Subxaanalaahi Xaqa Allah naga sugo dhamanteen Dadka in lagu been abuurto waliba Culumada waa arin qatar ah
@abdinasserj20223 күн бұрын
Waan dhimanaynaane....Maxaa inaka horeeya
@xarago35565 күн бұрын
Dugsiga khadija Ee ku yaaley 7street nairobi Koley waxaan hubaa in uu gabdhaha faraha ka qaniini jirey midii dhiig fariistaana…… Allah hakuu danbi dhaafo
صل الله عليه وسلم تسليم كسير صل الله عليه وسلم تسليم كسير صل الله عليه وسلم تسليم كسير صل الله عليه وسلم تسليم كسير 😊
@Som-Hanoolaato6 күн бұрын
BaarakAllahu Feekum Mahadanid, Sheikh A/R
@nazrafarah53427 күн бұрын
Walahi waxaas sheq warkaas. Waa dhibaato ay bini adamku sameysaan
@nazrafarah53427 күн бұрын
Walahi waxaan ohay
@MohamedBarrrow-mh5gg2 күн бұрын
Nabiga ninkii caayey ayaa weli kenya ku nool. Maxaa laga dhageystaa?
@odowaboqore2497 күн бұрын
Sheilkh hadaanad daawan social media maxaa ku ogaysiiyay waxa ka socda
@ylxdhr53596 күн бұрын
Waa beentiis intuu daawadu ayuu daawadaa
@taqwalaah59116 күн бұрын
Xaqa qaado oo muranka iska dhaaf
@abdullahiahmed-f2n4 күн бұрын
Adiga hada ma faasiq miyaa tahay ileen hal.nin oo loo dhalay 9 canug hal sano hudaheedi
@MohamedAbdisalam-f9v5 күн бұрын
Ciyaalka baraha bulshada soo gala anigu maba rumaysto
@fartunjama40405 күн бұрын
Waa gabar wayn walal mayara
@JaabirSuuley6 күн бұрын
Macalin shiir mise Macalin jiir
@taqwalaah59116 күн бұрын
Allah ka cabso
@JaabirSuuley5 күн бұрын
Haye walaal mahadsanid
@jamaadnuura104 күн бұрын
Jiirkaa ku adag malaha dooli bay yidhaahdaan jiirka. Naanaystaa mid reer waqooyi ahi u bixiyay malaha. Been intaa leeg in lacag loo sameeyo oo qof la ribeeyaa waa dambi wayn somalida jaahiliintaa khalad ka fahantay social mediaha imika kuwaa waa lala kici lahaa aduunka caqligu shaqeeyo
@SheepSaalim6 күн бұрын
WAA BEENTIIS BEENAALAHAAN
@aliisse33974 күн бұрын
War ninyahoow beenta iska daa Jiir nin iga badiya waa yaryahay Isku xaafad baan ku dhalanay Reer tanga anigaa ahaa Waligiis jiir utanga kuma hoyan
@ZubeirkhalifShafey6 күн бұрын
Adiga maku dhaqantaa waxaad sheegeysid
@ylxdhr53596 күн бұрын
Nin gabar indhaha karida wuu yahy kan waayo hada ayeyba kamuuqataa inuu fursad haduu helo dad badan leylahaa
@taqwalaah59116 күн бұрын
Allah ka cabso
@SheepSaalim6 күн бұрын
DADBUU SIDAAN CULUMO UGU YAHAY BAL FIIRI WAXA UIU KU HALAAYO FIIRIYA
@ylxdhr53596 күн бұрын
Gabarey haduu indhaha bes kaa riday nasiib ayad leedahay asaga iyo kuwa lamidka ah dad badan ayaa sababtooda iyo iney gaaleysiiyeen loo laayay asaga iyo kuwa kufirka ah dad badan ayaa u agoontoobay hooyooyin badana asey ayey usaareen