Xeer Ilaaliye Yaxye oo Maxkamadda ka codsaday in ay diido rafcaanka ay soo qaateen qareenadda.

  Рет қаралды 157,114

Somali National Television

Somali National Television

Ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 215
@fmg63772
@fmg63772 Ай бұрын
Yaa allaah yaa raxmaan alloow uhiili maskiintaas allaahumma aamiin
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 10 күн бұрын
Allahuma amin yarabi
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 Ай бұрын
Maasha alaah xer ilaaliye yexye ilaahey haku xifdiyo
@user-vd5pd5xb2o
@user-vd5pd5xb2o 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@yuusufcali9705
@yuusufcali9705 Ай бұрын
Ilaahow Looyarkaan Barakee
@user-mg3cg7jk7j
@user-mg3cg7jk7j Ай бұрын
Aamiin
@abdalla_anas
@abdalla_anas 29 күн бұрын
Aamiin isaga iyo intii xaqa u taagan difaaciisa hana waafajiyo xaqqa
@shjimal1345
@shjimal1345 29 күн бұрын
Ameen ameen ameen
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 29 күн бұрын
Afkee ku hadleesaa
@OmarFarah-mg4ti
@OmarFarah-mg4ti 26 күн бұрын
😢😅😊😂😂🎉😊
@SahroAbdi-gc2ft
@SahroAbdi-gc2ft Ай бұрын
Ilàhay ha ku xiftiyo xera ilaaliye 27:25
@abdulrahmankhalid9242
@abdulrahmankhalid9242 29 күн бұрын
الحق يعلو ولا يعلا عليه. اللهم انصر اصحاب الحق. Aamii allow
@hosingoohosingoo8778
@hosingoohosingoo8778 29 күн бұрын
MAASHA'ALLAH MAASHA'ALLAH XEER ILAALIYE GUULEYSO
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Ай бұрын
Xaqa si kasta oo loo qariyo wuu imanayaa xataa hadan la toogan alle agtiisa ayaa lagu kala bixi donaa insha allaaaah
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 29 күн бұрын
Midas aya xaqiq ah walal wa runta
@AnimaSaida
@AnimaSaida 4 күн бұрын
Qareen yaxye rabigeey gabdahaaga hakuu xifdiyo wax xun ilhay kaama tuso maalintay taada noqoto tawxiidka kudimo inshaAllah
@zainabsulman3881
@zainabsulman3881 Ай бұрын
Yaa Allaah xaqa u hiili yaa Allaah cadaalad sii Aabe Luul Cabdicaziiz🤲
@husseinmohaned8291
@husseinmohaned8291 Ай бұрын
وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ}؟ وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ فَأُولَئِكَ هُمُ الظَّالِمُونَ) ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الفاسقون»
@husseinmohaned8291
@husseinmohaned8291 Ай бұрын
Ilahey halaga cabsado fdln 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-bb4vm1te4k
@user-bb4vm1te4k 27 күн бұрын
👍(ومن لم يحكم بما انزل الله فاوليك هم الكافرون) somallihye illhay ayaog xaqoh meeshojiro
@halimahassan4069
@halimahassan4069 Ай бұрын
Maasha allaah xeer ilaaliye Yaxye alle haku barakeyo fidunyaa wal aakhira guuuuuuuuuuuuuuuuuulleyso
@LuulSacdiyo-wh6zj
@LuulSacdiyo-wh6zj Ай бұрын
Ilaahay xaqeeda hakasoosaaro luul insha alah
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 Ай бұрын
Maashaa ALLAAH, Rabiyaw ninkan khaatuma wanaag ayaan kuu waydiinayaa, waayo xaquu ku adimayaa
@sahroabukar1795
@sahroabukar1795 Ай бұрын
Ma shaa Allah illaahey Swt ha ku barakeeyo xer ilaaliye Aduun iyo aqiro
@yuusufcali9705
@yuusufcali9705 Ай бұрын
Kan Naagtaas miskiinta Ah Gubay Cariiri Aduun&Aaqiro Alaha Geliyo
@habsadahir8378
@habsadahir8378 29 күн бұрын
Amin
@sacaadahaashihaashi9693
@sacaadahaashihaashi9693 29 күн бұрын
Maashaaa allaah afkaaga tawxiidka ilaahay ha ku sugo aamiin mida kale waxa la yiri oraahna lakala dhihi og allane la kala baryi og yaxye cimrigaagu ha raago oo cibaado leh xaquna ha guulaysto
@ima6291
@ima6291 Ай бұрын
Loyarkan alle waxan u waydineyna inuu aqiro iyo aduunba uu abaalkiisa alle ugudo alana ha xafido
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Insha Allah xaqa guleysan qaren ka gabar ta u dodaya guleyso Leyahay
@user-mg3cg7jk7j
@user-mg3cg7jk7j Ай бұрын
Aamiin iisha allh
@user-le6sb3ok9w
@user-le6sb3ok9w Ай бұрын
@user-rd7zs8pe6x
@user-rd7zs8pe6x Ай бұрын
Ameen
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h 29 күн бұрын
Allaahu ma aamiin
@libanahmed5297
@libanahmed5297 8 күн бұрын
Waa. Looyar daacad. Ah. Alaha. Ku. Xifdiyo
@user-jc8kz2cc6e
@user-jc8kz2cc6e 28 күн бұрын
Masha alllh aqliga allaah hkuu barakeeyo
@adenabdi5563
@adenabdi5563 Ай бұрын
Macha Allh xeer ilaaliye yaxye Alle haku xafido runti wa dadlaysaa illhy wxn ka rajaynaynaa cadlada inay hesho luul incha Allah from djabuuti
@OmarWaberi
@OmarWaberi Ай бұрын
Luul cadalad ayey rabta from 🇩🇯 jabuti
@minasaidmed
@minasaidmed 28 күн бұрын
Wara kabax wahas uma joogiin marku diilayeye wara Somalia ma Djibouti bad modeysaa wadaad afka ka islam ah ok dilku caadi uyahay from Djibouti nio marga qof la dilayo wa Eid dooda 😂
@najmanajma5038
@najmanajma5038 17 сағат бұрын
Nayaa dhilo gabar miskin ah OO ado kle ah weye qabilkiy ku qadey kuma dhige cadaaladu ha sareyso from Jabuuti 🇩🇯
@dekaali3106
@dekaali3106 29 күн бұрын
Maasha alah xeer ilaaliye yaxye siciid cadaalada aad uu hiilisay ilaahay ha kuu hiiliyo xafidulaah my broth
@SGS627
@SGS627 Ай бұрын
Xaqa ma qarsomo mashaall xer ilaliye allh ku dhowro adokale o xaqa u hiliyo allh badiyo somali cadalad bey ubahantahay
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 Ай бұрын
ALLE halaga xishoodo kawa nool ayay nabad iyo naxariis u tahay inladili qofka qofkale kas .udila
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Sax waye kuwa nol nabad iyo naxaris u tahay in ninka saleban iska dilan wayo Waxa iman in rag badan wife shiqal ah Qaban la gubo loga aro Waxa iman in qof haween maskin saleban nin shiqal qabo la gubo loga arsado somali wa is taqan qabil ka is walo sharciga awod qabil logu hiliya dadka la Dulmiya dadkoda u ar gudo
@rashidsheq6480
@rashidsheq6480 Ай бұрын
Best lawyer if I may.
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp Ай бұрын
Ninkaan waa nin wxbartay m.a allaha barakeeyo
@kowsarmaxamud7009
@kowsarmaxamud7009 24 күн бұрын
Wilkan marxumad u dooday walhi wa qof degan oo imanle m.a illhay ha ilaliyo ❤😢
@sahraismailyusufismaaciil4428
@sahraismailyusufismaaciil4428 Ай бұрын
Illaahay luul xaqeeda ha soo saarò
@hamsafarah8205
@hamsafarah8205 Ай бұрын
What a pretty good and professional lawyer!! Maasha allaaah 😢😢 luul qsbriga Allaha ku qaboojiyo
@ABSABAHA
@ABSABAHA 24 күн бұрын
Masha Allah xerilaliye Illahay dartii Ayuu uhadlay Allah yaxfidag
@hibookay7269
@hibookay7269 29 күн бұрын
Xeer ilaaliye wall yaxya ilaahey hakubarakeyo ❤❤❤ my God bless you everywhere you are Thank you so much you are the best. You are honest.
@AmaranAbdiraxman
@AmaranAbdiraxman 7 күн бұрын
❤❤❤mashaa.allah.yaxye.daacad.guuul
@billeabdi1061
@billeabdi1061 Ай бұрын
Yaa allah rabiyow luul xaqeedu soo dahiri 😢😢
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 Ай бұрын
Halka laga leeyahay xeerka ciqaabta Somalia maalaga dhigo xeerka ciqaabta alle
@samowsamale3490
@samowsamale3490 29 күн бұрын
Waa xeer dawladda Somaliyeed sameystay qodobo iyo number ayay leedahay
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 28 күн бұрын
Kiiii alle away marka​@@samowsamale3490
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 27 күн бұрын
Guul ayaan ku Rajeen lawyer yahye
@user-kd7ns3jy5d
@user-kd7ns3jy5d Ай бұрын
loyrka alle ha ikadyo waa geesi kalin adag bu ka istage allow ku guule amn
@Ancaam
@Ancaam 25 күн бұрын
Alle swt ha muujiyo xaqii ay kulaheyd iyo ajasheedii lagooyey labadaba
@CabdulahiMaxamedjele
@CabdulahiMaxamedjele 7 күн бұрын
Cabdulahi maxamed jele
@AichaAbdillahiMoussa
@AichaAbdillahiMoussa 10 күн бұрын
Marshall allah xeer ilaaliye hahye guilty guilty 🎉🎉🎉🎉
@shiinealinuur4057
@shiinealinuur4057 Ай бұрын
Hadii ilaah laga baqaayo xeer ilaalyahaan udoodaya marxumadii waa si sharci ah ayuu uhadlayaa oo aqoon ay weheliso tiisana sharci ah oo xaq ah
@najaxabdisalam2060
@najaxabdisalam2060 14 күн бұрын
Geesi ilaahay ha ku xiftiyo xag ilhow u hiili farom hargaysa
@caishaaden6431
@caishaaden6431 15 күн бұрын
Ilaahayow ilaali wiilkan
@AhmedIbrahim-yg4hs
@AhmedIbrahim-yg4hs 26 күн бұрын
Ninkan waa nin aad uwanagsan oo dacadna ah runtana kahadlah cafimadna qaba mashallah ilahay haku xifdiyo
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr Ай бұрын
Qareenka Allaha xifdiyo
@momojoable
@momojoable 26 күн бұрын
Subhana Allah, dulmi iyo cadaalad laga been abuurto, ayaa qoom loogu halaagay. Aaway diinta ku dhaqankii, Illaahey SWT cabsidiisa...
@user-sr9em8lj7c
@user-sr9em8lj7c Ай бұрын
Alle haxafido khareenkaan waadaacad😢😢😢😢😢😢
@niciimaqueen
@niciimaqueen Ай бұрын
Ilaahay cadalad ha siiyo luul c casiis 🤲🤲🤲😢
@dayibahmed8466
@dayibahmed8466 29 күн бұрын
Luul Allah xaqeeda Ha,daahiriyo Oo xakimka Alle ha,tuso xaqqa Idam alle
@AboweAdo
@AboweAdo 29 күн бұрын
الله يحفظك يا يحيى ❤
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 Ай бұрын
Gesi Gesi dhalay oo codkara xaqa ayaa soaabanaya insha Allah
@user-zn9dr3ys9x
@user-zn9dr3ys9x Ай бұрын
Manshaallah. ❤❤❤❤❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 29 күн бұрын
Qofkan in la jeebeeyo weeye. Waa Hawiye haday rabaan bastoolad ayay hoosta usoo galinayaan. Goobtu waa xamar
@AaminoHussien-pf6rm
@AaminoHussien-pf6rm Ай бұрын
Yaxya maxamuudsaciid waa qareen mumin ah oo diin iyo dhaqan iyo dadnimo intabaleh mana ahan caada qaate Alaha dhoowro walaalkay marna ina Adeerkaay Aloow kudaa cadawkaaka maciilbaxo ❤❤❤🫶🫶🥰🥰😍😍😘😘😘
@SamaraAbdurahman-lm3io
@SamaraAbdurahman-lm3io 28 күн бұрын
Ilahow adiga garanayo wixi gurigas ka dhacay ee xaqa so ifi oo cadalad u samee 2 qof oo mid dhintay midna xiran yahay 😭😭😭😭
@MushtaqCadey
@MushtaqCadey Ай бұрын
Alla ya cizak yaxyow waana daweysay cadaladu ha shaqeyso
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 Ай бұрын
Sayid Cali asagay Dan utahay in xadka laga oofiyo waayo qof walba Allah hortiisa Buu tagayaa aduunyo waa waa iska maalmo tirsan!!!
@yuusufcali9705
@yuusufcali9705 Ай бұрын
Falaar Gelgelasho kaaga Harto
@Computer-knowledge-education
@Computer-knowledge-education Ай бұрын
Mnshllh waa loyar waxbadan fahansan oo waxbartay oo haddana dagan
@dayibahmed8466
@dayibahmed8466 29 күн бұрын
From djibouti
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 Ай бұрын
Marki la asay eyey kenen wejikale balse xaqa aya guleysahayo dhawa dheraba wa laheli dona insha allah
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 Ай бұрын
Ilaahy Aye cadaalada ka qarsoonen ilahow xaqeeda so dadaji
@safiyamukhtar2574
@safiyamukhtar2574 12 күн бұрын
إذا كانت الحقيقة تختفي عن المخلوق ولن تختفي عن المخلوق آللهم بين الحق بيانا شافيا لأ هلها
@ApdiqadirMaxamed
@ApdiqadirMaxamed 29 күн бұрын
Mashaa allah
@yaaskacade-il2ir
@yaaskacade-il2ir 26 күн бұрын
From baraawe luul xaqeeda ilaahey hasoo dhiciyo
@hatimhamse5180
@hatimhamse5180 29 күн бұрын
Looyar maaha waa xeer ilaaliye ninkani sidaa haloo fahmo
@nesterooymohamed6782
@nesterooymohamed6782 Ай бұрын
Somali cadaalad mataal wallhi bal eeg inankan gubay xaaskiisi iyo ilmhii ay uurka kusiday ee ay caday inuu gubay ee hadan lawrwareejinayo oo loo diidanyay inladilo ilow waa laandheere hawiyaaye sharciga Somalia wuxuu qabtaa laangaabka somliya kunool subxanallh
@CabduqadirSimpa
@CabduqadirSimpa 25 күн бұрын
Swwbarakaad xerilaaliye yaxye aad iyo aad ayaan kuusoodhawaynaya waxaan anigoo ah waxan kasoobaxay 6 Sano jamacada toheg waxan hada kashaqeeyaa maxkamada dabiyada caalamiga ask ama heegaadiyo aad iyo the best person you will ever be to me is that I am soomaaliya with your concern about my personal experience and my experience and I will also provide a full service for your tank
@MamoXaliimo
@MamoXaliimo Ай бұрын
Yaxye jnda ku wara
@raxmasheekhdeeeqraxmasheek6573
@raxmasheekhdeeeqraxmasheek6573 27 күн бұрын
Ilahow xaqeda uso dhici miskinta
@ismaaciilmaxamed3364
@ismaaciilmaxamed3364 29 күн бұрын
Sudaysi
@FadumoSuleyman
@FadumoSuleyman 20 күн бұрын
MashallhaxerilyeyaxyeguugobAnimoiishallhaa
@SamsamAbdirihman
@SamsamAbdirihman 27 күн бұрын
Ilaahay xaqa ha idin tuso
@mohamednuur3840
@mohamednuur3840 29 күн бұрын
MAasha allaah
@CabduqadirSimpa
@CabduqadirSimpa 25 күн бұрын
Yas
@AboweAdo
@AboweAdo 29 күн бұрын
Sidi luul udhimaty xmr musiipo kma dhamato midbo midba ka drn wxy daliil uthy xaqeda oo wali helin
@user-oe1uk5qf9p
@user-oe1uk5qf9p 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farduusacali8659
@farduusacali8659 29 күн бұрын
Ilahay xaqa ha bldhamiyo 😢
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 29 күн бұрын
Ilaahay xaqeeda kasoo saaro
@XabiiboLadan-ji9qw
@XabiiboLadan-ji9qw 26 күн бұрын
Waa nin looyarnimada wax ka aqaano
@xamdicabdulaahi8872
@xamdicabdulaahi8872 29 күн бұрын
Guuul insllh
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Yaa ka dambeeyay Dinka? Luul yay dhibane u tahay?😢😢😢😢
@user-jo6do7ql5q
@user-jo6do7ql5q 29 күн бұрын
49:37
@yaaskacade-il2ir
@yaaskacade-il2ir 26 күн бұрын
Hhhhhh masha allaah farmaajo walalkis wuu hadlay
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Ай бұрын
Wa Mogdisho Dawlad Mooryaan Ah 😢
@janira7480
@janira7480 Ай бұрын
Wa maxay dowlada moriyanka adka hadleso sorta xaqa u doddesa
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 Ай бұрын
Xoolo iska hadley ayaa tahey
@dagansh5606
@dagansh5606 9 күн бұрын
Muqdisho arintan ayaa lagu baran siday ka yeelaan
@abdirahmanmumin9687
@abdirahmanmumin9687 25 күн бұрын
Waa jareeynaaaa
@Siyad20
@Siyad20 Ай бұрын
Musasal kaan naga soo af jara bilacalek
@SuperExcuse
@SuperExcuse Ай бұрын
😊inshallah Eedo waa la soo af jaraa
@gurey24
@gurey24 29 күн бұрын
Hadii xaqa afka laqabTo Dhabarkuu ka diLaaci
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
Kan WA in la dilo aduunyada la dhaafiyo wàayo wa cadow arxan daran gabdhi u qabey uur U leh gubey Hala dilo
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Ай бұрын
Ilahey ba xaq soore ah waxa jirana Allah Aya og ilahey xaqa ha so saro
@STOMPZ1
@STOMPZ1 Ай бұрын
Loyarka waa nin caadalad U hadlaayo ilaahayow xaqa soo saar
@user-bo6uu5pb7s
@user-bo6uu5pb7s 29 күн бұрын
Ilaahey ka baqa oo caqabada ka dhala karta ka fikira in la qar qariuo nin dilay labo naf
@fartuunmaxamedcadowfartuun5972
@fartuunmaxamedcadowfartuun5972 29 күн бұрын
Xaqa lama qarin karo Allah kaso sarayo xaq qofkii galo dhiiga isma qariyo Allah kaso saaro maskiinta xaqeeda I.a
@samiiyamuuserooble2199
@samiiyamuuserooble2199 29 күн бұрын
I.a allah🤲 nin kan sikaste ma bad badayo wa dila arxan daran cadaw ah xaqa marxumada allah usodhiciyo sida ugu dhaqsiyada badan hadan la togan rag badan oo nucisa ah ayaa wadadas qada 😢
@sultanlife5385
@sultanlife5385 29 күн бұрын
halatoogto dilaaga
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 29 күн бұрын
Xaqu ma qarsoomoo insha alaah
@user-lb3kd6kd9w
@user-lb3kd6kd9w Ай бұрын
Cadaalada alle xagee lagaga fakanayaana dad badan an dambi lahayn baa dambi sii galaya yahuudkaan siid Cali ga ah lagama yaabo inu badbaado heer ilaaliye yaxye alle ayaa garabkaaga ah
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw Ай бұрын
maxaq iyo baadil aa is ku eg mase kitaab iyo harag ❤❤❤
@abdalla_anas
@abdalla_anas 29 күн бұрын
Midna
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 26 күн бұрын
Xeer ilaaliye yaxye qodobo.macquul.ah ayuu hor keenay maxkamada qodobadaa oo udiidaya maxkamada in aanay ka ogolaan qareenka in.ay qaataan.racfaan
@user-ju5kq8og6s
@user-ju5kq8og6s 29 күн бұрын
Masiibo. Kugu dhacday. Adiga iyo kuwa ku. Taagersan. Inkaar qabe
@user-lj7ic8bl8t
@user-lj7ic8bl8t 9 күн бұрын
Ninkan xaragonaya een sidaa quruxda badan I xiiran een xitaa la jeebayn Ka warama ee hadana dilka Ku xukuman
Dhaqaatiirta Isbitaalka Ex Digfeer  "Marxuumad luul Jirkeeda inta badan uu gubnaa ".
27:13
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 9 МЛН
Uma Ki Super Power To Dekho 😂
00:15
Uma Bai
Рет қаралды 54 МЛН
Trágico final :(
01:00
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 27 МЛН
TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.
15:10
Somali National Television
Рет қаралды 116 М.
Colaadda Habargidir iyo Abgaal yaa maalgeliyay ? By Dahir Alasow
30:29
6 Marqaati oo arin la yaab leh ka hor sheegay Maxkamada Gobalka Banadir
1:31:18
DEG DEG ABUUKAATIHII LUUL CABDI CASIIS  OO LAGU WEERARAY GURIGISA HADA OO LA GARAACAY
10:11
TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.
1:17:35
Somali National Television
Рет қаралды 155 М.
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 9 МЛН