Sheekh Shaati kan wariye ma ahane ka ag kac, waa mooryaan lacag la soo siiyay.
@Mohamed-t2y Жыл бұрын
ASC::::SHEIKH SHANTY, WAXAA TAHAY : QOF NABADDA U BISIL AQOONTEEDANA LEH, SIDA AAD UGA HADASHAY KIISKA BEESHA JAREER WEYNE,DADKII U HADLAY::::1). WAA CADAALAD IN LA DALBADDO, HADDII LA HELO, WAA DAWO,HADDII LA WAAYO 2). SHARCIGA GACANTADDA KU RAADSO::: WAA NIN KAAN SHARCI KAA REEBIN, SHANTAADU HA KAA REEBTO. WARSAN IYO WAR KHAYR LEH.❤❤❤❤❤❤❤❤❤ SOMALI ALLAHA NABAD KA DHEGHO::::❤❤❤❤❤❤❤❤
@DamlaCajis-mp9ug Жыл бұрын
Shiikh Shaantay, Nasab. Gob.
@ahmedmohamoud3974 Жыл бұрын
Sheekhow xaal qaado kan oo kale in aad soohorfadhiisato ma'ahayn wariyena waxaba kama oga waa lagudambaabaa ee yuusan ku dambaajin
@mysalah06 Жыл бұрын
Dameer af dheer
@AM-hi7ve Жыл бұрын
Adigaaba jareer ah
@Aweysmaxamed-f9g Жыл бұрын
Walawasaac--shantay
@munahussein9687 Жыл бұрын
Warkaga wa cadyahay ee nabada halailaliyo,rer muqdisho
@AbdirashidHussein-g4z Жыл бұрын
Waxaagu waa khudbadihii xasan shiikh msaajidada k jeedinayay.
@siraajdiin7185 Жыл бұрын
Tuug shaydaan ah qabiileyste tahy shantaa
@umuahmedkhayr3370 Жыл бұрын
shantay isaga jareer wayne mahoo
@sahruja5777 Жыл бұрын
Sheegow sharciga ayaa lamarsiinaa
@AbdullahBolow Жыл бұрын
Casalalada away halkaani cadaalad mataalo ee cadalad illah baa Heya iyo ilaa man Raxima rabi
Shantaay ! Adiga waa kusidee? Soo jareer matihid? Bal muraayada isku Soo fiiri? Ma Sheekhoow Aabahaa miyaad inkiri rabtaa?...Shantaay! Bal weydii magacaasi dadka la baxo.
@Aweysmaxamed-f9g Жыл бұрын
Shantaay--watqaldantahay
@ahmedsalad1393 Жыл бұрын
AABAHAA IYO CILMIGAAGA AAD SHEEGEESO WAS SHATAAY
@saadaqsaadaq7738 Жыл бұрын
Shantaay adiga goormaa soo gashay xamar maogtagay waxaa tahay???
@ZamzamTahliil-dc8ie Жыл бұрын
Hhhhhh😅😅😅😂😂😂
@yoonisibraahiimcabdullaahi1452 Жыл бұрын
Shantaay beelaha jareer weyne intaaso sano ayaa gumesi lagu hayay Dil dhac kufsi boob bah dillaad war waxan lagu samey nin majiro war quf nool olaguwayo oo jareer weyne ah aya laso arkay intaaso dhiwato mar kiilogesanayaya Shan taay xaguu kumaq nay maxu uguso hadli wayay haduu daacad yahay hada jareer weyne mar ku sabir ka kadhamaday oo bis laaday oo karkaray dul qaadka kadhamaday oo wan dagalamaya udhay maxakasohadashiiyay war shan taay asiga xitta luga ulaawan sawabto ah dodiisa cadaalad ma ahan malaha wuxukamid aha dadka dhiwatada ugesanayay amase raali ayuula ahaa ayaladhikara sawab to ah sago shoshal mediaha asigo so istaagayo dadkan dulmiga halaga dhaayo dhahayo ma arten waxan kudhihi lahaa shan taayow umada dhex dhexad kanoqo amase dhinacaad ubadan tahay wan ujed naye socadey
@faadumo116 Жыл бұрын
Beenta jooji
@faadumo116 Жыл бұрын
CCSh af gambi ayu wadey lkn maskiinkaas dancing ma geysan
@Abdallahmohamed59127 Жыл бұрын
Waxa maqli jiray narta waxa ugu horeyo shiikh sida kanoo kale weeye cc Shakur miyaa la x-ray. Marka 😂😂😂