Gaalada Shirqoolka Ay kuhayso Islamka Iyo Xalkooda Sh. Maxamed Rashaad

  Рет қаралды 172,529

KaAflax

KaAflax

10 жыл бұрын

Please subscribe to our You Tube Channel
kzbin.info_c...
Like • Share

Пікірлер: 248
@aamin4632
@aamin4632 Ай бұрын
Waxa aan ku Soo laabtaan 2024 si aan shidaal uga qaato❤
@shaficixasan1623
@shaficixasan1623 Ай бұрын
ma ila soo labatay
@user-mg7xr9zz3e
@user-mg7xr9zz3e Ай бұрын
Soo laabasho wacan 2024
@aamin4632
@aamin4632 Ай бұрын
Hadaan wax fahmeeno waa ina loshegay
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y 29 күн бұрын
Anba​@@shaficixasan1623
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt 15 күн бұрын
Dhagaysigaygii kowad 2024 wax badan ka faiday sheikh ilahay ha u naxaristo
@Brother_Abdalla
@Brother_Abdalla Ай бұрын
Ilaahow kuu naxariiso 🤲🏿sheikh maxamed rashaad mid kamida aqoonyahanadii Soomaali soo mara waxaan daawanayaa 10 sano kadib muxadiradan 5/3/2024
@Atarax32
@Atarax32 2 ай бұрын
Allah u naxriisto sheekh maxamed rashaad. Alle ha abaal mariyo wanaaga u noo sameyy. Inshallah somaliya way is-badali doonta. Galadana waan ka guleysan doona. Somaliya ha noolato.
@aamin4632
@aamin4632 Ай бұрын
Waxa aan ku Soo laabtaan 2024 si aan shidaal uga qaato
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej Ай бұрын
Allahuma Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Ya Allah
@AyeeyoAamino
@AyeeyoAamino Ай бұрын
Q5sģ.exon lmov poker.s7q8 2:22 b​@@MohamedAbdi-hu7ej
@faisalomar3
@faisalomar3 6 жыл бұрын
Sheikh jazaakalhu khair ILAAHEY HAKU NXARIISTO, waaad dhimatay misna Qeeer ayaan hadda dhageysaneena RABBI JANNO HAKUGU BADALO QEEERKA INOOGU TAGTAY😢
@qudusmedia6802
@qudusmedia6802 6 жыл бұрын
Faisal Omar اللهم اميين يا الله
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين😰
@aafiofficial3537
@aafiofficial3537 3 жыл бұрын
Llll
@abdialas2291
@abdialas2291 3 жыл бұрын
Illaahow unaxaristo shiiq maxamed rashaad aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 29 күн бұрын
AMIIN YA RABBI ❤❤❤❤
@Atherion8
@Atherion8 4 ай бұрын
Alloow unaxariiso sheekh maxamed rashaad janatul firdaws ilaahow kawaraabi 🤲🏾
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 29 күн бұрын
ALLAHUMA AMIIN ❤❤❤❤❤
@CabdiQasaare
@CabdiQasaare Ай бұрын
Allah u naxariisto shiiqa 5/5/2024. 23:28 pm. Hbnimo somalia Mogadishu deyniile
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y 29 күн бұрын
Baaraka Allaahu fiik ana Badhan, Somalia
@iconicon3381
@iconicon3381 4 ай бұрын
Hadalkis mantu banaka uso baxay Sheikh maxamed rashid Alle yaa Raxma 😥😓
@fahmahaaji6302
@fahmahaaji6302 6 жыл бұрын
Sheikh maxamed Rashad ilahey waxan u weydiinayaaa inuuu ka dhigo kuwa ow Ku risaqo janatul firdowsa aclaa aaamiiiin aaaamiiin ilaahow dardaaa ayaan u jeclaaa sh.maxamed Rashad ee dabi dhaaf ayaan kuu weydiiiii
@SacadClaahi-zv8sl
@SacadClaahi-zv8sl Ай бұрын
Alle ha u naxariisto shiikh maxed Al rashiid❤ waxa aan daawaday 2024/2/bish may😢
@adanhassan7174
@adanhassan7174 8 ай бұрын
17/9/2023. Ayaa. Daawaday. Allah. Ku Naxariista ❤❤❤🙏🍉
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 13 күн бұрын
Allah unaxriisto sheikh Maxamed
@libanabdirizak5351
@libanabdirizak5351 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheikh maxamed Rashaad
@yousufmire2546
@yousufmire2546 8 жыл бұрын
wlh waxa hada jiro ka hadaly. dinta ma isbadasho ee dadka is badalo qofkii si fcn u dhagesto wax bdn oo fahma. allah ha u naxariso
@AishaAbdi904
@AishaAbdi904 28 күн бұрын
2
@AishaAbdi904
@AishaAbdi904 28 күн бұрын
2024 iyo anoo hadalakaga aqrinaaya
@abali8568
@abali8568 10 жыл бұрын
May Allah have mercy on him ameeen
@KaAflax
@KaAflax 10 жыл бұрын
Aamiin Yaarabi
@OmarAli-op9kt
@OmarAli-op9kt 8 жыл бұрын
+KaAflax Channel Allahuma Amen Ya Rabi
@sabrinhussein7934
@sabrinhussein7934 8 жыл бұрын
ameen yarabi
@ayuparpe1580
@ayuparpe1580 8 жыл бұрын
+KaAflax Channel qeyahab ka hadhay videoga inteen ka helena
@fatumanimo9078
@fatumanimo9078 8 жыл бұрын
May Allah make enjoy his Barsuq live
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 жыл бұрын
رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه في فسيح جناته
@AbdallamohamedAbdalla-ku1wn
@AbdallamohamedAbdalla-ku1wn 12 күн бұрын
Allah u naxariisto sheekha muxadaradan waxey isoo gaartey 26/5/2024 11:15 Am
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 6 ай бұрын
Allaha unaxaristo Sheikh maxamed Rashaad, Cilmi iyo waayo aragnimo ayu Rabbi ku maneystay wlhi.
@baladweynfans5229
@baladweynfans5229 29 күн бұрын
Allah ku naxariisto sheikh xaqiiqda ka hadashay
@diiriyegeedi5974
@diiriyegeedi5974 6 жыл бұрын
may Allah grant you highest in janah.
@ikranabib7919
@ikranabib7919 28 күн бұрын
Aamiin Aamiin yaa Allah ❤❤❤❤❤
@laylalayla3658
@laylalayla3658 7 жыл бұрын
allow jannadi Fardowsa kusii wale runta ayu kahadlay allow Somali u gargar ameen
@saidabdi5882
@saidabdi5882 Ай бұрын
Allha kunaxriisto shekh maxamed rashaad❤❤😢
@AishaAbdi904
@AishaAbdi904 28 күн бұрын
Ilaahow kuu naxariiso
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
iLaahay.Ha.U.Naxariisto..Sheekha.AmiiN
@baafo1
@baafo1 5 ай бұрын
Sheekha Alle hau naxariisto hadalkiisa maanta ayuu bannaanka usoo shaac baxay
@menhee7408
@menhee7408 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢Allah subxaanah watacaalaa hakuunaxariisto yaa shiiq
@cabdiasiis8777
@cabdiasiis8777 2 ай бұрын
Manta oo ay taariikhdu tahy 15/03/ 2024. Wxan guraneynaa talaladii malintaas LA beery inaa merehiisa gurano wxeyna ahayeen xasan shekh iyo farmajo kuwa LA leyahy sheekh wad Noga digtey jazaka Allah kheir Allah Ku naxariisto
@abuukarhussein
@abuukarhussein 10 ай бұрын
Allah ha ku naxaristo qabriga allah ha ku waasiciyo
@TahliilcabdullahiYariis
@TahliilcabdullahiYariis 20 күн бұрын
Alehaunaxariisto shiikh maxamad rashaad
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb 25 күн бұрын
Macluumaad ayuu bixiyay sheekhu allaha unaxriistaye
@fahmimustafe5771
@fahmimustafe5771 3 жыл бұрын
Masha Allah ILaahey ha unaxariisto sheekh maxamed rashaad Aamiin
@leenabil4449
@leenabil4449 24 күн бұрын
Allah has given me the opportunity to help in building a stronger relationship between a slaves and his Lord❤ Rahimullah Ahmed Rashaad 🇨🇦
@slaveofallah5597
@slaveofallah5597 6 жыл бұрын
Yarxamakallah Shiikhan waan u xiisay runtii
@rihabomar2385
@rihabomar2385 2 жыл бұрын
Rabbiyow Unaxariiso Wlh sheikh wankujeclhy Allaha ka abaal Mario Runtaad no cadeesay 🌺
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej Ай бұрын
Sheikh Rashad Illahay hau naxaristo Qabrikisa wasac iyo nuur Illahay hauka digo
@Abdihakin.
@Abdihakin. 5 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto sheikh Rashaaad walle hooyaday, baa intaaz, ka maqlay maanta adaan, ka maqlay 15 sano kadob
@KaAflax
@KaAflax 5 жыл бұрын
Aamiin
@hamsealiabdi4512
@hamsealiabdi4512 7 жыл бұрын
ilaahow unaxariiso shiikha
@dacwadaiyodiintachannel6376
@dacwadaiyodiintachannel6376 5 жыл бұрын
Marka hore wan u ducaynaya Sh.Maxamed Rashaad hadaan muxaadaradan fikirkayga ka dhiibto Sh.maxamad rashaad ma dhiman ee wuu inala jooga waxan kawadaa dhaxal waaara ayuu inooga tagay ujeedada guud ee muxaadaradan waxa weeeye SOMALI NIMADA iyo macnaheeda iyo somalida qiimaha ay lahayd 4 sifo oo dawladii somalia u gaar ahayd 1: dad isku diin ah 2: dad isku luuqud ah 3: dad isku dhaqan ah 4: dad isku midab ah hadaba si aanay somalidu dad jira u noqon ayaa loo fikiray waxaan geed dheer iyo geed gaaban loo kora sidii loo burburin lahaaa umadda somaliyeed ninkasta oo dhalin yaro ah waxn kula talinayaa inaad dhagaysataan muxaadaradan waxaaad fahmaysaaa umad jiritaankeeda iyo awoodeeda inay tahay tii somali lagu yaqiin waxan isinkula talinayaa ka taga qabyaalada si aan dhalin yarada faceen ee dunida wax ula qaybsano thnks dhaman umada somaliyeed ee dhagaysanaysa muxaaadaradan alle haynagu anfaco marxuumkana alle haw naxariisto somali cadawgeeda alle ha inaga qabto
@KaAflax
@KaAflax 5 жыл бұрын
shukran mubarik abu mustafe
@rihabomar2385
@rihabomar2385 2 жыл бұрын
Jazkallh qeer waruntaa
@cabdihassan9455
@cabdihassan9455 6 жыл бұрын
Masha Allah Allah naxaritisa janno haka waraabiye sheikha
@mahadgmg1415
@mahadgmg1415 3 ай бұрын
Jazakallah sheekh intaad ka hadashay maanta ayee somalia ka dhexmuuqata waxan isweydiiye dadkan ku dhagaysanaya oo mesha fadhiyan sheekha hadalkisa maxe uqaadan wayen oo wax ula qaban waayen allah ku naxariisto sheekh
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 7 жыл бұрын
mashaallaah illaahay ha naxariisato
@mokhtarmohamed304
@mokhtarmohamed304 26 күн бұрын
Sheikh wlhi waxba ma qarin ilaa mantana waa sababta somali u hagagi laadahay😢😢 Alle wayne naxaristi janno ha siyo shiekh
@harbisulub
@harbisulub 8 жыл бұрын
Allah yarxamu ilahay janatul firdwas ha geeyo inshaAllah
@Mahad332
@Mahad332 Ай бұрын
Aamiin
@user-xs5jj6uw6x
@user-xs5jj6uw6x 23 күн бұрын
Alle haku naxariisto 😢
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 6 жыл бұрын
Illaahow ha naxariisto qabrigiisa waasac iyo iftiin Allah uga dhigo. Amiin.
@user-dk1rv6jz7r
@user-dk1rv6jz7r 23 күн бұрын
ilaahay ha unaxriisto, amiiin
@AliMohamed-wk5ys
@AliMohamed-wk5ys 6 жыл бұрын
Ilaah haku naxariisto sh.maxamed rashaad
@zeinabwarsame3612
@zeinabwarsame3612 7 жыл бұрын
ilahayow unaxriiso sheekh Maxamed rashaaf
@OmarAli-op9kt
@OmarAli-op9kt 8 жыл бұрын
Allaha kuu naxaristo Sheikhan Adunka ugu Jeclaa Allaha Qabrigada kuuwasiciyo
@SAJamar
@SAJamar 22 күн бұрын
Ilaahey hau naxariisto sheekha. Maantay ayey aad ii fauideyneysaa muxadaradaan. ❤ Goorma baa la duubay?
@libanali1404
@libanali1404 9 жыл бұрын
Yaaaaa alaaaah shiiq maxamed rashaad adigoo kale ialaahey ha nasiiyo
@fadumayusuf7348
@fadumayusuf7348 10 күн бұрын
Wacdigan waxan dawanayaa 13:03 ilahay haku naxariisto Manta ayan noloshasi nahaysata 😢
@mahamedabdullaahi7701
@mahamedabdullaahi7701 7 жыл бұрын
masha allah alle ha u naxariisto
@user-wg2hg5ro7o
@user-wg2hg5ro7o 26 күн бұрын
Alow kuu naxaristo sheekh maxamed al rashiid😢😢😢
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 10 ай бұрын
Allah janadah kufogeeyoh shiiqah
@bilefarax8877
@bilefarax8877 7 жыл бұрын
Masha Allah Sh Maxamed 🌍🌍🏅🎖⚖⚖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sl4wh8sw2e
@user-sl4wh8sw2e Ай бұрын
Waxaan daawanayaa 2024/5/6 siaan shidaal ugaqaato ale hakuunaxariisto sh maxamed
@user-qc3lj2mc5y
@user-qc3lj2mc5y 29 күн бұрын
Anba
@hassanmohamedlaki9189
@hassanmohamedlaki9189 8 жыл бұрын
Masa allah wax faro badan ayan ka faa iid ney tas kadib waxa sii batay qor shaha gaalada ayaa aad u sii batay
@nasrudiinibnumuha1055
@nasrudiinibnumuha1055 Жыл бұрын
جزاك الله عنا خير الجزاء
@Diinle28
@Diinle28 Ай бұрын
Allaha unaxariisto sheikha, hadalkiisa runtiisa maanta waan heynaaa 😢, soomaali sidii la rabay ayeey kusocotaaa.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 6 ай бұрын
Allah hawnaxaristo amiin amiin amiin
@ahmedabibgurijog8094
@ahmedabibgurijog8094 Жыл бұрын
Ma Shaa Allah xaqiiq ayuu soo bandhigay sheeku
@samowademohamed404
@samowademohamed404 5 жыл бұрын
Amiin allow ku naxariiso
@leylahussein2460
@leylahussein2460 7 жыл бұрын
rabiyoow unaxariiso
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo sheekh Mohamed rashaad daruus fiican iyo cilmi ayu noga tegay allaha inaga dhigo kuwa ku waano qaato
@abdirisaakahmed4343
@abdirisaakahmed4343 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@abdullhibilenoor4676
@abdullhibilenoor4676 9 жыл бұрын
mnsha allh sheekh maxamed rashad ilhy haku naxariisto amiiin
@abduqaadiryusuf6487
@abduqaadiryusuf6487 7 жыл бұрын
Abdullhi Bile Noor .
@mahamuudahmed3898
@mahamuudahmed3898 8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sh.Maxamed Rashaad iyo moslamiinta dhimatey dhamaan tood. Alloow Aameen.
@cumaraxmed3622
@cumaraxmed3622 6 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 26 күн бұрын
Ilaahey janatul fordaws
@apassingtraveller5099
@apassingtraveller5099 7 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxaristo
@saalaxweyne-bi7eh
@saalaxweyne-bi7eh 5 ай бұрын
اللهم اجعلنا هدا دامهتدين صالحين مصلحين يارب يارب يارب
@rafgdjf6346
@rafgdjf6346 8 жыл бұрын
Masha allah ilaah janadiis ha ka warabiyo
@m.digaale4190
@m.digaale4190 5 жыл бұрын
Raximahullaah Shiekh Maxamed Rashaad.
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Allaah hakuu naxariisto
@maryanl804
@maryanl804 3 ай бұрын
Allow u naxariiso shiikheenii daaciiga ahaaa
@Mahad332
@Mahad332 Ай бұрын
Allaha unaxariisto
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 5 ай бұрын
Ilahay uu naxariisto sh wax badan oo uu noga digay maanta ayan heyna
@dhagaxgunagado518
@dhagaxgunagado518 8 жыл бұрын
jazakalah sheikh mohamed rashad allah u naxariista
@AishaAbdi904
@AishaAbdi904 28 күн бұрын
Alla ilaahow rabiyow unaxriiso 8sano ka hor miyuu dhintay
@hoooyoaabo4224
@hoooyoaabo4224 8 жыл бұрын
ilahey ha unaxariiisto amiiin . salamulahi calaruuxi fil qalidiin .
@sulekhaahmed3961
@sulekhaahmed3961 Жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto
@cabdixafiid3428
@cabdixafiid3428 3 ай бұрын
Allaha ku naxariisto Sheekh
@cabdishakur-uq9tk
@cabdishakur-uq9tk Жыл бұрын
rabbi haw naxariisto shiikhuna mufti maxamed rashaad
@mohamedwaxar2664
@mohamedwaxar2664 3 жыл бұрын
Alaah haw naxariisto sh maxamed rashaad
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Jazakalah sheekh
@cabdiraxmaancade351
@cabdiraxmaancade351 3 жыл бұрын
Walahi xaqiiqa weeye alloow kuu naxriiso
@pAblo-bb4ce
@pAblo-bb4ce 2 жыл бұрын
Allah ya rahma🤲🤲
@Ann-dx3wl
@Ann-dx3wl 10 ай бұрын
Alaha.ha.uñaxariisto
@amuulaabdallah9906
@amuulaabdallah9906 6 жыл бұрын
Alle haku naxariisto shikhana wax badan ba nosii fa idysay
@KaAflax
@KaAflax 6 жыл бұрын
Aamiin
@ayaanleali5223
@ayaanleali5223 8 жыл бұрын
ilahaw unaxariso shekh MAXAMED rashaaad waaanjeclahay
@mohamedkuluc5083
@mohamedkuluc5083 2 жыл бұрын
Ilaah haku naxariisto fikirkadii sanado ka hor manta sidii shegtay u arkaa
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Жыл бұрын
Alla hakuu naxariisto sheekh Maxamed rashaad 😢😢😢😢 28/july/2022 daawanooyaa😢😢😢
@sabrinhussein7934
@sabrinhussein7934 8 жыл бұрын
masha Allah sh maxamed rashaad
@ahmedhuseen6457
@ahmedhuseen6457 28 күн бұрын
Sheekhow allaha kuu naxristo wallhi wixii aad 20/10sano ka hor sheegtay baa soo baxay maanta
@AishaAbdi904
@AishaAbdi904 28 күн бұрын
And io aad
@Aman-mj3gp
@Aman-mj3gp 4 ай бұрын
May Allah grant you Jannah.
@woowmoment5633
@woowmoment5633 4 жыл бұрын
Wlh HALYAY Allaha unaxariisto😭😭😭
@mahamedabdikarimmuhudiin7050
@mahamedabdikarimmuhudiin7050 8 жыл бұрын
allahuma arxam shiikhana
@axmedsaliid9547
@axmedsaliid9547 Ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@nasroabubakar9163
@nasroabubakar9163 7 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso janadi fardoso ka waraabi
@inawadaad7000
@inawadaad7000 29 күн бұрын
واقعنا المعاصر شيخ محمد قطب
@AbdiAadam-oh8zj
@AbdiAadam-oh8zj Ай бұрын
Alle ha u naxriisto
@ahlaamadam2741
@ahlaamadam2741 6 жыл бұрын
Rabbi raali haka noqdo janada haku casumo Allahuma amiin.
Taariikhdii Salaaxudiin Al ayuubi Sh Cabdulaahi Maxamuud Axmed
1:12:47
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 52 М.
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 15 МЛН
Can you beat this impossible game?
00:13
LOL
Рет қаралды 58 МЛН
🍕Пиццерия FNAF в реальной жизни #shorts
00:41
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 37 МЛН
Geerida iyo waxa kadambeeya | Sh.Maxamed Rashaad الله يرحمه
1:39:57
Jidka Loo Maro Hadafka Aynu Donayno  Sh. Mustafe Xaaji Ismail
2:13:41
ciriiri walba alle waxow u sameeyey Faraj Sheikh Mustafe haji Ismail
48:48
Mashaakilka haysta Dhainta iyo Xalkooda || Sh Maxamed Rashaad
1:46:28
Sh. mustafe X. Ismacil. Khiyaamooyinka Reer Galbeedka iyo Sayniska
1:20:04
Dacwadii Saxaabada Sheikh Husein Ali Jabuuti Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
1:25:22
Maxaa Ka Danbeeya Geerida Sh. Maxamed  Rashaad
1:54:28
KaAflax
Рет қаралды 207 М.
Qof Walba waa Masuul Sh. Maxamed Rashaad (Raximahullaah)
2:13:29
Bani Aadamka Bilowgiisa Iyo Dhamadkisa  Sh. Maxamed  Rashaad
1:02:07
ONE MORE SUBSCRIBER FOR 6 MILLION!
00:38
Horror Skunx
Рет қаралды 15 МЛН