Sh C|Rahmaan Bashiir┇GEESKA AFRICA FURSADAHA KA JIRA, HALISTA DAWLADA IMAARADKA

  Рет қаралды 49,017

Daarul Kheyr

Daarul Kheyr

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@KhaalidhaybeKhaalidhaybe
@KhaalidhaybeKhaalidhaybe Ай бұрын
Alle hanoo ila liyo mufakir keena wayn❤❤❤❤❤
@abdirizak4711
@abdirizak4711 2 ай бұрын
Ma ilaashano oo kama faa'ideysano mufakiriinta inagu dhex jira waa dhibaatada soomaalida haysata... Allr cimriga hakuu dheereeyo sheekh mufakir Abdirahman bashir
@abdurahman90982
@abdurahman90982 2 ай бұрын
Mashallah uncle everything you said is true ❤🇸🇴
@omarishirwa
@omarishirwa 2 ай бұрын
imaaraadka waa halista iyo cadawga muslimiinta
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 2 ай бұрын
Asc Shiikh waa runtaa khayre allah Haji siiyo wacyi galinta shacabka jasakale khayr asc
@AdamMohaa-w9h
@AdamMohaa-w9h 2 ай бұрын
Mufakir weyn weeye sheikh cabdi rahmaan kher allah ku jazeeya
@yusuftql5744
@yusuftql5744 2 ай бұрын
Gumeystaha weyn ee mareykan ayaa ka masculine ah dhibka ka jira jira dunida waan ka adkaan doonaa mar dhow hadii ale idmo
@alidalmar2754
@alidalmar2754 2 ай бұрын
Asc everyone. I want to add Sheikh Abdirahman. after the third world war, which is MALHAMA. In that war world is gonna be nuclear biological and biological weapons and no more airplanes flying after that the war will be on the sea and on foot that’s why Somalia is a very important location.
@AbdourahmanHoussein-rd6gg
@AbdourahmanHoussein-rd6gg 2 ай бұрын
😢😢😢😢1a
@nadiradaher519
@nadiradaher519 2 ай бұрын
BONJOURE MÈRE BONJOURE MÈ NOUR TOUER DJIBOUTI ME VEUT LÀ ILBETE UN JOUER AMINE AMINE AMINE
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Ul laysku tumo inaad noqoto ayaa ugu xun.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Imaaraadka iyo masar waa eey waalan oo uu Maraykanku ku ugaarsado. Hajabaan insha ALLAH.
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saeddahir7600
@saeddahir7600 2 ай бұрын
Qadar ayaaa kaxun oo shabaaabka iyo daaacish maaal galiya
@SayidAbdikadir
@SayidAbdikadir 2 ай бұрын
M.a
@aliigueh255
@aliigueh255 2 ай бұрын
Absolutely he went to listen 🎶 referring to listen 🎶
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 ай бұрын
Cabdiraxmaan Bashiir akhriskayaga adiga kugu aadan faham balaadhan ayaanu kaa haysanaa. Khiyaali baad ku dhamaatay
@Kazwalee
@Kazwalee 2 ай бұрын
Ilaahayoow cadowga nagaqabo
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 ай бұрын
Immaartku waa yahuud bes ayaga waa lawataa oo waa yahuud
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 ай бұрын
Sax waaye
@munahaybe6749
@munahaybe6749 2 ай бұрын
Barigii hore shekhan wan aminsana lkn hada maba dhagaysto
@ayaanleg
@ayaanleg 2 ай бұрын
Waa xayawaan Somaliland neceb
@Ahmadissak
@Ahmadissak 2 ай бұрын
Soo adigan dhageysanaya hadda😂
@mdh8066
@mdh8066 2 ай бұрын
Qabileyste weyne ina bashir
@ahmedkarieh8102
@ahmedkarieh8102 2 ай бұрын
Wa howl nitaala
@MahadAbdiSouleiman
@MahadAbdiSouleiman 2 ай бұрын
Félicitations chek tes quelqu'un très intelligent walahi macha allah que dieu te protège mais nous en n'a pas le choix d'avancer en chercher la vie des êtres humains 6:01 6:28 qui n'ont même pas manger les haricots
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
imaraatka wuxu ku haysta Jabuuti darteed….. sheik dhinaac uu han jeedha iskama Kay dhigi karo aqonyahan.
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 ай бұрын
Sheikh. Ma. Tihid. Waxa. Tahay. Xagjir. Siyaasadu. Wareerisay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Warwaxani waa shatarang dadka ciyaaraana isuma turaan, Siyaasadda adduunkuna sidaas ayey ushaqaysaa lkn Soomaalidu siyaasad qawmi ah ama ummad kusalaysan weli lama imaan Siyaasadda ay wataana waa siyaasad tafaariiq ah ama haamish. Waa ninkii abuurkii beerta dabka saartay Soomaalidu, waayo qaab dhismeed siyaasadeedba majiro.
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt 2 ай бұрын
Xadiis ba ku hadashay balde 2 qodob kugu hysta ustad 1. Wax ma jiran hada diin ku midobay carabtu carabka kle maraykankey ka jecelyihin iskada somalia 2. Luqada carabiga so dhex gelinyso kuma Habana nin siyasi ahna wa thy ma aragty carab luqadisa english so dhex gelinaya ama somalia 3 than sadexadna wa qadiya somalkland o inad amisanthy hadalkaga ka dhadhansaday taking wxy thy Ina somali goga eed si aminsanthy Hory u soco ustad
@OceanRehab
@OceanRehab 2 ай бұрын
Argagisada waa waxay imraadka ku beereen soomaaliya si ay etobiya qabsato soomaalida ka qaxdo dhulkooda inta hartay la xasuuqo dowlad fiican yeelan
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey Ай бұрын
Winston Churchill
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Wax islaamnimo ku shaqeeya majiraan ee ninwalba masaalix qawmiyadeed ayuu difaacaa ama nationalism wax aan ahayn oo shaqeeya majiraan sida Sicuudiguba Sucuudinimada uu udifaacayo, Masarna Masarnimadeeda lkn ninkii caqliga laga xado waxaa layiraahdaa Islaamnimo difaac , markaad difaacdana kii difaac kugu yiri ayaa kuweeraraya oo kujaajuusaya. War wax ogaada oo wax barta.
@muumintuurreabdullahi1282
@muumintuurreabdullahi1282 2 ай бұрын
17 kaas Maqaal ama Article ee Culumada Istratejiga iyo Siyaasada ku xeel dheer ee aay ka qoreen Geeska Afrika ayagoo Afsoomaali iyo Ingiriis ku qoran noo bandhig aan ka faa'ideysanee ayagoo PDF Version
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 ай бұрын
Sheekhow.lagu.ogaa waxaa tahay.hadda dabadeed na khaldimeysid
@BayaBayan-l5v
@BayaBayan-l5v 2 ай бұрын
Kkkkkkkk Ectvit
@alifarahmohammedfenten-ll6dl
@alifarahmohammedfenten-ll6dl 2 ай бұрын
Asc, Anigu waxaan qirayaa inuu Shiikh Abdirahmaan uu yahay talo bixiyo ummada Somaliyeed oo kasoo jeedaJabuuti.Eebbe ha ku xiffiyo Hadaba waxaa layswadiinayaa hadii larabo in laysu radiyo shantii Somali , xagee jiraan afartii kale talo bixintoodii ? Mise waxaa naloo qaatay walaalkeen Sh.Abdirahman, inagoo ka digtoon buuq !!!!!
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 2 ай бұрын
Sheekhu suduu qadaadweyn udhex galayba Wuxuu noqday munaafaq been iyo khuraafaad faafiya!.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Soomaaliya ayaa lawada dullaalayaa oo loosoo wada shaqo tegay.
@MegaSacad
@MegaSacad 2 ай бұрын
Sheek nacas
@KhalidMoha-o1w
@KhalidMoha-o1w 2 ай бұрын
Dadka Somaliyeed waxay rabaan miyadan sheegi karin shiekh mar walba waxad ka hadashaa waa u calamka u Naga raabo waxa ka muhiimsan danahaa dadka mandaqadaa dagaa sidee ayay uga faaidaysan karaan danaha wadamadaa qalaad u qabaan mandaqadeena ... somaliland wan ku raacsanahy in ay danaheeda ku dabaqdo waxay yadu ku badalanayso
@mustafesulyman
@mustafesulyman 2 ай бұрын
Ninkii.badsiinayow..etiopia.waata.abaalmaleh.jabuuti.bay.kubadhifurtay..oobad.bilasshay.aragtay.waataa.etiopia.hubkay.idinkuhanjabaysansana.ogaada.2010.takad.kutaal.somaliyed.ay.kalasoo.dageen.noocwalba.oohuba
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m 2 ай бұрын
Hadaad wax islaheysid,waxaa timaada jabuuti oo isiso sharax markaasan arkeynaa in aad wax islaheysid iyo inkale,waxaan hubaa in uu ismael omar kaakaguuleysan doono 99%
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m 2 ай бұрын
Munaafaq weyn baad tahay
@betterdaysarecomingsoonins6710
@betterdaysarecomingsoonins6710 2 ай бұрын
Subxanallah. Mataqan micnaha Munafaq? Fadlan hadal la fahmi karo so qor. Kada hadal bila sabab ah.
@Whizzkayo
@Whizzkayo 2 ай бұрын
shiikhu mu walan yahay imarat jilec ma wax qabsan kara😂
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 ай бұрын
Sooka qabsaday mise waxadna la socon waxa hareerahaga ka socda
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 ай бұрын
Sooka marhore qabsaday mise waxad la socon waxa hareerahaga ka socda?
@user-pj6bp6np8t
@user-pj6bp6np8t 2 ай бұрын
Man talks toouch and takes ages to get to the flipping point 😂
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Afrikantu horta maxay xoolo iskaga dhigaan caqligaa na fadhiyaa cajiib😅dad in la qabsado u nool 100 sano oo kasta cajiib
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr 2 ай бұрын
Ninkaan Somaliland afkisa Waka dowraya.. He is sold out
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 2 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد آخر زمن وانت ويش خصك …..أنت لاجئ وعايش بلد غير بلدك نصيحتى لك كن ضيف محترم ونسي الإمارات العربية المتحدة نحن لذينا علاقة طيبة جدا…مواطن من دولة جمهورية ألأرض الصومال أو بمعنى أصح الصوالانذ الحبيبة والغالية علينا جميعاً…..
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
Sheekhow munaafiqnimada jooji oo ilaahey ka baq! Berigii hore wadaad daacad ah ayaan ku moodi jirney! Minnesota markaad timid Somali qabyaalad la soo baxey ayaad noqotey
@NewsFusion24
@NewsFusion24 2 ай бұрын
imika maxaad ku diidday, waxanu akhrinayo? Qabyaaladdu waxa halkaa ina dhigay inay tahay soo ma ogid?
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 ай бұрын
Maad sheegin maadna soo qaadan waxa uu ka been sheegay marka munafiqa ma adiga mise isaga?
@KayseCali-z2m
@KayseCali-z2m 2 ай бұрын
Hadalkaagu waa mala'uwaal iyo been
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 6 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Sheekh Mustafe ┇► Saadaasha Mustaqbalka Islaamka
1:13:52
Daarul Kheyr
Рет қаралды 69 М.
7 ARIN OO AAN DIINTA UGU BAAHAN NAHAY | SH ABDIRAHMAN BASHIR
36:39
TOWBADA ! | HAKA QUUSAN NAXARISTA ALLE | Sh.Mustafe
28:41
RUNTA NOLOSHA
Рет қаралды 272 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 19 МЛН