Saylac | Magaalo ay boqoraddii ethopia iska dhaxli jireen doonisteeda! Waaberi Show | Xalqada 14aad

  Рет қаралды 91,479

Waaberi Media

Waaberi Media

Жыл бұрын

Saylac waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu xadaarada iyo faca wayn bariga iyo geeska qaarada afrika, waa magaalo xeebeed taariikh fog leh, waxa ay leedahay ilbaxnimo iyo magac dheer oo dunida qarniyo badan laga yaqaanay, waa mid kamdi ah magaalooyinkii uu ugu soo hor gaaray islaamku, waana magaaloyinka dhif iyo naadirka ah ee laga heli karo masaajid leh labo qiblo aduunka oo dhan, magaalo xarun iyo caasiamd u ahayd saladanadihii iyo suladaamadii ugu awooda badnaa geeska afrika, magaalo ay boqoraddii etopia kala dhaxli jireen riyadooda ah inay u noqoto dakad dalkooda ku xirta aduunka intiisa kale

Пікірлер: 248
@AbdulkadirFarah-cz6yw
@AbdulkadirFarah-cz6yw 4 ай бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo runtii iskutashada dadyahow horay usocdo iskajira Ethiopia
@hawahussein498
@hawahussein498 2 ай бұрын
Sorry waa taariikh weyn o wacan.. Why Dowladadii Somalia u dhisi waayeen? 🤣😂waaye o maxaa loo dhisi? Ooh. Cakuye Qabyaalafda Somaliyeed.
@Golxjrdj
@Golxjrdj Жыл бұрын
Video Gan Wn Sugayey Wlhi 😂😂 Wa Meshan inta kuso Barbaray Saylac Hadana Wan Rajayna ina ku Labto i.n Bro Qofkii Tariikh Da Saylac Si Dhaba u Lafa Guray En Arko aya Tahay ❤ 😊
@Sologuy0
@Sologuy0 Жыл бұрын
Anoon kusoo barbaarin ayaan fidogan sugaayey
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin 5 ай бұрын
Hada oromo laga iibiyay😢
@wararkatiktok
@wararkatiktok Жыл бұрын
Somalidu waa dad xadaradiin ah lakin waxay dugeen tarikhahoodii hore ee noo so badaiya tarikhi hii hore thnks waabari media
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Caasimada Gadabuursi laakiin imika Booramaa caasimad u ah🔥 Samaroonimo❤
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 Жыл бұрын
Xaqiiq wll
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Aad iyo ad
@guyogugubad4944
@guyogugubad4944 Жыл бұрын
Saylac ciiseland
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
@@guyogugubad4944 jabuuti kama hadlayno aado
@ismailfaarahismail9549
@ismailfaarahismail9549 Жыл бұрын
​@@guyogugubad4944 ma hooyadaaa baa siisay 😂😂😂😂
@apdiwqhB2804
@apdiwqhB2804 Жыл бұрын
Saylac wa magaalo tariikhi ah Alle ha daayo
@nuur6536
@nuur6536 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️🥵🙏✊️🥺🧡
@cabdilaahiabdirashiid2886
@cabdilaahiabdirashiid2886 Жыл бұрын
Booramaan sugaynaa wali nagasoo gaadha 😊
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 Жыл бұрын
Insha Allah waan sugayna Boorama noogu xigsii saylac
@Daud612
@Daud612 Жыл бұрын
Saylac magaalo aan jeclahay inaa maalin maalmaha kamid ah booqdo i.a❤
@foodcadeh466
@foodcadeh466 Жыл бұрын
Xundhurti Dhulkaygay Saylac iyo Jabutiyo Seeraheega Diri dhabe Saldhigi wax garadkay Sittiyay ma nagidahay❤❤
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
Saylac 😂😂😂😂😂😂
@hodaninahapdih3360
@hodaninahapdih3360 Жыл бұрын
afkaga ha isku baro kicin boqrtoyo iyo ingirs bn ka yeeli wayay inuu yesho waa ado cise ah
@fathiallale3754
@fathiallale3754 Жыл бұрын
Yan magalada kugu dhex dilin hano sitti lahayne magalada dhexdedea intan madaxa kaga togto ayay laba cali iska waydinayn boqortoyadi adalna ciise askarbu I aha an xaabo ka dhigto. Ka hadal maleh magaladani wa awdal wana dhulkaygi
@reyan9071
@reyan9071 9 ай бұрын
@@fathiallale3754faanbadanidaa ileeen garacbursi baa tahaay 😂😂
@abdikaniahmed6241
@abdikaniahmed6241 Жыл бұрын
Insha Allah dib baanu ku camiri saylacey xaafada xaramka loo mariyo qurayshta abrayn qoordoobi😍😍
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 Жыл бұрын
Hahaha ciyaala khoordoobi aaziyaan saylac me sacadiin
@Loumi-.-05
@Loumi-.-05 Жыл бұрын
Mahadsanid wll waa mowduuc aad umihiimsan magaaladan taariikhdeda wx badan ba radin jiray 💙🤍
@diinishamzadiin103
@diinishamzadiin103 Жыл бұрын
Zaylac magaalada gayiga soomalida ugu caansan lakiin waa la dayacay
@mohamedabubakar2174
@mohamedabubakar2174 Жыл бұрын
Lkn waxay ahayd inaad saylac ugu horeysiiso
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤❤❤❤❤❤❤
@mayowomarr5123
@mayowomarr5123 9 күн бұрын
Taariikhdii hore ee qabiilka Soomaali la yiraahdo waxay ku duugan tahay SAYLAC.
@moeawale4891
@moeawale4891 7 ай бұрын
Thanks bro waa dadashay maashaa allah. Lkn soomaali warkeedu waa hurudoow. Waxay jecelyihiin inay Taariikhdood badaanaba aasaan ayagoo qabiil isku xininaya ama aqoon daro ugu wacantahay.
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah ustaad cadiraxman cumar Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba 👑😍❤🙏
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 7 ай бұрын
Guul diinta islaamka
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 Жыл бұрын
Masha allah dhulkaygii awdal.state coming soon Borame magaalada seddexaad ee dalka somalia ayaanu kaa sugaynaa
@AliHassan-kx8ci
@AliHassan-kx8ci 8 ай бұрын
Jahilyow intadu hakugu filato. Sadaqada horta sodhaf makabaad damcidoonta saylac oo lagaranayo inutile Cisse leeyahay
@mohameddeeq4482
@mohameddeeq4482 8 ай бұрын
@@AliHassan-kx8ci ciisaw sadaqad cid aan adiga ahayn ma tuugsato iidoor hadad tahay waligaa gaal tuugsiga caaday kuu ahayd
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax Ай бұрын
Magaalo ciise😂❤
@khaliidibozz5582
@khaliidibozz5582 Жыл бұрын
Wall NFD SOMALIA 🇸🇴 magalo kamid ah kasoohadal😢😢
@mahamedmahamedibrahim
@mahamedmahamedibrahim Жыл бұрын
Abdirahman waberi aad iyo aad ayaan u mahadsantahay walaalkay sifiican ayaad noo kala bartay gobolada soomaaliyeed iyo magaalooyinka waaweyn iyo macnaha ku duugan
@zuhayphassan7111
@zuhayphassan7111 Жыл бұрын
Borame kaama heyno ustaad waan sugeyna inzha allah
@a_azizmohamed8589
@a_azizmohamed8589 Жыл бұрын
Waala soo wadaa 😂😂
@cabdallejamac
@cabdallejamac Жыл бұрын
Samaroonaw dakadas ma dhisan waydeen😧😧
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 4 ай бұрын
Maasha Allah Allah no Xafido Baddeyna SEYLAC Aamiin Aamiin
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤
@khuukhaam4165
@khuukhaam4165 Жыл бұрын
Boramana mee waaberi
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Жыл бұрын
Caasimada gadabuursiga saylac dad xadaarad leh oo baasto macaan kariya ugu kaalay❤❤❤
@barqodahabiya7483
@barqodahabiya7483 11 ай бұрын
Brother ma wax la sheegaba baastaad soo qaadatay
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Mnshllha waa barmij aad uu ficaan wax badan aanu ka baranay mnshllha, lkn hal mid ayaa ka dhimaan oo geopharic inaad kusoo dartoo yacnii map-ka magalada sida ninka la yidha taanad oo aad uu yaqaan xaga geopharic, lkn waad dadshay waanad dhamays tirtay mnshllha waa barmij aad uu ficaan............ Ramadan kariim.....................
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 Жыл бұрын
Ilhooow dhamaan umadeena is fahan sii nimcada dhulkeena tala iyo barwaaqada aynu garan la,,nahay 😢😢
@mustafiabdisamad6009
@mustafiabdisamad6009 Жыл бұрын
Dakada saylac hadii la dhiso jabuti wa la wayi 😂
@reyan9071
@reyan9071 9 ай бұрын
Saylac iyo jabuti waa isku miid wayooow waa ciiseland 😂
@abdifatahbaaz7427
@abdifatahbaaz7427 Жыл бұрын
Waa runtaa thanks
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Zeylac waadib dhigtay iyadoo dhammaanba ugu facweyn 😊
@RuqiyaSiyaad-qj2el
@RuqiyaSiyaad-qj2el Жыл бұрын
Saylac walaahi wamagaalo qadiimi ah
@user-vi2du8ks1b
@user-vi2du8ks1b 4 ай бұрын
Mashallha Thank you pls keep doing brother 🥰🥰🥰🙏
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
M.a saylac Ilaahow bulshadeeda wax garansii si ay iyda u hor maristaan una dhistaan, sidoo kalena soo celiyaan maqaamkii ay ku lahayd Geeska
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤
@YahyeHassanwehlie-xg5mt
@YahyeHassanwehlie-xg5mt Жыл бұрын
Taariikhda Baraawe ❤
@ViewersView-sb8vp
@ViewersView-sb8vp 5 ай бұрын
Kwrn manta 2024 in lagadhe😢😢
@AbassAbdi-xx2xp
@AbassAbdi-xx2xp 7 күн бұрын
Machalah
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Жыл бұрын
Magaaladaydii 🥺👏
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
MY H0ME SAILAC ❤
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Nin seylac igeeyo ban doonayaaaa kk
@zamiirbeegsi123
@zamiirbeegsi123 Жыл бұрын
Ana jooga diyaar ma tahay
@zamiirbeegsi123
@zamiirbeegsi123 Жыл бұрын
@@xamdinafyar5822 sorry reer berbera ahay anigu😁
@Golxjrdj
@Golxjrdj Жыл бұрын
O Cadaa 😂
@mohamedhersi8049
@mohamedhersi8049 Жыл бұрын
شكرا لك يا صديقي العزيز
@qadarahmed3159
@qadarahmed3159 Жыл бұрын
No soo badi waberi media
@AbdihafidMahmud-rz7sb
@AbdihafidMahmud-rz7sb 4 ай бұрын
Walaahay waa la eayacay wanaag inshaalaah
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Dhagaxbuur kaama hayo ustaad
@reyan9071
@reyan9071 9 ай бұрын
Saylac xundurti ciise Mashallah ❤
@Q_z9somalimean
@Q_z9somalimean 5 ай бұрын
Muuse iyo abiye meel baas ka baxa idam Alle
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
War saylac weligeed xabashi saylac ma yeelan kama talin hada malaha iidoirka ayaa ku wareejiyày
@MohamedAli-su8lq
@MohamedAli-su8lq Жыл бұрын
Boorama kasoo hadal iyo awbare
@yacqubabdisalam
@yacqubabdisalam Жыл бұрын
Waan sugaynay wlli inaad ka soo hadasho
@clshakuuribrahimxasan
@clshakuuribrahimxasan Жыл бұрын
Boorama❤ kasohadar🎉
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Жыл бұрын
Ma.a Saylac🥰
@medjimcale9222
@medjimcale9222 Жыл бұрын
❤thank you bro
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 5 ай бұрын
Waba loo saxiixay😢😢😢
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 11 ай бұрын
Marnaba ma sheegtaan goortii Ingiriisku dumiyey ee shacabkii Soomaaliyeed ka soo guureen oo ay soo dageen magaalada Boorama.
@Salman12-qd5gv
@Salman12-qd5gv Жыл бұрын
الهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤
@sahrocrypto9621
@sahrocrypto9621 Жыл бұрын
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
@shravandirri9087
@shravandirri9087 11 ай бұрын
Dhulkii awoowgay ka soo galay dhulka somalida❤
@abdirisaakali1324
@abdirisaakali1324 Жыл бұрын
Next Dhuusamareeb kasoo dhig ugaas
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 Жыл бұрын
My home town ❤❤❤❤❤saylac
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 8 ай бұрын
Saylac dhul muhiima ah
@xasankoronto4130
@xasankoronto4130 Жыл бұрын
Anaa dhisaaya saylac
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 11 ай бұрын
Laylac hala xifdiyo ❤❤❤
@mohazat5009
@mohazat5009 5 ай бұрын
Proud of to be somali
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Magaalo tilmaamaysa ilbaxnimada iyo soo jiritaanka beelaha direed Ciise, samaroon iyo isaaq waxayna kusun tanayn ganacsigii idoori
@yaasircarafaad1822
@yaasircarafaad1822 Жыл бұрын
waaberi media muuqaalo wanaagsan baad soodhigtaa
@radwanibrahim2213
@radwanibrahim2213 7 ай бұрын
Dhul ciise saylac❤❤
@umulkhayrmuseali8048
@umulkhayrmuseali8048 4 ай бұрын
Samaron baaley is not issa min far is born zeilac viva min zeilac viva samaron viva samaron viva samaron not issa not issa
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 8 ай бұрын
Waxba malaha Maanta 2016 hotel xitaa kaweyney ilaa Area deeda ilaa gudaha seylac 10kun kama badna bulshada ku nooli. Somlnd iyo Samaroon ba waa Dayaceen.runtii In xitaa doonyahu ku soo xirtaan sida tan Meydh. GANACSATADA reer somlnd Berihore iney Maalgashadaan wey ka Habsameen..2024 U qorsheysantey 8 markan Frigad taiwan. Ethiopia leedey iyo 2 gujisa ku soo xiranayaan ciidan badeed 4500 Tottal Ethiopia marakiib nooca u danbeeyey france 🇫🇷 siisey lacagtiodana Ay In lagu siiyeesho Exchange. Xeebtaa qabta dega anaguna waanu iman weyaan 875 long xeebta u qorsheysan Dekedu waa First prarioritey Hawshu kaweyn Somalidiina Wey is gamaasey
@Cabdirashiid-re8vx
@Cabdirashiid-re8vx 5 ай бұрын
Waxan daawanayaa 3 January 2024 Wlhi wa lasiyay waliba siyaro fudud ciil waynaa
@suguleadan1592
@suguleadan1592 7 ай бұрын
Waxa Soomaaliya ka kacay gabanno uu midwaliba taxayo sheekada ay doonayaan qaar ka mid ah sirdoonada dibadda in la gaarsiiyo bulsho-weynta Soomaaliyeed tusaale ahaan kuwa u qoran sirdoonka guud iyo kan milatariga Itoobiya waxa ay dadka ku dhexfaafinayaan in taalooyinka ka sameysan dhagxuunta tuuran ay yihiin xabaalo ay Itoobiyaanku sameeyeen,halka kuwa u shaqeeya Mossad ka iyo Aman ay shubayaan sheeko ah in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay ka arrimin jirtay boqortooyadii Saba'iyo kuwa Zaylac ka dhigaya magaalo ay Yahuudi deganayd.Marka qofka Soomaaliga ahi uu dhageysanayo warbixin ama barnaamij si wacan ha u dhageysto waxa laga hadlayo iyo meesha wax loo wado waayo dad badani waxa ay u adeegayaan danno shisheeye iyaga oo doonaya in taariikhda ummadda ay markale dib u qoraan.Haddii ganacsade Yurubiyaan/ Roman ama Greek ahi ama Carab ahi ama ah Yahuud ka yimid magaalada Hormuz ee Imaaraatka ka mid ahi ma aha macnaheedu in magaalada ay ganacsiga u yimaadeen ay iyagu leeyihiin.Ardul Habbasha ma ahayn geeska Afrika,Axumite Empire na ma xukumin dhulka Soomaalida.Geeska Afrika/Horn of Africa waxa loo yaqaanaa dhulka Soomaalida/Somalian peninsula.Gabadhii dhalatay markii aan ogaa in dalka Soomaaliya la soo dejinayo dad aan Soomaali ahayn maanta waa loo soo ardaa galay,waanna sababta aan u iri: ruuxa Soomaaliga ahi ha u diyaargaroobo arrintaas waa xaqiiqo jirtay,waanna dhab waxa ku cad khariidooyinka la soo dhigay mareegyada qaybo ka mid ah dowladda Itoobiya ay ku leedahay Internetka.Had iyo jeer dad la keeno talada dalka heer dowlad dhexe iyo heer Mooro ayaa ka shaqaynayay kana shaqaynaya mashruucaas.Sameynta dhul caaggan/Buffer zone kadib markii koox ka tirsan Alshabaab ay u talaabeen gudaha gobolka Soomaali Galbeed waxa uu hordhac u ahaa mashruucaas.
@faadumokahie68
@faadumokahie68 8 ай бұрын
Magaladaydii Saylac Janno
@CasasnCasasnmiin
@CasasnCasasnmiin 4 күн бұрын
Scw
@Xisbullaah118
@Xisbullaah118 8 ай бұрын
Ileen waabariyow adiga itoobiya nogu soo dhisay😂😂😊
@VlogVideo8
@VlogVideo8 Жыл бұрын
ZXP SANAAG / CERIGAABO KA SOO HADAL TAARIIKHDEEDA GOBOLKII AWOOWAYAASHA
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Zaylac magaceeda ayaanba iska jecelahay
@Shakta69
@Shakta69 5 ай бұрын
Wabari medio sxb waxan ka sugna tariikhda dheer ee magalada ceelbur
@dhamacomaar407
@dhamacomaar407 Жыл бұрын
Saylac❤
@maxamedraage1359
@maxamedraage1359 Жыл бұрын
Borama kama.hyno legend so.diyari
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Жыл бұрын
Saylac magaladaydii awdalland
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Жыл бұрын
Maanta ayay socotaa taasi in itoobiya sheegato ooy qabsato oromo ayaa wada dagaamayn dadka gadabuursiga iyo waxogaaga ciisaha ah midkastaa wuu kadhaga laayahay waxaana lawadaa inlalawareego dhuulkaas dhamantii ilaa barbara somalina iyada ayaa laysku jeediyay dadka ugu damiirka daran ee dirka sheegta maanta waxay kuhadlanba oromo oo meel ay usomatala iyo amxaaro ayay damiirxumidoda iyo dhoohanaan dhimatay darteed dirkushegan dadkaas qorshaha socdaana waadagamayn horle siay sifudud ulawareegan 10ka sano eesosocota waxanse farayaa dadka inta damiirkanool inay kahortagan qorshahaa halista badan oromada iyo itoobiyanka boorama iyo dhaman dhulkaas soobuuxdhafisayna layskasoo xaadho itaynu dhownahay Waxan farayaa indhaheenu waa inay arkaan khatarta laynoo maleegayo somalaay gaar ahaan samaroon iyo ciise waxaa hubaa inqorshaha itoobiya uuyahay isbalaadhin dhuleed ilaa saylayc laga qabsanaayo dadkeenu waa inuu kahortagaa damiirdhaba ku ataagaa tuugsiga dhulka laguxoraynayo eelaynagu gaadayo kaca dharmanteen isha allaah alle haynalajiro
@mawliiddalbac1568
@mawliiddalbac1568 8 ай бұрын
Sxb wax yar ayaa kaa qaldan Boqortooyadii adal waxaa asaasay ninkii la odhan jiray Axmed ibraahim al.qaasi axmed gurey
@ZamiaAhmed-qw1px
@ZamiaAhmed-qw1px 8 ай бұрын
Saylac waxaa ka jiray laba Boqortooyo ama sultanate Somali ah o kala ah 1 {Ifat Sultanate} 2 {Awdal Sultanate} Sacada diin markii la dilay wiillisa ayaa aasaasay boqortoyada Cadal amaa awdal
@kingsizeboss6082
@kingsizeboss6082 Жыл бұрын
Hobyo kusoxiji
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 8 ай бұрын
Muuqaalkaan marlabaad soo gali channel ka shaxda fahan awoowe
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Masha Allah saylac nura
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 Жыл бұрын
Yahuudi barnaami ka so same waa bari
@noahD1636
@noahD1636 8 ай бұрын
CIISAA leH SAYLAC
@muqdisho7773
@muqdisho7773 9 ай бұрын
Wll Abdirahman Degmada CEELBUUR xalqad kasoo sameey waxay kamid tahay degmooyinka ugu qadiimsan deegaanada somalida. Mahadsanid.
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 8 ай бұрын
Ilaahoow damacooda baabi i ooha uhirkalin inay helaan taako kamidaa dhulka soomaalia iyo dakadahiisaba ilaahoow soomaali meelayjoogtaba qabkoodii iyo quwadoodii usooceli oo cadawga iskudiraaya kadhaxbixi yaarabi اللهم الف بين قلوبهم واصلح ذات بينهم واجمع كلمتهم ووحد صفهم وانصرهم يارب العالمين
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 8 ай бұрын
الحمد لله والشكر لله علي نعمة الاسلام جزاك الله خيرا الجزاء في الدنيا والاخرة يااخي ilaahoow adaa kumahadsan ika dhaliyay soomaali Ilaahoow ha ugalin gacanta cadawga soojireenkaa aa soomaali leedahay itoobia dalkeena iyo dakadaheenaba ha ugalin gacanta ilaahoow nooxifdi rabiyoow dadka iyo dalka soomaalia ilaahoow nooga xifdi gaalada iyo gaalaraacaba dalkeena iyo dakadihiisaba
@anasbile367
@anasbile367 Жыл бұрын
New person 😔👋like m.a
@usaamamohamoud7762
@usaamamohamoud7762 Жыл бұрын
Sxb Boorame aan kaa sugaa insha allah
@hamseyare4451
@hamseyare4451 Жыл бұрын
Mahad sanid sxb c raxmaan Saylac waa magaalo Sooyaal iyo xadaarasi ku duugan tahay balse xiligan dacan oo cidi ka war qabin waxanse rajaynayaa idam alle inaan dib boodhka uga jafno soo noolayno qimihii aylahayd dadkaygoow toosa oo garta qayimka iyo sharaftii ad lahaydeen !!!!!
@ahmedabdi3064
@ahmedabdi3064 10 күн бұрын
War dhulkeena xabashi ha siin oo ha oran wey kala dhaxli jireen, Wax magaratide waxaas oo kale lama sheego yaa badaw
@yacqubabdisalam
@yacqubabdisalam Жыл бұрын
Wadku mahadsanthy wll craxman tariikha adno sogudbisay ee inaan kubaarugsanaano loobaahan yahay hadaan nahay somaali
@user-ln6vu1md5f
@user-ln6vu1md5f 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@moegeh3642
@moegeh3642 Жыл бұрын
5:48 adal halkaas dheh
@sheekhfaais1464
@sheekhfaais1464 Жыл бұрын
#somalilander_model. #ck_caanka #somalilander_queens
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Жыл бұрын
Saylac👀
Wabigan guritaanka biyihiisu waa mid kamid ah calaamadaha qiyaamaha
7:42
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 18 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
Универ. 10 лет спустя - ВСЕ СЕРИИ ПОДРЯД
9:04:59
Комедии 2023
Рет қаралды 2,8 МЛН
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 64 М.
Saylac | Magaalo cajiib ah | Masjidka Qiblataynka :
20:06
OGAANSHO
Рет қаралды 280 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Pass or fail?🤔 @Colapsbbx #pedro #beatbox #beatboxchallenge
0:45
BEATPELLA HOUSE
Рет қаралды 70 МЛН
Её Страх Вполне Обоснован 😂
0:17
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,8 МЛН
Страшно, когда ругается мама😰
0:10
Лиза Вертинская
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khi em gái tôi đắp mặt nạ || Mask of joy #shorts
0:11
Linh Nhi Shorts
Рет қаралды 2,2 МЛН
1❤️ #shorts
0:17
Saito
Рет қаралды 31 МЛН
That Feeling When You Pick A Hangnail🫢💀
0:17
Giggle Jiggle
Рет қаралды 10 МЛН