oj6el8q Ай бұрын
Wcs
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Ай бұрын
Shahaado zuur oo lacag qaato soomaalida caan ayay ka yihiin waliba wuu dhaaranaa shahaado zuur oo lacag qaata diinta islaamka waxba kuma xukumikarto ,
@maxamedaashaguur
@maxamedaashaguur Ай бұрын
Maxaa marqaantigaan loo soo celin waayo
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 51 МЛН
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
WHY THROW CHIPS IN THE TRASH?🤪
00:18
JULI_PROETO
Рет қаралды 9 МЛН
The Conservative Manifesto Explained
8:01
TLDR News
Рет қаралды 163 М.
Dil loo adeegsaday 46 xabadood iyo laba Walaalo ah oo loo heysto - Garmaqalka Maanta.
16:13
XASAN SHIIKH IYO QADAR 15 June 2024
20:44
SHANTA TV
Рет қаралды 1,7 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 51 МЛН