Cajiib tv dadka leh oo xaasaska culumada dhahaayo shiikha ayaa ka hadlayo oo jahilin ku sheegayo war Allah ka baqa shiikh abu Dalxa Kama hadlayo xaasaska culumadan ee guud ahaan gabdhaha muslimadka ayuu ka hadlayaa
@FatumaAhmed-fq6bb3 сағат бұрын
Maasha Allaah waad saad u sheegtay. Been ayey sheegayaan waxaan islaheen ayey madaxa isku galiyaan.
Sheekh abu dalxa waxa diidey ninkii sheekha ahaa xaaskiisa waqti ma siiyo ama wuu usoo bandhigey waxey kaga mashquushey howl aduun ama waxey aaminsan tahey culumada kale iney ka😂cilma badan balse ragga hadey xaaskiisa ka cimi badan wuxuub usu arkaa iney liideyso uusan waxba aheyn yacni isla weyni cilmi ey ka qaataan iska daayee kaaley aanu ku subcino xizib oo 15 daqiiqad yuusan waqti u aheyn ee ragga muxaadaro gaar u qabo iney dumarkooda waqti siiyaan cilmigav baraan ama ka bartaan Wabilaah tawfiiq
@kariyesoomaaliye96424 сағат бұрын
Shiikhow wadadadu waxay rabaan in aysan naagtu wax ku baran oo ay dabka u taagnaato oo markasta canjeelo kulul iyo shaah kulul hortiisa la dhigo marka asagaaba jaahilnimada u raba
@PersonalGrowth-f8s12 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@haniahmed753421 сағат бұрын
Gabdho odeygoda ka cilmi badan
@Hibaaq243613 сағат бұрын
Kuwa waxa jira quraanka garanay isku midmahan nimanku
@samowsamale34902 сағат бұрын
Titel beena maxaa kelifay? Dislike in laguu saaro ayaad istaahishaa