Sayladda Burco oo sannadkan ay soo gaadhen xoolihii ugu badnaa

  Рет қаралды 7,716

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 37
@2am997
@2am997 4 ай бұрын
Dawladu daryeelka xoolaha saylada jooga wax ha ka bedesho oo hadh iyo xeryo haw samayso.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
Masha Allah tabarakalah❤
@khadragelle7801
@khadragelle7801 4 ай бұрын
Intaas ayaa laga xunyahay oo xasadkii jamhuuriyada barakaysani la wereersanyahay allah ha dafigo cadwgana indhaha ha karido
@naciimaibraahim5189
@naciimaibraahim5189 4 ай бұрын
mansha Allaha Allow noo barako ee xoolaha iyo dadka oo xasadka naga qabo
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 ай бұрын
Masha allah
@khadragelle7801
@khadragelle7801 4 ай бұрын
Waligii .iidoor laga maarmi maayo waa isha somaliyeed illahay ayaa ka dhigay meel lagu soo hirto
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Ilaahay ka baqa Reer Somaliland ha u dhisto meel ay galaan qoraxda
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 4 ай бұрын
ILAHAY xoolaha lakala ibisanay ilahahay ha igan barakeeyo
@xasancali6419
@xasancali6419 4 ай бұрын
Maasha Allaah عاشت برعو
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Maansha allha
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 4 ай бұрын
Alxamdulilaahi.Rabilcaalamiin
@somalilandnew
@somalilandnew 4 ай бұрын
mashalllah! markasa lagu leeyahay cartoon timir ah baa somaliaya loga soo dawaray carabta
@siciidali4034
@siciidali4034 4 ай бұрын
Mansha allah dhulkayga allow barakee ❤❤❤
@cabdiraxmansaalax8732
@cabdiraxmansaalax8732 4 ай бұрын
Mashalaah ❤❤❤❤Mashalaah ❤❤burco
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 4 ай бұрын
Reer burco qariya adhiga inta isbedelku imaanayo. Muuse dhiigle wuuraridoonaaye.
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 4 ай бұрын
Manshaallaah❤❤🎉🎉
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 4 ай бұрын
Alxamdulilaah ❤❤❤❤
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
Man shaa Allah Xoolaha meel ay hadhsadaan maxaa loogu dahisi waayey????😢
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 ай бұрын
Berigii hore Burco waxa la odhan jiray ( central commercial of Somalia) waayo weligeedba waxay ahayd magaalada la isugu keeni jiray xoolaha ugu badan ee ay soomaalidu debeda u dhoofiso.
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 4 ай бұрын
Ma meelkalaad.leedahay ilaahay baa ku badee iimaanso
@naciimaibraahim5189
@naciimaibraahim5189 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidyare4185
@siciidyare4185 4 ай бұрын
Weliba waxaan sanadkan la keenin adhigii Sool iyo Buuhoodle
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
waa la keeney
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 4 ай бұрын
M. A.
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 4 ай бұрын
Masha allah
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 4 ай бұрын
Magaaladda xoolaheeda ha lagu cashuuro ama qashinkooda ha na la dhaafiyo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
waxaad ka xuntahey intaas oo ummada somalilnd iyo somaliland illahey ka risiqyo inad kaligaa jeebda ku shubto waa laga wareejin karaa taas ogow
@Siciid_Carab
@Siciid_Carab 4 ай бұрын
Arzaaqda alle kaa xidh, hadaad nicmada aad quudanesay galin hore iyo mid danbe ba aad wx ka sheegtay.
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 4 ай бұрын
@@Siciid_Carab oo ma wax been ah bn sheegay wll dhib Bay nagu hayaan xooluhu . Berbera sayladda ha loo raro
@Sumadeena
@Sumadeena 4 ай бұрын
Daarood dhoohanida iska daaya oo ragan xoolihiina ka ganacsanaya oo lacag ka samaysanaya ka tashada. Xoolaha iidoor dhoofiyo Daarood baa laga soo qaadaa.
@أجملالوردة
@أجملالوردة 4 ай бұрын
Shaydaanka iska naar
@FootShorts12
@FootShorts12 4 ай бұрын
10 xabo xayeesha mooye waxa kale waa qabiilada kale ee isaaq dir hawiye reeraha kale
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 4 ай бұрын
Muhiinadu xoolaha maahadee waa deeegaanka aanu ku naalo istaraataji
@Sumadeena
@Sumadeena 4 ай бұрын
@@GuledAhmed-kz5ts dhul istraatiiji ah iyo khayraad labada waynu leenahay. Laakiin kuma baraarugsanin insha Allah isbadal wuu iman doona. Kililka xoolaha ka yimaada iyo kan dhul hawiye ka yimaada adeer ma cirkay soo maraan? Waa in dekadaha aanu leenahay ku dhoofsano.
@najiibarka7171
@najiibarka7171 4 ай бұрын
Burco dhaqalena Kmahesho kastm lgu cshurana Mle . Magac cuyaal weye. Magac uunlN bysidataaa nio Ragna Barbary kujagayaaN 🫢 cshurtodii
@cigecumar951
@cigecumar951 4 ай бұрын
Masha Allah
@faizaali2889
@faizaali2889 4 ай бұрын
Mansha allah
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 3,4 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
HAJJI NSONYIWA: EBYA HAJJI NE HAJJAT BIRANZE. ABEETONDA BATANDISE
1:05:08
Tuulooyinka Qarsoon ee Hargeisa.
20:43
MM Somali TV
Рет қаралды 4,1 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2 МЛН