Sh Xassaan oo ka hadlay Toobadkeenkii C/raxman C/shakuur Iyo Cali Wajiis

  Рет қаралды 110,321

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 473
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
Masha Allah. Dhawr sano ka hor buu Sheekh Xassaan حفظه الله yidhi haday "wadaadada ictisaam arintan ka hadhi waayaan, waan sii fogeyn oo arimo kale oon ku haystaan keeni" والحمد لله intii dhimaneyd wakhtigeedii baa la gaadhay baan filayaa. Lkn Ilaahay subxaanah dawlad Islaam ah hanoo keeno si sinbiririxashadu uyaraato oo dadku xornimo caqliya u helaan. Hadase dee ninkii loo yara cagajugleeyaaba inuu silbado ayay ubadantahay dad yar oo Rabbi subxaanah dhawray mooyee.
@dahaar29
@dahaar29 4 жыл бұрын
Mashallah Sheekh xasaan xuseen ilaahay khayr ha ku siiyo sidaa diinta u difaacaysid cali wajiiz dhiiquu Shexari fadhiyaa
@HornAbdulle
@HornAbdulle 4 жыл бұрын
Wallahi baan ku dhaartaye waxaan u arkay inaad kitabka Alle difaaciisa u taagan tahay si dhab ah
@abdihusseinadam4624
@abdihusseinadam4624 4 жыл бұрын
Waa geesi xasan dar ilaahay baan jecelay Walla
@cabdihakiim2725
@cabdihakiim2725 3 жыл бұрын
Kan maxaas umada lumiyay miina kulukacdi
@shareecoabdullahi4120
@shareecoabdullahi4120 4 жыл бұрын
sheikh hassaan Ilahay amarkii waa caalim lkin xaalkiisa Allaah ha sahlo
@Cilmidoon1
@Cilmidoon1 4 жыл бұрын
Allah ha ku xafido Sheekh xasaan guuleyso
@socdaal
@socdaal 4 жыл бұрын
Shiikh xasaan allaha dambigiis dhaafo cimrigisa iyo cilmigiisane allaha barakewyo.
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@losman1997
@losman1997 4 жыл бұрын
Sheikh Xasaan noosoo dadaji tan cali wajiiz howdiisa kici kkkkk cali wajiizow Hayeey
@mohamedalijareer1912
@mohamedalijareer1912 4 жыл бұрын
Cali wajiiz libaax oo isku taabtay.😂😂😁
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
ههههههههههه
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
😅😅😅
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Waad iga qus lisay sxbow lkn waa laga haboon yahay kaf tan kaasi
@losman1997
@losman1997 4 жыл бұрын
Adab in looyeelo ayaan rabaa asaga iyo ictisaam oo dhanba
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 4 жыл бұрын
Sheekha maxaa nuugu kalagoysay لكن حفظه الله ورعاه وثبته على الحق
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 4 жыл бұрын
Shekh Xasan Mahd Sanid Wajazakalahu Khayree Inshallah
@dryarisow5782
@dryarisow5782 4 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo sh xasaan waa geesiga kaliya aaan heysano
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Sax
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@sam-du4es
@sam-du4es 4 жыл бұрын
Hadii aad kaligaa iska hadlesid ma aqaan lakiin Somali Hadi aad ka hadlesid kaligiis ma hesane kabadan beynu hesanaa ee RABBI hano xifdiyo culumadena
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Amiin aamiin allah noo xifdiyo culimada xaqa aanan ka gan mabanin dhamaan tood
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 4 жыл бұрын
Sh Xassaan Jazakalahu Khyrn
@farahosmaan961
@farahosmaan961 4 жыл бұрын
sheekh xasaan toobada waan ka aqbalnay ayuu dhahay yaaaab! bal ma asaa Alle ah oo lootoobad keenaaa
@warsanali2846
@warsanali2846 4 жыл бұрын
wan yaabay waxey mareysaa arag maqal afkana xiro
@jamhas8956
@jamhas8956 4 жыл бұрын
Mayee diinteenii iyo nabigeenii ayuu meel ugu dhacay marka raali gelin ayaan kamudanahay
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 4 жыл бұрын
Hadalka sheikha fahan maan gaabnida iska daaye
@ibraahimduurjire8904
@ibraahimduurjire8904 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh waa mida an layabanahy
@ibraahimduurjire8904
@ibraahimduurjire8904 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh wa mida an layabanahy 😁😁
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh, Ilaahay hakaa abaal mariyo qaabkaa diinta noogu cadeeysey, Ilaahay diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen
@sayedadee3098
@sayedadee3098 4 жыл бұрын
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@khalidabdi9537
@khalidabdi9537 4 жыл бұрын
alla sheekh xasaanow ku jecliyaa
@osmanmoha3255
@osmanmoha3255 4 жыл бұрын
Masha Allah al sheikh xasaan xuseen daaci geesi ah
@omar-jabermohamoud1073
@omar-jabermohamoud1073 4 жыл бұрын
Maasha ALLAH , Aftahan hadalyaqaan ah iga dheh wadaadka Xasaan ah.
@abshirhadaafow6765
@abshirhadaafow6765 4 жыл бұрын
Diintu aftahanimo wax matarto
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
@@abshirhadaafow6765 haa lkn adoo cilmi Rabbi عز و جل ku siiyay hadana haduu aftahanimo kuugu daro waxaad noqoneysaa **سيف من سيوف الله** dee kolay adba waad aragtaa Sheekh Xassaan warkiisu inuu yahay DAAHIR YAA SHAMIS waa halkii ninkii soomaaliyeede reer waqooyiga ahaa.
@gowsawayne8398
@gowsawayne8398 4 жыл бұрын
Maya waa racist aqoon gaab ah oo dhiiga muslinka baneystay 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
@@gowsawayne8398 meeshu hadee inay ceesaan kastaaba codkeeda cido maahan waa gadeeniiye... cilmi daliil iyo cadeymo quraanka iyo sunada saxiixa ah ku dhisan ayaa la iska rabaa. Mida kale waa racist baad dhahday..adoo nin Soomaali inaad racist nin sheekha ku dhahdo meeshaad kakeentay maba garanayo, hadal soomaali dhaho xataa maahan. Waa dhaqan gaalo ee ina abti iska dhaaf. Misne maxaa racist kaa yeedhsiiyay ood ku aragtay sheekha?
@gowsawayne8398
@gowsawayne8398 4 жыл бұрын
@@Gfunkyistheshit Kaapo haddaa lasocoto iyo haddii kale ninkaan waa ninkii culimada dhiigooda baneysan jiray haddaa rabto dhageyso sheikh shibli vs xasaan gari maku gashaa KZbin soo dhageyso 👍👍👍
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Jazakallah fadiilatu sheekh xassaan
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@amrcade2970
@amrcade2970 4 жыл бұрын
Cali wajiis. Bad buu galay asagoo Dabaal aqoon. 😁😁😁
@cabdixasan1672
@cabdixasan1672 4 жыл бұрын
Toowbada maadaa aqbalo adigu ilaah nimo hasheegan
@mohamedalijareer1912
@mohamedalijareer1912 4 жыл бұрын
😂😂😂
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 4 жыл бұрын
@@cabdixasan1672 ha ihafrin!!! Cali wajis iyo ina.warsame umada in looga digo khiyaanadooda iyo dhgartoda waa waajib sxb. Diid ama hadiidin
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 4 жыл бұрын
hhhhh sxb wallahi siniyad ah ayaad iiga qoslis
@hd-filimaf-somalia6593
@hd-filimaf-somalia6593 4 жыл бұрын
Waa runtaa sxb sare
@fowziaschannel1202
@fowziaschannel1202 4 жыл бұрын
Masha allaah sh alle alle haku xafido shartana alle hakaa xijaabo
@imamushafici209
@imamushafici209 4 жыл бұрын
Kkkkk walee cali wajiis kodkiisa nlbiya ugu galeen Asaga isku tabtay Ileen sheikh dadka iskama gala waa dad uu soo arkay
@naimamuad3140
@naimamuad3140 4 жыл бұрын
Masha allaha walee inaad gesitahay allaha kuxfido culmo isku mida matahin cmigaag waa cadyhay allaha kuxafido
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 4 жыл бұрын
Shiiqa xaqa wa cadeeyey inta ku xadgudbysna badankood hal kalmad na shiiqa kama dhagysn wxn idin leeyhy bal dhagysta marka hore
@rdwanjaley5396
@rdwanjaley5396 4 жыл бұрын
Mahad Sharmake wallkey xadgubku wa qalad rabi hanoo dhafo dambiyadena . Lkn aniga mid ayan iswaydiyay wana aqoon yaridayda taas oo ah sheekhu wuxu yiri qofka muslimka ah hadu sinada ka tobad keno lkn wali khamriga ka tobad keninin walaga aqbalaya, tankle waa qofka gaalka ah hadu galku dambi ku dhaco oo waliba galinimo ah maka tobad keni kara sheku ha ayuu yiri ok qofka muslimka ahi wuxu ku jira xeendabka muslinimada oo musan gaalobin ileen sino iyo khari haduna xalalenin laguma galowe asaga oo muslim ahi ayu tobad kenay lkn kan galka marku tobad keno so oo laga aqbalo somhan inu soo muslimo ileen wuu galobaye tankle qof xendabka muslimka ku jiro xeendaab gaal mid ku jira malagu mithaal garen karaa
@abdulahiabdirahman8332
@abdulahiabdirahman8332 4 жыл бұрын
Ilaahay dadka haka qabto
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
hhhhhh kuyeh absame iyo reer nairobi baa horay ugu soo daalay reer muqdisho hadda soo rucleeyay way ku rafaadahayaan geesi soomaaliyeed alle ha ku xafido cawaantaan warkooda dhag jalaq ha usiin شيخ الإسلام baa tahay halayay horay usoco
@mohamedukaash
@mohamedukaash 4 жыл бұрын
Masha alah shekh cali wajiisna noogu soodhaqso kalimadisa
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 4 жыл бұрын
Cali wasjiis hayeey.shiikh Xasaan waa nin xaqa sidey tahay u sheego waa shiikh aqoon leh wuxuu ku darsaday waa geesi aan baqan. masha allaah.
@maxamadfarhan6598
@maxamadfarhan6598 4 жыл бұрын
Waa kii riddoobay
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
xasaan xuseen dadka waa ka gaalo ku sheegayee 1000 qof ee soobe lagu qarxiyay kuwii qarxiyay maa gaalo ku sheego waaka ii amaanayee oo caruurta luminayee haduu run sheegayo maa isagu kuwiisa qarx ku soo xidho ama isagu is qarxiyo kenya buu joogaa goormay muslin noqotay dadka muxuu ku maagayaa haduu gaalo neceb yahay maa ka tago ma meel muslim buu waayay xasaan xuseen waa nin laga fahmi karo dhibaataynta umada soomaaliyeed iyo dhibkooda dantaasina waa dantii gaaladu ka la hayd soomaaliya asc
@mudimocow4223
@mudimocow4223 4 жыл бұрын
VIVA Sheekh Xassaan. Nin culus. Allaha ku xifdiyo ugaas. War ninyohow caadi maba tihid. Cali Wajiis faylkiisa si fiican u fur, miciyahana kasiib sheydaan wajiga xun oo calool uuska ah.
@maxamedcali4444
@maxamedcali4444 4 жыл бұрын
sheydaan wajiis godkiisaa biyo ugu galay hayeey
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
hhhhhhhh waliba waa loo dhaarsanyahay meel baa lasaaridoonaa shaydaanka
@mahadadam6169
@mahadadam6169 4 жыл бұрын
Way banaantahay in Qofka denbiga uu galay la cadeeyo, ciduu doono ha ahaadee. Se Aadaabta caddeynta xaqa ma ahan cay IYO aflgaado. Waamide caydu cidu Kuma Soo hanuunto in at Soo fogeysa ma ahane. Waa mida labaade adiga hadii aad isleedahay waad hanuunsan tahay oo xaq ayaad ku taagan tahay, Ogow in aanad dammaanad u haysan in hanuunkaa iyo toosnaanta adigoo ku Dugan at ajashu kuu Iman doonto. XAQA IYO XIGMADDA RABBI HA INA GARANSIIYO.
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 4 жыл бұрын
@@mahadadam6169 hhhhh adigana ma sidii odaygaad isku buuqday dameeri dhaanraacday baa tahay
@ambismaaciildarbuuxshe3289
@ambismaaciildarbuuxshe3289 4 жыл бұрын
siilka hooyada u sheeg ina gumeed
@Xaq-raace
@Xaq-raace 4 жыл бұрын
Sheekh Xassaan Alle ha kaa abaaliyo XaQ sheegaaga iyo Run sheegaaga.
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@abuazam8647
@abuazam8647 4 жыл бұрын
laba su'aal sheekhii xassaan ahaa wuu qirey towbad keenka ccshakur idinna maka yeesheen illeen shalay waata umal kuheysateen ama tacasub unba idinku jiray oo sheekheygu halku uboodan kadaba boodi ayey ahayd aaway isticmaal dalilka naqliga iyo caqliga hadaad dulaabal cilmi tihiin Su'aasha labaad sheekhu wuu gaaleysiiyey nidaamka somaliya kajira cidii ka raaliga ahayd ama kusocotey bal c.raxman waa kamide side nin gaal ah towbad looga aqbalaa oo qadiyat kala ah isago tii hore kuriddowbey على حسب قوله Ileen aayadi waxay ahayd لئن اشركت ليحبطن عملك Camal laga aqbala maba jirin illaa intu islaamka kasoogalayo bal ufiirsada wsc ww
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Toowbada waxaa leh allah angane in aynu aqbalno iyo in kale ba muku xerno aqbal keeda allah ayaa leh lkn anga waxa inoo muuda ayaanu aqbalnaa Wixii qalad na diid naa Wixii sax ihina qaadanaa Tacsubne majiro shiiqa huu yiraahdo diinta halaga baxo miyaan ku raacnaa Sheegba wax aynu ku qilaafno
@abuazam8647
@abuazam8647 4 жыл бұрын
@@omaryuusuf6053 Anigu aqbalaada tiwbada kama hadlin ee iney utahay ccshakur towbo ayu qirey sheekhu waana kusaxan yahay lkn dadbadano idinka mida aha iyago maqley towbadi cc ayey sheekha hadalkiisi hire kuraacayeen marku so laabtayna wey kuraaceen marka ma isaga khaldana misa idinka
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Sax waa wax dhici karaa eeda adiga meel ayaad uwadaa oo aad wax ka shii ri neey saa taasi aniga ma ka had li karo sabatuna waxa ay tahay waxaan daree maayaa in ay jiraa dad ay xisaabaad idiin ka dhe xeeyaan lkn taas aniga maku jiri adinka lee waaye lkn halkii hore oo bbc miyaad kala jeedaa mase midaan kale ayaad kala jeedaa
@zeynepabdalla1699
@zeynepabdalla1699 4 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء ويحفطك يا شيخنا ابو سلمان
@husseinragow8600
@husseinragow8600 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wallahi shekh hassaan ilahey hadu kudawa diga waxba kuhasta mashllh
@ubaxmaxamad7886
@ubaxmaxamad7886 4 жыл бұрын
دع الأقمار تغرب أوتنير** لنا بدر تدل له البدور لنا من نوره في كل وقت **ضياء ما تغيره الدهور٠
@الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل
@الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل 4 жыл бұрын
انت وشيخك مدهبكم مدهب خطاء وهو مدهب الخوارج والتكفير اتقو الله وتوبو الى الله شيخك معند الى هدا المدهب الخبيث اما انت عامة لا تعرفت عن الدين شيأ . تعلم الدين وتعلم على الشيوخ ثقة
@mohamedsheikh9418
@mohamedsheikh9418 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي العزيز ابو سلمان حسان حسين ءادم.. بارك الله في علمك...
@mohamedsheikh9418
@mohamedsheikh9418 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اختي ابح محمد
@Hassangelkad
@Hassangelkad 4 жыл бұрын
Sheikh is cilmiyaysan baa ugu hadlay khayr alle ha siiyo
@maxamednuur3237
@maxamednuur3237 4 жыл бұрын
Masha allh sh xasaan allh cimrigiisa hanoodheereeyo cilmigiisana allh habarakeeyo xaqana allh hawaafajiyo
@maxamedcabdulahiaxmed9330
@maxamedcabdulahiaxmed9330 4 жыл бұрын
Soo dhig Tan Cali wajiis adoo mahadsan
@mhamedahmedaweis3562
@mhamedahmedaweis3562 4 жыл бұрын
'Jazakallahu khayr yaa shaykhanaa daaci geesi illaahey hakaa xifdiyo cadwoga wlhi culumada waxa laga rabaa in sh.xasaan ku dayadaan waa lipaax banaan dagay sh. Xasaan cilmigiisa illaahey umadiisa wuu ka anfacay
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 4 жыл бұрын
Alaah ha xifdiyo sh xasaan Cali wajiis iga soo afjar....
@abdulkafinur2361
@abdulkafinur2361 4 жыл бұрын
Wadadkan caadi ma aha wllh💕
@gadoonmedia7836
@gadoonmedia7836 4 жыл бұрын
Sh xasan alle haxifdiyo cadawgiisana haka indhasaabo
@wadadahanuunka3580
@wadadahanuunka3580 4 жыл бұрын
Sheekha waxaan islahaa sidii wadaadaha hore oo kale ayuu uga hadlaya waxyabo badan oo aan ku qoonsanayay cabdiraxman cabdishakurna wadaadhihi hore mataaban waana dimuquraadiýada balse sheekh xasaan hadalkiisa waan kuqancay kaliya waxa isbadalay waa 6 qodob ee danbo oo lagu heystay ina warsame weli waxan kuheysana gaalnimo kale oo ah dimuquraadiyada uu qaatay ina warsame sh xasaan kheyr Allaha siiyo waan kafaaiday walahi
@wadadatoosnaanta5912
@wadadatoosnaanta5912 4 жыл бұрын
Kaligiisa ma qaadanin dimuquraadiyada ee wadanka ayaaa qaatay asiga waa shaqsi siyaasi ah nimaadka wadanka u dagsan ayuuu kursi ku raadsanaa kaas somali dhan ku gaaleysii
@wadadahanuunka3580
@wadadahanuunka3580 4 жыл бұрын
@@wadadatoosnaanta5912 taada kahadal hadaa adiga kuqanacday gaalnimada dimuquraadiyada shacabkaan muslimka ah ee soomaaliyeed kuma qanacsana gaalnimadaas dimuquradiyada ah ee waxey kuqanacsanyihiin diintooda islaamka kitaabka Quraanka iyo Sunada Rasuulka scw
@ismailmohamed9626
@ismailmohamed9626 4 жыл бұрын
Haa ilmo Demuqradiyad Fedral Qabil Calmaani Shuuuciyad 4.5 Aniga Waxan Ka Aaminsabahay gaaal Munafaq Daalim Ogaaaada Madaxda Dalka Sharciga Alleh Maxey Ku Diideen Waa Suaale Ma Anigay Raban Gaalnimo Inay Iigu Qasban War Sharciga Alleh Nagu Xukuma Hadad Diiiidan anigane Iima Xukumaysaan Wax Kale Majiraa
@abdilatifgesdhere2374
@abdilatifgesdhere2374 4 жыл бұрын
masha allah sheekhanaa ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakharo denbigaagana allah hadhaafo cilmigaagana ilaahay hanagu anfaco
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@saalaxsheqcabdidhugat4915
@saalaxsheqcabdidhugat4915 4 жыл бұрын
Culumada waxa ka codsanaya sida calimkan Shekh xasan o kale shekhan wa gesi an xaqa ka gambanin
@maxamedjaamac508
@maxamedjaamac508 4 жыл бұрын
Sheekhow diinteenu waa nasteexo diinteenu waa waasac diinteenu waa naxariis gefkana bashar baynu u nahaye Haduu ilaahii abuurtay u toobad keenay ninkaas halaga hadho
@حسنعبدعيدلي
@حسنعبدعيدلي 3 жыл бұрын
Mansha allh sheekha allh ha barakeeyo sheekha dar ilahay Ayan ujeclahay
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
xasaan xuseen waxaan rajaynayaa inaad soo hanuunto dadkan aad baadiyaynaysana aad Allah uga baqdo seed ku ogaatay qof qalbigiisa inuusan aamin sanayn nabiga scw beentaa oo dhan hadii ay jirto cid burburinta islaamka kugu kharash siisa anigaa diyaar u ah inaan dhismeheeda kharash kugu siiyee ii soo sheeg hadii kalana ka aamu umada ha rogine. asc
@jamacsaleebaan584
@jamacsaleebaan584 4 жыл бұрын
Sheekhan raga nimaa ku dhamaatay maasha allaah
@ileyscompany1181
@ileyscompany1181 4 жыл бұрын
Sh"xaasan xuseen allaha xifdiyo laagiin shiiqu intabadan wararka xirtaausheegto waxaan leeyahay sheeq intaadna xugumin sh"caliwajiis markahore muxaadarada uuqabtay sifiican udhagayso gadibna xugun wixii kaaka sooboxo aangulaaragno gaalnimadu waxsahlan maaha aaqaradaada uturo
@cm4221
@cm4221 4 жыл бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa , xaqqa hanawaafajiyo , hananoogu khatimo laailaaha ill-allaahu muxammadun rasuulu allaahi salla-allaahu calayhi wasallam .
@xasancabdiraxmaantuuri2703
@xasancabdiraxmaantuuri2703 4 жыл бұрын
masha Allaah sheekh cadowga Allaah kaaqabto illaahow inabadbadi
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Aamiin shukran
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 4 жыл бұрын
masha alllah waxaan sugnaa waa bayaaminta faajirka murtadka ah ee cali wajiis umada loo bayaaniyo wuxuu yahay. ilaahaw ku xafid yaa sheekhal islaam . wallahi wa;ligay meel kumaynaan kulmin reernimana ma wadaagno ee waxaan kuu jeclahay allah dartii ilaahay khaatumada kaama khaaribo sida maanta sxibadadii hore ku sugan yihiin oo kale umal iyo shibli iwm
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
ilaahow barakeey
@mohamedsheikh9418
@mohamedsheikh9418 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah.. Allaha daayo culumada somaliyeed ee sh xasaan u horeeyo.. Iyo caaqilada soomaaliyeedba.
@siidcalicabdiraxmaan7548
@siidcalicabdiraxmaan7548 4 жыл бұрын
Masha allah allow ku xifdi
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 2 жыл бұрын
Mashaalaah sheikul islam
@faadumoabdurahmanmohamed6727
@faadumoabdurahmanmohamed6727 4 жыл бұрын
Asc qalaafe media bro casharki sh.shariif dhawiil tafsiirka quraanka aan u bahneyn in laso dhameystiro..shukran
@أمأسدالمؤمنين
@أمأسدالمؤمنين 4 жыл бұрын
Masha allah ilhy hanoo kaa daayo sheekhana hadan culimadaas oo kale ananan haysan lahyn waa halagmi lahyn
@libanandnabilisse4028
@libanandnabilisse4028 4 жыл бұрын
اتخذوا احبارهم ورهبانهم اربابا من دون الله. War waxa la yaab leh ma xasaan BAA umada dhiigooda baneyn cali karana. Dhalin yarooy aakhiro xasaan ma maamulo.
@shukriawoow8702
@shukriawoow8702 4 жыл бұрын
حفظك الله يا سيقي ❤️❤️
@zayidosman8472
@zayidosman8472 4 жыл бұрын
Wadaadku iyada oo aan cidi xil u dooran haddii uu isagu isu dooro in uu Ilaahay u shaqeeyo, waa wanaag iyo khayr. Waxaa se shardi ah in uu ku ekaado xadkiisa isdoorashada ah, oo aanuu isa siin awood aan cidi u dhiiban, kana shaqeeyo oo keliya waxa umaddu ku midaysan tahay ee aan fidno ahayn.
@qubqac9544
@qubqac9544 4 жыл бұрын
Towbada ilaah baa leh ee inaa u nasteexayso ayaa ila gudboon oodan ku digan umada muslimka
@younggunner4500
@younggunner4500 4 жыл бұрын
Kaalay wadaada ma iyaga uun baa dadka xisaabiya mise iyagu wa macsuumiin oo danbi kuma dhacaan lolz
@somali7378
@somali7378 4 жыл бұрын
Yaan Loo Gafin Qof Diinta Difaceeda Kuguda Jira, Qofki Cilmi Uu Kula Dooda Hayana Hala Fariisto Oo Qaladkisa Hatuso, Diinta Ma Ahan Qof Fikradiisa Diintu Naseexo Cules Mahan, Sheikha Waa Bani'adam Wuu Qaldami Karaa Waxuu Qaldayna Allah Ha Udanbi Dhaafo Allahana Haso Hadeeyo, Qofki Qof Muslim Sheeganayo Qofki Galaysiiyo Asaga Kugalobaayo Danbigiisane Qofna Lama Qeebsanaayo, Marka Haloo Nastexeeyo Hana Loo Duceeyo, Hadalka Wanagsan Waa Sadaqo MAHADSANIDIIN
@imamushaficischool6444
@imamushaficischool6444 4 жыл бұрын
Maan sha allah Alaw ku barakee
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Kan waaa takfiiri wuxuuu Yuri Cali wajiis nebimada عليه السلام marumaysna maqalbigiisuuu jeex qof islaannimo sheeganaya wadaad nimo sheeganaya khamiis xiran marku nebiga صلى الله عليه وسلم soo hadal qaado kusalinaya inaa dhahdo nebiga marumaysna قال الله تعالى ومن يردالله فتنته فلن تملك له من الله شيئا
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Waa wareey 👉sheekh cali wajiis yaa u muslima
@xasanxudayfi7150
@xasanxudayfi7150 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك
@1446H-1
@1446H-1 4 жыл бұрын
Mashallah sh xasaan ilaahay ha xafido
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
آمين
@maryamdiriye5752
@maryamdiriye5752 4 жыл бұрын
Towbadiisa ALLAHA ka aqbalo walaalkeen.
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Shaqada Xasaan waxaa kubadan is amaan iyo is tus tus iyo Culumada kale xaqiritaankooda.
@mohazat5009
@mohazat5009 Жыл бұрын
Jazakallah kheir
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 4 жыл бұрын
Alaah hakuxafido sh. Xasaan xuseen aadam
@companions.610
@companions.610 4 жыл бұрын
Masha Allah كثر الله أمثالك شيخ خسان
@turkishclips8503
@turkishclips8503 4 жыл бұрын
Mashallah sheikh xasaan runta kama ganbado allow ku xifdi
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 4 жыл бұрын
Alxamdulillah wan daremayey sh inu video hor dubay intusan arkin video danbe comment wan kuso qoray inu dib ugu noqdo falillah xamd weyna dhacday
@yuuali396
@yuuali396 4 жыл бұрын
اناالله يغفر الدنوب جميعا ويقبل التوبة عن عباده صدق الله العظيم allah naga dhigo dadkii towbadooda la aqbalay
@abdulahijimale9810
@abdulahijimale9810 4 жыл бұрын
10:35 SH Xasaan Geesi ka dheh 😂😂
@aamiindholoyare7052
@aamiindholoyare7052 4 жыл бұрын
Walee waa libaax
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 4 жыл бұрын
100 kiiba 100😁😁😁💪💪💪
@awaleaden3635
@awaleaden3635 4 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahayow rabiyow sh xasaan noo barakee Oo cilmi dheer Noo sii /culumaau suu ilaahow Baa bi I hadaadan hanuun LA Doo nin
@mohamedabdullahmohamed7606
@mohamedabdullahmohamed7606 4 жыл бұрын
Shiikha waa Caalim lkn Fudeed iyo Caadifad baa kujirta diintu waa Nasiixah culumadana Dadka inay Isku soo dhaweeyan ayaa laga rabaa Waana ku mahadsantahay Fahamka nala wadaagtay♥️
@qoorsheelhassan3046
@qoorsheelhassan3046 4 жыл бұрын
Ninka macnaha uu ka hadlayo waxa weeye ninka markii horeba inaanu muslim ahayn
@abdullahiibrahim3406
@abdullahiibrahim3406 4 жыл бұрын
Sheekh Xasaan lama waydiiyo ayaa gaal ah, ee waxaa la waydiiyaa ayaa Muslim ah. Somali aktiisa hal million wax aan gaadhayn ayaa Muslim ka ah.
@banadircafe
@banadircafe 4 жыл бұрын
Shaydaamadaan sheekha sheeganaya intey somali iska qaban horumar iyo nabad yaan la sugin
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 4 жыл бұрын
Yaaaab come Daymaa iga deeqday sheeeq Somaaali 😱"😭😭😭
@qarandoon1525
@qarandoon1525 4 жыл бұрын
Hadalkas been kuma shegin
@engbashiirsaid9061
@engbashiirsaid9061 4 жыл бұрын
Xasan adigu yaa tahay markad towbadisa aqbalisid Waa arin ilahay u taal.
@luuljiib977
@luuljiib977 4 жыл бұрын
Taqwada iyo towbada allaha naga aqbalo ilaaheey ayaa nazahan beni aadamka waa daciif
@njmudiinarbekan3644
@njmudiinarbekan3644 4 жыл бұрын
DADKAN SHEEKHA CAALIMKA AH DA KU HAYANA AQOON DARAA HAYSA WAAYOO MEESHA LAYLISBUU KU SAXAYAA AW XASSAAN WAAN AQBALAY IYO MAAN AQBALIN SHET WAAF WAXANI MAXAY AHAAYEEN WAX BARTA DADOOW ALLAHA SAHLEEE
@Niaje2011
@Niaje2011 4 жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : إن ما أتخوف عليكم رجل قرأ القرآن حتى إذا رئيت بهجته عليه وكان ردئا للإسلام غيره إلى ماشاء الله فانسلخ منه ونبذه وراء ظهره وسعى على جاره بالسيف ورماه بالشرك، قال قلت يا نبي الله أيهما أولى بالشرك المرمي أم الرامي قال بل الرامي . فقد روى مسلم في صحيحه أنه صلى الله عليه وسلم قال: إذا قال الرجل هلك الناس فهو أهلكهم. وَقَالَ الْخَطَّابِيُّ: مَعْنَاهُ لا يزال الرجل يعيب الناس ويذكر مَسَاوِيَهُمْ وَيَقُولُ فَسَدَ النَّاسُ وَهَلَكُوا وَنَحْوَ ذَلِكَ، فإذا فعل ذَلِكَ فَهُوَ أَهْلَكُهُمْ أَيْ أَسْوَأُ حَالًا مِنْهُمْ بِمَا يَلْحَقُهُ مِنَ الْإِثْمِ فِي عَيْبِهِمْ وَالْوَقِيعَةِ فِيهِمْ، وَرُبَّمَا أَدَّاهُ ذَلِكَ إِلَى الْعُجْبِ بِنَفْسِهِ وَرُؤْيَتِهِ أَنَّهُ خَيْرٌ مِنْهُمْ.
@qoorsheelhassan3046
@qoorsheelhassan3046 4 жыл бұрын
Ninkan umada halaga qabto qofkasta waa gaalaysiina subxanalah
@DaauudNuurow
@DaauudNuurow 4 жыл бұрын
Maasha Allaah xaqa haka gamban weligaa yaa sheykhunaa
@mrdhagane1268
@mrdhagane1268 4 жыл бұрын
sheekh xasan waa caalim geesi muraabid allaah swt ha suga hana xifdiya c.c.sh allaah swt ayuu u towbad keenay balse sheekh xasan uma towbad keenin umad meshaan hadalka si u dhigaayo ayaan u jedaa waxaan idin leyahay alle ka baqa qabiil iyo quran aad daba socotaan 30sano ayad ku qadateen mxaad ka fa'ideen diinta hala tageero ayadaa idin an facaysa ninka oranaayo sh. Alshabab miyuu ka hadlo wxaan halkaani kaa leeyahay tukulish timir gari wayay kherer iga dheh warkaada xarakada iyo sheekhba allaah swt cadowgooda ha jebiyo ayagana rabi ha suga inshll
@vonexmobile9116
@vonexmobile9116 4 жыл бұрын
Inta Sh Xasaan Allaah dartii ujecel Like Saara inta necebna Dislike Saara
@bintuabdrhim3501
@bintuabdrhim3501 4 жыл бұрын
M.sh allh allh yaxfadak
@faisalugaaska2201
@faisalugaaska2201 4 жыл бұрын
Sheekh kulahaa waa shaydaan kani war adigu isasoo sax horta muslimiinta gaalaysiintooda laguuma dirsane.
@mohamudosman7875
@mohamudosman7875 4 жыл бұрын
Wryaa sheeqa afka kalabax
@feisalmohamed5084
@feisalmohamed5084 4 жыл бұрын
Faisal igaaska niyhow sheqa afka kadaaaaaaa
@mursalquulemedia
@mursalquulemedia 4 жыл бұрын
SEEFTA BANAANKA MIYAA HHHHHH WALLEE CULUMADDA SOMALIDA IYO SIYAASADA MAXAA KALA HAYSTA
@xuseinu8458
@xuseinu8458 4 жыл бұрын
Maasha allaah sheikhanaa allaah ku xifdiyo
@sukaynoaxmed6779
@sukaynoaxmed6779 4 жыл бұрын
Illahay haku cafido shekh
@abuwali1546
@abuwali1546 4 жыл бұрын
Asc Sheekh Xasaanow warkii C.C/shakuur waxaa ku jiray uu leeyahay waxaan bogaadinayaa dadkii ka dhiidhiyay dulmigii laygu haystay, oo wali C.C/shakur dulmi ayuu sheeganayaa ma saasuu ku towbad keenay aaway qoomamada aad sheegeyso.
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 4 жыл бұрын
Cali Wajiis Waalagu dhegan yahay. Hayeey DOOLIGA, kkkkkkk
@badrudinofficial1826
@badrudinofficial1826 4 жыл бұрын
Meeesha kaftan mayaalo
@mohameddekmohadek9776
@mohameddekmohadek9776 4 жыл бұрын
Kee waay kaas
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 4 жыл бұрын
@@badrudinofficial1826 Waa runtaa Akhii. Allaah haynoo dambi dhaafo. Sheekh Xassaan runta Biyo kama dhibcaanka ayuu ka hadlayaa. Waxaan KITAABKA ALLE iyo SUNNADA NABIGA صلى الله عليه وسلم ahayna ma xeerinayo. . Laakiin Kuwa kale Markey u yartahay waa dad xidaareysanaya. Haddii kale Waxay xeerinayaan waxyaabo kale aan loo baahneen in la xeeriyo amaba xeerintooda XARAAM tahay SHARCAN. . Diinta Islaamka Waxay ku fiican tahay in Sidey tahay Looga run sheego oo laga daayo mujaamalada. Qofka Wuu aamusi karaa Hadduu cabsanayo. Haddii naftiisa khatar gashana Waxaa u bannaan inuu isku furto wax muuqaalkiisu uu yahay MUKHAALAFO SHARCI. Laakiin waa axwaal xaddidan. Illeyn daruuradu deysane maahan waa wax muddo Kooban ama xaalad Kooban ku xiran. Xaaladda noocaas ah ee qofka ku qasbeysa inuu xaaraan ku dhaco, Waxaa waajib ah in Looga dhex baxo sida ugu dhaqsiyaha badan. In layska dhex barraaqsado dow maaha, sida Hadda Ka muuqata wadaaddan Dowladda Farmaajo ag fadhiya
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
@@falsamehabsame3268 hadii wax la xeerinayo xasaan alshabaab oo maalin 1000 qof ku dilay soobe buu xeeriyay c/raxmaan iyo cali wajiis waa ka gaalaysiin tooda ku soo ordayee ninkii umada qarxinayayna ii amaanayee xasaan diinta ma isagaa siduu doono u riixaya dhalinyarooy xasaan haduu jahaad ku jiro ha yimaado soomaaliya gaaladana ha ku jihaado ama caruurtiisa ha soo diro yaanu ilmo masaakiin ah been ku waaline. asc
@badaldabdurahman9154
@badaldabdurahman9154 4 жыл бұрын
#AMAANADA ( الامانة) #Khudbo #Jimco #SHEEKH SICIID MUUMMIN ISMAACIL kzbin.info/www/bejne/fHOunmqrncxkfJY kzbin.info/www/bejne/Z5rIo3tjoN2Uerc Cashirki 2aad Tafsiirka Qur'anka Ee Sheekh SACIID MUUMMIN ISMACIIL JUZ 30aad SURAH 112 AL-IKHLAAS IYO 111 AL -MASAD kzbin.info/www/bejne/d2HaYXmVp6eGaLs kzbin.info/www/bejne/mJi5mJKfo6eJpbc Tafsiira Qur'anka karimka oo bilow ah Lasoco Hada kadib insha Allah Waxaa Akhrinaya Shekh saciid Muummin ismaciil
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Degdeg libaax nin aan aqoon ayaa laxkarita warhaw dadka gaalaysiinayso kafiirso
@maxamedcabdulaahi1987
@maxamedcabdulaahi1987 4 жыл бұрын
kan waaba saqajaan xeey thy asigaabo hadaladiisa danbi kugalooyo walaalayaal mais dhageensaneesaan mise waad fahmooysiin sirta kujirto hadaladiisa shiiqaan iyo qaladaadkiisa waxuu qilaafay xadiiskii nabiga illeen waxuu oranayaa waxbaa ulaaban dadka wixi uqarsoon nabi muxamad baa ogaawaayay oo dhahay wixi qarsan ilaah baa udeeyay kaliya daahirka aan kafirinaa dadka
@omaryuusuf6053
@omaryuusuf6053 4 жыл бұрын
Digsi duleelo awal owsan biyo cilinin Nin meel u cadahayne wax marko Safiiha aanan wax fahminne waa adiga
@somali7378
@somali7378 4 жыл бұрын
Yaan Loo Gafin Qof Diinta Difaceeda Kuguda Jira, Qofki Cilmi Uu Kula Dooda Hayana Hala Fariisto Oo Qaladkisa Hatuso, Diinta Ma Ahan Qof Fikradiisa, Diintu Naseexo Cules Mahan, Sheikha Waa Bani'adam Wuu Qaldami Karaa Waxuu Qaldayna Allah Ha Udanbi Dhaafo Allahana Haso Hadeeyo, Qofki Qof Muslim Sheeganayo Qofki Galaysiiyo Asaga Kugalobaayo Danbigiisane Qofna Lama Qeebsanaayo, Marka Haloo Nastexeeyo Hana Loo Duceeyo, Hadalka Wanagsan Waa Sadaqo MAHADSANIDIIN
@saymosyofficial2801
@saymosyofficial2801 4 жыл бұрын
@@somali7378 cilmiga aad ku raacaysaa ma dadka hala dilaa iyo gaalaysiin 1000 qof oo maalin ku dhimatay soomaaliya kuwii dilay inuu gaalo dhaho daaye waa ii amaanayba qofkaa miyaa diin yaqaana ilmo masaakiin ah buu soo dirayaa haduu run sheegayo maa kuwiisa soo diro maxaa dadka caruur tooda loo luminayaa ii soo raadi hadaad taqaan anigaa 15 daqiiqo isagoo dhan ku af jarayo cilmigaad ku sheegaysee asc
@akishazum498
@akishazum498 4 жыл бұрын
@saymo SY Aad baan u faraxsanahay Wali dad wax fahmaya ayaa jidha mashlh waxa rajeynayaa Dadka Somaliyeed iney fahmaan,
Sh Xassaan oo ka hadlay GAALNIMADII Cabdiraxmaan C/shakuur
21:49
Qalaafe Media
Рет қаралды 219 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Riyaad Al Saalixiin Xadiithka(844-853) sh.Xassaan
16:47
Geeska Media
Рет қаралды 94
Gudniinka Maxay Shareecadu Ka Qabtaa? Sh Xassaan
18:22
Qalaafe Media
Рет қаралды 106 М.
SUUFIYADA VS SHEEKH XASAAN XUSEEN
19:15
ليبان دِرِر
Рет қаралды 252 М.
Fashilkii Bashiir Shiil (1)
51:33
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 60 М.
Q 09 Shacdooyinkii & Maalmihii Abuu bakar iyo Cumar II Sh Xassaan
1:55:36
Wixii Dhaxmaray Sh. Xassaan & Takfiir!!
18:25
Daarul Xadiith
Рет қаралды 271 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН