Sh Umal oo ka jawaabay khudbadii muranka dhalisay ee cudurka masiibada badan dhaliyay

  Рет қаралды 98,275

Sheekh Maxamuud Shibli

Sheekh Maxamuud Shibli

4 жыл бұрын

FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
/ @sheekhmaxamuudshibli
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook: shmaxamuudsh...
Twitter: / sheekhshibli
visit our website
sh.shshibli.com/so/

Пікірлер: 356
@user-db5jx4vt9g
@user-db5jx4vt9g 4 жыл бұрын
Masha. Allh. Shekh. Maxamet. Cabdi. Umal. Allh. Dartiis. Ku jece lahay. Allh. Ku xafido
@ilyas9555
@ilyas9555 4 жыл бұрын
Anigaa Kaa jecel sheekha walaalkeey. sababtoo ah waxaan ka dhagaystay tafsiirka quraanka, sifaatu salaatu nabi scw, kitaabu towxiid iyo saxiixul bukhaari. Kaftan
@bintukrem1799
@bintukrem1799 4 жыл бұрын
Dadka culumada u gafaayo miyeenen ogeen xadiithkii nabiga nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaate "Culumada waa dhaxlayaasha nabiyaashee "
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Adeer culimadaas waa saxaabadii rasulka ee ma ahan khawaarij # culimadaasi waa ashaaciro ee ma aha ibnu taymiya # waa suufiyo ashcariya ee ma aha wahaabiya
@bintukrem1799
@bintukrem1799 4 жыл бұрын
Yaa kuu shegay warkaas Culima xli kastee jiraan ilaa yowmil qiyamah ee walalow ha danbaabin 😏
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Haa wa sax culimo mar walba waa jire lakin khawaarijna mar walba waa jiree ogaaw
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 3 жыл бұрын
Masha allah jazka allah kheyer shekh mohamed cabdi umal aallah ku barakeey dadk waa jahiilin
@istaahildiriye3275
@istaahildiriye3275 4 жыл бұрын
Mashaalaah shiikheena ilahayow rabiyoow nooxifdi yaarabi ilaah baan kudhartaye aduunka dadkaan ugu jeclahay ayaa ugu horaysay wana ilahay dartiis soomalidan diintoda dhafsaday aduunyo waxba tarimaayan alaha kuxfiyo amiin
@matanibrahim3173
@matanibrahim3173 4 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Istaahil Diriye aamiin aamiin
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Amiiin aamiin amiiin aamiin amiiin aamiin amiiin
@tayomediagroup4667
@tayomediagroup4667 4 жыл бұрын
Mashaa alah sheq mohamed c/di umal waxi ilahay kubaray wad nasogarsisay jazaakumulaah markale xafidahulaah shaykh 1suaal
@suhaybabdirazak5308
@suhaybabdirazak5308 3 жыл бұрын
Wò,
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 4 жыл бұрын
Ilahey ha noo xifdiyo dhaman culamadeena
@MohamedMohamed-uw6kd
@MohamedMohamed-uw6kd 4 жыл бұрын
اللهم أحفظ لنا علمائنا الذين يحرسون ثغر العقيدة الصحيحة وأجزهم عن الدين والمسلمين خيرا
@umucabdillahishiikhcali877
@umucabdillahishiikhcali877 4 жыл бұрын
Ilaahoow na sug warkaas weey iska tuureen laakiin dhibkuu u geeysaa hadeey ogaa lahaayeen iskama tuureen warka alaha hanuuniyo wixii qalad ku hadlo aaaaamiiiin yaa alaah
@umuanisa7327
@umuanisa7327 4 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ محمد عبد امل الله يحفظك اللهم لا تهلكنا بما فعل السفهاء منا يارب ارحمنا
@imamushafici209
@imamushafici209 4 жыл бұрын
Aaamin, min ay antiiii
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين يارب العالمين شكرن أختي الفاضلة
@amaalcumarcolad5941
@amaalcumarcolad5941 4 жыл бұрын
Mansha Allaha illahay haku xiftiyo Akhiro iyo Aduunyabaa sheikh
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا . الله اكبر..الله اكبر..الله اكبر..اللهم اهدنا لاحسن الاخلاق لايهدي لاحسنها الا انت ..
@ifraahahmed5562
@ifraahahmed5562 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@caliyabnaofficial1053
@caliyabnaofficial1053 4 жыл бұрын
Guxhxb Hwyeysfbkwy
@abdilahimohamed9762
@abdilahimohamed9762 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله، اللهم احفظ شيخنا الفاضل محمد عبد امل
@ciidxasanxaaji1213
@ciidxasanxaaji1213 4 жыл бұрын
اعؤذبالل
@biindhebidaar7526
@biindhebidaar7526 4 жыл бұрын
السبحام الله
@halimahorhor6423
@halimahorhor6423 4 жыл бұрын
@@ciidxasanxaaji1213 قمؤ٧
@caishafarah8133
@caishafarah8133 4 жыл бұрын
Ilahow sheikan barake asaha iyo ehelkisaba allow culumadena no xifdiyo oo dadka dhibaya oo badilka kudaba wada kaqabo amiin yarabi
@yasinosman8388
@yasinosman8388 4 жыл бұрын
Jazaka Allah sheikh waa eray uu wax ku fahmi karo qof iimaan iyo caqli saliiimka leh ninkii ku fahmi waaysna waxaan leenay Alle ha soo hanuuniyo.
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@yunisadan4033
@yunisadan4033 4 жыл бұрын
Manshaalah sheikh umal Jazakalahu kher
@umomar140
@umomar140 4 жыл бұрын
jasaaka alaahu khayran sh umal
@MohamedMohamed-uw6kd
@MohamedMohamed-uw6kd 4 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة اللّه وبركاته Sheikhena allaah ajarkiisa hawayneeyo kalimaddiisaan qiimaha badanna allaah umudda haku anfaco Intaas kadib sheikhena waxaan kacodsanaynaa in kalimaddaan aykabuuxdo faaiidoyin farahabadan oo caqiidaha ummada islaamka ah saxaya xilli shubhoyinka iyo shikiga aysabbata uyahay jahligu bateen in sheikheeno inooga risaalo sifaaiidadu usiibadato oo ay unoqoto mid sababta in dadku aybartaan macnaha nusuusta kabuuxda kalimadaan
@nastexasharaf9906
@nastexasharaf9906 4 жыл бұрын
Aamiin
@sheikhulkulimedia856
@sheikhulkulimedia856 4 жыл бұрын
Waxa run ah markan qimaha diintenu gar waayne oo inaa kashukrino aduunku naga mashquuliye baa waxa dhacde iney Somali inbadan diinteedu ey kuweeso allow nagu sug iimaanka amin
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 4 жыл бұрын
Asc shekh Allah haku xifdhiyo, ma saa ibku gaalada ku cadaab muslimka waa ku imtaxaan Allo naxifdhi
@aishaibraahim5124
@aishaibraahim5124 4 жыл бұрын
Asc mashalaah tabaarakalaah.ilaahaw culimada nooxifdi aamiin
@abbdullahimuhamed372
@abbdullahimuhamed372 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahey ajir iyo xasaanad hakaa siiyo
@Queenjama177
@Queenjama177 4 жыл бұрын
Jizaki laah Sheikha umal
@deeqodibid6039
@deeqodibid6039 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@shanlestegaming4589
@shanlestegaming4589 4 жыл бұрын
mashaa allah sheq illahy darte ayan kujeclahy illahy haidin xifdiyo culumadeena
@ukhtakaisha2357
@ukhtakaisha2357 4 жыл бұрын
Sheikh aduun iyo Aakhiro Allaha kuunaxaristo Dar Alle kuujeclahay 😢
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 4 жыл бұрын
Jzk Allaah khayran Callaama sh Maxamed Cabdi Umal
@mohamedomer9066
@mohamedomer9066 4 жыл бұрын
Asc, Jasaakallaah Sh. Maxamed Cabdi Umal. Maansha Allah, Ilaahay SW ha inagu anfaco dhammaanteen. Ilaahow nagu hanuuni xaqqa. Aamiin.
@mowlidahmedmohamed588
@mowlidahmedmohamed588 4 жыл бұрын
alle haku sharfo shekh si cilmiyeysan bad udhigty
@lulmohamed181
@lulmohamed181 4 жыл бұрын
Maansha Allah jazaaka Allahu Khary sheekh Maxamed umal
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 4 жыл бұрын
masha Allah shekh maxamed cabdi umal jazakalah cilmiga Alla hakuu siyaadiyo
@saaxiiboqaali7309
@saaxiiboqaali7309 4 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo SH Umal Jasakalahu khayr
@samanjecel6079
@samanjecel6079 4 жыл бұрын
MashAllah ilaheey khayr haa ku siyo sheekh umal
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Masha'Allaah Sh Umal khayrbadanbaan kuu rajaynayna.Sifiican oo Xaq ah ayaad Marwalba Noogusoo tabisaa Diinteena Xaqa ah.💕👍 Jazakallahu khayr. Kuwa Utaagan inay Marwalba Wanaaga Xumaan Uqaloociyaana, Subxaanallah waxay sii badsanayaan Carada ilaahay iyo Wixii looga digaayey shalay. Saas darteed Hasugaano Abaalkooda,Anaguna Waan Sugayna, Insha'Allah inallah Macasabiriin👈 💝👈
@sacdiyoyusuf8298
@sacdiyoyusuf8298 4 жыл бұрын
MASHA Allah allow ku xifdi cilmika cimriga iyo caqligaba kuu siyaadi
@user-zk1dv8qg9c
@user-zk1dv8qg9c 4 жыл бұрын
Masha allah Allah haku xafido sheekh
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 жыл бұрын
Manshaa allaah tabarakallaah jisaakallaahu khayran shiikh allaah haku xafido hana ku barakeeyo
@abdulazizd
@abdulazizd 4 жыл бұрын
Adigo muslim ah diintada ku sheegaysa waxkasta lakin ayamo ku nooladay reergalbeedka aya ka tagay daliilkooda allah ha nagu sugo dinteena macaaan
@mohamadibrahim3248
@mohamadibrahim3248 4 жыл бұрын
Jazaaka Allahu Khayr sh.Maxamed Cabdi Umal ❤❤❤. 🔥🔥✔💯💯💯
@nimcodheeman9992
@nimcodheeman9992 4 жыл бұрын
Mansha allah alle hakuxafido sheekh
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 4 жыл бұрын
Maashaa Allaah , sheikh jazakumu Allaah khayran , Wixii Allaah Ku baray Waa na soo gaadhay khudbo wakhtigan taabanaysa Allaahow Quluubtayada ka dhig kuwo hanuunsan *Somaliyey Aan Diinta Barano , oo barno Awlaadeena*
@asmamohamed749
@asmamohamed749 4 жыл бұрын
Maasha Allah Tabaarakallah mahdsnid sheekh
@halimahorhor6423
@halimahorhor6423 4 жыл бұрын
⁦👩‍❤️‍💋‍👩⁩😍 ب ف
@binhindiofficial
@binhindiofficial 4 жыл бұрын
Asc sheikh umal allah haku barakeyo wlh khud badadii aad ayan ujecleystay kuwa xaqa dafirayana runta ayad ushegtay waxan amin sanahay inlajoogo waqtigii galada islamka.utalin laha jazakalaah sheikh umal
@hodanjamac2244
@hodanjamac2244 4 жыл бұрын
Maasha allaah Sheekh umal allaah ha xifdiyo Shubahaad badan ayuu daboolka ka qaaday
@baazimufti5807
@baazimufti5807 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
Maasha allaah baarakallaah cidii fahanka kaqaldamey allaha toosiyo lakiin waxaa jira kuwa cidkale kuraali galinaya sharkooda allaha naga duwo kuwaas
@fartunadam4138
@fartunadam4138 4 жыл бұрын
😀
@hibaaqsulayman5502
@hibaaqsulayman5502 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah sheikh Allah ha ku xafido jazakallahu kheyr
@kaafiyonuur57
@kaafiyonuur57 4 жыл бұрын
Xafidu llh guulayso balankeenu waa janada xafidullh
@maxamedjamaaljisaakalaahuq5642
@maxamedjamaaljisaakalaahuq5642 4 жыл бұрын
jisaa allahu qeyran sh maxed cabdi umul
@naimaaadan187
@naimaaadan187 4 жыл бұрын
Mashallah intii fahantay ilaahay ha uziyaadiyo intii kalana ilaahay ha fahansiiyo aamiin yaarabi
@abdallajaamac610
@abdallajaamac610 4 жыл бұрын
😂😂😂
@zahroabdi2641
@zahroabdi2641 4 жыл бұрын
Mashaallah sheq mohamed🤲
@abdisamadesse9295
@abdisamadesse9295 4 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎ خیرا ماشاءاللہ الله أكبر
@marqaniali7672
@marqaniali7672 4 жыл бұрын
Shukran sh maxamed umal
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay haku barakeeyo sheekh umal
@ZAKA85able
@ZAKA85able 4 жыл бұрын
Ma sha Allah baraka Allah Sh umal iyo culimada muslimka ee kaleba ilahay no barakee oo ilaali Wan ka Fa iidne iyo Rahmanoow barakee adunyo iyo aqiraba
@faizayasiin8023
@faizayasiin8023 4 жыл бұрын
Mashaallah
@fathiahmedsalah7281
@fathiahmedsalah7281 4 жыл бұрын
M.a shiikh umal alle haku xiftiyo iyaga xaqa alle hafahnsiiyo allaahu akbar
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Jazaku allahu kheyran ya sheikh umal
@asmaabdirashid4486
@asmaabdirashid4486 4 жыл бұрын
Masha Allah jasakalakhayr alle hakajisa I siiyo anagana kuwiqatey alle hanagadhigo aaamiin aamiin
@zahraali1717
@zahraali1717 4 жыл бұрын
Jaskllh sheekh umal
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزء الفضيلة شيخ محمد عبد امل
@hamdiahmed1275
@hamdiahmed1275 4 жыл бұрын
Masha allah Sheekhana jazakalah kheyr
@maryamshiekh8699
@maryamshiekh8699 4 жыл бұрын
Sh umal maxad noogu shegi weyday kuwa sidaan u hadlaaya si aan uga dig toonaano ma arag runti wax sidaa u hadlaya mid ka mida ditiiqa saxdaa rabi ha nagu hago yaa allah
@saafisomali7551
@saafisomali7551 4 жыл бұрын
Maryam Shiekh Barasho wanagsan umu afduub
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 4 жыл бұрын
Axmed yare iyo qoomkiisa weeye
@abukids2176
@abukids2176 4 жыл бұрын
Maasha Allah Xafidulaah Barakalaah.
@demw6157
@demw6157 4 жыл бұрын
Subxaanalah.allaahu Allaahu rabbii laaushriku bihii Sheyan..
@mahmudaxmad3559
@mahmudaxmad3559 4 жыл бұрын
Mansha allaah Sheikh waa runtaa Soomaali baddan Baa kulumay dibada alle Ha soo hadayo xuduudkii Bay ka bexeen
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Mahmud Axmad yaa rabi shaydaan sharkiisa nagaga filnow oo jidkaga toosan nagu sug yaa raxmaan 🤲🤲😭😭😭
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 4 жыл бұрын
Masha Allah sheekh umal jzk llah geyr
@Dr-Migane
@Dr-Migane 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr !
@mustafamuse4921
@mustafamuse4921 4 жыл бұрын
Sheekh umal xanuun walba ilaahay wuxuu u soo dajiyey daawo cilmi aqoon looga hortago laakiin qadarka ilaahay wa meesheeda ina dhahdo ma wanagsano muslimiinta ku dhacay cudurka halista ah inay u tahay faaiido dambi dhaaf naxriis ku helayo alle u janadiisa kkkkk gaalada wax dhahday walagu ciqaabaya walagu cadaabaya wana lagu halaagaya xanuunkaas halista ah kkkkk sheekha xaga aqoonta wa ku yar tahay laakiin xaga diinta u ku fiican yahay masha allah sheekhow intaas uun iska sax insha allah jazaakalahu khayran
@ayanvivafarmajoayan6648
@ayanvivafarmajoayan6648 4 жыл бұрын
Maanshaallaah Tabaarakallaah ilaahay haydinxafido Aamiin waxa idindhibayana xaqa hatuso Aamiin
@omaryare7565
@omaryare7565 4 жыл бұрын
Masha allah allahyacizak sheekh maxamed cabdi umal
@diiniahmad4298
@diiniahmad4298 4 жыл бұрын
sheekh umal Ilaahay habarakeeyo Waa sheekh diinta Allah ugar gaaray
@haweyaali2904
@haweyaali2904 4 жыл бұрын
Masha allah sheeqeena waxan weydiinayaa adigoo sooman dhiig lagaa qaadayo sonka ma kaa jebiyaa laba xabo o saliingo ah ayey iga qadeen
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
Somaalida waa lagu jiraa waase yaaba kuwa somaalid ah ee gaaloobey futadey kugaaloobeen illaahow nahanuuni dhamaanteen sh maxed allaha kubarakeeyo adiga waad noosheegtey inbadan allaha miisaanka xasanaad kuusaaro
@shokriibrahim2353
@shokriibrahim2353 4 жыл бұрын
Mashallah jazakalaahwu khre
@hassanmahamoud1372
@hassanmahamoud1372 4 жыл бұрын
Asc shek umal dhaman ulumadena cafimad iyo imridhere iyaan uducee naya
@muxamad8022
@muxamad8022 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh waad saxantahay
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
ما شاءالله جزاك الله خيرا جزأء يا شيخنا الولد الجليل محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه
@ikranabdullhi3844
@ikranabdullhi3844 4 жыл бұрын
Allah ha ku barakeyo
@sahrakhalif8016
@sahrakhalif8016 4 жыл бұрын
Excellent answer! Barakallah Sheikh
@ifraxmaxamad4196
@ifraxmaxamad4196 4 жыл бұрын
Alahayoow iimaanka dhamaantii nagusug inshaa alaah jasaakalaahu khayr
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Ifrax Maxamad aamin yaa rabi
@cabdiraxmaanmuuse8419
@cabdiraxmaanmuuse8419 4 жыл бұрын
Ku baro qura,aanka kariimka ah iyo culuumtiisa qaab online adi iyo caruurtadu adoo jooga gurigaga iyo shaqadad iyo meel Walood ka joogto calamka wixi faahfahina kala xidhiidh 00252634486686 Daaru lbayaan online
@cabdiraxmaanmuuse8419
@cabdiraxmaanmuuse8419 4 жыл бұрын
Ku baro qura,aanka kariimka ah iyo culuumtiisa qaab online adi iyo caruurtadu adoo jooga gurigaga iyo shaqadad iyo meel Walood ka joogto calamka wixi faahfahina kala xidhiidh 00252634486686 Daaru lbayaan online
@ifraxmaxamad4196
@ifraxmaxamad4196 4 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanmuuse8419 wll xagee kahelaa
@fikirsalimchannel1499
@fikirsalimchannel1499 4 жыл бұрын
Mashallaah sheeekhan ilhy xaqa hanatuso dhamaanteen
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 4 жыл бұрын
Masha alaah Ilaahey culumadena ha inoo xifdiyo dhamaantood
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 4 жыл бұрын
Mahadsanid sh
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 жыл бұрын
Sh Bashkir jabuuti waaa lajafay
@jamacmaxamad6335
@jamacmaxamad6335 4 жыл бұрын
Isagaaaa libaaax doortay
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 4 жыл бұрын
Masha Allah sheeq ilaahey haku xafido
@zamdahussein2849
@zamdahussein2849 4 жыл бұрын
Alle haku dhawro sheek aduun iyo aakhiraba allow nahanooni oo xaqa natus
@abdullahiy.ibrahim4571
@abdullahiy.ibrahim4571 4 жыл бұрын
Mansha Allah, illahay ha abaal mariyo sheekh Mohamed Abdi Umal, cimriga, caqliga iyo cilmiga illahay ha u barakeeyo. dhammaan waxay yirahdeen oo dhan wuxuu ku buriyo dalaa'il quranka kariim-ka , axaadista nabigeenna N.N.K.H isagoo sharaxay si kusalaysan caqli iyo balaqo xeel-dheer oo qofkasta u fahmi karo.
@mohadirir2996
@mohadirir2996 4 жыл бұрын
Masha allah shiikh umal dar alaakujeclahy
@muhamudibrahim6909
@muhamudibrahim6909 4 жыл бұрын
Manshallah barakallahu kheiran
@kamilabdi9353
@kamilabdi9353 4 жыл бұрын
ilaahay haku xafido sheekh umal sidaad wax noogu iftiimiso
@abduhamidabdullah7239
@abduhamidabdullah7239 4 жыл бұрын
جزاك الله خير
@hiboosman6400
@hiboosman6400 4 жыл бұрын
SubhanaAllah
@asiaabdulah8147
@asiaabdulah8147 4 жыл бұрын
Masha ALLAH shedh ALLAH hakuxaf tiyo amiin amiin 🤲
@ayanvivafarmajoayan6648
@ayanvivafarmajoayan6648 4 жыл бұрын
Kuwa Diinta ilaahay kujees jeesaya ilaahay xaqa hatuso Aamiin
@khhhgfg9585
@khhhgfg9585 4 жыл бұрын
MashaAllah ilahey ajir hakasiyo anaganah hanaguanfaco
@shaaficifaarax1330
@shaaficifaarax1330 4 жыл бұрын
Waxan usheegaya culiimada somaaliyed in ay jiiran Xaasiidiin aan garanayn shayga ay xasiidayan shiiikh iyo shaariiif aqoon laawayal diined dad u jeedooyin diiined uxaasidaya oo diin lawayal ah alle ha hadeeyo i iyagan waxan umahad naqaya cuuliimada soomliyed allah yakramak maansha allaah
@aahonoor1028
@aahonoor1028 4 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr
@cashofarah8885
@cashofarah8885 4 жыл бұрын
Asc walalayal ale hanaga xagido adna ajar ale ha kaa siyo
@naimaaadan187
@naimaaadan187 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@fowziaschannel1202
@fowziaschannel1202 4 жыл бұрын
Subxanllaah allahuma salim salim
@zeinabhassan2380
@zeinabhassan2380 4 жыл бұрын
JZk llaahu kheeral jazaa yaa sheekhanal faadil
@maryanl804
@maryanl804 4 жыл бұрын
illaahay haku xifdiyo sheekh umul
@hiboxuseen973
@hiboxuseen973 4 жыл бұрын
ilaahow xaQa nakaradii sumxana laah aloow culumadeena noo xafid
ᴴᴰ┇Suaalo iyo jawaabo cusub 2020┇► Sh Umal
40:19
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 156 М.
ALLAH OO LOO TAWBAD KEENO|| Dr Maxamud Maxamed Shibli
1:28:50
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 61 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
Sualo diini ah sh umal
16:20
English Quiz Mastery (EQM)
Рет қаралды 620
Dhimataye Maxaad ku dhimatay || khudbah || Sh Mohamed Abdi Umal
21:22
Calaamadaha Qiyaamaha Qaybtii1aad Sh.Maxamed Cabdi Umal
1:23:06
Baraarug Media
Рет қаралды 258 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 59 М.
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 14 М.
ᴴᴰ┇DAY1┇NIMCOOYINKA ALLE UU INA SIIYAY┇► SH C/RASHID SH CALI SUUFI
26:10
Su'aalo iyo Jawaabo|| Dr Maxamud Maxamed Shibli
30:57
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 52 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН