Пікірлер
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 Күн бұрын
Aamiin yaa rabil caalamiin
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 2 күн бұрын
Sheikh abdixayi khudbadiisa saameyn weyn leedahay wallahi xada waxa ka xadloya dagalada qabiilada Somalia wadada kale kama xadlayan sidan cml
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 2 күн бұрын
Allaha xafido shaikh Abdi Xayi
@ahmedfantastic7264
@ahmedfantastic7264 2 күн бұрын
Horta shiikha hees ma dhagestaa😂
@mohamedamiin4816
@mohamedamiin4816 2 күн бұрын
Akoonka Igu caawiya ama numberka
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf 3 күн бұрын
Amiin ya rabi
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 3 күн бұрын
Shekow , Allaah ku barakeeyo , dabbaaldegga 26ka June heestii beenta ahayd laguma soo derin madasha dabbaaldegga heestaas oo ahayd : - ""XUMAANTEED IYO SAMAANTEED SOMALIA SOOMAALI BAA LEH "". Waxaad mooddaa in dadka ay maanta uun ay dareemeen heestaas iney been ahayd Somaliana aysan soomaali lahayn .
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 3 күн бұрын
كلام سديد ليس فيه غبار
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 3 күн бұрын
هذا كلام صحيح غير عوج
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 күн бұрын
Dal bilaa dald ah, baan haysanaa
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 күн бұрын
Wallaahi sheikhaan, qof aqoon, leh, uun baa fahmi kara masha Allah ilaahoow cadowga ka qabo
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 3 күн бұрын
Asc manshallah shiekh runta la iskuma naco waa sax rabi haku xafido
@abdiomar7283
@abdiomar7283 3 күн бұрын
Xaqiiqda ka hadal dadka cumuumiyaadka ha ku dawikhin ....runta,ka sheeg waxa dadka,ka maqan ee cadaalad, sinaan , ....gobalaysiga,isua dhaaf reer Koonfureed nimo (Soomaali weyn ) u taqaanid ....Soomaali ha kuu sinaato weli Soomaali maad gaadhin iska,Islam eh..!!!! Dusha ka,wad ,
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 3 күн бұрын
Ikhwaanku wax way fahansanyihin lkn mabda' in la mujaamaleeyo maha
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 күн бұрын
Somalia xoriyad ma haysato waa dhalanteed amisom xalane imaaraad ilaa dalka eryo waxba inoo hagaagi maayaan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 күн бұрын
Taa waxa cadayn u qu lallabadi Ska hor miyada I ba waxay leeyinbeesha caalamk waxaan u sheegauna sidaa iyo sidaa waxayna tahay inay ayadu Calista Lakin ma yeelan
@umcadil5660
@umcadil5660 3 күн бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل الله يحفظك
@umcadil5660
@umcadil5660 3 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@nuuhmohamed-l9r
@nuuhmohamed-l9r 3 күн бұрын
الرجال موجودين ولكن نحن لانريد
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 күн бұрын
WAXAA XAQIIQO AH UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED WAXAY XOR AHAYD INTII KA HORRAYSAY 1960, MAXAAYEELAY WAXAAN DIIDDANAYN OO AAN LADAGAALAMAYNAY DHAQANKA SHAYDAANKA EE AY DOONAYEEN INAY SHISHEEYUHU NAMARSIIYAAN . NASIIBDARRO 1960 AYAA NALA OGGOLAYSIIYEY DHAQAN DOWLADEEDKII GAALADA EE AAN DIIDDANAYN BOQOLAALKA SANO , MARKAASAA WALIBA NALOOGU FASIRAY INAAN XORIYAD QAADANAY TAASOO AHAYD KHIYAAMO AAD UWEYN OO NAGU FUSHAY. HADDAAN RABNO XORIYAD BUUXDA OO SAX WAA INAAN KA GUURNAA DHAQAN DOWLADEEDKA GAALADA (DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD) OO AAN MEEL MARINAA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA 100%
@noorabdi2683
@noorabdi2683 3 күн бұрын
Amiin amiin ya rabi
@ZahraHAli-wt2gm
@ZahraHAli-wt2gm 3 күн бұрын
Kkkkkkkkk MashaAllaah BaarakaAllah 🍒
@noorabdi2683
@noorabdi2683 3 күн бұрын
AAn sameyno dhalinyaro nabada raadiso
@sahruja5777
@sahruja5777 3 күн бұрын
Shiiqow sawirka madaxweynaha inaad saas ufoolxumeyso maaheyn ee dibisagunoqo
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 3 күн бұрын
MASHAALLAH TABARAKAALLAH ALAHUMA BARIK.
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 3 күн бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خير الجزاء
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 3 күн бұрын
Manshallah sheikh
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 күн бұрын
Ka waran kufsiyadii aad geysatay
@gigachad9879
@gigachad9879 3 күн бұрын
Afku xaarle Nijaas ah ayaa tahay ee culumada lama caayo
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 4 күн бұрын
Amiin Amiin
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 4 күн бұрын
Kkkkkkkkk
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 4 күн бұрын
Runtii shekha wuu nootabtay xur manihin
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 4 күн бұрын
Waa runtii sheikha ee talada hala qaato
@amareto5772
@amareto5772 4 күн бұрын
Xusitaanka maaha in gabdho is lu-laan; ee waa in Ilaahay la soo xasussataa.
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 4 күн бұрын
Runtu qadhaadha war hadalka sheekhu 100% waa run wlhi ee madaxda hala gaarsiiyo ❤❤❤❤
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 4 күн бұрын
Illahey haku xafido sheikh Masha Allah Sida ad runta u shegeysit Illahey haka xijabo waxa sharta iyo Gaalada iyo waxii la jiro Amin ❤🤲
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 күн бұрын
Ameen yaa rabi ellahay adigana haku xifdiyo
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 4 күн бұрын
Dadka qaar hadalku kumaba socdo malaha waayo maba dhagaysanayaan
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 4 күн бұрын
Ducada noo badadiya
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 4 күн бұрын
Masha allah willi maya xor manihin
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 4 күн бұрын
Maya xor mahin inta xalane noogala talihaayo allow no garagaar
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 4 күн бұрын
Xafiduhu Allah sh A/xayi Ilahow noo daa dadka qiimaha badan
@user-dk8cc1tg3p
@user-dk8cc1tg3p 4 күн бұрын
السلام عليك يا شيخ حي لو كان عشر رجل مثلك لكان حال غير هذا الحال
@Mohamedabdiaziz-dk8zk
@Mohamedabdiaziz-dk8zk 4 күн бұрын
Haa wll wa runtaa hada saameyntiisu 10 shuyuukh ah ay kabadan thy
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 4 күн бұрын
Thanks shiiq Cabdul xayi waa runtaa xormaahin
@Jamaalaxmed449
@Jamaalaxmed449 4 күн бұрын
Salalahu Caleyhi Wasalam
@key-plus4496
@key-plus4496 4 күн бұрын
❤❤ MaanshaAllah DOWLO 🥇🇸🇴🥇
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 4 күн бұрын
Bad iyo bari ba waa nalaku soo siqaa yaa xor ma nihin
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 4 күн бұрын
Waa run xor manihin run tiii
@user-fp7ol1mo5f
@user-fp7ol1mo5f 4 күн бұрын
Maasha Allah
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t 8 күн бұрын
ilaahow wiilsheyda culuma iiga dhig yaa Rabbi
@amiirohussen4893
@amiirohussen4893 9 күн бұрын
Dadba waxay leyihin gabar marki hore hadii lagursaday kadib Garob noqotay wey is bixin karta markey garob noqoto waxas waxjira miya iijawab