No video

SHİİCADA İYO SUNİYİİNTA DAGAALADİİ LAYAABKA LEH EE DHEX MARAY

  Рет қаралды 16,257

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 28
@Ronaldo-urrr
@Ronaldo-urrr 2 ай бұрын
The best person ever,the most knowledgable and the greatest of all time❤❤❤❤️💯✅
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 2 ай бұрын
shicadu waa dad aad u dhib badan shartoda alle hagana yasiro
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Haa waxaa ku jira dad ayaga ah oo caisha iyo xafsa gaalo ku sheega yaab waxay ku lee yihiin cali baa ilahay rabay inuu nabi noqdo lakin malakul jabriil baa nabi muxamed ku khalday subxanallah
@zakariaademmohamed9593
@zakariaademmohamed9593 2 ай бұрын
Aamiin.
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 2 ай бұрын
Suniyiinta ayaa kaxun shiicada
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 2 ай бұрын
Shiicadu ha waarto ma aha kuwo suniyiinta sheegta ee wadamdoodi loo adeegaado mumaafiqiim ah❤
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 2 ай бұрын
Shiicadu waa cadowga ummada islaamka Yahuuda iyo christianka ayey ka darN yihiin shiicadu Alle ayaa mahad is kaleh somali in ay tahay dal muslim. Sunni ah😇🙌🇸🇴
@zakiyare1675
@zakiyare1675 2 ай бұрын
lkn koox yaar oo siyaasiin aah ayan dalkeena burburinaya waliba qabiil ku qararabanaya hurdada ka kaac
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Faarisiyiintu burburkii midowgii sofoyeeti kedib aqoonyahanadii soofiyeedka ayay soo aruursatay carabtuna dhillooyinkiii iyo cunto kariyeyayaashii soofiyeedkay soo aruursadeen
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@baaba.rashka
@baaba.rashka 2 ай бұрын
Aad iyo aad gudomiye
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 ай бұрын
Alxasil dhaman suniyinta loheshiyay maraykan iyo xulufadisu waligod siyasadahan waxaydonayen inay isudhelitiran suniyinta iyo shicada siay isugu uleyan iyaguna faidada qatan siwadamadan shidalka iyo dhaqalaha badan musliminta ah awoduyelan khatar kunoqota tusale ufirso maraykan isaga iranhubeyay ciraqshico kuwarejiyay samayntoda soqaday xagakale dalalki suniyintana ilalinaya kanailalinaya shicadi ciraq ukuwarejiyay dhaqalohodi iyo shidalkodiba guranaya ciraq dhankeda celashi ugubadna gobolada suniyinta kuyalay isaga gacantakuhaya oleh sinigan lagatirada badanyahay badbobaysan anamasuka ah uilalinaya shidalkoda xogasiya isagadsldasha
@Abdimalikhassan-sm2wn
@Abdimalikhassan-sm2wn 2 ай бұрын
❤❤
@zakiyare1675
@zakiyare1675 2 ай бұрын
Fadlaan waxan raaba xoog inan ka helo daciish iraq
@aidurusalarmaan3368
@aidurusalarmaan3368 2 ай бұрын
Hada yaa ugu
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Hadday Iran burburto maleeshiyaadka shiicaduna waa burburayaan
@MuradMahamed-tv3vc
@MuradMahamed-tv3vc 2 ай бұрын
Sunniga waxa toos u burburiyey reer galbeedka
@sahalsahal1288
@sahalsahal1288 2 ай бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@user-fv4eq8gv6k
@user-fv4eq8gv6k 2 ай бұрын
Somaaliland ka soo haddal
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 2 ай бұрын
Sababma
@mohamedwarsame8680
@mohamedwarsame8680 2 ай бұрын
Nahaabiyiin, Wahaabiyiin, Faqasheey ma idinka ayaa Islaam ah? Shiicadu waa raga keliya ee gaalada iska celiya. Idinkana intay gaaladu idin waste ayay weliba idinku dirtaa oo aad side ayga uga dabaqaylisaan.
@XanjoowYare
@XanjoowYare 2 ай бұрын
Gaal ayaa idiin nawad galiye ururada shiicada USA baa maal galisaa halka suniyiinta dowlada u sookaxeestan say uladagaalamaan
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 2 ай бұрын
Hhhhh iska hadale
@khaaliddayib3354
@khaaliddayib3354 2 ай бұрын
siiciyoow aamus😂maxaad lagubanaysaa
@khaaliddayib3354
@khaaliddayib3354 2 ай бұрын
shiicadu waagaalo ushaqeeya maraykanka markii ay ciidamada marayku ay soo galeen ciraaq 2003 walaahi culumada shiicadu waxay fatwoonayeen inaan maraykanka lala dagaalami karin
@user-qo6wi6hz1c
@user-qo6wi6hz1c 2 ай бұрын
Libax ba tahay zhp pr2 kaso dhig sryia dagalka iyo christianka ku nool iyo dhicidii isis
تحطمت طائرتهم وسط جبال الثلج.. فأكلوا بعضهم
52:17
قرية العجائب | بدر العلوي
Рет қаралды 2 МЛН
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 84 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 7 МЛН
كيف صدمت هواوي أمريكا وفاجأت العالم؟ هل تهزم إنفيديا؟
26:30
المخبر الاقتصادي - Mokhbir Eqtisadi
Рет қаралды 667 М.
اخطر مقابلة في تاريخ السوشال ميديا..!! (ملخص)
15:48
Omar Jehad | عمر جهاد
Рет қаралды 316 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,3 МЛН