Sh Mustafe Daawada ,Stresska, Werwerka, Walbaharka ,Baqdinta Murugada Iyo Isku Buuqa

  Рет қаралды 647,688

Al Jasiira News Somali

Al Jasiira News Somali

Күн бұрын

Ku Xidhnow Al Jasiira News Www.aljasiiranews.com Like / aljasiiranews Subscribe this chanel

Пікірлер: 559
@obsiiye7143
@obsiiye7143 7 жыл бұрын
culimadu waa dhaxalkii xabiibkeena SCW inoga tagay aduunka Allaw noo barakee culimada Jasakalaah sheikh
@zahrafardax9702
@zahrafardax9702 7 жыл бұрын
Abdirisaaq M Obsiiye amiiin wallo allow nodhoor
@adaremouhoumed6790
@adaremouhoumed6790 7 жыл бұрын
Zahra Fardax .
@daarultawba516
@daarultawba516 7 жыл бұрын
Amiin Amiin Allaw noo barakee culimada
@hayaatimedia3385
@hayaatimedia3385 7 жыл бұрын
Maasha allaah ilaahay ajar iyo xasanaad Hakaasiiyo Nagana ha nagu anfaco
@somalilanddhalad7592
@somalilanddhalad7592 6 жыл бұрын
Amin
@botaanfb9772
@botaanfb9772 6 жыл бұрын
alow Murugta iyo welwelka aan werwero mid adigah aan kaga cabsanayo iigu koob
@skydheere3330
@skydheere3330 4 жыл бұрын
Amin
@lewandowskijama1981
@lewandowskijama1981 4 жыл бұрын
Amin wllky
@mohamedabdi9801
@mohamedabdi9801 4 жыл бұрын
Amiin wllo
@mmcyare82
@mmcyare82 3 жыл бұрын
Aamin aamin yaa rabbi
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
amin
@ayanmire9040
@ayanmire9040 2 жыл бұрын
Illahow culeyska iga qaad murugta walalka wadna xanuunka cabsida hurdo laanta iga qaad ee xaqda igu hadiyeey iduceye walalaheey musliminta qoraalkeyga arka shiikh waxan kaso dontay wano iyo qalbiga suu igu dago
@farxiyoabdimuuse5884
@farxiyoabdimuuse5884 2 жыл бұрын
Ale ha ku cafiyo
@farxiyoabdimuuse5884
@farxiyoabdimuuse5884 2 жыл бұрын
Ani xita cabsi iyo walwal aya la xanuunsanahay
@dhameysdumar9172
@dhameysdumar9172 2 жыл бұрын
Abyo sethy ani xitaa walwal cabsi kunolhy inn mlinkasto geeri kacabsado
@dhameysdumar9172
@dhameysdumar9172 2 жыл бұрын
Allha nacaafiyo
@farxiyoabdimuuse5884
@farxiyoabdimuuse5884 2 жыл бұрын
@@dhameysdumar9172 abayo wali wan xanuunsanahay cabsi badan Ayaan daremaya
@naimanalka215
@naimanalka215 11 ай бұрын
Anaa qabi jiray xanuunkaas lakiin Illahay baa iga daweeyay iyo akhrinta Suratul baqrah Alhamdulillah
@samiha9119
@samiha9119 3 ай бұрын
Mxa kucafimadhe abayo mxa sameyse
@wolffblack3349
@wolffblack3349 5 жыл бұрын
Fadlan iisoo duceeya welwelka iyo walbahaarka maanta ihaya in alle iga qaado idinkana alle qalbiyada farxad iyo naxariis ha idion gasho.
@quruxdumar2158
@quruxdumar2158 5 жыл бұрын
Ilahay haka dulqaado wllo cafiim taaam ah isha allah
@hindacaday5701
@hindacaday5701 Жыл бұрын
Allle hanaga qado aaaaaaaamin
@captianbr2117
@captianbr2117 6 жыл бұрын
Jiro ka weyn ma jirto shaki iyo murugo jazakllah sheeq mustafa😍
@bashaalgroupe5626
@bashaalgroupe5626 6 жыл бұрын
Dadka figirka aduun ku badan ku dhaca iska ilaali
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Waa runtaa zxb iisoo ducee
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 2 жыл бұрын
Waa run taa iison ducee
@maryan010mahamed7
@maryan010mahamed7 7 жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@abdirashidmohammed
@abdirashidmohammed 7 жыл бұрын
Maryan010 Mahamed ما شاء الله. شكرا لك
@munaabdala4027
@munaabdala4027 7 жыл бұрын
Abdirashid Sahal m
@saamiyahsahardid7781
@saamiyahsahardid7781 6 жыл бұрын
Manshaa allah
@shinaali8375
@shinaali8375 6 жыл бұрын
Abdirashid Sahal ku sallalahu caleyhi wa salim
@nuuneqanciye8250
@nuuneqanciye8250 6 жыл бұрын
SCW SCW SCW
@maxamedildheere6374
@maxamedildheere6374 7 жыл бұрын
culimadu waa dhaxalkii xabiibkeena SCW inoga tagay aduunka ilhaay rali ha ka ahaado dhamaantoodba
@benjaminn6018
@benjaminn6018 7 жыл бұрын
Ilahayba mahad leh ku sharfay ee kugu simay inad aqontada diniga ah iyo madiga aad u bandhigto bulshada somaliyed jazakalah shekh mustafe
@omarelmi820
@omarelmi820 5 жыл бұрын
Wcs aaaaamiiiin aaamiiiiin.haaaa
@igamashquul743
@igamashquul743 2 жыл бұрын
Alle ha Inala kulmiyo Nabi maxamed scw.😍
@GledGuuu
@GledGuuu Жыл бұрын
Alxamdulilaah allow nolosha iidhibyaree iyo ehelkayga iyo soomaali iyo dhamaan muslimiinta aakhirana jano nasii yaarabi aamiin 🤲🤲
@Nawalaragsansalah-uk4yv
@Nawalaragsansalah-uk4yv 8 ай бұрын
Aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin yaa rabi ya raxmaan
@GledGuuu
@GledGuuu 8 ай бұрын
@@Nawalaragsansalah-uk4yv ❤️
@khadraabdulahi586
@khadraabdulahi586 6 ай бұрын
Aamiin
@umalmohamed4855
@umalmohamed4855 3 жыл бұрын
Allahayow waxan Tabanayo oo macasi lahaayn isii Allahayow qalbi jabka iga dulqaad aamin
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Aamiin wllo allah hakaa dulqaado ana iisoo ducee
@luuljaarso5582
@luuljaarso5582 8 ай бұрын
2024 inta soo raadisay
@yusufmohamed2979
@yusufmohamed2979 7 жыл бұрын
Shekh mustafa waa nin aad uilbaxsan aad baan ujecelahay
@coachajakis6508
@coachajakis6508 4 жыл бұрын
Illaahee haku xafido
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 4 жыл бұрын
Muxaaaradadaan malaha 10jeer waan dhageystay niyaddana wan ku dajiyaaa alxmdulillaah!!!.
@abdihakimmohamedbarrebarre6146
@abdihakimmohamedbarrebarre6146 6 жыл бұрын
Fasirka quraanka iyo macnaha xeesha dheer eekujira waxaad dareemeysaa inuu yahey mucjizooyinkii ugu waaweynaa eenabi Muxmed scw lasiiyey
@ninweynweeyaan4024
@ninweynweeyaan4024 6 жыл бұрын
ilaahay hakaa jasaa,i siiyo sheekh anaga hanaga dhigo kuwa Ku camal fala aaamiin yaa rabi
@hoodoluckyabdi1848
@hoodoluckyabdi1848 7 жыл бұрын
maasha allah jazakallahu khayr sheekh mustafe Alle haka abaal mariyo anga ha nagu anfac
@abdimananmakaroni7820
@abdimananmakaroni7820 6 жыл бұрын
Hoodo Lucky Abdi p
@mohamedabubakar4348
@mohamedabubakar4348 6 жыл бұрын
Hoodo Lucky Abdi ;
@mohamedabubakar4348
@mohamedabubakar4348 6 жыл бұрын
Fakiyu
@koryare
@koryare 7 жыл бұрын
laakin maxaa diiday inan siino darajada DR . sh.mustafa ? waa dhiira gelin aan ku dhiira gelineyno inuu horay u sii wado risaalada
@hamseyusuf2511
@hamseyusuf2511 7 жыл бұрын
Fail and Success haha dr baa adiga kula wayn blse waxaasi waxay qiimo ku leeyihin dunida sheekh mustafe uma bahna dhiiri galin wayo abal marintisa meel aan laga soo noqonayn bay uga horaysa mardanbe
@koryare
@koryare 7 жыл бұрын
ciyaalkii waa nagu waasheen war aniga wax xun ma sheegin ee qof wax xun shega raadi sxbow mase waxad ku faraxsan thy reply aad igusameyne polshit
@hamseyusuf2511
@hamseyusuf2511 7 жыл бұрын
zxp kliya inaysan dr shekh mustafe lagu idhah wax dhirigalina u ahyn ayun bn ku shegy blse kuma cayin kumana aflagadayn ee adigu si scientifica ila hadal polshit hblaha dhehe
@koryare
@koryare 7 жыл бұрын
ok what did you want right now? am i your asset you liability to you ? what is the relationship between you and me you can say what ever you want and me like that so i create positive idea and you say sh.mustafa have ability or score better than that he is my dear i support him so .............
@sacdiyoosman2705
@sacdiyoosman2705 7 жыл бұрын
Galgaduud boy i
@wellnesswithhasher2428
@wellnesswithhasher2428 Жыл бұрын
Walaalayaal qof walba oo commentigeyga aqriyay iskuna arkay calaamadahaan plz xal marwalba wuu jiraan ee ila so xiriir Ma murugsantahay xilli kasta? Ma dareentaa walwal rajo la aan quus iyo tiiraanyo aan sal laheen? Ma kadhex baxdaa dadka oo idil familka? Iyo asxaabta ? Maka cabsaneysaa markasta in dadka hortooda aad ku ceeboydo aadna ku bahdilanto? Maka hartay howlahaagii maalmedka aad qabsanjirtay ? Waxbarashadii? Shaqadii? Xitaa sheekadii iyo qosolkii? Mais dhimay miizaankii jirkaaga iyo firfircoonidii naftaada? Marwalba ma eedeysaa naftaada ? Mana dareentaa inaad tahay danbiile weyn? Hoos ma fiirisaa markaad dad aragto ?? Maku fikirtaa amaba maisku dayday inaad naftaada dhibaateeyso amaba majeclaatay inaad iska dhimato SI aad ugu nafisto dhibta iyo mugdiga aad kujirto?? Hadaba hadii jawaabahaada sua'lahaan yihiin haa ma ogtahy inaad qabto cudur halis ah oo layiraahdo depression afsoomaali ahaan qulub ama niyadjab ? Ma ogtahay in cudurkaada uu yahy dilaa galabsada 40kii ilbiriqsiba Hal ruux? Hadaba walaal SI aad noloshaada ubadasho una Soo qabsato caalamka aad ka xirxirantay ila Soo xiriir plz Hana qarsan cudurkaada. Waan ku garab istaagaa inshallah. Aniga shaqsiyan shalay ayaan Soo maray xaalada aad maanta mareyso waana kagudbay ee kaalay plz gacanteyda Soo qabso oo kasoo Bax bohosha niyadjabka... Ila Soo xiriir anigaa ku fahmaaya anigaa kudhageysanaaya anigaana kula xalinaaya proplemka kuheysto idam alle, Fg: Aniga maahi qof shaqeysanaaya oo dheef ama lacag karaadinaaya caawintaada kaliya walaalnimo iyo saaxiibtinimo ayaan kugu garab istaagaa SI volunteer ah, SI aan kuu caawiyo igala Soo xiriir Wattsapp +252 616907160
@ahmadu10
@ahmadu10 2 жыл бұрын
Aqoontu waa shey muhiim ah . Habka uu sheekhu u sharaxay waa hab cilmiyeysan wuxuuna sameeyy baaritaan sax oo la xariira cudurkaan taas ayaa keenty in si wanaagsan oo dagan u sharaxo. Alle ha inoo barakeeyo sheekheena
@najahmohamed2975
@najahmohamed2975 6 жыл бұрын
Maansha allah sheikh mustafe alle ha ku barakeeyo
@fahimaahmed5210
@fahimaahmed5210 7 жыл бұрын
Mashaa Allah ya shaikhana Allah yaxfiddak aad baan u shecelahay had iyo jeer waxa uu ka hadalaa wax yaabaha waaqica ah jazaak Allah khair ya shaikh
@fathihasan9523
@fathihasan9523 7 жыл бұрын
Fathi ali
@shukriibrahimahmadnolowsaf4782
@shukriibrahimahmadnolowsaf4782 7 жыл бұрын
Man sha allah ilahow ku barakeey aduun iyo aakharo
@maryansheikh811
@maryansheikh811 6 жыл бұрын
Shiikh musdafa jasa kalah anagane rabi hanagu anfoco
@abshirshire6945
@abshirshire6945 6 жыл бұрын
allah wlhi farxad aad u badan waxaad daremasaa markasta salada markad wakhtigeda si niyad ah ugu tukato dhib kasta waxba kulama noqonaso waxad un oran alxamdulilaah
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓❤ Wllhy wllky qalbigaad iidajisay
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Wa pala ilaah igu garab galo
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 5 жыл бұрын
Illah dardiis waxaa ugu duceysaan walaladeey oo igu xanunsanaya wllyaal waliba waa ilma yaryar, yarabi Cafimaad tama sii oo kadhawr dhibta, iyo dhamaan inta xanuunsan ee muslima Amiin amiin
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 жыл бұрын
Amiina amiiin alle hakadulqado wall dhaman umad islamka inta xanusanaysa
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 5 жыл бұрын
Amiin amiin mahadaanid wll
@amlaamla776
@amlaamla776 5 жыл бұрын
Allah caafiyo
@yusufgeelle8980
@yusufgeelle8980 3 жыл бұрын
Aaamiiin wlle Allaha kuucaafiyo Anigana Hooyo Aa iga Xanuusan.
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Allah ha caafiyo aamiin wll
@ridwaankhaalid1781
@ridwaankhaalid1781 5 жыл бұрын
Mazha AllH Sheikh Mustafe X,ismaciil AllH cimriga iyo Aqligaba hakuu barakeeyo
@cabdallecade7910
@cabdallecade7910 7 жыл бұрын
Mansha Allah sh.mustafe qer ala kusiyo anagana ala naga nigo kuwi ku camal fala amin
@nicmanoor8627
@nicmanoor8627 7 жыл бұрын
masha allha alle haku xafido sheikh mustafa
@nicmanoor8627
@nicmanoor8627 7 жыл бұрын
masha allha
@somphoneab2439
@somphoneab2439 7 жыл бұрын
nicma noor 3
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
amin yaa allah
@yuzraali6157
@yuzraali6157 7 жыл бұрын
Cabdalle Cade sax aqi
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 5 жыл бұрын
yaa allah noodaa sheekh mustafe 😘😘😘😘😘😘😘
@kaysehwd2187
@kaysehwd2187 3 жыл бұрын
Maasha.allaah
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 5 жыл бұрын
Allah ajir iyo xasanat an laso koobi karin allah haka siiyo.adunyadu wa imtxan walle alle naguma fidneeyo
@tvgarayshotelchannel739
@tvgarayshotelchannel739 7 жыл бұрын
mashaa alaha alow culimada noo dhawr amin aaamin
@hawaosman6706
@hawaosman6706 6 жыл бұрын
Alaha naxariista badan Ha kugu naxaristo khayrka Aad faafinayso sh mustafe anaga iyo muslimiinta oo dhan alow noo naxaristo Aamin yaa rabi
@abdiodaywa9256
@abdiodaywa9256 7 жыл бұрын
Alle ha ka abalmariyo shekh mustafe ismacil
@abdirahman183
@abdirahman183 3 жыл бұрын
Amiiiiiin yaa rabi 🤲
@safiyoshxasansafiyo8366
@safiyoshxasansafiyo8366 6 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah allaahkubarakeyo sheikh Allah kuxafido allaahkubarakeyo allaahkubarakeyo allaahkubarakeyo allaahkubarakeyo
@farhiaabdi7359
@farhiaabdi7359 6 жыл бұрын
Mansha allah sheikh mustafa misaanka allah kugu cusleeyo cimri dheer iyo caafimaad allah kusiiyo qalbigaad noo nuurisay qabriga allah kakuugu nooriyo maalinta aan harjirin allah carshigiisa hakugu hareeyo culimadeenana cimrigooda ha dheereeyo Amiin amiin
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 5 жыл бұрын
Aaamim aamim walshey cimri dheer caafimaad wanagsan iyo cibaado suuban Alleh uga baryey sheekh mustafe
@mohammedBille
@mohammedBille 7 жыл бұрын
Jazakallah khyre Sh. Mustafe X haaruun
@siciidjava4216
@siciidjava4216 5 жыл бұрын
Jazakallah wll, kollay aniga khibradayda waxyaabaha daggananshiyaha laga helo waxa kamida inaad hawlmaalmeedkaaga si dhammaystiran usamayso waliba salaadaha aad ilaaliso sido kale hadii ad arday tahayna aadan casharka dib udhigin ee aad maalinkasta diyaarsato.
@hibakmohamed4750
@hibakmohamed4750 6 жыл бұрын
Mnsha allah Sh.mustafe alle haku xafido
@Caqlimedia99
@Caqlimedia99 7 жыл бұрын
mashalah mashalah alhum maihdina siradu mustaqiiim
@sumiaali6285
@sumiaali6285 5 жыл бұрын
ASC jizakalah Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil ❤️
@ukberukber7743
@ukberukber7743 5 жыл бұрын
wllo waad mahadsantihiin sidaad khayrka noolawadagteen laakiin ducada uu sheekhu sheegay nooso raaciya sideen uheli karnaa ducadan sheekhu nooshegay aadban ugu baahanay wllo
@abdirahmanabduwali1052
@abdirahmanabduwali1052 6 жыл бұрын
sheikh mustafa Alle haku barakeeyo qofka soo dhigay muuqaalkaan isma laha hadalka iyo muuqaalka tusaale sheikha asoo aamusam ayuu hadlayaa
@alifedow4602
@alifedow4602 3 жыл бұрын
muhiimada waa maqalka si loo dhageesto
@mubarikhargeisawi7994
@mubarikhargeisawi7994 6 жыл бұрын
Jazklaah khair sheekh Alle Haku barakeeyo If iyo Akhiraba
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe runta kaa haadla maarkasta 🤞🤴🤙❣️
@daacad1420
@daacad1420 7 жыл бұрын
Alle haku xafido insha allaaaah allehaynagu anfaco Somaliyeeey
@kingmoha272
@kingmoha272 7 жыл бұрын
jazakalah khayr shiikh mustafe xaaji ismaciil anagana alaha naga dhigo kuwii anfaca khayrkana dhab u qaata insha alah
@Easy_way1
@Easy_way1 6 жыл бұрын
Masha Allah Xafiduka Allah shiekh mustafe
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
Ilaahey Naga qabto welwleka
@anyperoble9871
@anyperoble9871 6 жыл бұрын
Masha allah
@daarultawba516
@daarultawba516 6 жыл бұрын
Dhalinyarada ha iska dhowaraan daroigada
@الطائرالمحروق
@الطائرالمحروق 5 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد 💜
@zakiaabdi7271
@zakiaabdi7271 7 жыл бұрын
jazaaka kheyra jazaa sheek
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
Maaha allah sheekh Allah xafido adun aqiro
@abdurahmanabdikarin4529
@abdurahmanabdikarin4529 5 жыл бұрын
Ilaahayow Adaa arin culus oooDhib badan Iga Badbaadiyay Alxamdulilah Iminkana Wax Walba Ilaahow Wanaag iyo Khar Ku Dhamay Adoonkagi Baan ahee
@xaawoxaaji5937
@xaawoxaaji5937 2 жыл бұрын
Walayaal.xanuunkaa waaaqabaa hadana waxaan wadaa djgriga
@faizaaabdil7081
@faizaaabdil7081 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 4 жыл бұрын
Ilaahayow murugadayda iga fudaydi oo waxaan ku haminayo kiisa wacan isii #aamin
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 5 жыл бұрын
Sheekh mustafe ilaahay xasanaad badan ha ku siiyo waaa sheekha kliya aaan dhagaysto waanooyinkiisa aan jecelahay muxaadiradiisi
@maxamuudismaaciil1821
@maxamuudismaaciil1821 7 жыл бұрын
Alle hadhaafo danbigaga iyo kii waalidkaga shekh mustaf xaji ismacil
@husseinomar9192
@husseinomar9192 6 жыл бұрын
Mashala i saw him in mashdid in london totenham🤗😄🌏🥇🏅🇸🇴🇦🇺
@farduusmubarik4915
@farduusmubarik4915 4 жыл бұрын
masha Allah Shekh mustafe alle haku xaafido Aduun io Akhiraba🥰❤
@yackoodefanproj8015
@yackoodefanproj8015 6 жыл бұрын
Jasaka allah Allaha ku xafido Shiiqunaa masha allah 💖💖💖💖💖💖💖💖
@mahadomaxamuud2011
@mahadomaxamuud2011 7 жыл бұрын
زادك الله علما نافعا
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭ilahoow ka cafi inta xanuunsan
@cabdurraxmaanxasan1504
@cabdurraxmaanxasan1504 6 жыл бұрын
Masha Allaah sheekh uxibuka fillaaah
@ιαι-ω7ν
@ιαι-ω7ν 7 жыл бұрын
macalim mustafa Allah haku xafido
@deeqaxmedwaliguureeye2631
@deeqaxmedwaliguureeye2631 7 жыл бұрын
masha allah jazaka allah yaaa shiekh
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
masha allah shiq illahay haku xafido adun aqiro
@nashaadmohamed8407
@nashaadmohamed8407 7 жыл бұрын
Jazakallaah kheyr illahay ha caafiyo inta dhibkaan haleelay allena dambi dhaaf ha uga dhigo
@subanali2558
@subanali2558 7 жыл бұрын
May Allah reward him
@alinoor6515
@alinoor6515 Жыл бұрын
Maashaalah.keep up
@IFIYECHANNEL
@IFIYECHANNEL 7 жыл бұрын
Fahamka nolosha waa muhiim
@raxmoraxmo5343
@raxmoraxmo5343 6 жыл бұрын
Abdi Rahman Nuur Abukar asc
@amalahmed7208
@amalahmed7208 3 жыл бұрын
Jasaak Allah khair sheikh allah anagana ha nagu anfaco🤲🤲🤲
@umacllaaahihaji7136
@umacllaaahihaji7136 6 жыл бұрын
ilaahow intaanba naga badbaadi walhi adoon waxba kaa maqnayn daal iyo walwal murug cabsi dareenaa xanuuna waa daremaa ilaahow naga caafi aaamiin yaa rabanaaa
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Almaas Baarbe aaamin wll ani hurdo laan oo buuq ha darma iso ducey
@umacllaaahihaji7136
@umacllaaahihaji7136 6 жыл бұрын
Siman Somali jcl Cdy in sha allah ilaah hana wada caafiyo wll salaada iyo cabsida rabi aan badino in sha allaahu
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Almaas Baarbe amin wll ani manta xanunka ugu weyn an darema wa hurdo laan masxada hurden wlhi cariiri han darema wan iska oga waqti kasta
@umacllaaahihaji7136
@umacllaaahihaji7136 6 жыл бұрын
Siman Somali jcl Cdy insha allah way dhamaan waa iska imtihaan ilaah caafimaad qayr badan ha inoogu badalo insha allah abaayo ducoyin ayaan aqristay waana caafimaaday adna baro mcntooy
@simansomalijclcdy2993
@simansomalijclcdy2993 6 жыл бұрын
Almaas Baarbe abyo mcn isheg ducoyinka aqrisay inan iso qorta jclan laha ciwan kala so xariro isheg xagee jogta bayo adi
@alimohamedali5449
@alimohamedali5449 7 жыл бұрын
illahy Haku Xafido Sheekh Cimrigana Haku Barakeeyo
@sacdarashid1175
@sacdarashid1175 5 жыл бұрын
Masha Allah sheekh Mustafe alle haku xafido walhi aad iyo aad ban ku jecelahay alle hano ka dayo aamiin yaa rabi
@asiyacabdilahi2572
@asiyacabdilahi2572 7 жыл бұрын
mansha alla sheekh alle ha xiftyo
@mohamedidiris7581
@mohamedidiris7581 6 жыл бұрын
Jazakallaah sheekh alle haku barakeeyo
@mahamudmustaf274
@mahamudmustaf274 7 жыл бұрын
Shekh mustafa illhhay darti ayan ku jeclahy allaha ku xafido
@aarkeyafrica8332
@aarkeyafrica8332 7 жыл бұрын
My GOD save u
@hodoabdi1637
@hodoabdi1637 7 жыл бұрын
alle ciriga ha kuu dheereeyo aakhirana miisaanka sananaadkA HA KUGU DARO
@fardowsaabdi2754
@fardowsaabdi2754 6 жыл бұрын
allow nooxifdi culimadeena
@hassan.oladabdirahman8085
@hassan.oladabdirahman8085 6 жыл бұрын
Hodo Abdi Asc
@saryanofficial1853
@saryanofficial1853 5 жыл бұрын
Shukran WL qli
@kaysehwd2187
@kaysehwd2187 3 жыл бұрын
Allaahu.akbar
@anisanur1782
@anisanur1782 6 жыл бұрын
Jizaakalaah qeeyran sheeq mudafe
@ibnubihi6745
@ibnubihi6745 7 жыл бұрын
زادك الله علما نافعا
@CibaadoSuleekha
@CibaadoSuleekha 5 жыл бұрын
Alle haku xafido sheekh MUstafe
@zaidzamzaid985
@zaidzamzaid985 7 жыл бұрын
alah ha ku daayo sheekh
@mohamedjama3740
@mohamedjama3740 7 жыл бұрын
mansha allah sheikh alle ah ku xafido
@leenkaatileen5989
@leenkaatileen5989 2 жыл бұрын
Fadlan ii duceeya xanuun ayaa igu soo laablabtay. Walwal iyo hurdo la.aan caajis iyo farxad la.aan ayaa ihaya ilaahoow iga dul qaad
@nasridiindaud549
@nasridiindaud549 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@samiha9119
@samiha9119 6 ай бұрын
Abayo xanunka sekanoqote
@KhadraMaxamedxaashi
@KhadraMaxamedxaashi 3 ай бұрын
Sidokle abayo😢😢😢
@ramloabdi8642
@ramloabdi8642 6 жыл бұрын
Masha Allah alle hanodayo wadadadena somaliyed cimrigodanah alle haudhereeyo
@nuuneqanciye8250
@nuuneqanciye8250 6 жыл бұрын
Jazakumullahu khayr
@somalibubg8176
@somalibubg8176 7 жыл бұрын
jasakalah sheikh alawu niyada no nadifii amii
@somalibubg8176
@somalibubg8176 7 жыл бұрын
bashiirbiixi11 axmed maxaad ka yabtay sxb
@cabdicawilhxkzmxmzrwgsidgv2847
@cabdicawilhxkzmxmzrwgsidgv2847 7 жыл бұрын
shiikh mastafe x ismaaciil haruun ilaah ha barakeeyo waa shiikh qaali ah oo musilmiintu wacdiyah
@juryduty3905
@juryduty3905 5 жыл бұрын
Asc Sheikh Aan waa Sheekha. An Fahmo wax kasto oo u sheegayo Umada Somalida aniga waligay waqooyi maTagin heer koofur aan ahay laakiin Sharaxaadiisa Waa mid ka dheer Hadal Badan oo manacna Daro ah Mana Ahan Sheikh Qabiil ay wadan ama asiga ay ku jirto Arin Qbiileed since Somalida oo dhan oo uga Naxaayo waxna u tusaaleynaayo uu u hadlaa Waxana ka Muuqato inuuna Xoog ku Raadinaynin Cilmiga uu leeyahay waana Sheikh ay ka Muuqato inuu educator yahay mid Deenta Muslima iyo Cilmiga kale ee an Deentena shaqo ku laheen Sida Sheikh ya Badan oo ku Aragnay Minnesota Qabiil AA wato Markas aa u Jeeda inay waxa ay ka hadlaayan loo daboolayo Xitaa haduu Qaldan yahay taasaa keentay in Masaajida aan sidii hore loo aaminin marmarka Qaar waxan Deen shaqo ku laheen aad u jeedid inuu Ka Cilmi badnayn dadka dhagaysaayo hadana Allah wajigiisa Somalida MN waxay ka doorteen Qabiil
@khaliif3593
@khaliif3593 6 жыл бұрын
kheyr illahay ha ku siiy sh Mustafe
@badbadohaji8664
@badbadohaji8664 2 жыл бұрын
Ajar iyo xasanaad alaha kugu badalo anagana kuwa waanada qaata alaha naga dhigo aammmiin yaarabi
@dumarkuwaaxijaabka1231
@dumarkuwaaxijaabka1231 7 жыл бұрын
mashallha sheekh mustafe allha kuu xafido amiin😍😍😍
@nasirjama9522
@nasirjama9522 5 жыл бұрын
asc
@zakariyecabdi6100
@zakariyecabdi6100 5 жыл бұрын
wcs
@mustafe.hussein3377
@mustafe.hussein3377 6 жыл бұрын
Maasha Allah Alle hakuu siyaadiyo cilmigaad baratay Aaaaaaamiiin
@drjamasaed4203
@drjamasaed4203 6 жыл бұрын
Maaaaanshlh.maaamshlh sh..mustafe.alle hakubarakeyo jasakalah khyr
@kabtantaariiqofficial7697
@kabtantaariiqofficial7697 7 жыл бұрын
jazakumullaah kher
@nadiahassan2409
@nadiahassan2409 7 жыл бұрын
ilaahayi khayir haku siiyo .
@cabaascali3999
@cabaascali3999 6 жыл бұрын
Allow janada ku Abal mari shikh mustafa wax badan ayanka faiday
@leenkaatileen5989
@leenkaatileen5989 3 жыл бұрын
Shiiq mustafe ilaaheey janada ha ku gu bishaareeyo ilaaheey dartiis aan kuu jeclahay
@mohamedabdi1985
@mohamedabdi1985 7 жыл бұрын
waxaan aad ula yaabaa cida dislike gareynaysa videogan qiimaha badan yaaab war ma gaalo somaaliyiyeedbaa yaaab
@daganqali8588
@daganqali8588 7 жыл бұрын
Masha alah ilahay hano xifdiyo shiiq.mustafe wanka hela wacdiyadisa alow dhawr
@farhiaayaanle1353
@farhiaayaanle1353 6 жыл бұрын
Mansha allah sheikh mustafe jazakalllah kheyr
@edepsan7499
@edepsan7499 3 жыл бұрын
Ilahow murugada iga bii qalbigaygana digriga iyo quraanka ku sug😓😢😔
@samiha9119
@samiha9119 3 ай бұрын
Abayo hada sdhe noqote
@SM-qx5he
@SM-qx5he 5 жыл бұрын
khayr aan dhamaan akhira iyo addunba Allaah siiyo sheekh mustafa,waan xanunsanaa markan dhagaystay muxadaradan Allaah ayaa daawo igu soodhiibay sheekh mustafa walalaha xanunsan oodhan oo muslimka ah luuqadkasta haloogu farisa ajirweyn baalaga helayaa runtii,
@Xiireyflogs
@Xiireyflogs 3 жыл бұрын
Allah ana daawo iga ziiziyey Sheikh mustafe ismaciil haji haarun allah cimrigapa haku siyaadiyo
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Daawada Murugada ۞ Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:16:16
Tazkiyah Network
Рет қаралды 419 М.
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 1 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:10:28
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 253 М.
Q5- Dhacdooyinkii Nolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:40:25
Qalaafe Media
Рет қаралды 41 М.
Muxaadiro cusub : Ogow sababaha du’cada lagu aqbalo | Sheekh Mustafe.
1:04:05
Iska ilow Wixi Tagay ( Sh. Mustafe Xaaji Ismaciil ) @Active-Media13
46:06
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17