Sh C/Xayi oo dhulka si xun ugu jiiday m.weynaha Daciifka ah ee Masar Siisi ee u nacamleeya Yahuuda

  Рет қаралды 53,871

Sh. Cabdi Xayi Official

Sh. Cabdi Xayi Official

8 ай бұрын

Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Пікірлер: 80
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 8 ай бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 8 ай бұрын
I am watching from London Palestine will win insha Allaah
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 8 ай бұрын
Falastiin alley leeyihiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda quwadey walaalaha falastiin gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha baabiyo kuwa gumaadka iyo leynta ku wado iyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga aamiin
@maxamedsheikhassanharred1219
@maxamedsheikhassanharred1219 8 ай бұрын
Maanshaa Allaah Sheekh C/xayi wuxuu kahadlayaa xaqiiqada ay kudanbayndonto bariga dhexe Guushu waxay kudanbayn Hamas insha Allaah ❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 8 ай бұрын
Allahu akbar insha Allah guul baan walalaheena falastin u rajeyneynaa
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 8 ай бұрын
Masha allah Jazakallah kheer SH Abdi xayi
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 8 ай бұрын
Allahu akibar allahayow haqa nawafaji amiin muslaminta falastiin🇯🇴❤🇸🇴 ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin🤲 guuul wacan somalia🇸🇴❤🇯🇴 iyo intaa samaha jacel insha allah 🇸🇴💪🇯🇴
@suufibiloos44
@suufibiloos44 8 ай бұрын
Calankaan🇯🇴falsdhiin maehee iskasax😂
@suufibiloos44
@suufibiloos44 8 ай бұрын
Adi maxaa kashee keenoosaa Falsdhiinaa🇵🇸 ama urdun🇯🇴 Labadaan kala saar😂😂😂
@mahadow
@mahadow 8 ай бұрын
haddii sida Sheikh Cabdi Xayi marwalba runta uga hadlo xaqana u bayaaniyo dhamaan wada yeeli lahaayeen culimada kale dalkeennu maanta wuxuu noqon lahaa dal xora oo dawladnimadiisu awood leedahay dunida Islaamkuna ku xisaabtamaan lkn intooda badan adduun jacayl iyo qabiiladooda ayay ku milmeen Allah swt haku xifdiyo kaana badbaadiyo dhib idilkiisba adiga iyo awlaadaada Amiin yaa Rabbi
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 ай бұрын
Shiikhow Ilaahay cadowgaaga hakaa indha’tiro oo hakaa badbaadiyo yarab oo ilaahay ayaan ka’baryayaa inuu cimrigaaga kuu’dheereeyo caafimaad iyo barwaaqo ku’siiyo aamiin yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-zn3vl4lw3x
@user-zn3vl4lw3x 8 ай бұрын
Allah Allah Allah 🎉🎉🎉❤❤❤
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 8 ай бұрын
Kher Allah kusiyo sheikh ruun shak
@aragsan5690
@aragsan5690 8 ай бұрын
Maasha Allah xafidu Allah sheekh .
@ashasalah2835
@ashasalah2835 17 сағат бұрын
SHEKH WAXA LA SHEEGA, IN MD SIISI HOOYADIIS TAHAY YUHUUDIYAD.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 ай бұрын
Mashallah ❤❤😍 ❤❤ Geesi geesi dhalay walahi Mashallah 🥰 Somaligii asalka ahaa waa sheekhan ❤ ilaahow cadowga kaa’badbaadi 🤲🏼 Ilaahow markaan xamar igayso marka iigu horeeya ilaahow sheekhan Masjidka khudbadiisa igee yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 8 ай бұрын
Thanks shiiq I like your speech it is really true
@S-100-25
@S-100-25 8 ай бұрын
Shiikh waa barakey santay illah kheer haku siiyo ❤
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 8 ай бұрын
Asc.maasha,alaah sheekhanaa abdi xayi ilaahay haku xifdiyo aduun aakhiraba aamiin aamiin walaalaha falastiin wey guulaysanaayaan bi,idnilaahi tacaalaa
@Drabdukadirhassantuulo
@Drabdukadirhassantuulo 8 ай бұрын
Maasha allah, Maantay nasiib ayaan uyeeshay in live ugaga qayb galo
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 8 ай бұрын
Ilaahow adaa awood.leh
@user-cf9ch1jf2t
@user-cf9ch1jf2t 8 ай бұрын
Shkh Allah iyo dinta ayatt uhilisay.jazakallah for the coherent in religious socio political speech.
@user-cf9ch1jf2t
@user-cf9ch1jf2t 8 ай бұрын
Manshallah.
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 8 ай бұрын
Asc wll shiikh cabdi xayiyow jazaaka Allah khayral jazaa mareykanka waa ficoonka waqtigaan aan joogno lacnatu Allah caleyhim mareykanka wuxuu dhibaato ah noo geystey ilaa hada ayuu dhibaato naguhayaa kuwo anagu naladhashey ayaa dabadhilif u ah oo damiir iyo diin midna aan laheyn oo damiirkooda iyo diintoodaba waa sidey doolar iyo daroogo ku heli lahaayeen oo keli ah ay tahay allahayow naga qabo mareykanka iyo waxii dabadhilif u ah اللهم انصر اخواننا في فلسطين اءمين يارب العالمين اللهم منزل الكتاب ومجري السحاب وهازم الأحزاب اهزمهم وانصرنا عليهم اءمين يارب العالمين الله
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 8 ай бұрын
Lakiin Falastiin waa imaan ALLAH SIYEY IYO TAQWWA ALLANA KU XIIDHAAN.ALLAHOU AKBAR
@user-zf8cu1yd7c
@user-zf8cu1yd7c 8 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@ayanlehadan2299
@ayanlehadan2299 8 ай бұрын
❤❤mansha❤❤alah❤❤alaha❤kuxafdo❤❤
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 8 ай бұрын
Asc sheekh allaah haku barakeeyo khudbada carabi ku turjuma جزاك الله خير الجزاء على خير ان شاء الله وبارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء ❤
@mohamedhajiamiin8164
@mohamedhajiamiin8164 8 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@nrcabdi
@nrcabdi 8 ай бұрын
🥺🥺🥺○ Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 8 ай бұрын
فرج الله قريب الله اكبر يارب انصر اخواننا في فلسطين
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 8 ай бұрын
Subxana Allah
@shukrilibax
@shukrilibax 8 ай бұрын
Masha allaha ilaah haku xifdiyo shiiqona amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🙏🙏🙏👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️🇵🇸✌️
@Shamsudiin114
@Shamsudiin114 8 ай бұрын
ألإنصر الله قريب
@mohamedhajiamiin8164
@mohamedhajiamiin8164 8 ай бұрын
حسبنا اَلْلّٰهُ ونعم الوكيل
@fardowsamaxamud2676
@fardowsamaxamud2676 8 ай бұрын
Ascwrxm sheqow Janatu firdows ha ku geliyo, waa Runtaa, maashaa Allaah, Falastiin guul guu. Allaah Raxmaanka ha siiyo Aamiin, yuhuud iyo gaalo ha Jabeen.
@safiaabdulle3827
@safiaabdulle3827 8 ай бұрын
Maashaa Allaah sheekheena xafidullaah
@fayomar9684
@fayomar9684 8 ай бұрын
thanks ❤❤❤❤❤❤
@ayaanyusuf1822
@ayaanyusuf1822 8 ай бұрын
😮😂sheikh cabdi xayi walhi waa xaqiiq muslim ku waa inu ka dhiidhiyo waxa lagu wado qasa
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 8 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 8 ай бұрын
Allaha ugargaaro walaalaheena reer falastiin aamiin yaarabi
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 8 ай бұрын
Maashaa allaaaaaah 🌳🤝🤝🤝🌳🤝🤝🤝🌳
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 8 ай бұрын
Carabta qaar damiir malahan Alloow damiir u yeel
@fartuncaliibrahim4995
@fartuncaliibrahim4995 8 ай бұрын
Allow falastiin ugargaar
@user-jr4qy2fs4o
@user-jr4qy2fs4o 8 ай бұрын
Ma allah allaha ku barakeyo
@user-jr4qy2fs4o
@user-jr4qy2fs4o 8 ай бұрын
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 8 ай бұрын
Runtaa weeye sheekhaygii
@user-lo2wm7bh1d
@user-lo2wm7bh1d Ай бұрын
Asc shekh
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 8 ай бұрын
Aamin aamin aamin yaa Allah
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 8 ай бұрын
لا حول ولا قوه الا بالله
@user-sv8qh4wh6d
@user-sv8qh4wh6d 8 ай бұрын
Allah akbar muslimiinta Allah kor kadhig
@user-xm4vk5rk5i
@user-xm4vk5rk5i 8 ай бұрын
Waxaaniswaydiiyay maxaadirada intaanandhagaysanin ileen fircoonkiihore kahadajoogaakadaran guul baanrajananaa inshallah
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 8 ай бұрын
Shucubta carabta iyo culimadoda waa dadwanagsan Lakin waxey kadhinteen madax kushegoda olaharay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 8 ай бұрын
Reer galbeed yuhuud iyo carabi waa isku mid
@user-xw9uk4ex2b
@user-xw9uk4ex2b 8 ай бұрын
Guul palestine inshaAllah❤🤲
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 8 ай бұрын
Siisi waa nin aad u liita waana dadka gumaysigu samaystay dareen islaam carbeed iyo aadaminimo midna ma leh
@Qardacelmi1
@Qardacelmi1 8 ай бұрын
Sheikhow masar waxba inagama geline arimaha somalia kahadal waxan aduunka uga harnay waa inan kabaqno kuweena xilalka noo haya
@abdirahmanabdilahi4493
@abdirahmanabdilahi4493 8 ай бұрын
Hhhhh ciwaanka yaa soo qoray , ma shiikhaaa
@abdisheikh6175
@abdisheikh6175 8 ай бұрын
kuwa khaliijka ee khawaarijta wato yuhuudana u nacamleeya ku dar ha ka reebin.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 8 ай бұрын
Wlh raxanweyn waa geesiyaal cajiiba 🤣🤣🤣
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 8 ай бұрын
Hala du ergosaladtu. Leelkaha l’a-t-il ado ale aya argagx iyorici iyokhaaf. Juridique Insha laa
@OmarAbdiraxman
@OmarAbdiraxman 8 ай бұрын
Sheekh Jinaaw obside isku dhaafi dhex
@ibrahimali1603
@ibrahimali1603 8 ай бұрын
Sisi waa ninkana oo kale
@nuursh2895
@nuursh2895 8 ай бұрын
Reer galbeed waa tuugo
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 8 ай бұрын
Wlh carab wey ceeboobeen maanta gaaladi ayaa dagaalka ka hadlayaan islaamkiina wuu iska fadhiyaaa ceeb
@user-qy6fw3gd8l
@user-qy6fw3gd8l Ай бұрын
Shiikh.cabdi.fircoonka.casriga.waxaakufilancarab.shidaaka.waa.ayaga.badaha.lamaro.waa.ayagaintaas.aydiidaan.ayaadagaalka.kuistaagaa
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 8 ай бұрын
Diin waxey nookeyney wakashakiney ayaa lo dilaa alshabaab
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 8 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Sheekh madaxweyne aan daciif iyo daba dhilif aheyn caalamal islaam inuu maamulo waa wax ay reer Galbeed ka go’an Mohammed Mursi shacbku doorteen maxaa loogu diidey oo loo diley. Africa iyo Asia la mid mid yes Sir maqaar saar ah la maamusho dalkiisa ayey keensadaan 😢😢😢😢😢😢
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 8 ай бұрын
Waxaan garaan waayey Caraabtani maxaa u diidey iney wixi xaq ah lagu dhawaaqo iyo cabsida Caraabta ayagoo Quraankii garanaya.Subxanallah. Israil na RA'BBY BAA INOO SHEEGEY IYO SUNNAHI RASUULKA AH SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW.MARKAA AYAGOO QADIYADA YUHUUD IYO FALASTIIN IYO DHULKA BARAKEESAAN MASJID AQSA IYO DHAMAATKA YUHUUDA.AYEY U HADLAYAAN SIDI GAALADA IYO YUHUUD.MARKAA ILA INTAY QULUUBTA ISLAAMKU MID NOQDAAN.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Soomaaliyeey Masar iyo carab iskabadaa inay Falastiin caawiyaane idinka yey idin laynin oo dhulka laydinka qaadin. Masar waxay tiri haddaan Falastiin caawino maraykanka ayaa Rootiga naga jaraya.
@user-ni9gr9jy7d
@user-ni9gr9jy7d 8 ай бұрын
Alow gaalada muslamiinta ka qawo wey tashteen gaalada
@Waarya-q6e
@Waarya-q6e 8 ай бұрын
Masaajiddii Lascanod, isbitaaladii, dugsiyadii maamulaka Isaaq dumiyey miyaan dad muslim ahi lahayn? Sidaa oo kale carruur iyo cirrooleba Lascanod waa lagu xasuuqay. Shiikhow maalin kaliya kama aadan hadlin. Reer Lascanod, miyaanay muslim ahayn?
@amareto5772
@amareto5772 8 ай бұрын
Sisi ninkii yaqaan aa yaqaan. Hooyadiis waa Yahuudii Marokkaanka ahaa iyaga (Yahuuda/Maraykan) ayaa geystay xukunka. Masar waxaa loo haystaa sida Somalia loo haysto. Anagoon iska xoreyn cadawga guddaha, kuwa dibadeed iskama xoreyn karno.
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 8 ай бұрын
Israel waxa kadaran alshabaab Nataniyaho waxa kadaran Cali dheere mahad karatay
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 8 ай бұрын
Kuwaas aad sheektay sheekhow waa ku muqdisho xalale fadhiya ee wadanka ay al shabab ka hortagantahy ee adiga iyo waad xuma yaal kale aad culimo u tihiin yahuuda somaliya jogto wadaad ayaad utahy yahuuda falastiin miyaa u hiilin kartaa mise waad iska hadashaan
@cabdiwali4
@cabdiwali4 8 ай бұрын
Kuwa aad sheegtay waa kuwa Qaza duqaynaya ee Sh CabdiXayi hor taaganyahay adiga oo Shamsu diin ah iyo wadaad xumayaal kalana ay u fatwoodaan , nimankaas Caruurta Qaza ku laynaya ayaad u fatwootaa Shamsu diinoow ma dad soomaaliyeed ayaad u hiilin karyaa mise waad iska hadlaysaa?
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 9 МЛН
Muxaadaro || Jaahilka oo wax la baro || Sh. Mohamed Abdi Umal
1:19:32
Sheekooyinka ugu Qosolka badan ee Sheekh Cabdi Xayi iyo Lahjada Maayga
30:59
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 50 М.
Muxaadiro cusub : Ogow sababaha du’cada lagu aqbalo | Sheekh Mustafe.
1:04:05
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН