SEYNAB XAAJI CALI (BAXSAN) HEESTII GALLAD

  Рет қаралды 289,579

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

HEES WADANI AH GALLAD WAXAA KU LEEQEEYSAY LEGEND SEYNAB XAAJI CALI ( BAXSAN)
WAXAA KA DABA JIIBINAAYA KOOXDII WAABARI.
Gobanimo waxaa dilay xumaan lala gucleeyaaye
Nin qabiil u guuraa ma galo guri barwaaqeede
Geel & lo' baan leenahay & gaabanow Ariye
Garoorka & subagga igu filan oo gu' baa da'aye
wax shisheeye kaa soo gala gaajo bixin waaye
GARWAAQSADAAY WAANO WAA LAGAMA GUURAANE!
garka & waxaan labada low meel isugu geeyey sidii aar gantaal qaba waxaan gocosho reemaaba gaajada jirkeygii wuxuu golongol dhuubtaaba dhulka waxaan garaacoo debnaha gowda ku hayaaba ama
galowga qeylshiyo ugaar garabka saaraaba gartaye nolasheyda galladaan sugeynyio waqtigii wey na soo galay guusha & barwaaqada gugeygaa igu simayoo kama geeriyoonine aaheeya aaheeya waayaha is gurayoo goortaan sugeynaa la soo gaaray maantee gaashaan dhigoow idin garab galnee aan soo gaabsho hadalkee gabayada xasuusta leh waxaan uga gol leeyahay maah maah gunteed tahay geelan waraf ma lagu dayey

Пікірлер: 119
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 3 ай бұрын
Team 2024😢❤
@Apdikadir_
@Apdikadir_ 3 ай бұрын
😢❤🎉
@abzeezy56
@abzeezy56 3 ай бұрын
I wish I was team 1977 Somalia 🇸🇴
@AbdirahmanSudays-s1e
@AbdirahmanSudays-s1e 6 ай бұрын
Galadan sugaynay waqtiga wayna soo galayeey
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Aun waa erayadii iyo naaxyadii Cismaan Askari waxaan qiyaasayaa inay soo baxday 1970/71kii. Aun Baxsan aad baan uga xumahay silicay ugu geeryootay Xamar, iyo qiimeyn la'aantii aaskeeda ee halgamaadaasi lagu sameeyey. Qof naxaris badan oo furfuran bay ahayd oo waddaniya. Allow u danbo dhaaf iyada iyo dadkayagii naga geeriyooday Soomaali iyo Muslinba Aamiin. Mahadsanid Jaalle Allamagan
@turkiosman9684
@turkiosman9684 3 жыл бұрын
Axmedow heestu Malaga way ka horeysay 1969kii
@Cumarxreed
@Cumarxreed 3 жыл бұрын
Sxp waxaa le allaha u naxariistee abwaankii weynaa sangub
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@turkiosman9684 wakhtigaybsoo baxday waxaan ka akhriyey Buugga ahun Cisman Askari laga qoray. Thanks
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@Cumarxreed waksal macal naaxyada isagaa leh baan ka akhriyey Buugga laga qoray. Heesaha waddaniga ah ee Ahun Baxsan qaadana isgaa leh baan ka akhriyey. Adigu xagee ka soo xigatay inuu Ahun Sangub leeyahay ?
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Somaliland waa Qaran
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 7 ай бұрын
Illaahow ku nxriso mamo aamiin yrabbii❤❤❤❤❤
@Hamdacaydiid888
@Hamdacaydiid888 Жыл бұрын
😢Guushiyo barwaqada gugeyga igu simaye kama geeriyone 3:08 ❤SCC guul 2023 Malin weyn 25octoper🎉
@Somalifarm
@Somalifarm 10 ай бұрын
Gobanimo waxaa dilay xumaan lala gucleeyaaye Nin qabiil u guuraa ma galo guri barwaaqeede
@deeqaqurux9858
@deeqaqurux9858 3 жыл бұрын
Wadani Baxsan Allah u naxaristo Janatul fardows🇸🇴💪💪
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 3 жыл бұрын
Allaha u raxmado qabrigana Allaha u nuuriyo marti la jecelyahay Allaha ka dhigo
@foosmacalin1389
@foosmacalin1389 8 ай бұрын
Maanta baan daawaday 2024 /1/22 Janadiii ale kugeeee.❤
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462 Ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto janadiisa firdawsil aclaa hoygeeda ha ka dhigo ehelkana samir iyo imaan ha ka siiyo ❤
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 7 жыл бұрын
Gobanimo waxaa dilay xumaan lala gucleeyaaye Nin qabiil u guuraa ma galo guri barwaaqeede Geel & lo' baan leenahay & gaabanow Ariye Garoorka & subagga igu filan oo gu' baa da'aye wax shisheeye kaa soo gala gaajo bixin waaye GARWAAQSADAAY WAANO WAA LAGAMA GUURAANE! garka & waxaan labada low meel isugu geeyey sidii aar gantaal qaba waxaan gocosho reemaaba x2 gaajada jirkeygii wuxuu golongol dhuubtaaba dhulka waxaan garaacoo debnaha gowda ku hayaaba ama galowga qeylshiyo ugaar garabka saaraaba gartaye nolasheyda galladaan sugeynyio waqtigii wey na soo galay guusha & barwaaqada gugeygaa igu simayoo kama geeriyoonine aaheeya aaheeya waayaha is gurayoo goortaan sugeynaa la soo gaaray maantee x2 gaashaan dhigoow idin garab galnee x2 aan soo gaabsho hadalkee gabayada xasuusta leh waxaan uga gol leeyahay maah maah gunteed tahay geelan waraf ma lagu dayey
@sidiiqabdi7238
@sidiiqabdi7238 5 жыл бұрын
Ax yaa qaraami
@mohamoudadourabdullah9686
@mohamoudadourabdullah9686 3 жыл бұрын
⁰pp
@deeqaqurux9858
@deeqaqurux9858 3 жыл бұрын
Macansi walhi Wadankeyga jecelkisa daremay
@drdekhajji2544
@drdekhajji2544 3 жыл бұрын
Haa
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@عثمانمحمد-ت5ي
@عثمانمحمد-ت5ي 3 жыл бұрын
Allh yarxamhaa maama zeynab ciz iyo karaama eyey gurigeeda xamar Waryaa imisaa hargeysa darxumo ku dhintay ooqiima badan
@osmanaden2779
@osmanaden2779 Жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii abwaan Cismaan Askari,waa heesihii uu ku taageeray kacaankii Otoobar,1969.
@AhmedMohamed-rk4qz
@AhmedMohamed-rk4qz 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto walaasheey. Saynab. Xaaji Cali. Baxsan
@abdilaahidhako222
@abdilaahidhako222 Жыл бұрын
Guushiyo barwaaqada gugaygaa igu simayoo kama geeriyoone saynab xaaji cali baxsan
@xaqudirir9113
@xaqudirir9113 6 жыл бұрын
Guushii iyo barwaaqada gugey gaa igu simayoo kama geeriyoonine 😍😍
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Baxaan... Ayaa dadka ugu horays..
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 25 күн бұрын
Kiifahmaa leefahmaa nooh intakale adinka iniijitaa baac😉😁🌺💖💙🌺🫶✌️
@AbniWasalama
@AbniWasalama 16 күн бұрын
Ibrahin x dhagax iyo geelle iyama mudN somallay
@cbatv2151
@cbatv2151 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo Hooyadii Codka
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
AUN BAXSAN AAMIIN
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Heesaha wadaniga ah Iidoor ayaa sameeya
@abshiribrahimshiinees2863
@abshiribrahimshiinees2863 4 жыл бұрын
Mashaa llaah waa heesihii shidnaa salan baan utaagay
@AtarAtar-cc8if
@AtarAtar-cc8if 4 жыл бұрын
Alla maanta waxaa joognaa Adunyo fartuun balbalrka iyo faladagan Eey nooheesaayaan A
@naimojimale1501
@naimojimale1501 Жыл бұрын
😂😂😂 wa sax
@fettywap1318
@fettywap1318 5 жыл бұрын
Wacan oo wanaagsan wadani
@CabdiCabdilaahijaamac-d2v
@CabdiCabdilaahijaamac-d2v 6 ай бұрын
Hees iga dheh.......maahmaah bY gunteed tahay......geela waraf mLagu dayay
@CumarMacalin-mj7dl
@CumarMacalin-mj7dl 5 ай бұрын
Goortaan sugeynaa lasoogaari maantee guuuuuuuuuuuuuul
@daudiahomar8367
@daudiahomar8367 Жыл бұрын
Allow nonaxariiso hadii aan nahay qoomiyada somali
@abzeezy56
@abzeezy56 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 1977 songs for our Somali National Army 😢❤
@moharoble7971
@moharoble7971 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto.
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Saynab cali baxsan.. alah raxma
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Waa heees wadani ah.
@HASSAN-nj2dx
@HASSAN-nj2dx 3 жыл бұрын
ilahow ku naxariso
@mrmaafabdullahi1114
@mrmaafabdullahi1114 6 жыл бұрын
Waw axsan seynab xaji cali baxsan fananad nagu qaaliya
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 ай бұрын
Hoboladan Seynab X. Cali Manooshahay Iminka? Ilaahayba Codsiiyey
@muno6375
@muno6375 4 ай бұрын
Ax hestan wey daren hadashay lkn ya fahmayo calankeygow raali ahow
@mohasalad7256
@mohasalad7256 Жыл бұрын
Old is gold❤
@ayaanxusenfaarax-hk2ro
@ayaanxusenfaarax-hk2ro Жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@Gashanle02
@Gashanle02 Жыл бұрын
Dadkii hore in aan ahay ma isku raacnay list year 2022
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Gobonimo beri hore ayay dhimatay.
@sakariyeqabsato4066
@sakariyeqabsato4066 6 жыл бұрын
was seynab xaji Cali baxsan
@AbniWasalama
@AbniWasalama 16 күн бұрын
Geelle gn
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Waaa hees qiimo taariikh leh
@cabdulaahiabshir3985
@cabdulaahiabshir3985 3 жыл бұрын
Sxb heestaan intaan wey ka dheereeyd ee raadiya iyadoo dheer ugu yaraan labo beed ayaa maqan
@Aarka_Cagacade9
@Aarka_Cagacade9 3 ай бұрын
SXiix zxp wax badan baa maqan
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Baxsan... Waa runteed
@AbniWasalama
@AbniWasalama 16 күн бұрын
Abni wasallama
@AbniWasalama
@AbniWasalama 16 күн бұрын
Waa kuma ibrahin x dhagax
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Saynab cali,, Baxsan.. Alah raxma
@axmedmaxamuud6175
@axmedmaxamuud6175 3 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@AbniWasalama
@AbniWasalama 16 күн бұрын
Kuma ibrahin x dhagax
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Xooga Dalka Of Soomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Soomaalian People Get Good Leader
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Soomaalian People Don't Get 12oc21
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Waa hees aan la ilaawinkarin
@AbwaansalaadAbdulahi
@AbwaansalaadAbdulahi 10 ай бұрын
Xasuustu waa maguurto
@NasteexoAbuukar-o6s
@NasteexoAbuukar-o6s Жыл бұрын
Allaha unaxatesto
@CajaboxusenXasan
@CajaboxusenXasan 24 күн бұрын
❤❤
@ahlaamfarah6085
@ahlaamfarah6085 8 күн бұрын
2024 😢
@NasteexoAbuukar-o6s
@NasteexoAbuukar-o6s Жыл бұрын
Nalka
@farhanabdi9973
@farhanabdi9973 Жыл бұрын
❤ 2:07
@MM-jy6mg
@MM-jy6mg 7 жыл бұрын
Calooshaa ixanuunta wlhi
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 3 жыл бұрын
Sabab lkn fanaanada alle swtc ha unaxariistee😪
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Baxsan. Alah raxma.
@fatoumafoureh
@fatoumafoureh 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufsiadgardale4033
@yusufsiadgardale4033 2 жыл бұрын
Hees cajiib ah
@AbniWasalama
@AbniWasalama 16 күн бұрын
Abni
@Xaashaa6
@Xaashaa6 2 жыл бұрын
Seynab xaaji Cali baxsan Ala yaraxma😭❤️🤲
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 Жыл бұрын
Cajiib
@MM-jy6mg
@MM-jy6mg 7 жыл бұрын
Baxsan
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Hadaan arkaa waxay ka heesayso
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 8 ай бұрын
Heesaha Somalida dhamaantood ima wada taabtaan lkn heestan iyo qaar kale oo badan way iga ilmaysiiyaan, deedna aabahay baan waydiiyaa Abwaanka heestaas sameeyay, dhamaantood Isaaq bay wada noqdeen, hadaba waxaan is waydiiyay waa maxay sababta ay Abwaanada isaaqu murtidoodu ii taabataa ee aanay kuwa kale ii taaban, qabyaaladna igama aha waxan ka soo jeedaa dhulbahante
@XuseenIbraahin-s9l
@XuseenIbraahin-s9l Жыл бұрын
Waw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Gobonimo dhimatay
@gameday2554
@gameday2554 Жыл бұрын
mey dhiman insha alah hadu waqtiga naso galay wixi dhib wada alaha naga qabto wixi tagay tagen insha alah
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
@@gameday2554 Amen
@farhanabdi9973
@farhanabdi9973 Жыл бұрын
@hibaaqqlli4522
@hibaaqqlli4522 3 жыл бұрын
Yaa laxameeyey
@NuuraMaxamuud-h3b
@NuuraMaxamuud-h3b 8 ай бұрын
Hhh😊
@xayteisaaq63
@xayteisaaq63 Жыл бұрын
Wadan
@abdallahussein5613
@abdallahussein5613 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@Moha-qd9ex
@Moha-qd9ex 7 жыл бұрын
فما بعدها
@aymanckqoofal4769
@aymanckqoofal4769 5 жыл бұрын
Waxasa fanaa
@siciidcali9338
@siciidcali9338 2 жыл бұрын
Wariscawil
@xanafibasheahmed3796
@xanafibasheahmed3796 2 жыл бұрын
Madmax xirsi cali s,land
@RoodoCadeey
@RoodoCadeey 5 ай бұрын
@222
@Azlamv
@Azlamv 9 ай бұрын
Delete saaxiib danbi beey kutahay, manooola sidaan qiyaasayo
@hamze5225
@hamze5225 4 жыл бұрын
𝙽𝚊𝚣𝚒𝚒𝚋 𝚡𝚞𝚖𝚊𝚍𝚎𝚢𝚍𝚊 𝚞 𝚠𝚎𝚢𝚗 𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚊𝚑 𝚒𝚗𝚊𝚊𝚗 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 𝚔𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚜𝚑𝚎𝚢 𝚘𝚘 𝚍𝚊𝚍𝚔𝚊 𝚊𝚍𝚞𝚞𝚗𝚔𝚊 𝚞𝚐𝚞 𝚕𝚒𝚒𝚝𝚊 𝚊𝚑 𝚏𝚞𝚌𝚔 𝚜𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒
@abdifatahaxmed8002
@abdifatahaxmed8002 4 жыл бұрын
Alx dheh wax kastoo ilaahey kaa dhigey
@axmedmaxamuud6175
@axmedmaxamuud6175 3 жыл бұрын
Inaad taal cadaan ka dhalato ayaar( doonaysaa
@calirigaax8786
@calirigaax8786 2 жыл бұрын
Soomaali dad xun maaha ee waa dar ilaahay ku mannaystay gobanimo qaayo weyn. Ma jirto sida ay isku taakuleeyaan ee ay isugu arxamaan cid uga tafdheer! Se hal cillad ayey leenahay taasna waa qabyaalladda ee Eebbe ha inaga koriyo.
@MubYus
@MubYus 2 жыл бұрын
Somaliland waa Qaran
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hdmovies6911
@hdmovies6911 3 жыл бұрын
😍
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
@HodanMuxammed
@HodanMuxammed 10 ай бұрын
2:22
Saynab Cali xaaji (Baxsan) heestii Eebow mahadaa.
6:44
Hirarka fikirka
Рет қаралды 18 М.
EEBOOW MAHADAA . LEGEND SEYNAB XAAJI CALI BAXSAN
6:45
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 269 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 6 МЛН
Saynab xaaji cali baxsan
2:26
JUUNGAL SOONA KUWATARO
Рет қаралды 46 М.
Daawo Heestii midnimada ee Gallad iyo Jigjiga
4:25
Galka Baarista
Рет қаралды 150 М.
آهنگ های زیبای ساربان
54:21
Local Afghani Musik
Рет қаралды 210 М.
HEESO QARAAMI XUL AH  MAGOOL IYO KHADRA DAHIR HEESO AAD U MACAAN
30:54
J M C OFFICIAL CHANEL
Рет қаралды 73 М.
Baxsan Ft  Kuluc - Studio Weydhacdaa.flv
7:30
Weydhacdaa
Рет қаралды 85 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН