SH.CABDILAAHI BARBARAAWI OO KA HADLAY SHEEKH HARGAYSA LA YIMID DABIIB CUSUB

  Рет қаралды 58,167

SAAB TV

SAAB TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 95
@NasirClahi
@NasirClahi 7 жыл бұрын
khaladaadkaa uu sheekhu ka hadlay waxaan indhahayga ku arkay iyo wax aan dhagahayga ku maqlay bay isugu jiraan Alle ha xidiyo culimada dacwada xaqqa ah wadda جزاك الله خير
@bashkayousuf6233
@bashkayousuf6233 3 жыл бұрын
Jecliyaa qof kastoo runta kahadla..sheekh barbaraawi jazaakalaah
@muscabyusuf5694
@muscabyusuf5694 7 жыл бұрын
ALLAH ha ku barakeeyo Sheekhanaa
@akramabdilahi9539
@akramabdilahi9539 2 жыл бұрын
Maansha alaa sheekh ilaahay khar haku siiyo xaqa aad iftinisay
@Dawlad1
@Dawlad1 7 жыл бұрын
Mashallah Sheikh, Jazakallah, arintan aad Muslimiinta u iclaamisay.
@user-gy4wv5ns2w
@user-gy4wv5ns2w 6 жыл бұрын
ماشاء لله حفظگ الله يا استاذنا الفاضل 😊😊👏👏👏👏
@baxnaanjaamac9890
@baxnaanjaamac9890 2 жыл бұрын
Illahay hakubarKeeyo
@mohamedjama3337
@mohamedjama3337 7 жыл бұрын
jazaaka allaah khayran alle hakaa abaaal mariyo sheekh sidaad ummada ugu bayaamisay khaladaadka wadaadkaaa
@ayaanabdullah4040
@ayaanabdullah4040 7 жыл бұрын
jasaaka Allahu khayran sheikh barbaraawi wan kugu racsanhy arinkaga wanan xaqiiqsaday
@khadartuke3940
@khadartuke3940 7 жыл бұрын
اللهم وفقنا لما تحبه وترضاه
@shaaficshariif1249
@shaaficshariif1249 7 жыл бұрын
الناصح الأمين حفظه الله ورعاه جزاه الله خيرا
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 5 жыл бұрын
Sheekh c.laahi barbarawi ilaahay miisanka xasanadka ha ugudaro sidaa uuxaqa umada ugu cadeeyey
@user-ln5rl4df1m
@user-ln5rl4df1m 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا
@mahdiabdirahman4941
@mahdiabdirahman4941 7 жыл бұрын
M aasha allaaaah ilaahay cimrigaaga ha dheraysiiyo sheekh barbarawi
@xasanjaamac6350
@xasanjaamac6350 7 жыл бұрын
masha Alaah sheikh barbaraawi waad u cadaysay umada
@abuusalmaan9961
@abuusalmaan9961 4 жыл бұрын
maashaa ALLAAH sheekhunal faadil sh. cabdilaahi xasan xaashi albarbarawi sheekh mar walba garab taagan sunada iyo wadad saxan bidco iyo khuraafaadna ka digaaya sh. ILAAHAY haku barakeeyo
@jabiraadan5093
@jabiraadan5093 Жыл бұрын
Masha Allah ⚘️
@ridwanm.abdilahi1644
@ridwanm.abdilahi1644 7 жыл бұрын
illaahay baa mahad leh shuyuukhdaa na siiyay barbaraawi,mustafe ,dirir,umal....................aaamiin
@khadarmaxamad2511
@khadarmaxamad2511 7 жыл бұрын
masha Allah sheekh Adbaad u mahadsantahay jazakalah Kheyr ilahay subxanahu watacala cilmigaga ha ku siyadiyo wixi bulshada dhib u kenaya wa iney culimadu ka qabtan ayaa wajiba marka ninka wa in wadanka laga sara aya muhima
@amiinmouse8672
@amiinmouse8672 6 жыл бұрын
allow sheekh cabdi laahi nodaa manshaalh shirki namasoogalo into cabdilaahi nool yahay inshalaah
@caliminhaaj1268
@caliminhaaj1268 7 жыл бұрын
ما شاء الله قد افاد واجاد حفظه الله
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 7 жыл бұрын
شكرا وجزاك الله خيرا
@essaalihassan222
@essaalihassan222 7 жыл бұрын
maaansha Allah
@mohmedabdirahaman4123
@mohmedabdirahaman4123 7 жыл бұрын
ماشاءالله حفظ الله شيخنا عبد الله البربراوي شكرا لك علي هذ التوضيح
@mustafebinrashiid2877
@mustafebinrashiid2877 7 жыл бұрын
حزاك الله خيرا شيخنا عبد الله
@hodancargo1143
@hodancargo1143 7 жыл бұрын
Putland iyo somaliland, qabil ma ahaa sheekadaa. Sheikh barbarawi xaaqu ka hadlaay. Sheikh Barbarawi is right. Hadii dhiib ku haystaa quranka isku aqri.
@moarteh
@moarteh 7 жыл бұрын
Mustafe Bin Rashiid sheekh barbaraawi waa cadaan ninkan dawladaa reeli ka ah markaas dhalinyarada wax ha loo sheego UFO. yaan la ilaawin ciyaal Xawaadle iyo ciyaal sheekh madar baa gabigiisaba ku filan
@axmedsaalax4750
@axmedsaalax4750 6 жыл бұрын
hhhh jahil barbarwi seexo hurdada ku fiicaan
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
masha allah wax ila arka ban wayey ninkan ba shiek dab aa , wa inan laka jabta umada somaliyed
@hasanaden521
@hasanaden521 6 жыл бұрын
Sh jezaka allah
@maxamuudshawkaani5011
@maxamuudshawkaani5011 7 жыл бұрын
السلام عليكم geeaigii dacwqda ilaahayaw dhawr
@myriadxaajinuur3001
@myriadxaajinuur3001 2 жыл бұрын
baarakallaahu sheyqunaa
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
sax wuxu odhanayaa sixsixi sixir wardalka ayuu sirixaya asakrtii baba la joogtay yaaaaaaaaaaaaab
@ayaanabdilaahi647
@ayaanabdilaahi647 7 жыл бұрын
شكرا يا معلم
@fadumohashi1183
@fadumohashi1183 4 жыл бұрын
Assc jisaa ka allaah shiikh
@amiincigaal9457
@amiincigaal9457 5 жыл бұрын
Allahayoow jidka saxda dadka fahansii✋✋✋
@leilaabdi3075
@leilaabdi3075 7 жыл бұрын
shekhan waligy ma maqla magaci xataa teda kale ajar allaha ka siiyo lkn si aan ficnen ah ayu ugu nasexeyay inu asaga la hadlo aya qurconeed allahu aclam
@kobciaqoontaada978
@kobciaqoontaada978 7 жыл бұрын
waad ku mahad santahay muujinta xaqa aad noo muujisay waana waajib ku saarnaa
@atoorefidhaal47
@atoorefidhaal47 7 жыл бұрын
maasha allah si nin raga oo cilmi leh ayaad u hadashay waad ka roon tahay mid hadda dhagaystay u hadlayay si qabyaaladayn ah. laakiin waxyaabaha aad sheegtay dhamaan uma arko wax saa usii wayn haddii la damco in qof ceebo loo sameeyana la waayi maayo meela loo soo maro nabi muhamed NNKH baa ceebo loo sameeyay wixii khaldan in la saxo waan kugu raacsnahay laakiin wadaadkaan wanaagiisa ayaan u jeedaa xumaan kuma ogi.
@ahmedmahamed6112
@ahmedmahamed6112 7 жыл бұрын
alle haka jasaaisiyo shekh cabdale waa uu naga jahli Sarah caamigaa
@Dawlad1
@Dawlad1 7 жыл бұрын
Sheikh soo badi video dan oo kale oo dadka lagu baraarujinayo, oo arinmahan bulshada kusoo badanayo lagala hadlayo.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
maasha allaah shekh barbaraawi jazaakallaah shukran adinkana saabtv shukran ninkaan wax shidaya asagaa saaxir ah oo dadka kudhex faafinaya soomaalidana waan ooga digayaa masaakiin dhiban baa ku kadsoomay wuu gaday wlhi
@jaamacmaxamed140
@jaamacmaxamed140 2 жыл бұрын
Kani,waa,Shedanbrbarwi
@TheAyaanle11
@TheAyaanle11 7 жыл бұрын
anu waxaa diiday horta in video laga duubo dadka cilaajka u yimid.
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
wa iga suaale culimad amaxay masuuliyadooda u qadan wayeen sidi saxaabda sidee magalooda isagasoo galasheekh kale aan soo marin
@cc-fi8xl
@cc-fi8xl 7 жыл бұрын
maanshaallaah sh alaah khayr ha kusiiyo umadana ha ku anfaco
@hanaanmohamed6271
@hanaanmohamed6271 7 жыл бұрын
xaasi ayaad tahay ee sheekha daa
@salmasulub5873
@salmasulub5873 7 жыл бұрын
mansha allah sheekh barbarwi allah ha ku dhowro
@hindahaha3753
@hindahaha3753 7 жыл бұрын
Sheikh maha waa siyasad kala jaar jaar shicib, taa ku dhacday dhulka carabta maanta gubanaya, ninka siyasad fog bu wata 10sano ka diib waa laba shicib kuwa masajidka ku takada iyo kuwa biyo lagu shuubo socoon meyso somaliland dad ba uso jeeda, culimada waxan leeyahay dhowlada iyo waxgaradka jsl maanta idinka ka masul ah shicibka la kala jaarayo, diin bu ku so galay ee diin shaqo kuma laha, shicib jarjarka waxa ku xiga cilmi jarjar (culimada iyo aqonyanka oqashaa, macaliminta in la amuusiyo), xawa ku xiga dal jarjar somaliland oo 3 amba 4 dal oo dicif ah laga dhigo, marka in ninkan la diilo weyan jail yaan la tusiin hadi jail la dhigo wa intu rabo oo support badan ku heelo. ninkan hadi dalka laga saro dibada shicibka ugu imanaya oo arinta xagaa gacanta ka baxasa. Kuwi ii fahma xabad toos bila hadal ah. waxan maha wax cusub ila 1980 bey adunka ku socota waliba bilowga dhulka carabta maanta dhibtu heyso. Kala jarjar waa siyasad adag, waxan uu mahad ceelinaya Sheikh aden siro oo idhi waa "hysteria" Sheikh sida ku wad inshallah,diin jarjar amba kala nooc socon meyso somaliland, oo shicibka ruunta ha lo sheego wuxu ahay ninku sida baanu ku badbadi kareyna. shicib isku duuban oo isku diin ah ku adkeysta
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
isaga jiin aa baa
@munira005
@munira005 7 жыл бұрын
ASC" WAXAN MAQLI JIREY DAB MUNAAFAQ SHIDEY MU'MUNAA KU GUBTO '' DABKAAN WAXAA SHIDEY DABACASAR??? TAN KALE SHEIKH : C/BAR-BARAAWI MARKAAD HADA MAQASHEY WADIGAA QEYLINAA'' MAXAAD UMADA SOOMAALIYEED WAX UGU QABANWEYSEY'' SH/ C/XAAQ HORE AYUU U SHEEGEY WIXII QALDAN ISAXA BUU YIRI
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Kan yar ee gabdhaha tabanayna ma sixiirba waxuu akhrinaayo
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
waxa jira mid qurbaha naagaha u shidayo caloosha ku dhega oo yidhahda jinka fadhfadhiya walahay naag ba sidaas igu tidhi odaygieedii oola fadhiya buu calooshaku dhegay
@haaroonmohamed27
@haaroonmohamed27 7 жыл бұрын
waxaan u arkaa sheik Abdulaahi barbaaawi inuu daacad yahay aqoon leh
@mohamedigal172
@mohamedigal172 6 жыл бұрын
Barbarawi shiek cabdi xaaq gabadhisa la xogay adhiga lagu haysta.. aduun too akhiro Allaha ku cadaabo..
@sedaabdilahi3106
@sedaabdilahi3106 3 жыл бұрын
Ncad hakugu dhacdo
@user-lx2xd1bz2m
@user-lx2xd1bz2m 2 жыл бұрын
Fariiid wad dhanta kuwa shekhyada waweyn isku shegya aan ka hadlaynin fuleyinta sumcad bay u washen sowkuwa arka inad qalad tahay inan yaro la ureyay un uso sheg
@fariixaxaaji7403
@fariixaxaaji7403 7 жыл бұрын
dadkii uu quransaari jiray ayaa lagala wareegay kani waa tuug ku ganacsada quraanka
@haruunrashid8985
@haruunrashid8985 7 жыл бұрын
wa runta shekh ee ka qabta ninkan u ku shaqaysanaya
@abdirizakibarahimyarow4434
@abdirizakibarahimyarow4434 6 жыл бұрын
Haruun Rashid Waa sax
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
Ilahow badbadi umada somaliland kana badabdi saxiriinta isha cadowga xaasidinta ilaahowa falaalowyadan cilaajka furay naga qabo walahay iyaga dadka sirxaa dumar jarkayga ah ayaay waleenba laba dumara oo jaar nahay maalintu ku akhriyay ee jidhaka qabsaday ba amiyir ugu danbaysay lacatiinaka dhamaysay gaalo xukunta ma u sheega tolow maa dacweeya ninkan dadki dhacay ila soo taliya
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
ninkan wuxu odhanayayay sixir marku biyaha qubayo dadkiina malaha wuu sirxay
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
daad tirada ka badan 2 million oo somaliya oo al mar jiin galo waligay maan arag oo only somali ha . waxasi wa ceel oil bu ka furtay oo 2 million dollar bu ka helay . wa camal christian
@aragsantin1838
@aragsantin1838 7 жыл бұрын
Jinku dadka ma galo ee khuraafatkan inaga daaya. Meel ay quraanka ku taalo lama hayo. Wahaabida iyo suufida ayaa waxan aaminsan
@suhadheerey732
@suhadheerey732 7 жыл бұрын
inaad nin kadaba qaadato mooyee wacdi kale lagaama hayo.. waxaan u qaadanayaa ganacsiga diinta oo layska boobayo oo laysku haysto lool sheekh waan garanay u jeedada ka dambaysa hhhh
@crzaqgabyaaye1667
@crzaqgabyaaye1667 6 жыл бұрын
Suha Dheerey alle ka cabso wll oo culimada xaqa noo cadaynaysa afka ka daa
@hanaanmohamed6271
@hanaanmohamed6271 7 жыл бұрын
waxyaabahaad kasamaynayso
@hanaanmohamed6271
@hanaanmohamed6271 7 жыл бұрын
maah wax jira
@gothhassanaden9290
@gothhassanaden9290 2 жыл бұрын
salafi iyo wahaabi waxba laga dhagaysan maayo
@husseinhandule
@husseinhandule 7 жыл бұрын
arintan culimada somaliland iyo dawlada ka masuula ,,oo u ogladay xeryona ugu xareyey shacabka inay khalad tahay miyaanay hore u ogeyn inay khalad tahay,,,maxase loo xidhi waayey wadadka haduu khaldan yahay
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 7 жыл бұрын
Shiikhan weli jin baan kugu dhicin iyo sixir dhibina kuma soo marin
@hodan5734
@hodan5734 4 жыл бұрын
Sheekhow maxanu naftayda cilajina qurankiba maba awoodo inan akhriyo ee
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
walle ninkan ba shiekh sax haa . wa ningu wa sixiroleh oo moslim ba maha wa gaalo camalki
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 7 жыл бұрын
Salafiyiin Aan Xadiis & Iyo Diin Toona Garanayn
@abdallemuuse2335
@abdallemuuse2335 7 жыл бұрын
Zaki hargaisa dadka hayska xukumin
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 7 жыл бұрын
Abdalle Muuse Ma Xukumin Ee Isagaa Qofanu La Kulmin KZbin Ku Xukumaya Oo Ku Degdegaya Wax Ka Sheegidiisa
@adeegsamestudio786
@adeegsamestudio786 4 жыл бұрын
Ilaahay ka cabso.
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
dadkan u tagay wuu sirxee ha la daweeyo dhaman
@ahmedabdirahman3787
@ahmedabdirahman3787 7 жыл бұрын
Muntaaz Issa Malaha iyo wax aan lahubiin diinta waalaga dheereeyaa ee culimada iskudaa fadlan hadhexboodinee cilmi maheeysidee fudeedkaagaa laga garanayaa
@ahmedabdirahman3787
@ahmedabdirahman3787 7 жыл бұрын
Muntaaz Issa Malaha iyo wax aan lahubiin diinta waalaga dheereeyaa ee culimada iskudaa fadlan hadhexboodinee cilmi maheeysidee fudeedkaagaa laga garanayaa
@muntaazissa152
@muntaazissa152 7 жыл бұрын
axmed abdiraham war culimu muu ahayn ninka wa sixiroole ialaahay ka baqo wata sheekh berberarwi ka hadlay yidhi wixiisaba wa kaa kac 17 masaalo ayu ku fashilmay waana garnayay ninkan inanu ahayn mid xaqku socda waa tuug dumarka furta walahay
@axmed1850
@axmed1850 7 жыл бұрын
Muntaaz Issa waan kugu raacsaney in ninkaasi aanu sheekh ahayn ee khaayin yahay; kuwa badan oo jahiliin ah baa jira oo sheekh u heysta oo ahmef cabdirahmaan ka mid yahay
@ahmedabdirahman3787
@ahmedabdirahman3787 7 жыл бұрын
Axmed Yare alx waxaa alle mahadii ah in aadan adigaa iga cilmi badneen lkn aniga cilmiga umaanan baran in aan meelaha dadka ku iraahdo waajaahiliin iyo wixii lamida ee dadyahow faaqda iyo arimaha diimiga kalasaara waxaa idinkufilan waa qaldanyahay ookaliya sheeqa marka hada fudeedkiina waad celinweeyseen lkn hada kadib commentigiina midyar oo macnaleh ha ahaado
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 7 жыл бұрын
Tani waa iska shaqa soomali in nin waliba ka kale ka Daba qaato cilmina shiikhani uma laha sida ruqya loo sameeyo ilaahay ha xafido abdulxaaq waxa haya nimankana waa xasid umada wax ku soo kordhi AMA iska Amus.
@abuyahyeabdi4242
@abuyahyeabdi4242 6 жыл бұрын
abdirisaq abdi Jaahil aan shareecada aqoon u lahayn ayaaad tahay ee soo baro
@cigesoma5549
@cigesoma5549 7 жыл бұрын
umadu waxay u bahan tahay in diinta si fican loo baro si ay arimahan oo kale uga fejignadaan saabtv aaad baad u mahadsan tihiin barnamijkan qiimaha badan
@axmedsaalax4750
@axmedsaalax4750 6 жыл бұрын
jaahil jaahil dhalay aamus ilahay ha ku cadabo nacas barbarwi taag dubjir
@realsom36
@realsom36 7 жыл бұрын
dagaal ganacsato u dhexeeya ayaa ii muuqata.
@xamsecabdilaahifb4300
@xamsecabdilaahifb4300 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhj😂😂😂😂😉😂😂😂
@abuyahyeabdi4242
@abuyahyeabdi4242 6 жыл бұрын
realsom Jaahil aan shareecada fahmayn ayaad tahay
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
sheikh nimo kaama muuqato sheydaan maseyrsan baad tahey sheikh abdulxaqna magaartit kuuna joojin maayo adoo gar rif rifan uuuf 😤
@crzaqgabyaaye1667
@crzaqgabyaaye1667 6 жыл бұрын
Nimco Nalka caamo ayad tahay wll ee culimada xaqa noo cadaynaysa afka ka daa
@abdimaxamed7193
@abdimaxamed7193 Жыл бұрын
Sheekha kaxishoo gabadheey inanbaatahaye
HEESTII BARBAR IYO XUKUNKA HEESAHA SHEEKH MAXAMED MACALIN
21:32
addacwah tube
Рет қаралды 1,5 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 30 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Qadiyada Falastiin | Sh Mahad Cadaad
35:20
DAACI TV
Рет қаралды 2,3 М.
SHEEKH RUSHEEYE OO KABAHA LA DULMARAY SH-Beenaale ,BARBARAAWI
30:02
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 9 М.
Taariiqda abwaan Hadraawi sheq cabdi raxmaan bashiir
23:36
Falanqeynta diinta
Рет қаралды 7 М.
MUCJISO: DUNIYO NAAGTI SAAFI SHIRQOOSHAY NINKEDA OO MAXKAMADA IMADAY
16:38
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 1,9 М.
Q05 MULXATUL ICRAAB   Sheekh Nuur Cali Jaamac
47:57
Al Furqaan Media
Рет қаралды 308
KHAATUMADA XUN || Sh.Cabdullaahi Barbarawi
57:42
Alnasiixa Media
Рет қаралды 30 М.
Heesaha Khudbad Sh.Barbaraawi
42:54
Baraarug Media
Рет қаралды 106 М.
sh barbaraawi oo usoojawaabay Suufii kubeen abuurtay
44:16
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 989
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,7 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 15 МЛН
Выйграли Много Денег с Сыном
0:55
Карман
Рет қаралды 6 МЛН