Shaaha matcha intaadan cabin, horta ma ogtahay waxeey tahay? oo dadka ku waashteen iyo sababta

  Рет қаралды 23,549

Hussein Alje

Hussein Alje

3 ай бұрын

#matcha #tea
shaaha matcha intaadan cabin, horta ma ogtahay waxeey tahay? oo dadka ku waashteen iyo sababta oo dadka u cabaan saaid
-------------------------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
WEBSIDE : husseinalje.com
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO.
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
------------------------------------------------
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page :
/ somali.onlinecoach
my Instagram :
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 123
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 3 ай бұрын
Shukran yaa Ustaad
@hawaroble2398
@hawaroble2398 3 ай бұрын
Thanks walaal Hussein aljle
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 3 ай бұрын
Thanks walal 💚💚
@mostaphamk4845
@mostaphamk4845 3 ай бұрын
😂😂 Wlhi brother wa iga qoslisay wa kuwadaa bro Thanks
@user-ee4nz8ip7e
@user-ee4nz8ip7e 2 ай бұрын
Thank you bro
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 3 ай бұрын
Mahadsanid
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 ай бұрын
Ku Mahadsanid ustaad macluumaadkaaga qiimaha leh
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Thankyou wll
@Amalali-bj7di
@Amalali-bj7di 3 ай бұрын
Masha Allah
@user-np6ij6gm5v
@user-np6ij6gm5v 3 ай бұрын
Maasha allah jasaakalahu qeer ustad xuseen allaha ku xafido 👍
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Shukran wll
@bmb8251
@bmb8251 3 ай бұрын
I love matcha green tea 😋
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 3 ай бұрын
Masha allh
@batulamohamed1631
@batulamohamed1631 3 ай бұрын
Maashaa alaah
@canabiinadia
@canabiinadia 3 ай бұрын
Waa bil ramadan sidaa inoo faaideysay adna janada alle hakuku casuumo ❤❤
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Shukran wallashy
@fadomotigow7438
@fadomotigow7438 2 ай бұрын
Wamtsantahay ❤❤❤
@LolyOpppy-it5qs
@LolyOpppy-it5qs 3 ай бұрын
Shugran Wllo qali ❤❤❤ alle haku xafido
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
cafwan wll adigane sido kale
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 ай бұрын
Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad hussein baarakallaahu fiikum walaal waxaan kuweydiin lahaa mana tusi kartaa sida loo karinaayo shaaha match ka jzklh kheyran
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Sida caffee cml usameeso hadii rabtit shaaha cml sidii rabtit
@Sara_1431
@Sara_1431 3 ай бұрын
❤❤
@hashmahmoud2563
@hashmahmoud2563 Ай бұрын
Xuseen shaaha matcha naag uur leh ma is ticmaali kartaa
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 3 ай бұрын
Matcha & huruud isku jiro ayaan cabaa mudo dheer allxamdulillah mahadsanid suxeen
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 3 ай бұрын
Maxaa ka dareentay
@IslaaxMedia
@IslaaxMedia 3 ай бұрын
Lacagtiisa waa imisa?
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
+252770873757 nambarkaas laxariir wll
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 3 ай бұрын
Asc hun wan ku salamay wad luntay huno 😊😊mad xanuunsatay soo laabo ilahay haa ku dhowro insha allah kheir ❤❤❤
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Inshaallah waa mahadsantahy
@naftaadaqurxi3432
@naftaadaqurxi3432 2 ай бұрын
❤❤😮😮😮taliyow miisan dhimista kawrn ok miyaa macawina
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Haa wll
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 3 ай бұрын
Kan vediowgeyga ma ahan lkn adiga ayaan kuuxiisney wll sidi hore waxnogu faa,idey ALLAAH ban kugu dharshee
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Haye wll insha allah
@ummuyusuf3706
@ummuyusuf3706 3 ай бұрын
Nice to hear from you again we missed you 😊
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
😊 thank you
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 2 ай бұрын
M.a
@ruunabdi6967
@ruunabdi6967 25 күн бұрын
coach matcha tea an biloway lkn calol majiiir iyo shuban hadaba cabo cadi miya mise
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 3 ай бұрын
Gaabadu waxay walalo aniga hurdadu igu gartaye iso sawir adomqhqdsan
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته walaalki suxinta maxa udawo ah qofka uu ku badanyahay kahrabada isoo sheeg
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 3 ай бұрын
Hussein walaashey oo kali loo galiyey ma cabi kartaa.
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Daawo miyey qaadataa horta tan caleen dabiici ah ya
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Intee Laga helaa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
+252770873757. +44 7947 638231 nambarka kaas kala xariir wll
@kumaarcr1469
@kumaarcr1469 3 ай бұрын
Mazul waxaa ka soo hadashaa callogen iyo kan ugu fiican
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Insha allah muuqaal ayaan lasoo sameynaa
@ikraamabdirahman8548
@ikraamabdirahman8548 3 ай бұрын
Aniga ma seexdo haddii aan habeen cabo
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 2 ай бұрын
Wsc walal matcha Green tea miyaa mise shaah kale waaye
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
maya wll weey kaxook badan tahay
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 3 ай бұрын
Scww walalkay intee ka helaa holande ayan joogaa
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
wcs wr wb wll Holland waka dhamaadi lk uk ayaa lagaga so dhiiwa +44 7947 638231 nambarka kaas laxariir
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 3 ай бұрын
Ayaantaan waa lagu waayey
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Mashquul lee
@FatumaMohamed-dv7cf
@FatumaMohamed-dv7cf 3 ай бұрын
Asc costorolka macaron
@Wonderce
@Wonderce 3 ай бұрын
Asc wll waxaan ku waydiinayaa imisa protein ah ayaan ka heli karaa 100g digirta Ama cambuulada
@abdif1256
@abdif1256 3 ай бұрын
Dhawr iyo labaatan garaam
@qamarahmed2010
@qamarahmed2010 3 ай бұрын
Intee laka helaaayaa
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
+252770873757 nambarka kaas kala xariir wll
@abdurahimmohamedyousuf8395
@abdurahimmohamedyousuf8395 2 ай бұрын
SALAMA CALEYKUM AKHII FILLAH WAA WALAALKAA OO KU NOOL SWEDEN OO MAR WALBA AMA UGU BANAAN FIIRSADA KZbin. KAADA RUN AAD BAA UGA HELAA SIIBA WAXAAD I SOO XASUUSISAA BILAAJO BILAAJO ALAAYA CIZAK AKHII
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Mashaallah alaaya cizak
@easylife3453
@easylife3453 3 ай бұрын
ASC kusodawada channel cafimad iyo faida badan leh
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 3 ай бұрын
Nag urleh macabikarta xusen
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Haa woo u ficanyahy naggta urkaleh
@yanura2512
@yanura2512 2 ай бұрын
Kkkkkk
@XafsaCumar-gs4rk
@XafsaCumar-gs4rk 2 ай бұрын
Wll labada shaax mach and slim detox ma laisku isticmaalikaraa
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Haa wll
@user-el4pv9yd2s
@user-el4pv9yd2s 2 ай бұрын
shaahaan iyo moringa makala laba mise isku mid
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
Laba waye
@faadumosalad
@faadumosalad 3 ай бұрын
shaahan muriingo miyaa
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Maya wll
@sucdicaddey7597
@sucdicaddey7597 3 ай бұрын
Muqdisho malaka helaa
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
haa wll +252770873757
@nasraabdullahi4327
@nasraabdullahi4327 3 ай бұрын
Carurta malasinkara
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Haa wll
@user-eo8bn5ui2f
@user-eo8bn5ui2f 3 ай бұрын
Asc Shaahiga matcha iyo shaaha Cagaaran isku mid miyaa? GABA is Shaahi miyaa? Waxaa.kaala socdaa USA ee yaan kala xiriiraa telkooda fadlan Mahadsanid
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
wcs wr wb wll maya kan ayaa 100 fiican nambarka kaas kala xariir +44 7947 638231
@user-hp5bl9du4f
@user-hp5bl9du4f 2 ай бұрын
Xage laga heelay fan kaa naagadayo
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
770873757 kala xariir
@Umusamsam24
@Umusamsam24 3 ай бұрын
Maramiya ama sage ba caba warer isku arkay wadana garac maxa keni karo 😢
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 ай бұрын
Macalin barafka aad ucabaa wana cuna ee kaso hadal plz?????
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
haye wll insha allah
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 4 күн бұрын
Hooyo tyroid leh ma cabi kartaa hooyo
@queensofia9796
@queensofia9796 3 ай бұрын
hpilori ayan qaba maisticmali kara wall husein
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
haa wll
@fatufabulous5703
@fatufabulous5703 3 ай бұрын
Matcha hadi la waayo Moringa meeshisa ma gali kara
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Muuqaal kaso sameynaa walal
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 3 ай бұрын
Ilmaha malasinkara
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Haa ilmaha waa lasinkara
@zakariyasharaf4043
@zakariyasharaf4043 3 ай бұрын
Biyo kulul bas miyan ku qasaya wll
@abdurahmanahmed9719
@abdurahmanahmed9719 3 ай бұрын
Hargeisa ma laga heli kara macalin
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Tillend nutrition ayaa kaa helee
@abdurahmanahmed9719
@abdurahmanahmed9719 3 ай бұрын
Hargeisa kumo yaalo
@abdurahmanahmed9719
@abdurahmanahmed9719 3 ай бұрын
Hargeisa kumo yaalo
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Meel kasto ayaa luguugu keeni karaa wll
@user-fd5yc7py6r
@user-fd5yc7py6r 2 ай бұрын
Asli milis ana ka iibsada Markasta
@najmacumar17
@najmacumar17 3 ай бұрын
Walal furutka canuniga kaso hadal
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Insha allah waan kasoo hadlaa wll
@najmacumar17
@najmacumar17 3 ай бұрын
@@husseinalje mahadsanid walal
@naftaadaqurxi3432
@naftaadaqurxi3432 2 ай бұрын
MOGDISHO xagee laga helaa wan waye😢😢😢
@husseinalje
@husseinalje 2 ай бұрын
+252 770873757 la xariir waad ka helee walal
@cabdimahad1557
@cabdimahad1557 3 ай бұрын
Macalim please waxan kaa codsanaa phyllanthus niruri kan ina kaso hadashid please macalim hepatitis b qof qaba ma isticmali kara sidena u isticmli kara waxse ma utara qof xnnkas qaba please macalim🙏
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Inshaallah wll
@cabdimahad1557
@cabdimahad1557 3 ай бұрын
@@husseinalje thnks macalim
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 3 ай бұрын
Qof nuujinaayo cunug lix bil jiro ma cabi kara
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Haa waa cabi karta
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 3 ай бұрын
Appyo. Xage lga hella muqdisho jogahee
@fardowsomuqtaar5206
@fardowsomuqtaar5206 3 ай бұрын
Canada leygaag soo dhibay abaayo​@@ifraaxsanaag7313
@user-fu6xh5vu8f
@user-fu6xh5vu8f 3 ай бұрын
Xagee laga hella wlo
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Waxad ka heli karta Tillend Nutrition +252770873757,+31639256050,+447947638231
@Xushmochefbeauty
@Xushmochefbeauty 3 ай бұрын
Hooyo uur leh macabi kartaa wall
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Haa
@zakariyasharaf4043
@zakariyasharaf4043 3 ай бұрын
Way itaala lkn qabkee usameysta bal igu caawi
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
BIYO KULUL KUQAS ÀMA KU CEL CESHO VEDIO SIAD UFAHANTID
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
BIYO KULUL KUQAS ÀMA KU CEL CESHO VEDIO SIAD UFAHANTID
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 3 ай бұрын
Intee ka helaa muqdisho jogahee
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Tillend nutrition ayaa ka helee
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 ай бұрын
Shaaxa cagaran Somali malagahelaa????????
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir
@somaliboy2270
@somaliboy2270 3 ай бұрын
Madaaama caloosha oo socod siina magnesium na waa cabaa isna caloosa socod siiya ame dhib ii keenta
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
Shaha dabeecey wax dib ma keenayo
@omersamatar4219
@omersamatar4219 3 ай бұрын
Mahadsanid
@husseinalje
@husseinalje 3 ай бұрын
adiga mudan wll
EATING GARLIC IS FORBIDDEN! Surprising
12:00
Planeta Intestino
Рет қаралды 8 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 5 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 57 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 10 МЛН
20 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #1
8:42
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 1,2 МЛН
مرعب المافيات الروسية .. جون ويك الروسي
25:35
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 363 М.
10 talooyin miisaanka dhimida
7:20
Hussein Alje
Рет қаралды 8 М.