Shaadiyo Sharaf Oo Badashay Naqshada Qolkeeda Fadhiga New Design

  Рет қаралды 148,307

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@maryanmuseofficial1178
@maryanmuseofficial1178 4 жыл бұрын
Kaliya waxa ka dhiman ina bacda darbiga ka fujisid ka dib rinji cad mari yaa ila qabo fikirkan
@HamdaHMulac
@HamdaHMulac 4 жыл бұрын
bac kale ayey ku quxan tahay bacda
@naimaali1947
@naimaali1947 4 жыл бұрын
Agree with you
@qaalishiikhow3093
@qaalishiikhow3093 4 жыл бұрын
Bacda hadii white laga dhigo daaha dhexdana sow cadaan maaha Meesha cadaanka ayaa ku badanaya markaas Hadana ma fiicno meesha color kle ayaa kubadan cadeyska yacnii bacdana wuuku jiraa daahana sidoo kle Marka grey malaha amuu ku ficanyaha
@bilanboqoro8510
@bilanboqoro8510 4 жыл бұрын
Waa runtaa bilicda fadhigu waa in darbigan laga badalo
@hanicabdule992
@hanicabdule992 4 жыл бұрын
Sax waye in bacda la fujiyo lkn waxay ku qurux badantahay in rinji ay mariso oo cadees ah
@amarabdi3650
@amarabdi3650 3 жыл бұрын
Mash allha shadiya sharaf beautiful
@miskihappy8925
@miskihappy8925 4 жыл бұрын
Team Shaadiya Is muujiya hee like ha ila dhinac marina
@ayaanfarah3685
@ayaanfarah3685 4 жыл бұрын
Shadiya waxa kle kugu darsan laha fikrada ah inaad bacda kafiiqdo rinji garey ah mariso darbiga mesha gir girka hosana madow kamarisaa
@xidiigtamuqdi3987
@xidiigtamuqdi3987 4 жыл бұрын
mashalaha walasheey shahdiiyo sharaaf uu nuràyaa gurigaa
@zahraaden2358
@zahraaden2358 4 жыл бұрын
Shadiyo iyo falastiin glbta inaan xamar weyne idinku arko idin salaamo waku faraxsanahy wlhi❣️❤️
@kaafiyaadam4669
@kaafiyaadam4669 4 жыл бұрын
Waa kuu dhacatay xamar iyo dadkaada dhex joogtaa masha Allah 😍
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 жыл бұрын
Kaafiya Adam wl subscribe isar
@ncablencabdle9830
@ncablencabdle9830 3 жыл бұрын
Manshalleh duco iyo habar miidna uma bahna qurux iyo qorshee udaa waaaaaaw sharafay shadiya
@umumahirchannel8841
@umumahirchannel8841 4 жыл бұрын
illahay dartiis nabigeena scw fadligiisa 10k subscribe igaarsiya walalayaal waa codsi waadna mahadsantiin
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Scw
@hothanabdirashid1580
@hothanabdirashid1580 4 жыл бұрын
Mashallha shadiyo roogaa ayaa kuguyaar kisto
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 4 жыл бұрын
Dhamaantiina Alle Dartiis ayaan Idin jecelnahay❣❣Kheerka aan Isku kaalmeyno Channelkaan muxaadaraad Goos Goos ayaan soo Dhignaa Subscribe inoo Saara Gambaleelka Furta Mahadsanidiin
@saalaxsaas4192
@saalaxsaas4192 4 жыл бұрын
Adduunyo waa iska sidaan qofna cashadaa ku adag qofna jiif isku bedelow ayeey ku jiraan
@Qatra_carye
@Qatra_carye 4 жыл бұрын
Inta heeysato allah u barakeyo inta hesanine allah u sahlo quf walbo calafkiisa oo cunaa😇
@mariyamaxamid1415
@mariyamaxamid1415 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@zamzamweydow9346
@zamzamweydow9346 4 жыл бұрын
Adiga dad ka k hosey fiiri marwalbo dad ka sareyo lama firiyo
@maryanmaxamed7187
@maryanmaxamed7187 4 жыл бұрын
Qurux masha Allah lkn Ani ahaan kama helin fadhigaan
@samiiradagan1513
@samiiradagan1513 4 жыл бұрын
Daka idinku xiran qalbiyadoda ilaliya wllyal 😭😭😭
@hamdisaid29
@hamdisaid29 4 жыл бұрын
Mukeef ka dhiman fadhiga bis mshallah
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
wll iisaar subscribe falan
@-mohameddeeq9489
@-mohameddeeq9489 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/laWzpGiMiqiGnJI
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 жыл бұрын
القارئ محمد ديق - Mohamed Deeq wl
@maryancali8173
@maryancali8173 4 жыл бұрын
Masha allha shadiyo
@horumarinaftaada5872
@horumarinaftaada5872 4 жыл бұрын
Www masha allah imikad gurigii dhag ka dhigtay wallbaberka gidaarkana colorka fadhiga u ekaysii intaasunba ka dhiman sida kale waa qurux❤❤❤❤
@fatimamashaallahyouguysdoi4690
@fatimamashaallahyouguysdoi4690 4 жыл бұрын
Mashallah beautiful room🌷🌷🌿🌿
@fadumoali1779
@fadumoali1779 4 жыл бұрын
Shadiya guriga simple hada ka dhigtay sharaxada badan ma ficna just wax yar oo qurxan 😍
@Miss_kaaraan21
@Miss_kaaraan21 3 жыл бұрын
Masha’Allah gabar Aan jeclahay Shaadiyo sharf ❤️❤️❤️❤️❤️
@horyaalmedia2447
@horyaalmedia2447 4 жыл бұрын
Ma aqaan cida comment keyga akhridoonto hoyadaa janada allah hageeyo channelka subscribe iisaar plz.
@deeqodaahir5211
@deeqodaahir5211 4 жыл бұрын
Mashallah
@awaleelmifidshe2556
@awaleelmifidshe2556 4 жыл бұрын
Shadiyo abaayo fadhiga meeqa waaye maasha Allah intee laga helaa iga daba geey afaarahaan.
@munoahmedcabdisalaam5358
@munoahmedcabdisalaam5358 4 жыл бұрын
Masha allaha ad bo u qurux badan yahay
@anisocali3417
@anisocali3417 4 жыл бұрын
Shadiyooy xamar weyne kuugu arkaye in aan kusalamo rabay blse wan xishooday saan kudabo socday oon u qoslaaye hoosheydii wan ilaabay I love you shadiyo
@idilmohamad1282
@idilmohamad1282 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@idilmohamad1282
@idilmohamad1282 4 жыл бұрын
Maxad uu salamin waa walasha❤️
@shugrijiya7431
@shugrijiya7431 4 жыл бұрын
Anisobsubscrbe isar wall qali
@shugrijiya7431
@shugrijiya7431 4 жыл бұрын
@@idilmohamad1282 subscrbe isaar wallkey
@anisocali3417
@anisocali3417 4 жыл бұрын
@@shugrijiya7431 hye abaayo
@ruweydiali9894
@ruweydiali9894 4 жыл бұрын
Mukeeef sogasho shaadiyo👌👌👌
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah 💖💖💋💋 Qurax waayi Allah ha idiin barakeeyo Amiin yaa Rabi 🤲🤲
@simaneey1435
@simaneey1435 4 жыл бұрын
Mashallah so beautiful 🤩😘
@hiboosman8607
@hiboosman8607 4 жыл бұрын
Kkkkkk waa maqshaan asxbeey bacqfiiif lugha halso gshto
@فطمةأبوبكر-ي8خ
@فطمةأبوبكر-ي8خ 4 жыл бұрын
واو ما شاء الله تبارك الله حلوه👌😍😍😍😍
@khadijawardere617
@khadijawardere617 4 жыл бұрын
Mash allah waxa lagu dhahay shadiya sharaf ayaat qabtaa
@khadiijocadeey3988
@khadiijocadeey3988 4 жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍👍
@zeynababdi7502
@zeynababdi7502 4 жыл бұрын
Mashallha
@muzamilabdulle7578
@muzamilabdulle7578 4 жыл бұрын
mashallah
@xamdisakariyexasanxamdique7416
@xamdisakariyexasanxamdique7416 4 жыл бұрын
Mash allah waawo shadiyo sharaf allah ha ku xafido
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 жыл бұрын
Manshallah tabarakalah 😍❤💯👍
@alaay9762
@alaay9762 4 жыл бұрын
Masha allah wow bareejo👌👌👌👌
@muzamilabdulle7578
@muzamilabdulle7578 4 жыл бұрын
Beautiful sister very beautiful salon on my god I love It Black that's nice darling
@abdirahmaancarey245
@abdirahmaancarey245 4 жыл бұрын
Shaadiya wa jeclahay Allah daayo qureesh waaye
@shukrisaid2721
@shukrisaid2721 4 жыл бұрын
Masha Allah farxad ku qaata 🌹🌹🌹
@Zuldanzomali
@Zuldanzomali 4 жыл бұрын
Alah ha idinka ilaaliyo Isha Xaasidka Mashalah xata dhihi Mayan apowe and apaayo wada Nolada inPadan😊😊
@caatikashuceyb2364
@caatikashuceyb2364 4 жыл бұрын
Dooqa kuma xirno cilmi iyo waayo Aragnimo Mashaa Allah waa udhalasho iyo Hibo Alle baxsho🥰🥰🥰Aniga gabadhaan waxaan kalayaabay doqeeda macaaan xitaa markey labisato waa style 👏👏👏👏👏
@sucdisimraan641
@sucdisimraan641 4 жыл бұрын
M.a benta maha wlhi wlashay shaadiyo ilhy haku deesto
@ifraaxaragsan3380
@ifraaxaragsan3380 4 жыл бұрын
M.allah allaha noo dhowro shaadiyadeena
@deeqoali3277
@deeqoali3277 4 жыл бұрын
Masha allh shadiyo fadhiga aad ayuu u qurux badan yahy
@xamdixundub7642
@xamdixundub7642 4 жыл бұрын
Abaayo Daaha Mitirka Badso Waligaa Waliba Ka Dhex Ee Cadaankaa Maxaa Yeelay Shushub buu Noqonayaa Daaha Lakala Jiido Waa Foolxumo Darbigana Walpebar Cadaan Ah Kuxidh Oo Plane Ah
@raxoluulmuse4815
@raxoluulmuse4815 4 жыл бұрын
Maanta aadban umabsuuday maanta aad baad u hagaajisay gurigaaga mansha allaah cadaw idinma soo eego hore usocda from uk 🇬🇧❤️💯💖🇬🇧💕💕💕💕🌹🌹🌹💋💋💋🥰🌺👌💖💖💖💖💖💖💕💕💕💕🌹🌹💯💋
@faraxsancabdirisaq6733
@faraxsancabdirisaq6733 4 жыл бұрын
Kkkkk shadiyo qolkaan maxamed yare see ugu celin dontaa ama waa xertaa😆😆😆
@zuheibaabdiaziz6184
@zuheibaabdiaziz6184 4 жыл бұрын
Maxamed yare qolbuu leyahay qali
@hodancookingchannel2167
@hodancookingchannel2167 4 жыл бұрын
caruurta wa lagu tarbiyeeyaa inayna taaban alaabta guriga taala waa la bara
@mirremokhtar7331
@mirremokhtar7331 4 жыл бұрын
shadiyo I love U wlshy adigiyo Seygaduba
@horumarinaftaada5872
@horumarinaftaada5872 4 жыл бұрын
Daaha fadhiga u ekaysii buluug nefi iyo Cadaan ka dhig shaadiyay waa qurux fadhiguye
@azizomohamedhassan4966
@azizomohamedhassan4966 4 жыл бұрын
Masha Allah wllshey mcn Adi iyo xaajigaga iyo baby 👶 Allah haidin xafido mcnto Hamplyo sanad guuro wacan💐💍🌹👑🎂🥂🎉🎁🎊
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Wwwwwwww quba wixii hore shaadiyo iyo seeygeeda cfitaax waad kabaxsateen nabee👍👍👍👍👍
@ubaxadan1221
@ubaxadan1221 4 жыл бұрын
Love you sharafey ❤️
@روروثلاث
@روروثلاث 4 жыл бұрын
ماشاءالله حلو مجلس ذا احله ماشاءالله. الف الف مبروك الله يهنيك
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 4 жыл бұрын
Manshalah fadhiga wa qurux abayo kaliya Darbiga lee cadaan marso intasa kadhiman
@ikranabdi1564
@ikranabdi1564 4 жыл бұрын
Shadiyo macnt .yaa ku nici karo he
@nasromohamed5008
@nasromohamed5008 4 жыл бұрын
Ala yakunicikaro shadiyo qurux kal eyo moyo waye noh hhhhhhhhhhhh
@naimamohamed2270
@naimamohamed2270 4 жыл бұрын
Mashallah barakaaallah
@umuakil2398
@umuakil2398 4 жыл бұрын
Allah ha idin xafido family amin sanahay shaadiyo waa ku amin sanahay xytii dar allah ku jclhy
@hamdiali8437
@hamdiali8437 3 жыл бұрын
Mshaa'Allah
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
oooof jawigo mcn yaa midabka akhtarka ama cagaarka ila jecel sideyda qolkyga dhan cagaar kadhigan raboH💚💚💚👇👇👌💚💚💚💚💚💚
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 4 жыл бұрын
💚💚💚💚
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
@@hodhanqali2574 isku dookh nahY sistr cagaar kugu ogahy wll
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 жыл бұрын
mohamuud khaliif wl subscribe isar
@diini.so.
@diini.so. 4 жыл бұрын
Nin baa tahay maxaad sidii dumsrka ugu hadlaysaa??? Mise cinwaanka xaaska ayaa kasoo hadlayso kkkkkk
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
@@diini.so. oo wll heedhe ma nolosha green kaa baad ii diidantahy of course adunka meshan uga nolahy waa green mi choose na.wan kahdlaY maxaa sheko dumar kenaY mesha waxd qoreysaan first ka firsada mhdsd
@faizamaxamed8660
@faizamaxamed8660 4 жыл бұрын
Manshallaha manshallaha beautiful
@ugaasomaxamud3839
@ugaasomaxamud3839 4 жыл бұрын
Mnsha allaah noloshu idin ma xumayso abaayo qali Halkas markan u fiirsadey Wax ka dhiman ma arko qali lulay
@Khadra933
@Khadra933 4 жыл бұрын
ManSha Allaah. Qurux. Aduun. Guryaha. Qurbaha kaaga. Ka. Dhisan. Shadya. Hal. Iyo. Eber. Ayaa. Nooga. Dhigtay. Qurux. Keep. Going.
@esyakitchen
@esyakitchen 4 жыл бұрын
Masha allah
@faraxmohamedmursat6443
@faraxmohamedmursat6443 4 жыл бұрын
Waaw Beautifull shaadiyo 🌹
@faadumocalixusen5783
@faadumocalixusen5783 4 жыл бұрын
Hhhhh gurigi najiib wad iga tirisay wlh shaadiyo guriga inaan ku jiro cml udgoona isoo galay farxad igu nolada familgeyga🥰🥰
@munaibrahim3156
@munaibrahim3156 4 жыл бұрын
Waaaaaaw shadiya sharaf masha allah 🥰🥰
@fatimasacad1602
@fatimasacad1602 4 жыл бұрын
Masha allah wllaheeey allah haydin barakeeyo
@halimakahiya4760
@halimakahiya4760 4 жыл бұрын
Fadigan wai deqay diyaradeyda hader wey dagatay shadiya love from Australia
@thelastqueen4096
@thelastqueen4096 4 жыл бұрын
Maasha Allah alle hakuu siyaadiyo walasheey inta aan heysana alle ha siiyo
@rahmaahmett117
@rahmaahmett117 4 жыл бұрын
Masha allaah shaadiya sharaf qurux waaye gidaarkabadal cadaan dhìg was iga talo ilaahay hakuu barakeeyo
@kayfdegen6711
@kayfdegen6711 4 жыл бұрын
Shadiiyo wllperka darbigaa bedel cadan iyo madow kaa dhiig yaa ilaa qabo☝️☝️☝️
@nasrabintadowsheikh4765
@nasrabintadowsheikh4765 4 жыл бұрын
Ama blue iyo cadaan or white
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 4 жыл бұрын
Ani kula qabo.
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 жыл бұрын
ladan happyy wl subscribe isar
@aliabdi8561
@aliabdi8561 4 жыл бұрын
Aniga io adiga ka dhiganeeno😀
@kayfdegen6711
@kayfdegen6711 4 жыл бұрын
@@aliabdi8561 🤣🤣 waa dahday so dheree 🤣
@fatumaabdirashidfarah6516
@fatumaabdirashidfarah6516 4 жыл бұрын
ManshaAllah fadhiga cute ah
@sucad01rashid32
@sucad01rashid32 4 жыл бұрын
Mashallah shaadiyo ku jacliya walashey iil xun kuma argto 💕🙏🙏🙏❤️💕💕
@Worldnewertv
@Worldnewertv 4 жыл бұрын
wll iisaar subscribe falan
@amranxassan3756
@amranxassan3756 4 жыл бұрын
Masha allh ishcalaa qurux shadiyo c/laahi
@inaahmed8082
@inaahmed8082 4 жыл бұрын
Masha allah❤️ familka farxada
@najmamuuse6376
@najmamuuse6376 4 жыл бұрын
Msha Allah shaadiya uushidanyhy
@tuuneytahliil750
@tuuneytahliil750 4 жыл бұрын
Qofka jiifka noo soo duub insha allah sida ka dhigty mcnto shadiyo sharaf
@shuqriyashuqriyabju9344
@shuqriyashuqriyabju9344 4 жыл бұрын
Mashaa lllha
@safamahamed5249
@safamahamed5249 4 жыл бұрын
Huno mashallah fadhigu waa shidan yahay lkn dahyada fadhiga usoo ekaysii qolkana decoration cad ku dhaji kan ka fujiyo just waa sida ila qurux badan ani
@fathiaar2930
@fathiaar2930 4 жыл бұрын
waxa ku haray abayo darbiga in aad badasho sida kale fadhiga waa qurux waxan ku leyahay mansha alaah sida kuwad
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 4 жыл бұрын
@@fathiaar2930 subscribe isar abayo
@fathiaar2930
@fathiaar2930 4 жыл бұрын
@@nadiifochanel9550 diyar abayo adna beelo aar saar
@mounaabdullahi9461
@mounaabdullahi9461 4 жыл бұрын
Masha Allah
@sahruja5777
@sahruja5777 4 жыл бұрын
Maasha Allah ❤❤❤❤❤
@fadumosaeed7015
@fadumosaeed7015 4 жыл бұрын
Masha Allah sister beautiful house
@ayaanaragsan6252
@ayaanaragsan6252 4 жыл бұрын
Mnshallah qli alle hakuu barakeeyo famligaaga 😍💋
@suldaanhonestofficial7380
@suldaanhonestofficial7380 4 жыл бұрын
abaayo igu caawi plz subscribe adoo mahadsan allaah dartiisa
@deeqocabdi5836
@deeqocabdi5836 4 жыл бұрын
Mash alh
@hanaa-rizak8914
@hanaa-rizak8914 4 жыл бұрын
Ya ilazo arkay markay adeganaysay falastin chanelkeda😂😂
@safisiman5089
@safisiman5089 4 жыл бұрын
Aniga cml
@asmocabdulahi5998
@asmocabdulahi5998 4 жыл бұрын
M.a abayo daha barta jalaha fadhiga uekeysii xappti
@hanaa-rizak8914
@hanaa-rizak8914 4 жыл бұрын
Ha zhadiyo romantiga ku dheereysa hhhhh mcha allh
@maryammohamed8191
@maryammohamed8191 4 жыл бұрын
Wwww mashallah wad kabaxsateen
@mahadabukar1662
@mahadabukar1662 4 жыл бұрын
Maasha allaah allaah kuu ziyaadiyo wlshy
@aminoaxmed6289
@aminoaxmed6289 4 жыл бұрын
Masha Allah beautiful
@khadijaabdirahman8445
@khadijaabdirahman8445 4 жыл бұрын
Masha allah walaashey alle ha idin xafido lkni muudey talo fican uu ku siiye 😍🥰
@saciidoyahye9200
@saciidoyahye9200 4 жыл бұрын
Maashalah
@maryancali6684
@maryancali6684 4 жыл бұрын
Aniga wxn ku dhihi lahaa miiska rooga yar ee cad soo saar inta kle waa m.a shadiyadena kuma waayo qalbi nolow inta nololi jirto alpi😍🥰
@halimoyusuf9806
@halimoyusuf9806 4 жыл бұрын
Man shalaaah mara xilwa 👍👍👍👌👌👌
@nacimamaxamed7947
@nacimamaxamed7947 4 жыл бұрын
masha allah
@maryancabdiqaadir2388
@maryancabdiqaadir2388 4 жыл бұрын
Www masha allha
@najmacabdikhadar1506
@najmacabdikhadar1506 4 жыл бұрын
Mashal shadya shrfa
@ayaanomar5584
@ayaanomar5584 4 жыл бұрын
Mansha allah
@aminacisman8691
@aminacisman8691 3 жыл бұрын
Maashaaalaah
@IzaZaid
@IzaZaid 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux lkn Shadiyo darbiga naga fiiq warqada daaha quruxdisa aya kusobaxayee plz sida kale qurux
@sannaaa2780
@sannaaa2780 4 жыл бұрын
Msha Allah
@khatraismail5524
@khatraismail5524 4 жыл бұрын
Good job 👍
@munoshaafici8419
@munoshaafici8419 4 жыл бұрын
Waaaw qurux masha allah qolka fadhiga hadu saaid usoo baxay masha allah ilah ha idin barakeyo abyo
@dekaarshad5155
@dekaarshad5155 4 жыл бұрын
Mashaa Allah shadiya qurux 💞💞💞💞💋💋💋💋❤❤❤💘🥰🥰🥰💞
@nasrasahal2058
@nasrasahal2058 4 жыл бұрын
Manshaa allah
@nurtomohamedmaow1904
@nurtomohamedmaow1904 4 жыл бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤
@maryanchannel2187
@maryanchannel2187 4 жыл бұрын
Nuuralceyn wl subscribe isar
@caishocuuud8622
@caishocuuud8622 4 жыл бұрын
Inta ila aragte iney xafada najiib ka maserte likta dhac ku sii he 🤣😥
@mustaqimdheyman6520
@mustaqimdheyman6520 4 жыл бұрын
Sax wlhi.niyada iskadhhy
@nastexomaxamedhasan8174
@nastexomaxamedhasan8174 4 жыл бұрын
@@mustaqimdheyman6520 aniga xitaa wali kii najiib ayaa ka qorxon istil disanka ayaa kaqaldan
@mustaqimdheyman6520
@mustaqimdheyman6520 4 жыл бұрын
@@nastexomaxamedhasan8174 haaa aad iyo aad Kan najiiib wuu diyaarsana
@fardowsahaji9333
@fardowsahaji9333 4 жыл бұрын
Walee waa ila aragtay hadaaba comuty kasobixiyay hadana adiga ayaba arkay qoralkada
@aliizaali6096
@aliizaali6096 4 жыл бұрын
Hhhh wa runta
@kisaali5117
@kisaali5117 4 жыл бұрын
Masha Allah Lkn daaha colorka ma soo sarooyo qolka
Sanad guurada jacylka Abdifitah yare iyo shaadiya Sharaf❤️
16:27
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 167 М.
Jabra iyo Xubbi Qaali oo Baalaha Ka Rifeen Daahir Calasow
16:21
Manaal Media
Рет қаралды 1 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 4 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 132 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
Shaadiyo sharaf iyo ninkeeda oo jawaab kulul bixiyey.
6:21
Hakaba Media 24
Рет қаралды 23 М.
POP THE BALLOON SOMALI EDITION REACTION BUUQIISA WATA
23:52
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 39 М.
Shaadiya sharaf iyo abdifitaah yare oo umahad celiyay taageerahodo❤️🙏
11:04
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 75 М.
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 4 МЛН