SHEEKH RUSHEEYE OO KABAHA LA DULMARAY SH-Beenaale ,BARBARAAWI

  Рет қаралды 9,510

Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114

Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114

Күн бұрын

Пікірлер: 78
@umomar140
@umomar140 6 жыл бұрын
anigu sheekh barbsraawi baan ilaahay dartii ujeclahay aloow sheekh barbaraawi barkee toowxiidkaan ka dhigtaa jasaaka alaahu khayran
@saamiamohamed2092
@saamiamohamed2092 6 жыл бұрын
um omar aameen alle ha barakeeyo anba saa sheekhaygii isaga ayaana ilaahay dartii u jeclahay
@shucaybdaauud5500
@shucaybdaauud5500 4 жыл бұрын
Sh barbaraawi alaah haku barakeeyo
@cabdallejaamac2568
@cabdallejaamac2568 3 жыл бұрын
Sh barbaraawi caalim
@abdullahiali9311
@abdullahiali9311 6 жыл бұрын
Waxaan halkan ka salaamayaa sheekh cabdul xaq waxaan leeyahay ilaahay ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo aakhiro iyo aduunba sida aad dadka ugu daawayso qur-aanka rabi ilaahay janada rabi ilaahay ha kugu abaal mariyo aamin
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 6 жыл бұрын
Sheekh alaha khayr kaa siiyo hawsha aad hayso
@hamdidagan4509
@hamdidagan4509 5 жыл бұрын
Sadiiq Maxamud sheekh halagadayo cayda ilhay kacabsada sheekh wlhi aad uga xunhy in la aflagadiyo sheekh barbarawi ilhy kacabso
@abdalaabdi4412
@abdalaabdi4412 6 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo sh Abdulxaq
@sakariyehariir2878
@sakariyehariir2878 5 жыл бұрын
Sheekh xaq alle haxifido
@alfanaancalikhaan6276
@alfanaancalikhaan6276 6 жыл бұрын
الله يبارك لنا وله
@ZekinewBurco
@ZekinewBurco 6 жыл бұрын
Guulayso shiikh cxaaq
@jiijomohamed7087
@jiijomohamed7087 6 жыл бұрын
Masha allaah sheikh cabdul xaq alaha ku xfdo
@mulkikoolkooliso4574
@mulkikoolkooliso4574 6 жыл бұрын
Halaga dhamato sheekh #Abdulxaq hool adag ayuu hayaa
@waleedosman1259
@waleedosman1259 6 жыл бұрын
Shiikh kheyr badan allha ku Siiyo Shaqo ficn baa haysa
@mmcnuur2678
@mmcnuur2678 6 жыл бұрын
Sheekh ilahy khayr haku siiyo
@muscaaisha2626
@muscaaisha2626 6 жыл бұрын
Runbuu sheegay shiikhu
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 жыл бұрын
Horta shikhan ma ahan sixirole waa ka Ben shegay qofkii dhaha waa sixirole maxaa yelay sixirolaha waa dacef hadii hal qof kahor imado waa u carari lahaa ilahay ayaa awod siyaya uu kuladagalamo shayadinta mideda kale sixirolaha waa munafaq kafogaday ilahay wajigisane waa quban yahay wlhi shiqan hadan aqli ahan u qiyasa waa nadif wajigisa xataa waa nurayaa ilahay hanoo dayo
@cabdirashiid590
@cabdirashiid590 5 жыл бұрын
Quraanka iyaka ku akhri tiifiika ku akhri sheekhu kuma odhan
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 6 жыл бұрын
Sheikh Abdulxaq Al-laah Haku Siiyo Aduun iyo Aakhiraba Waxaad Jeceshahay, Kuna Faraxdo. Halkaas Kasii Wad Gurmadka, Gargaarka, & Garab-istaaga Walaalaha Xanuunsanaya Dhamaan.
@sahraisse2676
@sahraisse2676 6 жыл бұрын
Asc sheekh cabul xaq allaha ha ku xfdiyo, waan ka xumahay arrintaas attaaga ah .waan ku aqaan anigu ,hadhegaysan xasadka, Hibadana allaha ku siiyey. Ha dhegaysan. Baarakallah akhii
@ayaanbodaye3731
@ayaanbodaye3731 6 жыл бұрын
Masha Allah illaahay haku xafado sheikh
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 6 жыл бұрын
Kuwa Kugu Dacaayadeenayo Sheikh Rusheeye Waxba Kuuma Dhibikaraan, Hana U Joojinin Howshaad Heyso Warkooda. Waayo Xaasidka, Xaaqidka, & Saaxirka Midkoodba Marnaba Ma Guulaystaan.
@amnaa7976
@amnaa7976 6 жыл бұрын
الله يحميك ياشيخ
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
masha Allah sheikh
@youngsharu4109
@youngsharu4109 6 жыл бұрын
Wnku slmy sheekh wxn kraba labarkga iyo mesha jogto
@fawziHapiip
@fawziHapiip 6 жыл бұрын
Waar sheekhani aniga aragtideYda ilama qaldana
@unknownspeaker1823
@unknownspeaker1823 6 жыл бұрын
Sheekh CabdiXaq waa Sheekha kaliyaatee indhaha dadka u furay waayo soo duubistuna waa caawin kale.
@kaneecgroup
@kaneecgroup 4 жыл бұрын
sheekh rusheeye howshaada wadohoreyna usoco waxad tahay qof umadan loo soodirey iskana kay cafi anoo wax hubsan baan mar kugu deg degey,oraah adan mudneed iga soo baxday ilaahay baan gafin, akhii filaah xayakaalh ale dartis baan kuu jeclahay
@shantasomalitube5217
@shantasomalitube5217 6 жыл бұрын
Shiiq barbaraawi asiga dadka quraanka ha saaro ama ha aamuso Meeshaas war la fadhiyaa
@nafisahussien7979
@nafisahussien7979 6 жыл бұрын
Sheih ilaahay ayaa dadka quraanka u saaro ku caafiyeey ilaahay ka cabsada soomalida cid ka baxsanaaysa malaha ilaahay ha barakeeyo Aamiin
@imannoor2633
@imannoor2633 6 жыл бұрын
asc sheikh inte ka heli karaa lambarkaga
@cabdallejaamac2568
@cabdallejaamac2568 3 жыл бұрын
Arinta biyaha nafcibayleeyihiin baatiri sh wuxuu yiri diinta maqabto xagee wax uwadaa nafcibay leeyihiin af maahane yaa jaahil
@hodanabdullahiahmed9138
@hodanabdullahiahmed9138 6 жыл бұрын
Allow umada somaliyeed xaqa tus shiiq iyo madaxweyne wax kafakanaya majiraan dadka somaliyed waa wada jiranyihiin
@abdirahmandhiidhaa6387
@abdirahmandhiidhaa6387 6 жыл бұрын
Waa sixirole ninkani quraan uu dadka ku daaweeyanaa ma jiro ..... waddamo bafan ayaa laga soo eryey sida .jabuutiii.....
@ashaabdullahi8731
@ashaabdullahi8731 6 жыл бұрын
wareyaashu maxay hadba qof udaba dhigtaan midbaa waraystay midkale ayaa soo ordaaya xumaanta ayey kahelaan May aqoon weriyaashii hore sidaan sheekh waxaan ha usoo fadhiisan
@preetyindhoron3093
@preetyindhoron3093 6 жыл бұрын
Sheikh allah kaa abaalmariyo ayaadkii allaahey
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 6 жыл бұрын
Sheikha maxaa udiiday inuu qof qof dadka ugu akhriyo quraanka waa maxay boqolaalkan qof. Binii aadamka Allah karaameeyay. Khayr Allah hasiiyo sheikh
@aishaaadan8905
@aishaaadan8905 6 жыл бұрын
horta channel kaan yaa leh wllyal
@ashaabdullahi8731
@ashaabdullahi8731 6 жыл бұрын
quraanku ilaahay waa dawo il
@ashaabdullahi8731
@ashaabdullahi8731 6 жыл бұрын
ilaahay umadiisa quraan haku dabiibo shar iyo shaydaanba haka hayo inta dhibana ilaahay haka korqaado
@maryammohamedmashaalah9168
@maryammohamedmashaalah9168 6 жыл бұрын
Sheq. A ll aha kuxafiyo xasadkna alaha ka qabto
@akramabdalla8445
@akramabdalla8445 6 жыл бұрын
Alle bèen badanaaa qaaain,
@cabdallejaamac2568
@cabdallejaamac2568 3 жыл бұрын
Dhowr jeer buu kucelcelimayaa
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 6 жыл бұрын
Sheikh daayaa sheikh online qurunka maka sartaa
@Sheekhrusheeyihiiruntaahaa114
@Sheekhrusheeyihiiruntaahaa114 6 жыл бұрын
Maya
@abdullahiali9311
@abdullahiali9311 6 жыл бұрын
Asc
@sahrujawiilwal8291
@sahrujawiilwal8291 6 жыл бұрын
Haduu sheeqan ahaan lahaa carab waliba from sacuudi ah weyfaanin lahaayen oo dhihi lahaayen waa sax waxa uusuubinaayo wahaabiyiintan ilaaheygii kaadhigay somali baa mahadleh kaana abaal marin doona shaqada aad heeyso sheeqow halkaana kasiiwad ilaahey hakaa qabto argagaxisada wahaabiyiinta layiraahdo
@semsemmohamed8245
@semsemmohamed8245 6 жыл бұрын
ilaahay kabaq
@abuaxmed1595
@abuaxmed1595 3 жыл бұрын
beenaale
@ماهرعبدالقادرحسينابوعبدالرحمن
@ماهرعبدالقادرحسينابوعبدالرحمن 6 жыл бұрын
Dulanka barbarawi waa dantada walahi
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 5 жыл бұрын
Dadka qoorkoodbaa markaa masaail cilmiya lagalahadlo ayey meel kalay uyaacaan cilmibaa lagu hadlaan
@أبوالأسدبنعباسالسلفي
@أبوالأسدبنعباسالسلفي 3 жыл бұрын
Warka adigu xagee usocotaa shiikhu horta wuxuu leeyahay fahan jaahil yahow
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 5 жыл бұрын
Sheekh rusheeye sh cabdilahi barbaraawi umabixin lkn dadka ubixiyey c/xaq na inuu rusheeye Yahya wuu qirtay dee magacfiicanbuba kuubixiyey sh barbaraawi wahadii isagu ubixiyey lkn isagu umabixin
@ashaabdullahi8731
@ashaabdullahi8731 6 жыл бұрын
intii xun umada ilaahay haka qabto
@Fatumo97
@Fatumo97 4 жыл бұрын
Runtaa walaa ogaan doonna Insha'Allah. Lkn dembigagaa aad banaanka soo digtaay jooji hadaad tahay nin ilaahay ka cabsanayo.
@abdifitahhussein7274
@abdifitahhussein7274 6 жыл бұрын
sheekh culumadu haday Ku dheheen laxanka quraanka bayaani oo qow qowda sameecada ka daa maxay kuu dhimeen??? miyaan ilaahay Oran inamaa yakhsha-laaha min cibaadihil culamaa?? maxaa keenay jaxartanka iyo qaylada???.
@ashahassan2635
@ashahassan2635 6 жыл бұрын
Abdifitah hussein JASSAAAKALLAAH khayr Siwannaagsan Ayyaad uhadasha ILlaahi TACAALA waqtigani waa Aaqiro SABANTII WAQTIGii laakiin SHEEKHA Cabdul Alxaq haddii Barakada IYO TUFKA Allee siiyay Halloodhaafo ILLAAHAY baa wax OGAANKARI Culimadu way isqilaafsantahay SHEEKHA canna Ah waxaa I'd ah wali maAarag
@ZekinewBurco
@ZekinewBurco 6 жыл бұрын
Abdifitah hussein culima maaha ee bilaashka dad k Udawaynayo ayay diidayaanr
@quruxdaguriga378
@quruxdaguriga378 6 жыл бұрын
illaahay kabaq oo muxu kudhimay shekh barbaraawi wixi jiray umbu kahadlay.shekh barbaraawi caqidada saxda ah ayu dadka baraaye adu maxad barta biyo rushinta. caqiidada shekh ushegaya umada maxad uga gubaynaysa acudu billahi mina shaydan rajiim.
@mohamudhello1151
@mohamudhello1151 6 жыл бұрын
wa beenaaale alle haka baqo oo ha iska daayo naaga uu taataabanyo ee xaaramtahy sheekh barbarawi wa runtiis waxa uu sheegay
@anisoanfac4992
@anisoanfac4992 6 жыл бұрын
Mahamud hello Haa wlhi barbaraawe wax qaldan ma sheegin jirka naagaha ajanabiga loma baneeyn teeda kale quraan aqrinta way ku yaryahay asixro bu ku cel celiyaa naagaha biyo intu ku rusheyo bu camera ka duuba dharka aya ku dhagaya cowrada way sawirme bar baraawe 100% wu saxan yhy
@cabdallejaamac2568
@cabdallejaamac2568 3 жыл бұрын
ورسة الانبياء لا ورثة الانبياء
@iqraudgoon7457
@iqraudgoon7457 6 жыл бұрын
Hhhh sheikh yadi miyaa lagu bilaway kobohow LA dul maryay iyo fimkaas yahuu dheh
@xasuuswanaag1940
@xasuuswanaag1940 6 жыл бұрын
shiiq alaha kubarakeeyo cidna dhag jalaq hausiinin
@mohamedabdi5119
@mohamedabdi5119 5 жыл бұрын
Cidda ku xasdaysa ma maqaamkaaga ayuu rabaa
@preetyindhoron3093
@preetyindhoron3093 6 жыл бұрын
Sheekhow bal iga sojwb gabarwlshey ah ayaa naga xanuunsan xageen kugu sohagaagnaaaa
@Sheekhrusheeyihiiruntaahaa114
@Sheekhrusheeyihiiruntaahaa114 6 жыл бұрын
Magalada Burco uu bishan uun joogayaa wll
@engabdulahishandheye2964
@engabdulahishandheye2964 6 жыл бұрын
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114 puntld ma iman doona wll
@ahmedmahdi2694
@ahmedmahdi2694 6 жыл бұрын
waar ninkan hayska qabto booribagaandhe wadaa caac
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 6 жыл бұрын
Waar Ilahay ka baqa, channel kan asaga leh miya, Koranqa ad Akhrinaysid hala maqlo , Ilahay waxbo kama karsona hadii aad kheir wadid alaha ka jisai siyo , hadi aad shar wadid Ilahay dadka haka qabto,
@semsemmohamed8245
@semsemmohamed8245 6 жыл бұрын
waar quraana magaranay side dadka ka fadhiiso
@khaalidismaacilali9556
@khaalidismaacilali9556 5 жыл бұрын
Qaladkaagii markii la sheegay baad waliba masaail cilmiya ayey culimadu kaa la hadleen cilmi kuhadal adiguna jahli hakuhadli
@ماهرعبدالقادرحسينابوعبدالرحمن
@ماهرعبدالقادرحسينابوعبدالرحمن 6 жыл бұрын
maxaa lagugu xasdaya hhhhhh waa qiiq Isku qarin waa ley xasdaya baran bugadho alle warkaga dibada ha u keno camadan aad u so shaqa tagtay
@abdullahiali9311
@abdullahiali9311 6 жыл бұрын
Asc
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.
SH BARBARAAWI MUXUU KA YIDHI MARTIQAADKII sh. CABDULXAQ
18:55
Sh Maxamed Umal oo kahadlay arintii Ibrahim ciyow iyo Sh Xidig
1:17:06
DEG DEG SH JINI CEEJIYE OO DIL UGU HANJABAY SHEEKH RUSHEEYE WAYNE 🙈
8:02
Zaki honest Official
Рет қаралды 13 М.
Xaggee u Socotaa Somaliland? Professor Khadar Jaamac
33:56
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 71 М.