Jasakallah Abdirahman wakhtigii loo bahnaa ayad ku soo beegtay Shp mahadsanid
@muhiyadinmahdibarket3 жыл бұрын
allah ha ku sharfo walal ABDIRAHMAN wxaan kaa codsanayaa inaad video noga soo samayso hadiiba ay jiraan scholership AMERICA iyo CANADA iyo sido kale EOROPE sido kale waxan raba inad i qeexdo in aan buxin karo hadiiba ay dhalashadaydu ka horaysay 2000 MAHADSANID WALAL
@caashodahir60503 жыл бұрын
Mahadsanid walal cabdi Raxmaan soo gudbintaada wanaagsan
@Abdullahi-Abas-13 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey ilaahey cilmigaaga hakuu laba jibaaro
@Meelsan3 жыл бұрын
Mahadsanid Saxibkeyga @Abdirahman Omer Waa Talo qurxoon💯👏
@yoman77623 жыл бұрын
Buuraha Surad baa u dheer Hankana Soomaalinimo, Gobtuna silic way martaa Haddana saxariir ma tiro. Abaartuna waa sunnee Hadduu jiro sabanxumaad Waxaa xiga beri-samaad Sagsaagguna waa dhammaad.
Mncha allah Allah haka abaal mariYo Lkn su'aal Ma ku xaaraysan kara Da'ah 1999/1/25 Mise waa 2000 kaliya
@muztafephilips96763 жыл бұрын
Wll abdirahmanow brunei nooga soo hadl plz plz 🙏🙏🙏🙏🙏
@abdirasaqmuhumed66253 жыл бұрын
asc wll hadaan luqada ingiriiska si wacan ugaranayn laakiin wax iga bilaaban yihiin aan doorto ka waran
@hanadsayid70813 жыл бұрын
Aniga shahado dugsi sare iyo Passport waan heysta . Lkn shahado kale maheysto . Fursda aanku heli karo wey yartahay sowmaha!
@mohamedmiidoh57363 жыл бұрын
Aad baad umahadsan tahay walaal.
@MohamedHassan-jq5dz2 жыл бұрын
Hadaan batchelor degree aan ka wato jaamacada umada somaliyeed fursada aan master degree ku heli karo makaga fiicanahay ardayda jaamacadaha kale ee dalka ka baxay mise isku mid ayaan nahay
@mascuudhussein62063 жыл бұрын
Relly wlhy c,rahmaan cumar waa nin adag waku wataa
@mohamedmiidoh57363 жыл бұрын
Walaal chine bal nooga soo diyaari tan oo kale mahadsanid walaal.
@حكاياتمنذهب-ج7ظ2 жыл бұрын
Minxada meelo kala duwan malaga xareesan karaa Sida inaan aniga xareesto qof kalaneh ii xareeyo tomer online neh ii xareeye (macluumadaka isku mid ayey ahaanayaan)
@sanist263 жыл бұрын
Somdream Maaha Full Agency Way Ku Lugoynayaan Uun
@mohamedmiidoh57363 жыл бұрын
War walaal managa hubtaa se abdirahman omer miyaanu ka ahahn manager????
Nio waa suale gorma ayey so baxesa jwbta burslari ga
@onkorpodcas1143 жыл бұрын
@Hassen tahir wali
@ayanlearush13263 жыл бұрын
Wll aniga Wxn daganahay ethiopia Passport ethiopian ahna wn hystaa Aniga iyo ilaa mida ama ethiopia ka soo jeedo ma helikarnaa Master degre Mahadsanid wall
Qof turkiga gudihiisa jooga ma xaraysan karaa wll.?
@saacidmaxamed28753 жыл бұрын
Haa pro
@mustafabdisalam91193 жыл бұрын
Wll Brunie ka waran
@mukhtaarciise25853 ай бұрын
Passport ka dalkee ayaa loo baahanyay
@lolboychannel80283 жыл бұрын
War ana joogo turkey 🇹🇷 war waxs markd samyasid Aya lacg aan lkasyn lka qadya bugagdada'meel aya lku xira,xur mathid dadkn qaar wa cubsuri fukkkkk turkey inan kasiibxo ayn rajeynA insha allh ✋
@taamirmuuse35583 жыл бұрын
Sxb scholarship kan miyaa kubaxday mise caadi
@mohamedmiidoh57363 жыл бұрын
Walaal ka warama passport kayga waxa ku qora 2003 ????
@Sami-poy3 жыл бұрын
Wll nio wayahan wa yaresay ina scholarship ka hadashid ee fadlan scholarship dunida ka jira
@zahramohamed69483 жыл бұрын
Apowe please intee ka heli karaa heli karaa
@daudmohamedsiyaad28543 жыл бұрын
scholarshipyo kle o wadama kale noso gudbi wll
@abdalabashiradam55382 жыл бұрын
Asc wll waxaan xareeyay scholar ship turkida application languages markii lajoogo native waa luqada hooyo laga rabay lkn aniga waxaan dhahy native waxaa ii ah english ee qalad miyaa iiga imaana mise? Error iga dhacy waye ee wax dhib ah miyaa iiga imaana mise
@shakiipahmed25333 жыл бұрын
Üstaad hadaan joogana wadanka
@sooraanyare36723 жыл бұрын
Free miyaaa ????????
@manaarstories91183 жыл бұрын
Fadlan wll scholarship high school maad noo raadin kartaa
@saacidmaxamed28753 жыл бұрын
Fasalkee Tahay
@rajo81673 жыл бұрын
Turkiga waxbadan ka ogow kzbin.info/www/bejne/pJOao4uapJulnKs