Sh Mohamed Idris | Soomaalidu Haddii ay Hogaan Aamin ah helaan waa Dadka Aduunka U wanaaagsan | Q1.

  Рет қаралды 17,422

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 37
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 Жыл бұрын
Masha Allah Wiilkeena Aan abtiga unahey sh Mohamed idriis
@mohamedcumbulfarah2352
@mohamedcumbulfarah2352 Жыл бұрын
Yaa sheikhanal faadil Allah haku xifdiyo
@snw9257
@snw9257 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Illahay ha ku xifdiyo sheekhuna Faadil❤❤❤❤❤
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Maxamed idiris Allaha Ku Xafido Adi iyo Wariye Nur
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Mashaa allaah ❤
@suleimanmohamed2038
@suleimanmohamed2038 Жыл бұрын
Sheikh Allah ahabarakeyo aniga mahanweydini laha miyu fursadahas wadanka hortalo miyu lawadago madahda somaliyed Allah hakubarakeyo sheikh
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Maashaa allah guulayso illah ku xifdiyo
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Manshaalaah tabarakalaah wa shiiyukhda an ugu jecelahay ilahay ha xiifdiiyo dhaman
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Жыл бұрын
Asc wr wbr sh maxamed idiris allah yaxfadak
@nadabd2221
@nadabd2221 Жыл бұрын
Asc sheekh idiris Allah ha xaftiyo
@halimahassan2201
@halimahassan2201 Жыл бұрын
Masha allah sheikh allah ku hifdiyo
@mulidabdilahi7218
@mulidabdilahi7218 Жыл бұрын
Mash allh shekha allaha ku barakeeyo
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 Жыл бұрын
Wcs wr wbr alha nookaa xafido Sheq
@aadan313
@aadan313 Жыл бұрын
asc walal nuur sobadi waraysiga culumada
@abdulahiyare6603
@abdulahiyare6603 Жыл бұрын
M.a sheikh
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Жыл бұрын
Libaax
@khadardayib4836
@khadardayib4836 Жыл бұрын
Nin dadalay ilahayna laqabtay xafidahu allah
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Soomaalidu inay siyaasiyiin Aamina helaan waxaa ka horaysa inay wadaad iimaan-qaba oo qabiil ka nadiifa helaan,,,waanad ogtahay in Aanay kuwaasi jirin lana soo helaynin,, kuwa ugu khilaafka badanina meel ay joogaanba wadaadada yihiin,, wbtawfiiq
@abdihassanaden4521
@abdihassanaden4521 Жыл бұрын
Culimada wey dadalayan malmahan danbe fakarka qawarijtana wey ino cadeyen Insha ALLAH dowlada somaliyed na WA iney si xoojisa dagalka oo dacadnimo umada logu adeega
@moustafaali5233
@moustafaali5233 Жыл бұрын
جاءت الثعلب يوماً في ثياب الواعظين
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Somali jogtay kenya aba itobiya macusbo dowlado jirtay jogen balse elataree xiro cidan soomaliya joogtaa cusub agteda kudhufo hadey garan weydo korkeda kudhufo xog xelad xishod daro isbartibadi raren madaradi ijarten isbidaladi dagen yeeyushaqeyan
@ashaholac3913
@ashaholac3913 Жыл бұрын
Odaygaan eretaraanka nama netelo,qadiyad soomaaliyeed inaad ka wareysato ayaa ah denbi sxbdacwo ma wsfoodaygaani,eedadka ayuu isku diraa,fidno abuur waaye nuurow.ogow.
@wabaxa
@wabaxa Жыл бұрын
IDIRIS TUUG AYAA TAHAY LACAGTII UMADA MUSLIMKA AYAA XADAY WIXI AMERICA LAGA SO RACCDEEYAY MARKASTO OO AAD UMADA LACAG KA SO ARUURIS KHEEB AYAAD KU LAHEED MAXAD TUUG TAHAY ADOO QOOMULUUD AH NA WAN KU SUGAYA DULI FOQAL DULI SHAYTAAN
@AOsman-zs7wy
@AOsman-zs7wy Жыл бұрын
Walal ma hubta waxa ad sheegeyso ama cadeyn ma u heysaa waa eedeyn culus waxa aad sheegeyso
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Nabiyo ilaahy soo diray aya cayy iyo been abuur ka nabad galin. Marka macadala waa Sheikh miskiin ah. Marka soo miis ilaahay hortiisa aya kaheli doontaye.
@kalthumxusein7013
@kalthumxusein7013 Жыл бұрын
Illhy amarkii mxd ka rabtaa shekha
@MohamedOSMAN-dp2pz
@MohamedOSMAN-dp2pz Жыл бұрын
Sheeqow meeshii dhibteena laga soo maleegay waa saudi oo nookeenay wahaabiyo manta naleynaya culamadii manhajkaa fidisay allaha ha u towbad keenaan hana rediyaan wahabiyo
@abudarda00
@abudarda00 Жыл бұрын
Diinta baro walal. Wax wahaabiyo la dhaho ma jiro.
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Жыл бұрын
Xitaa hal Sheikh ah ama Arday Jaamacada Sucuudiga wax kusoo bartay kuma jiro Al-shabab. Al-shabab waa niman fikirka Al-qacida wata oo kuso tababartay Afghanistan. Al-qacidana waa la ogyahay meshii ay kasoo farcameen. Waa dalka Masar oo madaxdii bilaabay fikirkan takfiirka iyo xag jirnimada kasoo jeedeen. Marka adiguba qubuuro iyo dad dhintay ayad kor fadhidaye maxa wahaabiyo kashegaysaa??
@abudarda00
@abudarda00 Жыл бұрын
@@saidhashi2856 run baad sheegtey ilahay ha ku xifdhiyo fitnadda ugu weyn waxey ka bilaabatay nimankan ikhwaanka ah
@MohamedOSMAN-dp2pz
@MohamedOSMAN-dp2pz Жыл бұрын
@@abudarda00 wahaabiyo way jirtaa majirto oo aad tiraahdid waa adoo diidan runta qayr allaha ku siiyo culamada iyo dowladaha dunida sida ay uga calacalayaan dhageyso waa mashruuc gumeysi wahaabiyo
@MohamedOSMAN-dp2pz
@MohamedOSMAN-dp2pz Жыл бұрын
@@saidhashi2856 dhibta wahabiyo umada muslimiinta dunida ay ku hayaan cidna kama qarsoona. Isuday in aad baritaan sameysid manta xog meel walbo ayay taalaa. Bal baaris samee .wahaabiyo waa mashruuc gumeysi. Insha allah adaa isaga Hari doonee
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 724 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 35 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 26 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 6 МЛН
Sh mohamed idris Horumarka Dubai
1:16:51
Dagaari TV
Рет қаралды 954
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 2,4 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 100 М.
MUNAAFAQADA IYO LABA WAJIILAYNTA REER GALBEEDKA  || Sh Maxamed Idiris
21:07
'SEEFTII KACAANKA & BURBURKII JABHADII SSDF', XOG XASAASI AH
51:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,1 МЛН
SH MAXAMED IDIRIS MUXUU KU SOO ARKAY DALKII HOOYO OO UU USBUUCAN KAYIMID
21:50
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 724 М.