SHORT FILM QOSOL BADAN (GAROOB GABAR WADATA)SHAADIYO SHARAF OO GAROOB AH & GABADHEED QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 129,243

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

SHORT FILM QOSOL BADAN (GAROOB GABAR WADATA)SHAADIYO SHARAF OO GAROOB AH & GABADHEED QOSOLKA ADUUNKA

Пікірлер: 937
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 3 жыл бұрын
Inshaa Allah Dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa Qeybta Labaad hadii aad ka hesheen Qeybta Koobaad Farta Taag
@saxteexoali4393
@saxteexoali4393 3 жыл бұрын
☝️☝️☝️❤
@ifraahmohmoud5231
@ifraahmohmoud5231 3 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@idiliinapea6807
@idiliinapea6807 3 жыл бұрын
War laso dhaqso shadiyoy🙏💯🤚
@ruweydoruunhassan1365
@ruweydoruunhassan1365 3 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@saytuncadey7949
@saytuncadey7949 3 жыл бұрын
☝☝☝☝
@bilandiiriye8184
@bilandiiriye8184 3 жыл бұрын
Inta jiifka ku daawanayso like ha ila dhaafin
@mustaqbalmuse5876
@mustaqbalmuse5876 3 жыл бұрын
Oo dadkii may wada jiifaan kaca balo idiin jiifisaye
@yywvy7025
@yywvy7025 3 жыл бұрын
Haa
@yonisabdi3361
@yonisabdi3361 3 жыл бұрын
Shumay bbe haday kuku sodhacday like me ✌️
@abubakerweheliye7468
@abubakerweheliye7468 3 жыл бұрын
😅😅😅😅
@saamiyahussein1085
@saamiyahussein1085 3 жыл бұрын
😂😂😂😂Qalaladka no so giliya inta iku racsan farta dagaa☝️😂
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 3 жыл бұрын
Inta jecel shadiyo sharaf in dawato 👍🏼👍🏼❤❤like
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/hqPEg2Scgaqpi6c
@shakur9996
@shakur9996 3 жыл бұрын
amall jelle iyo reaction tiktok sugaya..😀😀..qeybtii bilawga iyo amal jelle
@nagemamohamed5142
@nagemamohamed5142 3 жыл бұрын
Masha Allah gabar an iska jeclhy. Love u 😍 shadiyo sharaf ❤️❤️💞💞💋💋
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Nagema WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/hqPEg2Scgaqpi6c
@hindamohamed3245
@hindamohamed3245 3 жыл бұрын
Ar shaadiyo yaa uxisay cawa le niyada ku hayey🥰🥰
@ayaanahmed293
@ayaanahmed293 3 жыл бұрын
💋
@mariaa.a4215
@mariaa.a4215 3 жыл бұрын
Yes✌anigo dawana ka helay waaba ogahay iney iga qoslineyso ee muqalada noso badi shadiya cadeey 💕💕💕
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto
@caaishacabdalla3040
@caaishacabdalla3040 3 жыл бұрын
qosol ayaan la ooye caawa😂😂😂😪😭team shaadiyo sharaf leedihiin💯💋
@abdullahibabaay8800
@abdullahibabaay8800 3 жыл бұрын
Inta jaecl qalaladka in laso diyo Farta taaga ✌✌✌✌✌✌✌✌ ❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khadiiijoaxmad190
@khadiiijoaxmad190 3 жыл бұрын
✌✌🤣🤣🤣💖
@khadiijoqaali6519
@khadiijoqaali6519 3 жыл бұрын
🖐️🖐️🖐️
@farhiamohamed584
@farhiamohamed584 3 жыл бұрын
☝️
@maandeeqhussein8007
@maandeeqhussein8007 3 жыл бұрын
👆👆
@ibradahir2109
@ibradahir2109 3 жыл бұрын
👆☝✌✌✌✊
@suldaansaabironthebeat2866
@suldaansaabironthebeat2866 3 жыл бұрын
Cimrigaada allaha dhereyo muraad kada allaha kuusahlo Aarul jano allaha kadhigo dambigadana allaha dhaafo waa kubaryaa SUBSCRIBED IISAAR🙎‍♀️😔
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo
@caashocaashoos4766
@caashocaashoos4766 3 жыл бұрын
Qalaladka nosogali
@nagiimohamud8139
@nagiimohamud8139 3 жыл бұрын
aamin
@frahjibrel2064
@frahjibrel2064 3 жыл бұрын
Waan kusaaray
@suldaansaabironthebeat2866
@suldaansaabironthebeat2866 3 жыл бұрын
@@frahjibrel2064 thanks sis
@yonisabdi3361
@yonisabdi3361 3 жыл бұрын
Ilahay amarkii anoo comment aqrin maba jogo karo😂✌️
@qaalimustaf9299
@qaalimustaf9299 3 жыл бұрын
M.a abyo shaadiyo keep going xbibti 💋💋🥰🥰💉🖇
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo
@amishadan3509
@amishadan3509 3 жыл бұрын
Qaladaaadkaaa rawaaayeeey shadia cadey ♥️😍
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 3 жыл бұрын
Mashaa allah shaadiya sharfa ilahe aa ku xafido ruunti waa ku jacelahy wayo marka ku arko waa iska furaxa marka waxa soo dhigato guula hore usoc ❤❤❤kkkkkk
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo ❤️❤️❤️
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 3 жыл бұрын
Mash Allah shadiyo Sharif ilahe aa ku xafido ruunti waa ku jeclahy wayo marka ku arko waa iska farxad marka waxa soo dhigto
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 3 жыл бұрын
guula hore usoco abayo mcn insh Allah
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 3 жыл бұрын
Beyzaani oo mooto la bibeyso ayaan ku arkay shibis daraad 😂😂😂😂😂 qosolkiisa so xasuustay wlh
@ikrancadey921
@ikrancadey921 3 жыл бұрын
Abaayo shibis maa dagan tahy
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 3 жыл бұрын
@@ikrancadey921 haa xbbti
@yywvy7025
@yywvy7025 3 жыл бұрын
😃😃😃
@ifraahmohmoud5231
@ifraahmohmoud5231 3 жыл бұрын
Falastiin qossol wallahi qaladaadka ayaan sugayaa🤣🤣🤣🤣
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto ❤️❤️❤️
@queen-zt2lx
@queen-zt2lx 3 жыл бұрын
Hhhh wlhi shadiya fani waye🤣🤣🤣
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 3 жыл бұрын
_Inta caafimaad ku dawanysa ama ku daawaty alleh ha_ _u siyaadiYo inta xanuusanysana alleh Ha Caafiyo wll_ _subscribed iLaahy dartii igu Caawi oo plz ii saara🙏 😭😭❤_
@nuurdiincabdirisaaq9551
@nuurdiincabdirisaaq9551 3 жыл бұрын
Wan kuu saray
@nuurdiincabdirisaaq9551
@nuurdiincabdirisaaq9551 3 жыл бұрын
Isaar
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 3 жыл бұрын
@@nuurdiincabdirisaaq9551 oki shp qali
@abdijabarheili5442
@abdijabarheili5442 3 жыл бұрын
Waw adimah🤣🤣🤣
@ilhaanxarago5839
@ilhaanxarago5839 3 жыл бұрын
Ar falastina cawa kal io laap iiga qoslisey keep going yaq🤣❤💋🥰🙏
@haajiqarni5762
@haajiqarni5762 3 жыл бұрын
Falstiin haaji wa iga qoslisay wlhi 😂😂 maxamed miyaa iyaa majogtay lee 😂😂
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 3 жыл бұрын
Falastin haaji wa iga qoslisay whi maxamed miyaa iyaa majogtay lee
@haajiqarni5762
@haajiqarni5762 3 жыл бұрын
@@samsammaxamuud473 ma ila araktay abayo
@haajiqarni5762
@haajiqarni5762 3 жыл бұрын
Ha lkn abowe i dheh 😂😂😉
@fartundhagane1266
@fartundhagane1266 3 жыл бұрын
gobey she’s so funny 😂🤣🤣😂🤣😂😂❤️🥰🥰💐
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo
@fartundhagane1266
@fartundhagane1266 3 жыл бұрын
Khadro beauty Salon ok khadro💖
@nature__relation
@nature__relation 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qmrEe4mroNyNd6M Plz Hala Soo booqdo KZbin keena
@asmaabdirahman4711
@asmaabdirahman4711 3 жыл бұрын
Shaadiyo kujecliya keep going 😂😂😂
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Asma WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo
@asmaabdirahman4711
@asmaabdirahman4711 3 жыл бұрын
@@catiiqtv3893 haye wllo
@kheirahussein9413
@kheirahussein9413 2 жыл бұрын
kkk
@hibowayel9339
@hibowayel9339 3 жыл бұрын
Cwo dhaan idin zugaayeY team an jclhy♥️♥️
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto
@fadumoabdulahi7236
@fadumoabdulahi7236 3 жыл бұрын
Shadiyo abayo saan kuu jeclhy aana kuu tageero marmarka qaar xitaa wan kugu riyodaa xaqiiq😁💯❤❤💋
@roodamohamed2551
@roodamohamed2551 3 жыл бұрын
Kkkkkk wlhi ruwayadan ad iga qoslise funny wlh cafi maha😂😂😂😂
@atokatama8098
@atokatama8098 3 жыл бұрын
Shaaadiyo .. MAsha Allah .. creative
@queenzumii2534
@queenzumii2534 3 жыл бұрын
shaadiya garoob gabar wadata fcn mid wiil leh lama lama jecla sister of mine ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ii nolow
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto
@sacdiyohassan5061
@sacdiyohassan5061 3 жыл бұрын
Falastin maxamed cml ay iska dhigtay wllhi wey ka baxdaty
@abdifatahtube5720
@abdifatahtube5720 3 жыл бұрын
Adiga adiga arkaya Qoralkaygan illahay Farxad Iyo Nolol Badan ha ku siiyo WalaalaYaal 😔 Fadlan Channelka subscribers ii saara plz🙏🏻❤️😔
@reexantacaashaqa3434
@reexantacaashaqa3434 3 жыл бұрын
Khaladadka noo soo dayaa waan idin baryayna inta igu raacsab like iii saara
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 3 жыл бұрын
Garoob gabar wadato 🤣♥️🔥🌹
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 3 жыл бұрын
Masasada maxamed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto ❤️❤️❤️
@hamdaabdllha5693
@hamdaabdllha5693 3 жыл бұрын
Masha allah 😍 shaadiyo sharaf qurux
@maimasubow248
@maimasubow248 3 жыл бұрын
Shadiyo shrf🤣🤣🤣🤣🤣🤣falastiin🤣🤣
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto
@umucisman8603
@umucisman8603 3 жыл бұрын
Masha alh shadiyo sharf iyo falstiin wad iga qosliseen
@taanaofficial4626
@taanaofficial4626 3 жыл бұрын
Keep Going Abayo Shadiyo ❤❤❤❤❤
@ibrahimawyusuf2615
@ibrahimawyusuf2615 3 жыл бұрын
Aniga dhagoola ahy qaarka dhihi doono Dhuudhi haka dhargo se ku maqashay waxan leeyahy liketa yaqyoow hhh
@hiboabdullahi1204
@hiboabdullahi1204 3 жыл бұрын
Kkkkkk
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk manoli
@Its.su3da
@Its.su3da 3 жыл бұрын
Yeeey dhicin firii🤣🤣🤣🤣ala manooli😂😂😂falastiin wey kabaxsateey wlh
@ilwaadbintusharmarke3520
@ilwaadbintusharmarke3520 3 жыл бұрын
Mansha allah waan kahelay walahi kulanka biyo farjiska kkkkkk garoob gabar wadataa ugu fiican kkkk
@mandeckabdi8958
@mandeckabdi8958 3 жыл бұрын
Machallah bn famille 😘😘😘❤
@mxali6824
@mxali6824 3 жыл бұрын
Ayaantaan short film waaba niga waayey waa naga seexateen❤❤💋
@mohamedkulmiye4585
@mohamedkulmiye4585 3 жыл бұрын
Shaadiyo iney physics kutuuratey MA iila aragteen [reflection]
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 3 жыл бұрын
iskooleey cml🤣
@saadaqmaxamed2713
@saadaqmaxamed2713 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@somalitiktokcomedy9822
@somalitiktokcomedy9822 3 жыл бұрын
Dhuudhi haka dhargo ku qoslay wlhi shadiyo sharaf qof aan aaad aaad ujeclhy nolow abayo 💋💋🔥🔥😍😍😍💥💥💥💥🔥🔥🔥💯💯
@maanocdey8407
@maanocdey8407 3 жыл бұрын
Wallahi falastiin way iga qoslisisay
@raxmoruun4461
@raxmoruun4461 3 жыл бұрын
Ana dalay kulaha dudu hakaadarge 😂😂😂😂😂 shadiyo love kuguahy thnxz ruwayathaha nosoocelise🤩
@cadnaancadeofficial8604
@cadnaancadeofficial8604 3 жыл бұрын
Masha allah😍😍 shaadiyo😍😍😍 ciyow 🤩🤩🤩soogeli😚😚😚😚 qeypta 2waad
@salmasacuud174
@salmasacuud174 3 жыл бұрын
shaadiya sharaf wlhi waad iga qoslisaa adiga iyo beesaniba waa fan kaa soo salaamaysa hoyga fanka hargaysa😘😘😘😘😘
@hamdimchannel1527
@hamdimchannel1527 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 gabadheyda waaye dhuudhi ha kuugu dhalee ar shaadiyo Sharaf so funny Keep going 👏 👏👏
@hamdabidhaan7014
@hamdabidhaan7014 3 жыл бұрын
🤣😂🤣aar falastiin aaa imisay cilyaal nimo jilaysey wllhi Qosolkii aduunka
@xabiibachannel3646
@xabiibachannel3646 3 жыл бұрын
Hadii shaadiyo tagira u tahay shaare iyo like cumunti iso dheeh 💋❤️❤️👌
@xabiibachannel3646
@xabiibachannel3646 3 жыл бұрын
#Xabiibachannel#
@xabiibachannel3646
@xabiibachannel3646 3 жыл бұрын
Waa kas
@caishocuuud8622
@caishocuuud8622 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf m.a wlhi gabdhan wa iska jclhy shadiyo quruxey dar allan ku jclhy mcney💋💋💋😘💋💋😘
@jamadmohamud8465
@jamadmohamud8465 3 жыл бұрын
Nosogali xabiibti shaadiyo sharaf
@maryamaabdirashid140
@maryamaabdirashid140 3 жыл бұрын
Qaladaadka nooso gali shaadiyoy😂
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
@deeqoahmed8143
@deeqoahmed8143 3 жыл бұрын
Mansha allah alle ha idin barakeeyo
@hanimidnimoqaranofficial3548
@hanimidnimoqaranofficial3548 3 жыл бұрын
Masha allh shadiyo alle cimrigag ha dhereyo
@rayaanruxichannel9494
@rayaanruxichannel9494 3 жыл бұрын
maasha allaah shaadiya sharaf ❤️💯❤️❤️
@hopebrazilian5092
@hopebrazilian5092 3 жыл бұрын
One love ❤️ keep going my sister ❤️
@hodanaxmadaadan8504
@hodanaxmadaadan8504 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@asiyaaliabdirahman1162
@asiyaaliabdirahman1162 3 жыл бұрын
Misaasada maxamed ahaaa😂😂😂😂
@maruun1912
@maruun1912 3 жыл бұрын
Caadi mahan shaadiyo sharaf 🥰🥰🥰🥰🥰
@zakosmoneymaker1793
@zakosmoneymaker1793 3 жыл бұрын
Qaladadkisa ayan rabna shaadiyoooooooooy 🔥🔥🔥
@abdirizackmohamed7311
@abdirizackmohamed7311 3 жыл бұрын
Very interesting I can’t laugh please bring us part 2
@abdikadirmohammed4804
@abdikadirmohammed4804 3 жыл бұрын
Keep going
@mahadshaarkey7308
@mahadshaarkey7308 3 жыл бұрын
shadiyo sharaf inta ay Ku qusiiso like dhac igu sii
@kowsarbashir6555
@kowsarbashir6555 3 жыл бұрын
Dudu haka dargee kulaxa 🤣🤣🤣🤣 walashey shaadiyo sharaf horay usoco
@niizamoha3917
@niizamoha3917 3 жыл бұрын
Wllhi daacad u qoslay falastiin caadi ma ahan😍
@hibodagal6276
@hibodagal6276 3 жыл бұрын
Kkkkkk falastiin wlhi qosolka iga dameysay rubayadan shadiyo sidey kudubtay wlhi qosolka kadamaday fanii wayee falaska 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ubaxsaciidwarsame5501
@ubaxsaciidwarsame5501 3 жыл бұрын
Masha alleh shadiyo wan kahelay wlh soodhaqsada qeybta labaad insha alleh💜💓👍☝👌
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 3 жыл бұрын
Masha alh alha idn xfido geep going
@sucaadoabdi8100
@sucaadoabdi8100 3 жыл бұрын
Jecliya falastin iyo shaadiyo💋💋😂😂
@sacdushomar1991
@sacdushomar1991 3 жыл бұрын
Second 😆
@khadijoxassan144
@khadijoxassan144 3 жыл бұрын
I can't wait qeebta labaad
@ruunmahamed2559
@ruunmahamed2559 3 жыл бұрын
Walaahi falastiin weey iga qosalsiisay 🤗🤗🤗🤗
@canabnuurmohamed3004
@canabnuurmohamed3004 3 жыл бұрын
First one like
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Canab WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
@nimcahassan6712
@nimcahassan6712 3 жыл бұрын
shadiyo mataano allha kusiyo abyh
@bisharoadan5051
@bisharoadan5051 3 жыл бұрын
Shadiyo wan kujeclah walahi kumawayo abid 👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Bishaaro WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
@abshiraadan5745
@abshiraadan5745 3 жыл бұрын
I like this vedio shadiyo keep on going
@farxiyocabdi1570
@farxiyocabdi1570 3 жыл бұрын
Masha Allah
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Walaal Nagu Soo Biir
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto
@anisoabdiraxmaan3898
@anisoabdiraxmaan3898 3 жыл бұрын
Masha allah abayo hhhhhhhhh
@sumayamohamed115
@sumayamohamed115 3 жыл бұрын
Kal iyo laab u qoslay🤣🤣🤣🤣 Shadiya Sharaf ku jclhy xabiibtii❤👑
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 3 жыл бұрын
M.a abayo shaadiyo keep going
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Shaadiyo adi ilmo wayn lee mxa beesani ugu sirta markasto ruwaayad hore nh nin waynaa 4 jir ku sheegyse🤣😂😂
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 3 жыл бұрын
Intaa Hadhow Ka Sugaysa Inay clipada Tiktok Ku arki doonto👍👍👍
@naimadiamond6060
@naimadiamond6060 3 жыл бұрын
Kkk Shaadiyo funny wlhi
@suleeqonuunoowcali8365
@suleeqonuunoowcali8365 3 жыл бұрын
Keep going🙏🙏🙏🙏🙏🤘☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿
@ashaosman2972
@ashaosman2972 3 жыл бұрын
😍😍😍😍🔥❤
@hodanhappy1136
@hodanhappy1136 3 жыл бұрын
Shaadiyo adi horta ciyaal waanayn lee mx u wadataa 😂😂😂😂
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Hodan WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
@ayuushbaby4097
@ayuushbaby4097 3 жыл бұрын
Subscribe isar please abaayo mcnto
@zamzamabdirahmaangorod182
@zamzamabdirahmaangorod182 3 жыл бұрын
shaadiyo iyo falastiin wlhi waa idinku nafisaaa waxaa ii tahiin farxadeyda horay usocda zxpyal guul idin rajeynaa
@halimaahmed2009
@halimaahmed2009 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh hal lug dalaq wlh fanny waye shaadiyo sharaf I love u mcney
@jakohussein2458
@jakohussein2458 3 жыл бұрын
😂😂😂 Waxan walodhashay cayumanaska🤣
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 3 жыл бұрын
ţһѧňҡs sıs *sһѧԀıѧ* ɰѧ suɢѧʏňѧʏ ғıʟmѧԀѧԀѧ 💞💥🙏
@juweriamuhudin53
@juweriamuhudin53 3 жыл бұрын
Qalalaadka hanooola soo dayo plzzzz wlhi funny 😆 wye 😂😂☺️🤣😄
@qaaliqueen2345
@qaaliqueen2345 3 жыл бұрын
Keep going💜💜💜💜💛💛💙💋
@Kse7en447
@Kse7en447 3 жыл бұрын
Wllhi daacad ugosly 😂😂😂😂
@azwaan_abdirahman3799
@azwaan_abdirahman3799 3 жыл бұрын
Hmm rivalakshan ayaa igu baxaaya intaasa iga gadan🤣🤣
@sumayoarab5509
@sumayoarab5509 3 жыл бұрын
Reflection sana loqoraa
@queencilmi2273
@queencilmi2273 3 жыл бұрын
@@sumayoarab5509 😂😂🤣
@sumayoarab5509
@sumayoarab5509 3 жыл бұрын
@@queencilmi2273 hhhh hadhlkeyga kulel miya 🤭😂😂
@yarankacida3331
@yarankacida3331 3 жыл бұрын
Bezani shadiya sharaf iyo abayo falastiin wan idin jeclhy wlhi❤❤❤❤
@aliishadiamond9528
@aliishadiamond9528 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf my sister🎋😍❤🔥💖
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Alisha WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
@saabiriincadeey4611
@saabiriincadeey4611 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@sahrasoomaalia2959
@sahrasoomaalia2959 3 жыл бұрын
DEG DEG Wax Ku Dhiba iLaahay kuma tuso hadii aad subscribe isaarto
@ednaadem6093
@ednaadem6093 3 жыл бұрын
❤❤❤❤👌💜
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 3 жыл бұрын
M. Alha keep going my sister qali 😍😍😍😍😍😍🤙👈
@habiboaliali8842
@habiboaliali8842 3 жыл бұрын
dhudhi aa ka dhargo kulaha ar shadiyo sharafaa😂😂😂😂aniga waka heley qeebta kowad 👋🏻gacanta an u tagay qebta labad❤️
@ikraanikkiofficiall1586
@ikraanikkiofficiall1586 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️
@catiiqtv3893
@catiiqtv3893 3 жыл бұрын
Ikraan WalaI igu caawi subscribe plz kzbin.info/www/bejne/oKSwYqSvZd94rJY
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 16 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
SHORT FILM QOSOL BADAN (SHUKAANSIGII DILKA ISKU BADALAY )QOSOLKA ADUUNKA
19:02
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 209 М.
SHORT FILM (AYUUTO) SHAADIYO SHARAF OO AYUUTO LAGALA GAMBIYAY QOSOLKA ADUUNKA
15:48
Abdifitah Yare Official
Рет қаралды 117 М.
SHORT FILM GABDHAHA DHIBATADA AY KAMARAN AFURKA
11:19
Abdullahi yare Famliy
Рет қаралды 769 М.
AJAKIS & DIRIR OO SUALO QOSOL BADAN IS WEYDINAYO.....QOSOLKA ADUUNKA...
10:19
SHORT FILM (DAMAC BADAN) SHAADIYO SHARAF ABDIFITAH YARE IYO BEEZAANI QOSOLKA ADUUNKA
15:42
SHORT FILM LABO XAASLE SHAADIYO SHARAF OO NAAG KALE LALA GUURSADAY QOSOLKA ADUUNKA
17:02