No video

"Shacabka Cabudwaaq waa Cibaadeysteen,Waana umahadcelinaa in aad Gacanta ku dhigteen hubka

  Рет қаралды 13,218

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

"Shacabka Cabudwaaq waa Cibaadeysteen,Waana umahadcelinaa in aad Gacanta ku dhigteen hubka sharci darada ahaa Waxaadna badbaadiseen Umadda Soomaaliyeed"
Xildhibaan Faadumo Faarax Aadan (Faadumo Nayn)

Пікірлер: 39
@malaboa591
@malaboa591 Ай бұрын
Hub ayaaba cibaado noqday yaab badanaa ninkii aduunyo joogo wax walba waa maqlaa cibaadooy xaal qaado SubxaanAllaah
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
xasan shiikh qabyaladiiste hubkii uu mawislayda siiyay wuuku faraxsanaa maxuu uga naxay qaybta beelaha Sade ee mawislayda
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
anigoo Nin Daarood ah , runtii erayga Cibaadsasho .. aaad ayaa qalad looga galaa micno aan lahayna waa loo isctimlaa war ilaaay ka cabsada hadalkaasi waa mid qaldan..
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw Ай бұрын
Difaca dhulka iyo sacabka wa cibaado ee diinta baro
@fayecooking
@fayecooking Ай бұрын
Somalia sharciga waxaa ka weyn Qabiilka😢
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 Ай бұрын
Waa soo dahday ee soco
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
❤❤❤
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
Or sano/2024
@user-rw4nw8rp3g
@user-rw4nw8rp3g Ай бұрын
Matalaad Dhabi ah as Macawiisley ayuu ugu dadalayey Qabyaalad darteed
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Xasan sheekh wuxuu rabey inuu soo weeraro reer cabudwaaq kabacdina puntland markii hore uu xujunka hayey wuxuu soo weeraray puntland 10 jeer kuli waa lagu jabiyey reer cabudwaaq maanta waa ka xoog badan yihiin dagaal ooge xasan culusoow
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Ай бұрын
Mahadsanid xildhibanadeyda ❤
@Jshshshsv
@Jshshshsv Ай бұрын
Habartaa waxay ka hadlayso yaa fahmay in beeshedo hubka dadka ku difaaca mawaxay kalajeddaa dadka kale iskaga difaaca wadaadan ma sidaasay xildhiban kutahay kkk
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Ай бұрын
Habarta hooyadaa weeyka qiima badantahay qalbadeey kujabisay
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
And maant9
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
Or ,maaya and maaya
@Somfox1
@Somfox1 Ай бұрын
Xasan sheekh Xasan Beenaale hada Hubka ayuu Tahriibiyaa!
@YasserAA93
@YasserAA93 Ай бұрын
Adeeer mesha ku kala taga oo Ethiopia iyo kenya dhulka u qeebiya!!! Wallhi In aad dhamanti nolasha ku gubatan ayaa dhanta Somali 000000IQ
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
And tiv av/pples
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
Or sheg/ 1901
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 Ай бұрын
Habartan waxa ka walan ku so galiysy wadanka
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Naaaagtaaan waxay ka dhalatay Mr Eee mahan Rabaaayada og ah
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 Ай бұрын
Habarkintir baa Naagtan qalbada jabisay
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
​@@AmalAbdirisakMahamedHhh adi cuqdad ogaaden baad qabta wlley ..mxa og rabaayad kadhige ....ciilka iyo cuqdadq aad uheyso og haudhimanin wlley ...ma dhaxalki aabaha bey qaaten wayaabe
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
@@berdilacashe283 hubka lugu leeenaaayo daroooodka soooo ma sooo marin dhulka OG Garac always wa garac
@IsmailMohammed-v5w
@IsmailMohammed-v5w Ай бұрын
@@hawaahmed9614 Murtadka Qabuuraha Muslimiinta Faganaayo Garguurte Kawaran Beeelaha Hawiye Marku Hubka Siiiinayay War Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Ama Halagu Kala Tago Wax Dowlad ah Somalia Malahan Caacda Ka Daaa Dadka
@udgooney
@udgooney Ай бұрын
Muslim unbaa ku dili rabtiin waa qasaaro aduun iyo aakhiro kii soo gatay iyo idinka bililiqaystay maxaa is dhaantiin
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
Fiila somaliya imisa cadho meeydle iyaay bariga sool keentay talow imisa cadho meeydlena boorame aay uu wada🤔🤔
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Ай бұрын
warkaas waan sugaynay marwo,matalaad dhab ah
@momedhussein7737
@momedhussein7737 Ай бұрын
Hhhhh
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Ай бұрын
Walee waa yaab dadka somaliyeed Xaqa Allah ku sugo 😱
@user-xh6zy3dy6c
@user-xh6zy3dy6c Ай бұрын
Ma qofkan ayaa dawlad matalayso😮
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Dawlad miyaa jirta mise dhankaaga markay jirto bay dawlad tahay ?
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 Ай бұрын
Hubkaasi shacab gacanti buu galaye xagee lagu arkayaa
@liibaansheikhaliburale8720
@liibaansheikhaliburale8720 Ай бұрын
Faadumo9
@kalkaal2046
@kalkaal2046 Ай бұрын
No no no,/names 9f Somalia,mo
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
haabartan waay waxba maa uuga
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 77 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
Panel 3: Securing the Rights of a Free People
1:39:09
The Federalist Society
Рет қаралды 10 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Warka Universal TV 27 08 2024
44:09
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН